Bal ilaali bal- Ali Kaban

  Рет қаралды 158,771

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@iamhaleel
@iamhaleel 5 жыл бұрын
Ma ogtahay amaanada Cirkan aad arkaysiyo Dhulkanbaa ka ooyo U adkaysan waayee Adiguna naf idil baad Oogada ku qaadoo Adhaxdaada saartee BAL ILAALI BAL BAL ILAALI BAL Bal ilaali ajashaa Aakhiro dhib weeyo Kama eed baxayside Ma ogtahay haweenkiyo Hablaha aynigaagiyo Asaagaaga o badan Ayuunbu ayaan qudha Uurkayga gabadhyahay Rabi kugu abuuro Kali igu ahaatee BAL ILAALI BAL BAL ILAALI BAL Bal ilaali ajashaa Aakhiro dhib weeye Kama eed baxayside Ma ogtahay aniyo adi Axdiba u dhexeeyo Ma ogtahay midkeeni Oofin waaya wacadka Ifko lagu kadeediyo Abaalkiisu waa naar Abu jahal agtiise BAL ILAALI BAL BAL ILAALI BAL Bal ilaali ajashaa Aakhiro dhib weeyo Kama eed baxayside Katilmaani waligii Way baa ku yuurura Ruux hadu ku aamino Waxa lala adkeeya Ogaalkii dhexdiine Axdigaasi dheeldheel Yuu kula ahaanine BAL ILAALI BAL BAL ILAALI BAL Bal ilaali ajashaa Aakhiro dhib weeyo Kama eed baxayside W/q shaafici maxamed
@mohamedcade1101
@mohamedcade1101 5 жыл бұрын
shaafici maxamed nice
@militaryjacaylgalay2161
@militaryjacaylgalay2161 Жыл бұрын
Nio erayadeda ya le
@SaalaxSaalax-v8d
@SaalaxSaalax-v8d 10 ай бұрын
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Yaa salam Hees qaliya weji Ahn Xasuusti Ahmed mooge Liban
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Cali kaban iyo kooxdiisa waayo waayo 2014 iyo dhagesan jiray xili aan aha arday college dhigto viva iskabulanimo iyo waqti hore, hada aaaban ahay
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Xasuustii axmed mooge liiban ALLE HAW NAXARIISTEE
@SalebanadanIsse
@SalebanadanIsse 7 ай бұрын
Inta heesta niyada ku dhisatay wayo waayo axmed mooge waan idin salaamay😅
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Ayyy xasuustii Ahmed mooge liibaan rabbi janada fardowso haka waraabsho😢🤲
@SalebanadanIsse
@SalebanadanIsse 7 ай бұрын
Aamiin
@xaydarofficial
@xaydarofficial 5 жыл бұрын
Eshcala sowt ali kaban halkedad dhigtay wxbad isoo xasuusisay malmihi wacna 😔😔😭
@hargeisaboy6045
@hargeisaboy6045 4 жыл бұрын
2019 ya dhagaysanaya. Somaliland 🇮🇷 and Djibouti 🇩🇯 like saara
@hargeisaboy6045
@hargeisaboy6045 4 жыл бұрын
Suugaanta reer somaliland walee wa suugaan 🤩
@waakuma1060
@waakuma1060 4 жыл бұрын
Waan Hees Aan jeclahy oo Darren Goniyah leH 2019
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Adam fannaan baad tahay Dareen jira leh, heestan waxaan u saaray nin Suudanai ah midhaheeda ayaan u sheegay, wuxuu yidhi waa hees special ah cod iyo mid
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
@@mhassan0163 kkkkkk hees qiiro ah weeye ama calaacal
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Gitaaristaha Gacan ayaan Utaagay!!...in kastoo heestan Cunug yar oo Burco Jooga uu Si Fiican U qaaday...Good Voice..waad mahadsantihiin. ..scww
@jimcaalefuaad8312
@jimcaalefuaad8312 3 жыл бұрын
Alle haw naxarisTo ahmed mooge xasus qaaliya Heestan wan jeclaHay wlHi🙆‍♂️🙆‍♂️
@muhammadg2913
@muhammadg2913 6 жыл бұрын
Alle ha u naxriiste xasuustii Mohamed mooge libaan
@oo-cw9pj
@oo-cw9pj 6 жыл бұрын
Xasuustii Axmed Mooge Liibaan 😭
@Asmaahmed19
@Asmaahmed19 Жыл бұрын
16/6/2023😫💔
@najeepofficial2795
@najeepofficial2795 5 жыл бұрын
Yaa salaam wan kula socdaa marqaan wacan
@khadarmustafa3601
@khadarmustafa3601 6 жыл бұрын
Waan kula socda madaale Shaqo fcn 💯😘👏👏❤️
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 6 жыл бұрын
Gøldęñ bøÿ mahadsanid, soo dhowow
@abdihashinoursed1074
@abdihashinoursed1074 3 жыл бұрын
Absolutely amazing 😉
@ashamohamud477
@ashamohamud477 3 жыл бұрын
Bal ilaali bal 🥰🥰🥰🥰 my love always qaado heestan mcn waye
@jamalali7842
@jamalali7842 5 жыл бұрын
Waah waah xasuusti ahun axmed mooge liiban
@kadleyeabdirahman5881
@kadleyeabdirahman5881 4 жыл бұрын
best guitariste saiid il etait dans la troupe 4 mars de djibouti je le cherchais good
@nasriinismael6273
@nasriinismael6273 5 жыл бұрын
Yessss madale ma xiiqe thanks
@muniiradanadan9994
@muniiradanadan9994 4 жыл бұрын
Ma
@libanali8492
@libanali8492 5 жыл бұрын
Bal ilaali bal bal ilaali bal maxaan radio hargaysa kadhagaystay longtime xasuus hore
@hary0102
@hary0102 6 жыл бұрын
Thanks Madaale team The Kaban is back after a couple of years
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 6 жыл бұрын
More to come soon Inshaa Allaah. ha moogaan
@khadarmustafa3601
@khadarmustafa3601 6 жыл бұрын
Madaale Productions 🗣👏
@AxmedRaboosh
@AxmedRaboosh 2 ай бұрын
Heètani halkay iga taaganthy ilaahuuñbaa og
@youssouffofanayam3693
@youssouffofanayam3693 5 жыл бұрын
Maxaa heesihi horee idinku saliiday? Maliin waalbaa heesaa cusub sameyya Ifkaaa waad jiriii doontaneey!
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Kababaka dhadhanka wanagsan ee siciid tumayo ayaa kasoo mudh baxaya dhaman aalada laga garabtumayo yaasalam madaale group
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Erayadii muga iyo miisanka lahaaye Abdi qays
@nadiadhowrzan2640
@nadiadhowrzan2640 5 жыл бұрын
Heestaydiiii 😭😭😭
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Hees iyo bar
@amore5583
@amore5583 Жыл бұрын
Waa hees qiimo badan ya salam nadia
@caanobooro1446
@caanobooro1446 6 жыл бұрын
Waan xiisayaa kabanka reer Australia
@somalidiasporaunificationu5179
@somalidiasporaunificationu5179 5 жыл бұрын
Damn wallahi i can sing this song like the original singer
@jaamalarane959
@jaamalarane959 5 жыл бұрын
ma ogtahay amaanada cirkanaad arkaysiyo dhulkiibaa ka ooyoo u adkeysan waayoo adiguna naf idilbaa oogada ku qaadoo adhaxdaada saartee bal ilaali ajasha aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside ma ogtahay aniyo adi axdi baa u dhexeeyoo ma ogtahay mid keenii oofin waayo wacadka ifkoo lagu kadeediyo abaalkiisu waa naar abu jahal agtiisiyo bal ilaali ajasha aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside ma ogtahay haweenkiyo hablaha eynigaaga ah asaagaaga oo badan ayuunbuu ayaan qudha uurkeygu gabadhyahay rabi kugu abuuroo kali kuu ahaatee bal ilaali ajasha aakhiro dhib weeyoo kama eed baxayside
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Cali gaban ku jecliyaa
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Heeskaan umadda Abwaan HEESKA YAA C. QAYS KU KABAY? Cabdiqays ku kabaysa ma waysan fanka wax ka aqoon! War anagaa waydiinaye heesta cid aan lahayn ha siinina, heeskaan AHN Abwaan SINGUB baa lahaa, waxaad sidoo isna waydiin kartaan CUMAR SEERBIYA oo isagu qudhiisu abwaanka waydiiyay soona dhigay bartiisa facebuugga. Mahadsanidin.
@amore5583
@amore5583 Жыл бұрын
Hadda maxaa buuga abdi qays loogu qoray nimankii buuga qoray ee abwaanada iyo sugaan dhaadhiga ahaa miyaad uga aqoon roontay haddi aad prove hayso nala wadaag wllo
@ismahankosar9408
@ismahankosar9408 3 жыл бұрын
Wow 🤩
@hassankheir9239
@hassankheir9239 5 жыл бұрын
Ma ogtahay amaanada cirkan aad arkeeysiyo dhulkanbaa ka ooyo u adkaysan waayee adiguna naf idil baad
@maxamuuddayr1138
@maxamuuddayr1138 3 жыл бұрын
December Jimce 23/2019
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Erayadii Abdi aadan xaad abdiqys
@niciimasacid5336
@niciimasacid5336 3 жыл бұрын
waa heesta hodan hoyadeed u qaaday marky iska fasaqday
@amore5583
@amore5583 Жыл бұрын
@@niciimasacid5336 oki ma aamina abdilahhi ba loo qaaday
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Erayada abwaan abdiqays
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Erayada walaal waxaa lahaa AHN ABWAAN M. C. C. SINGUB
@isxaaqcabdikariim7788
@isxaaqcabdikariim7788 4 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 cabdi qays ba laha wll waxa qadi jiray axmed mooge liiban AUN
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
@@isxaaqcabdikariim7788 wllo taas anaa horay la iigu khalday lkn anaa Cabdi Qays ka hubsaday, wuxuuna ii sheegay in aanu lahayn Heesta. Mhdsnid wllo.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
@@isxaaqcabdikariim7788 teeda waan ogahay in AHN axmed qaadi jiray waxaan kaloo ogahay in xitaa isagu laxankana laha. Mhdsnid mar labaad.
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 4 жыл бұрын
Heeskan waxa aan ku ogaa fannaanada wayn reer jabuuti SACAADA ALAALE oo wali iska nool waxa Ay qaaday bilowgii 70naaki. AHMED MOOGE waxa uu ka qaaday 86kii meel aroos ah markale kuma maqal . Bal sxbyaal heekaa ciddii lahayd dib ufiiriya. Mahasanidiin
@husseinawaleh7426
@husseinawaleh7426 4 жыл бұрын
Axmed saleban bide aya sameyey Axmed mogana wuu qaada Laxankana axmed gcayte ayaa leh Marka gbadha adunba ka maqlay meel ay ku qadyna lama hayo
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 4 жыл бұрын
Heekan waxaa Alifay Abwaan CABDI QAYS Xili hors oo uu jabuuti ku sugnaa Buugiisana way ku Qorantahay aad u fiiri SXB
@MohamedAli-hj3mz
@MohamedAli-hj3mz 4 жыл бұрын
Heesti muxuu kufsaday ninku music waa ok isagu
@harigle
@harigle 6 жыл бұрын
👍
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 жыл бұрын
💕😘🤗😍💕
@abdirahmanmuse7325
@abdirahmanmuse7325 6 жыл бұрын
Thanks bro all ustaad cali kaban.
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 6 жыл бұрын
dadka qaarban loogu talo grlin inay heesaan
@arafaadabdi1242
@arafaadabdi1242 5 жыл бұрын
Axmed mooge iyo cabdiqaysba waxaa kaga wacan heesan ninkan reer Djabouti ee imika qaadaya
@GodfatherGoat1
@GodfatherGoat1 5 жыл бұрын
Beeen badnidaaaa
@isxaaqcabdikariim7788
@isxaaqcabdikariim7788 4 жыл бұрын
Axmed mooge wuxu aha boqorka luuqda halka maxamed saleeban tubeec aha boqorka codka marka cadifada iska sar
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Ninkaasi heesta halkeedii buu dhigay markaad kabanka dhagaysanayso iyo marka mixerka wax badanbaa ukala dhaxeeya wlahi inkastoo danbi tahay hadana kuwan dambe fankii wey dileen
Axmed Mooge aun | Heestii Bal Ilaali Bal | Classic
8:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 105 М.
SAGALEY  by Cali muse (Cali kaban)
6:01
Madaale Productions
Рет қаралды 1 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН
Aramidu - Fartun Birimo & Abdi Gacan
7:39
Madaale Productions
Рет қаралды 262 М.
Aidarous Abdi Ibrahim: MA'OGTAHAY AMAANADA
5:10
DEGAAN A BALADWAYNE
Рет қаралды 24 М.
Heesta Bal Ilaali Bal - Cabdiqani Kaarshe | Xusuustii Axmed Mooge
5:00
UBAX  -  Ali kaban
7:49
Madaale Productions
Рет қаралды 185 М.
MAXAAD HAYSATAA,,,,,,,!
17:40
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 93 М.
Haku Daalin Jeedaal (Qaacis - Melbourne, Australia)
7:43
Bartamaha
Рет қаралды 484 М.
MUKHTAAR CANTAR - BAL ILAALI BAL XASUUSTI AXMED MOOGE QAACI KABAN 2019
6:04
FARTUN BIRIMO HEES CUSUB MAXAA GUURKA IGA XIRAY 2017 ULTRA HD
4:34
JOWHARAD- Ali kaban.  New song
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 262 М.