OLD IS GOLD heestan marka yaray ayaa ka maqli jiry BBC anigo micnaheda aqoonin lkn waxey qaas uu leheed ayaa ah in aay ku luqeynayaan mgceyga iyo magaca walashey mcn (DALMAROW KALAY DEEQAY KAALAY ADIGA KUGU DANSEEGAY ) markas ayaa wx is dhihi jiry wlsha lee miyaa naag ka jirto cause waa xifaaltami jirny at that moment ani iyo wlshy mcn alla caruurnimo waa cudur laga weynado since 2020 up to now isma arkin face to face said ugu xiisy wlshy mcn allah uu naharisto salaad darbi iyo haliimo magool like saar hada ka heshy qormadeyda if you still listening 2023 u r legend
@Abdullahidhaqane4 жыл бұрын
Yaa ila dhageysano 2020 ✋✋
@birebire87783 жыл бұрын
aniga
@dr-sihaam10415 жыл бұрын
Cajiib lafihii hore 😍leydin xiis😘
@Abdullahidhaqane4 жыл бұрын
2020
@ilhaamfantastic57496 күн бұрын
12 /14 2024 haben axad 😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi2 күн бұрын
Cajaaib. .... Xaliimo Khaliif AHU ........ Waadigan duloobayee Dooxyada fadhiistee Tiisaba daryeelaa, aa Dadka kale wax tartee Maxaan kula dedaalaa Dalmaroow dantaadaa Ku Ciishee ........ Salaad Maxamed Shardi Derbi.... .................... Waxa ani dib ii riday Dabinkaad i gelisee" Erayadii Abwaan Kaariye AHUN
@caweyskadalmar2 күн бұрын
Aamin
@xaliimomaxamed4266 Жыл бұрын
2/2/feb/2023
@farxaanaadan4237 Жыл бұрын
16.july.2023. Sunday Habn ay isniin soo galayso
@abwaancaato5386 жыл бұрын
waa marka qudha ee laysku qaldo codka salaad darbi iyo alle how naxariistee boqorkii codka Maxamed saleebaan tubeec ma illaawo heestii iigu horaysay ee aan maqlo anoo 6 jira waxay kabixi jirtay rikoodh gurigayaga yaalay 1988