Erayada heesta bal ilaali Ma ogtahay ammaanada Cirkan aad arkaysiyo dhulkanaa ka ooyoo U adkaysan waayee Adiguna naf idil baad Oogada ku qaaddoo Adhaxdaada saartee Bal ilaali bal Bal ilaali ajashaa Aakhira dhib weeyoo Kama eed baxayside Ma ogtahay haweenkiyo Halblaha aynigaagiyo Asaagaaga oo hadan ayuun buu ayaankuna Uurkayga gabadhyay Rabi kugu abuuroo Keli ku ahaatee Bal ilaali bal Bal ilaali ajashaa Aakhira dhib weeyoo Kama eed baxayside Ma og tahay ani adi Axdi baa u dhexeeyoo Ma ogtahay midkeennii Oofin waaya wacadakaa Ifkoo lagu kadeediyo Abaalkiisu waa naar Abu jahal agtiisee Bal ilaali bal Bal ilaali ajashaa Aakhira dhib weeyoo Kama eed baxayside Ka tirmaani weligii Waa iba furyoobaa Ruux hadduu ku aammino Waxa lala adkeeyaa Ogaalkii dhexdiinnee Axdigaasi dheel-dheel Yuu kala ahaanine Bal ilaali bal Bal ilaali ajashaa Aakhira dhib weeyoo Kama eed baxayside
@zayidmeeaad86604 жыл бұрын
Waa heeskii u horeeyee dhagahaygu maqlaan anigoo xolaha lajooga
@ahmedmo14895 жыл бұрын
Inta soo dhagaystay ilkacasihii miraadana like ta hhh Ahmed mooge xigta mewlbu Saray (AHUN)
@Ismaaciilreermiyi11 ай бұрын
Allahalahayow U Naxiiso Axmed Mooge
@caweyskadalmar11 ай бұрын
Aamin
@mercurychocolate75214 жыл бұрын
Illaahayoow naxariitii jano ka waraabi axmed mooge liiibaan
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamin
@nashadhajji91521 күн бұрын
31/12/2024 dhamadka sanadka hbnkii ugu danbeyi ayn so boqday erayadii mcn ee heesta midka cusub rabi mid wngsn hanoga dhigo wixii rabi qoro ayaaa dhacayo marwlbo 😢waa iga taalo balan ad ofin karin ha qadin plz qofka adanaha bilaaa rajo yaan laga dhigin 😢🙋♀️
@HornLy5 жыл бұрын
44 years ayaa ka soo wareegay wakhtigii LA qADEY
@iamhaleel4 жыл бұрын
36 sano aya kaso wareegay wll 1984 aya la qaaday hestan
@mubarikjama9923 жыл бұрын
Berigaa wiilkiisa cabdikariim axmed mooge oo ah mayorka hargeisa wuxuu jiray 1sano maantana waa 47jir. Alle haw naxariisto A.mooge amiin
@aawad1260Ай бұрын
@@iamhaleel Heestan Wuxuu Axmed qaaday sannadihii 1970-72, waana wax la hubo. Rabbi ha u naxariisto A. mooge iyo inta kale ee aynu jecelnahayba
@aawad12607 жыл бұрын
'Fadigan' wuxu A. Mooge AHN heestan u qaaday dhalinyaro Ilma X. Rakuub ah iyo saxiibadood oo debedda wax ku baranaysay, hase ahaatee markaas joogtay magaalada Hargeysa , sannadihii 1986-7- sidaan filayo. Waxay ahayd hees sagootis iyo xasuus ah haddaanan khaldanayn! Allaah Ha Naxariisto Axmed , walaalkii iyo dhammaan fannaantii Somaliyeed ee qaaliga ahayd ee hadda innaga 'maqan'!
@aawad12607 жыл бұрын
Caweyska Dslmar Cajalladda ay heestani ku duuban tahay waxay ka mid tahay heesaha aan ku xusuusto waqtiyadaas. waxayna ka mid tahay kuwo badan oo la mid ah oo iga Lumay. Caweyska Dalmar iyo qofkii heestan noo suurto geliyey in aan la dhegeysanno_ aad baad ugu Mahadsan tihiin
@caweyskadalmar7 жыл бұрын
+A Awad adiga muddan. Suaal maxaad tahay reer Hargeisa?
@caweyskadalmar7 жыл бұрын
+A Awad tahay wsc
@caweyskadalmar7 жыл бұрын
+A Awad waan masaxay comment ka for privacy issues
@aawad12607 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Waad Mahadsan tahay Sxb.
@xiisoiyoxullasho5 жыл бұрын
Alle ha u naxiirsto fanaankii codka macaanaa axmed mooge liibaan bal ka waran qofkii si toosa u daawadey fanaanka oo nool eesh qiyaasak subscriab and like
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
aamin
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
Waan ku saaray subscribe
@abdinaasiraliahmed23713 жыл бұрын
Ilahay hakuu Naxariisto Ahmed mooge Libaan 😥😥
@caweyskadalmar3 жыл бұрын
Aamin
@mohamedhoriyoa61285 жыл бұрын
Legend Ahmed Moge Liban. RIP.
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto
@rudwanian47855 жыл бұрын
Heestii heesahaa
@abubakarmohamed19923 жыл бұрын
Allah unaxaristo ahmed Mooga liipan
@caweyskadalmar3 жыл бұрын
Aamin
@WITAHOODIE-jАй бұрын
Aun ahmed mooge🔥
@caweyskadalmarАй бұрын
Aamin
@aawad12607 жыл бұрын
'Fadhigan' Caweyska Dalmar- mahadsanid.
@caweyskadalmar7 жыл бұрын
+A Awad adiga muddan
@Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын
Jaalle Mw Xasanoow Bal Ilaali Shacabka Soomaaliyeed
@nasraahmedabdi96814 жыл бұрын
Ma ogtahay amaanada Cirkaanaad arkeysiyo Dhulkanaa ka ooyoo U adkeysan waaye Adiguna naf idil baad Oogada ku qaadood Adhaxdaada saartee Bal ilaal bal Bal ilaali bal Bal ilaal bal Bal ilaali bal Bal ilaali ajashaa Aakhirana dhib weeyoo Kama eed baxaysidee Ma ogtahay haweenkiyo Hablaha aynigaag Asaagaaga oo badan Ayuun buu ayaan qudha Uurkeyga gabaryahay Rabbi kugu abuurood Keli igu ahaatee Bal ilaal bal Bal ilaali bal Bal ilaal bal Bal bal bal Bal ilaali ajashaa Aakhirana dhib weeyoo Kama eed baxaysidee Ma ogtahay haweenkiyo Hablaha aynigaag Asaagaaga oo badan Ayuun buu ayaan qudha Ma ogtahay aniyo adi Axdibow dhaxeeyoo Ma ogtahay midkeenii Oofin waaya wacadkaa Ifkoo lagu kadeediyo Abaalkiisi waa naar Abujahal agtiisee Bal ilaal bal Bal ilaali bal Bal ilaal bal Bal bal bal Bal ilaali ajashaa Aakhirana dhib weeyoo Kama eed baxaysidee Ka tilmaani weligii Way baa ku yuurara Ruux haduu ku aamino Waxa lala adkeeyaa Ogaalkii dhexdiinee Axdigaasi dheeldheel Yuu kula ahaaninee Ogaalkii dhexdiinee Axdigaasi dheeldheel Yuu kula ahaaninee Bal ilaal bal Bal ilaali bal Bal ilaal bal Bal bal bal Bal ilaali ajashaa Aakhirana dhib weeyoo Kama eed baxaysidee.
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohameddahir91983 жыл бұрын
Asc wr wb jumce wcan o wngsan ya qorey heestan
@GodfatherGoat14 жыл бұрын
@caweyska Dalmar heestaan iyadoo muuqaal ah mala hayaa waxay kamid tahay heesaha ugu miisanka culus heesaha AUN axmed mooge
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Maya kulay anigu ma arag.
@serahmed53465 жыл бұрын
Muddaan raadinayey.
@arwaaallaleh13305 жыл бұрын
ser ahmed aniguba wallo
@nacalaWaridkakuyal5 ай бұрын
21/8/2024 sacaduna 14:53 duhurnimo IYO Qeyb j...d
@suweytking93776 жыл бұрын
Heestu waa arooos sandaremayo eryada kujira
@nasrarabi76434 жыл бұрын
Asck dalmar aad Ayaan mahadsantay . In badan caafimaad ku noolow meelkasta ood kunooshahay
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Walaal adiga ayaa muddan, sidoo kale. Khayr baan ku rajeynayaa
@nimoadaan78436 жыл бұрын
44 sano ayaa kaso waregtay
@Mrcima-o2y2 ай бұрын
Now 50 years😮 8:09 me 17 11 2..4🤗
@Ismaaciilreermiyi2 жыл бұрын
mw Xasan Shiikhoow
@henawithsaffa37976 жыл бұрын
bal ilaali bal
@WaayoArag.3 жыл бұрын
waah waah
@mahmoudomer16915 жыл бұрын
Ninkii mirqansana ba heesta an ku so radiyay
@abdallaabdikarim37968 ай бұрын
Allah yarxam
@caweyskadalmar8 ай бұрын
Aamin
@naasircabdi40284 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamin
@mrcima5 ай бұрын
😢
@shiramussajamal52004 жыл бұрын
Ahu rwxma
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamiin
@medtransport9mousta3235 жыл бұрын
Hestan originally mahamed caali forcheet yaa leex
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
Ma hubtaa kolay ilaa 1970s baan maqlayey uu ku luuqaynayo aun Axmed Mooge.
MedTransport9 mousta ma haysa aun M C Forcheet ku luuqaynaya heestan. Kaliya waxaan helnay tan iyo mid qaadayo Sidi Cali Winkey. kzbin.info/www/bejne/l5a7dJ-BoZxkprs
@walaaldadkisaj62915 жыл бұрын
Abuu jahal agtiisa
@mrcima7 ай бұрын
maxaaa ulajeedaa🤨
@abdikadirisse20202 ай бұрын
@@mrcima Malaha maad dhagaysanba heesta. 👇🏽 Ma ogtahay midkeennii, Oofin waaya wacadka, Ifkoo lagu kadeediyo, Abaalkiisu waa naar, ABUU JAHAL agtiisee,