**Sahra Axmed Jaamac Ahun | Heesta Bal Qofyahow

  Рет қаралды 1,669,862

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 685
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Sahra Axmed Jaamac aamin
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar aaamiin wll qali 😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Sxb halkeed ka maqashay geerida?
@igaaldx1888
@igaaldx1888 6 жыл бұрын
Amiin ilahay ha u naxariisto qabrigana ha u nuuriyo😭
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 6 жыл бұрын
aaamiin hadaaye maqlay inaa ayada thy hubi is dhahay sas uso galay
@ismahaanmohamed2324
@ismahaanmohamed2324 6 жыл бұрын
Amiin huno alle haw naxariisto
@nasrinnasrin9513
@nasrinnasrin9513 6 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto maama sahra axmed jamac oo geeriyootay 4/4/2018 😢😢😢😢 maantana waa 6/4/2018 ....9:35pm😢 fadlan haddaad aragto fariintaydan si niyad ah ugu ducee maamada.😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Nasrin Nasrin Aamin ilaahay ha u naxariisto
@ridwaanismail9204
@ridwaanismail9204 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto mamo Zahra Ahmed
@saacidmire4597
@saacidmire4597 6 жыл бұрын
ilhow u naxariso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@hiboismael1197
@hiboismael1197 6 жыл бұрын
Nasrin Nasrin aamiin
@quruxdumar395
@quruxdumar395 2 жыл бұрын
Heesta xasuus wiil aan xiriir lahyn ba i dhagaysiin jiray o dhintay after 9 years wali qalbigayga kama bixin illhay haku naxaristo waxan rajayn janada kuwi ku kulma inana noqono😢😢😢😢😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
AHUN Aamin
@gariirmaqiiq2119
@gariirmaqiiq2119 8 жыл бұрын
heestan waxa qiimaheeda garan kara qof intu jacayl ku dhacay ruuxu jecladay na dareemi wayay Amazing song
@barwaqoali4520
@barwaqoali4520 6 жыл бұрын
gariir maqiiq waxa layagayaaba qofkaa wax jeclaa kan klee uu jeclaa inuu isba jeclaa lkn duruuftu u diiday inuu dareenkaa uu ka ar kaayo ka aqbalo. Nice song wlhy
@zuleekhaahmed9925
@zuleekhaahmed9925 5 жыл бұрын
Ani ookale😥😥
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 жыл бұрын
Aniga Ayawa taaas igu dhacde
@dallas5609
@dallas5609 5 жыл бұрын
zuleekha Ahmed...sorry abaayo macan. Ilaahey ha kuu sahlo waxey naftadu rabto
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 3 жыл бұрын
Indr aniga maad lasocotid warkayga Runti anuunba dareemaya heestan ayan umalaynayaa
@IbrahimiltireComptable
@IbrahimiltireComptable Ай бұрын
Allah unaxaristo Zahra djama djibouti 14/9/2024
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 5 жыл бұрын
Bal qofyoow, bal qofyoow, bal qofyoow, jacaylbaa Igu kaa khasbaayoo, waad ii quudhsanaysaa, khayrkaa ma waayinee x 2 Qosol baabey kula tahay, qadhqadhyadan i haysiyo, qamuunyada naftaydiyo, dibnahanoon qaniinaa x 2 Hadaan go’o qiyaamaa, adaa laguu qabsanayaa.🔥🔥 Iga daa qunbacasha, qoontaay iyeeshaan, dadka kala qaloodaa x2.😭😭 Alle janadiisii Fardowsa ha geeyo. Ima qaba, ima qaba, ima qabato caynkani. Qaxar iyo lug gooyee, qoodhaa iyo xeradaa, anba kuuma quurinee. Soow intaan qalaayaad, adna qaybinaysaa, hadii aad qab weeyn tahay, nabsi yuu ku qabanine. Love from Muqdisho, Soomaalia🇸🇴♥️🇸🇴♥️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdisamadhirsi6864
@abdisamadhirsi6864 4 жыл бұрын
"hadaan go'o qiyaamaha adaa laguu qabsanayaa" very touching 😢
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 жыл бұрын
Maanta ayay dhimatay fanaanadu alle haw naxariistee 😭😭😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Caydaruus Shacraawi ilaahay ha u naxariisto
@muxsinxuseen
@muxsinxuseen 5 жыл бұрын
Ax ax ax oo way Allow unaxariiso qrxdii fanka mamo Sahra 🙏😭 wlh kama daalo heestan dhagesigeda wayo qlbg ayee ka hdlee xasuus qofki aan JCL aya mar udire aanka dareme caga jiid #Deeq kuma xumeso nlsh Abw mesha jogto frxd&cfmd ugu nlw dunida calafkaa sidaa noqde 😭😭😢😢
@subeerhashi9836
@subeerhashi9836 7 жыл бұрын
waxay aheyd 1997 i was 15yrs old... waxaan ka baxnay Caasimada hargeisa kuna soconay Boorama.... gaadhiga kirsiga baanu wada fadhinay heestan baanu wada dhegaysaneyn..... hal mar bay Naciimadeydii ilmaysay ...... runtii ani iney saas dhan ii jeceshahay ma u maleyneyn ..... ilaaa intaan boorama galeynay waan aamusiinayey 😭😭😭😭😭😭....... Xasuus gooni ah bay ii leedahay gaar ahaan aniga heestani
@jablibaax
@jablibaax 7 жыл бұрын
Khadar Axmed 👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍adaaba laguu OO ooyayaa ee ku faro adayg qofkaas iyada ah
@abdirahmanibrahim7240
@abdirahmanibrahim7240 6 жыл бұрын
Khadar Axmed sxb dadka jacaylkisii nasiibku tusay ayaad tahaye alxamdululayso qaar la jecelyahay ayaan nasiib u yeelan inayn karkaan jacaylka loo qabee hhhhhhh😷😷😷😷😷
@hamseiidle7016
@hamseiidle7016 6 жыл бұрын
nacas
@hayaatmohamed5200
@hayaatmohamed5200 6 жыл бұрын
Adigoo 15 jira maxaa jacayl kubaray ..saqiir qooqan baad ahayd
@rumaanahmed3765
@rumaanahmed3765 6 жыл бұрын
Khadar Axmed 😢😢😢😢magursaty wllo imaiak
@HalisTa..22
@HalisTa..22 5 ай бұрын
Iga daa qumbacashada qoontaad i yeeshaan Dadka kala qaloodaa💔 AUN sahra Ahmed jama🤲 One of my fav singer❤
@Cabdale_Yusuf
@Cabdale_Yusuf Жыл бұрын
XASUUS : AabahaY MooBilkiisa Oo AHaa Nokia Kuwii Memoryga LagaLin Jirray Buu HaBen Anagoo CawaYnayna Idhahay MEMORYGA Ii HagaaJi HeesTan Iyo HeeskaLe aYaaNa ugu Jiray KadiB Baan Heestan Daaray Oo DhagaYsanaY Lkin Ma FaHmen MicnaHeDa WaqTigaS Oo Waan Yaraa 🥺🎵😔
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Hoyadii fanka soomaaliyeed😭😭😭 Sahra axmed jamac🙏🙏🙏 25/2/2020 ka MUQDISHO DEGMADA YAAQSHIID🙋‍♂️ Ilaahow Jannadaadii gali🤲🤲🤲 Dad waa dadkii hore😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 жыл бұрын
Ameen wll Abdifitah😪😪 Mama Sahra Ahmed Jama fanaaniinta fara ku tiriska ah ee aan marna laga caajiseyn ayey ugu horeysaa🙏❤ Guullahen haku janeeyo Maama😥😥🤲
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Hand wash live save
@sinaubaya7491
@sinaubaya7491 4 жыл бұрын
5/2/2020 Hadad lakulanta 20 sano kabacdi iso xasusi Waxan jooga stanbul anigo daan badan iskikay xidhanyihin ...hestan waxa garan nin jecel ku dhacay qofkina fahmi waaye 😭😭😭😭😭
@kiinhassan278
@kiinhassan278 3 жыл бұрын
8bil ka dib kuso xasuusiyay😂 from ankara., danihi badnaa o iska kaa xidhnaa makuu furmeen wllo😢😁
@hamdamohamuudyuusuf3546
@hamdamohamuudyuusuf3546 3 жыл бұрын
26/3/2021
@boqoradiiabdilaahi9917
@boqoradiiabdilaahi9917 3 жыл бұрын
One year kadib from Turkey Kütahya 😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 11 ай бұрын
3kadib maku hagagen amurihi😢
@umuashraf7911
@umuashraf7911 3 ай бұрын
17/Jun 2024 danihi badnaa maku hagageyn mise waad dhimate manoshahy 😢
@mazzikatya
@mazzikatya 8 жыл бұрын
i aLWAYS lovE sARAH aXMED JAMAAC golden voice
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy 2 ай бұрын
Sahra axmed waa legand alle haw naxariiste waa qof taariikhle wll waa fananada qudha ee aan dhegayst anigu waan jeclahay runti
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 4 жыл бұрын
Heestan mel bey iga tabaneysa xasus ban gala marka dhageysto yaa ila dhageysanoya 2020
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Ahn Sahra ahmed jamac wlhi qurux Iyo Cod bay Isku darstay iyo isla waynidi iyo qabki dumarku lahyeen Bal eeg quruxdeeda Allaw janada Kugu deeq akhirna janada nagu Kulmo
@waziiraoday6366
@waziiraoday6366 3 жыл бұрын
Ameen yarapi
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 3 жыл бұрын
Sahra ahmed wlhi fanaanad ayey ahyd alle.how.naxristo
@hiboahmed8114
@hiboahmed8114 Жыл бұрын
Anigu qabkeedan ka helaa bal eeg say sanka uga hadlay
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 4 жыл бұрын
Sahra Axmed jiridihii Hobolada Waaberi iyo codkii isagu is waday. Heeskan waxa marka hore wada qaadaa Sahra iyo Qalinle. Erayada Waxa hal-abuuray Abwaan Muuse Cali Faruur. Codka waxa saaray Xasan Garayt hadaan saxsanahay. RIP Mamo. Jaaj Clasical Qaraami Lover
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@1972543
@1972543 Жыл бұрын
What a legend !!! Difficult to replicate this talent .May Allah grant you janna
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohamedismail-zq2qo
@mohamedismail-zq2qo 4 жыл бұрын
My brother suffered a bout of forlon(not reciprocated )love.Listening to this song had a soothing, healing effect and immensely ameliorated his profound pain.The lyrics aptly described and related to his predicament and resonated with him.Aniga qar iyo buur iyo qurac chafaayo, quud aanu igachirin qoryaha uguraaye.
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr 2 жыл бұрын
Infact it’s a splendid song, you eloquent in English bro, wan kaa qeyliyay, hhh.
@IkranSheik
@IkranSheik 9 ай бұрын
Ima qabato caynkani😢 Rabbi ha unaxariisto mamo sahra🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 5 жыл бұрын
Waad iquursanaysaa qayrkaa mawaayine Old is gold Alle haku naxariisto MAAMO
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@Kadiil
@Kadiil 4 жыл бұрын
Awliyo innaga sii hor martay waaye Sahro Ahmed Eebe ha u raxmmaddo aamin.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@zakariahussein2651
@zakariahussein2651 5 жыл бұрын
Wow this song is very romantic ,i love this beautiful and natural legend,thiz is aj from no mans land,am fan 1:
@caamirzhood9038
@caamirzhood9038 5 жыл бұрын
Axmadcalicigaal
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*If you watch 2019* 👈👁👁 Like Una ducee Maamo Sahra 😥😥😥😥🙄
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha naxaaristo aamin
@halooyelochannel9798
@halooyelochannel9798 5 жыл бұрын
Allaaah Ha U Naxariisto Aamin
@letsgettogetherxxx2241
@letsgettogetherxxx2241 6 жыл бұрын
ILLAAHEY sw ha u naxariisto Sahra Axmed Jaamac iyada iyo intii islaan ahba. Aaamiin. Waxay ahayd xidigtii Waaberi. Ma filayo inay jirto fanaanad heesta oo ka heeso badani.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Letsgettogether Xxx Aamin
@fardowsabdirasak5742
@fardowsabdirasak5742 2 жыл бұрын
4/4/2022 inahaallh waxaan soo bookhan doonaa sanad kadib hadaan noolaado iyo nolashayda waxa iska badala
@filzancadey5690
@filzancadey5690 6 ай бұрын
Alxm Nolashaydi way quruxbdanatay shukran yaaa allaa❤
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 9 ай бұрын
Allah unaxaristo zahra ahmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@HamzaAli-ge6of
@HamzaAli-ge6of 6 жыл бұрын
*Loves from our Hearts* _Rest in Peace mama_ *You gave us So much to Remember*
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto
@subeerhashi9836
@subeerhashi9836 7 жыл бұрын
OooooHh...... qeyrkaaa ma waaayine..... walahi waan jidhidhicoooday 😨😨😨😨😨
@filsanxasan7846
@filsanxasan7846 4 жыл бұрын
Allaha ha unaxariisto sahra Ahmed fanaanada qlia
@ubaxistareex8091
@ubaxistareex8091 7 жыл бұрын
IlahY Amarkii waan iska JeCelaHaY heezaH Zahra 😘😘😘😘😘 who's watching now☝☝☝
@fardosaahmedshire3075
@fardosaahmedshire3075 6 жыл бұрын
ubax yar oo wada_dahaba wlhi inaa igahadleysid ban Monday San ujeclahay Sahara axmed curadeydaan ugumagac daray xitaa I love you Sahra voice kaga mailoobikaro
@ahmedzakifouzi3757
@ahmedzakifouzi3757 6 жыл бұрын
ubax yar oo wada_dahaba aniga☝☝☝
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 6 жыл бұрын
ubax yar oo wada_dahaba anaa daawanaya 08~08~2018
@shaficiyuusuf3667
@shaficiyuusuf3667 5 жыл бұрын
ubax yar oo wada_dahaba qof jacelka qiimihisa garanayo aa tahay
@abdifatahalimawel2003
@abdifatahalimawel2003 5 жыл бұрын
Hadaan dawanyaa ubaxey
@thugforlife8959
@thugforlife8959 3 жыл бұрын
Rip Respekt era legend sahro Axmad Jamac Från Garacad puntland Allah Ya arham 🤲🏼
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ismacilofficial7359
@ismacilofficial7359 2 жыл бұрын
Ilahay ha uu naxaristo sahra axmed Jamac 😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mohamedpahnaano2414
@mohamedpahnaano2414 4 жыл бұрын
Ilahy haw raxmado hooyadii fanka mamo sahara ahmed jaama 20/10/2020✌️❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto boqoradii codka sahra axmed jaamax 😪
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@zalmanomar18856
@zalmanomar18856 4 жыл бұрын
Illahay naxariistii jano haka waraabiyo sahra ahmed jama waxay ahayd hoobalad qiimo wayn ugu fadhiday umadda somaaliyeed iyo fankoodaba😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@WarsanAxmed-gx5yy
@WarsanAxmed-gx5yy Жыл бұрын
Heestaan xasuuus bay igu leedahY 8/8 2021 ban meel ay dhalin yaro ku cawaysay oo sameecad ka daarnayd ban imaaday cabaar markaan joogay oo daawanayay baa wxa meesha iiga muuqatay gabar aan isnaqanay markaan in yar joogay baa samecadii dabkii ka dhacay in yar markay dhalin yaradii joogeen oo jaajarna uwayeen samecada waxa laysku afgartay in heesihii samacada ka baxayay loo bedelo in afka laga qaado markii wax yar lays madadaaliyay oo heeso afka ah la qaaday gabdho iyo wiilalba baa dhalin yaradii wilasha ahyd waxay iga codsaden inan anigana hal mar kaco oo hees afka ah qaado markii intaaz layga codsaday waan aqbalay intaan istaagay ban waxa iri anigana codsi ban wataa ilayn meel cidlo ah kaligay kama heesayee qof aan u heeso ban rabaa hawraarsan bay yiraahdeen iguna jawaben dokhana la ciyaar gabdhii aan horey idinku shegay oo aan meshana ka garnayay markaz oo ay aadna ii cajabisay luuqdeeda iyo ciyaarteda aadka uwanagsan ban iraahday gabdhas ban raba inaan uheeso ilaah amarkiis anigon niyadaba ku hayn heestaan dhagaysigedana mar hore iigu damaysay waligayna aan afka hees ka qaadin ban markan wax yar taagna igu soo dhacday hestii sahro axmed jaamac o ahayd bal qofyohow jacaylbaa igu kaa qasbaayee Markan sidii anigana markaaz ila wacnayd oo debcsanani ku jirto ugu luqeyay o daren xambarsan bay inantii iyadu hees aniga markii qalpigayga dhaqjisay oo ibedeshay iiqaaday oo luuq iyo sawt mcn ku ladhahy dhalintii mesha joogtayna sacab iyo jiib nogu ladheen aniga inanti halkii banu barshidii aanu horey isu niqin ay isu bedeshay xiriir halkii ka bilama ilaa iminkana nahay dad naf iyo nolol isla qaybsan jacyl aan laso koopi karina na dhex maray marka hestan xasuuzahayga bar bay ka tahay ilahay naxriis iyo jano hasiiyo boqoradii codka sahra axmed jaamac
@apdizhakourhassan5944
@apdizhakourhassan5944 5 жыл бұрын
Rabbi haw naxaristo sahra ahmed iyo erayadii Axmed saleban Bide laxankii gacayte
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@jamalabdi8699
@jamalabdi8699 6 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto boqorida codka sahra axmed jaamac aaamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@caydaruusfaysal5410
@caydaruusfaysal5410 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto maamo sahra axmed o geriyootay 4/4/2018 Caawana bishu tahay 10 11 kedii 2018 fadlan u duceeya alle qabriga haw nuuriyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
ilahy ha u naxaristo 17/10/2019 wix dawadey like izara 😒
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@shukriyusuf2290
@shukriyusuf2290 6 жыл бұрын
Hadaan tago qiyaamaha 😭😭😭 Waleey hadey run u tagty qabrigii allow u naxariiso maamo Sahra aaaaaamiiin yaaa rabi
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 5 жыл бұрын
Alle ha unaxaristoH 👐👐 sahra Ahmed jamac wxey geeriyootey 4/4/2018 Alle naxariistii Jano hasiiyo aamiin👐👐
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Fayadhowre
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Yamo hissien
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso maama sahra axmed jaamac
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@xaqudirirxoolokumadoone2392
@xaqudirirxoolokumadoone2392 7 жыл бұрын
HabeeN aniga oo Aroos jooga 04 12 2014 ayay inani igu soo kicisay Waa Xasuus ma Ilaawo
@gulledtalasamelyrics
@gulledtalasamelyrics 4 жыл бұрын
Sahra axmed jaamac ilahay ha u naxariisto aamiin 👉heestii hadan go oo qiyamaha adaa lagu qabsanaya 🙏🏻calacal 🙌🙌🤲🤲ilahay ha kuu danbi dhaafo aamiin aamiin aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@abdirisakxaliye9452
@abdirisakxaliye9452 6 жыл бұрын
Allh ha u naxariisto Boqorad bay ahayde 😢😢
@iltiredoualedirecteur
@iltiredoualedirecteur Жыл бұрын
Hommage zahra ahmed
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Ilaahaw janada gee sahra ahmed aad baan ujeclahay hesaheda ilaa hada kama cajiso alow janada kawarabi amiin dadki nolaa 1940 ilaa bilawgi qarnigan waa dad iyago kale aan laheli donin alow naga raali noqo mar walba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@zamzamsiciidmaxmaed6943
@zamzamsiciidmaxmaed6943 3 жыл бұрын
Maama sahra axmed jaamac ilaahow unaxariiso aamiin aamiin boqorada codka ayay ahayd
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@nasrasaciid7467
@nasrasaciid7467 4 жыл бұрын
Waa habeen jimcaad e sahra allow u naxariiso.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 2 жыл бұрын
Hees dareenked Xambaarzan waxa fahmi kara only qof jacayl haya Maamo sahra Ahmed ale Haku NaxriisTo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka warabiyo mamo sahra ahmed jamac legend ⭐🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@shabcaanxasan3487
@shabcaanxasan3487 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nahawi1479
@nahawi1479 9 ай бұрын
Sahra Ahmed,ilaahow kuu Naxariiso,Qarankii Soomaaliya iyo Fanaaniintii Qaaliga ahaaba Wey isla Wadda Dhinteen.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 4 жыл бұрын
Allah hu naxaristo ons Queen Sarah Ahmed Jaamac Allah ya Rahmu Rahimin my favorite song😍😍❤❤❤😘😘😘
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@asmaabdikarim6349
@asmaabdikarim6349 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariiisto sahro ahmed 😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@baashimunadra2506
@baashimunadra2506 4 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto Sahro Ahmed Wxay geeriyotay 4-4-2018 Montana waaa 6-4-2020
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mariamulkimariamulki7101
@mariamulkimariamulki7101 5 жыл бұрын
1/12019maalin talaadaa ayaan firsanoyaa anoo xalay dhan taagnaa shoowgii farxiyo kabayare fanaaniiin waa kuwii hore😥😥😥
@marwanosman5512
@marwanosman5512 7 ай бұрын
ilaahy ha u naxariisto sahra axmed jaamac oo geeryootay 4/4/2018 mantana waa 18/3/2024....2.23.pm fadlan hada aragto farinntayda wll si nayadavugu decee maaamada wllhi maamoda maamo somaliyeed by aheed 😢❤️😭
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Ax yaa Sahro... RabiH janadiiH kuma garab mariyo ...❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@xamdasomaliland2074
@xamdasomaliland2074 5 жыл бұрын
Ax alle hawnaxariisto EDADAY sAHra AHMED JAAMAC HESAHEEDA JACEYL BABAN KASI QADAYE😭
@IbrahimIbrahim-gq4zn
@IbrahimIbrahim-gq4zn 7 жыл бұрын
yes we love boqorada codka sahra Axmed. 🍁🍁🍁🍁
@abwaanfaarah7495
@abwaanfaarah7495 7 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan gujis alle ha u Naxriisto adeerkey Waliba ay ku timid gabadh ay jaar ayaahayeen oo aad u qurux badneyd Codkii sahra Ahmed Walib ag joogtey wakhtiga uu sameynayay heesta
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
Abwaan Faarah ### miyaad haysaa Qisada heesta ay ku timi iyo abwaanka sameeyey WALOW aan anigu maqlay abwaan kale sameeyey...
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abshirmohamed7338
@abshirmohamed7338 3 жыл бұрын
Alle raxmadiisa ha siiyo sahra jamac waxay kamid aheyd faniinta codka dahabiga lahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mustihaji97
@mustihaji97 6 жыл бұрын
الله يرحمك يا اسطورة الفن😓
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 ай бұрын
RIP..Legend Zahra Ahmed!!...Scww.
@marwaahmed8049
@marwaahmed8049 5 жыл бұрын
Caweys wcn sun 1 September hben isniin soo galayso 👑yaa dhageesanyo like dhac dhac ku sii2019
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
ما اروعك وبالجمالك وجمال صوتك زهره احمد .... ربنا يرحمك ويغفرلك
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 6 жыл бұрын
Ax axa ax Ilaahay ha ku daayo waa habeen isniina 26/2/2018 goorsheegtu waa 10:54 ilaahay ha daaayo wlee waa hees qiiiro leh ax allow nin jacayl wareemay warkii muxu noqon
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 4 жыл бұрын
Imaqabato ceynkani😢😢 Alle ya raxma hooyo qiima badan ayay ehed Sun 31st may 2020
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim 2 ай бұрын
Allah u naxatiisto Sahra axmed jaamac aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
Sahra axmad maamo Allaha kuu naxariisto legend Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭
@ibromahdi2344
@ibromahdi2344 5 жыл бұрын
Allah ha unaharisto mama zahra Ahmed Jama
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@mawliidmuuse3099
@mawliidmuuse3099 2 жыл бұрын
2 September 2022 habeen jimce ah Hargaysa xasuus gaara
@aarkamudug
@aarkamudug 6 жыл бұрын
Allaah ha u raxmado Sahro ahmed asbuuc ku dhawaad bay mootantahay 😢😢😭
@abdifatahalimawel2003
@abdifatahalimawel2003 5 жыл бұрын
Ilaahaw Ku naxariiiso adiga iyo dhaman inta dhimatay ameen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@fmohamed2297
@fmohamed2297 6 жыл бұрын
ilahay ha uu naxriisto sahra ahmed, waxay ahayd fanaanada ugu jecelahay fanaaniinta somaaliyeed.
@updirazhidbashirmohamed6194
@updirazhidbashirmohamed6194 5 жыл бұрын
iLahaY How naxariisTo Maamo sahra aHmed jama❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@farahosman1846
@farahosman1846 5 жыл бұрын
updirazhid BasHir MohaMed u box ‘
@updirazhidbashirmohamed6194
@updirazhidbashirmohamed6194 5 жыл бұрын
@@farahosman1846 ✋
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim Ай бұрын
Allah u naxatiisto Sahar a axmed jaamacad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@ahmednour3061
@ahmednour3061 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisdo fanaanad qaaliya wlhi waxay ku dhimatay hargeisa dhkhtarka gargaar aamin yaa allah
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Qoontaad iyeeshaan. Dadka kala qaloodaa😢 Hestan Qiimaheeda waxa dareemi kara qof ruux jeclaadey oo qofku jecladayna dareemi waayey ..
@ahmedsaki2014
@ahmedsaki2014 7 жыл бұрын
Sahra axmed jaamac abokor xagar long life eedo
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 6 жыл бұрын
Ahmed Saki Allaha u naxariisto!
@najwahaji6035
@najwahaji6035 2 жыл бұрын
Qooraansigaagii Indhahaa igu qararee..🥺
@campohupdyrahman8600
@campohupdyrahman8600 5 жыл бұрын
AllH Yaraxima SaHra Ahmed Jama
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@abdoukahidoualleh396
@abdoukahidoualleh396 5 жыл бұрын
Ilahay Haa ku naxariisto sahra ahmed djamac Heso macan kodhu kuwasi ayey ahayen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@maxamedagoon4210
@maxamedagoon4210 4 жыл бұрын
jeceylku wa xanun hadu qofka aad jecsshay usan kula daremen 😍
@abdifatahalimawel2003
@abdifatahalimawel2003 6 жыл бұрын
Ilaahaw kuu naxariiso sahra axmed djamcac mama danbigagii hore iyo kaagii danabba allha dhaafo ilaahayna hakuu naxariisto say amen thanks..
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@abdikeysematan5756
@abdikeysematan5756 9 жыл бұрын
Mom#sahra _axmed -jamac anyway #habrawdgty 😉😉😉 best song wlhi am like
@xuusos
@xuusos 3 жыл бұрын
Cajiib yaa ila dhageysanaayo 22 Feburary 2021 in Uganda/Kampala
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
26/july/2021. Kampala uganda. Around Kansanga. Behind the IUEA university.
@fartungedi2260
@fartungedi2260 5 жыл бұрын
Allah u Naxariiso Yaa Rabi 😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@nimcomahamed5573
@nimcomahamed5573 5 жыл бұрын
Hees iyo bar waaye wlh Bal qofyahow jaceylbaa igu.....
@filsanahmed116
@filsanahmed116 6 жыл бұрын
Ima qabato caynkani Qaxar iyo lugooyee Qoodha iyo xerada anba kuuma quudhen💔💔.......
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 6 жыл бұрын
Bal qofyahow jaceylbaa iku kaa qasbaaye wad iquursaneysaa kheyrkaa ma waayin 😥😥😥 HADAAn go'o qiyaamaha adaa laku qabsanayaaa Xasuus Time Ima qabato ceynkane ma qaxar iyo lugooye qodhaa iyo xaradaa anba kuma qureee Wad heshay Naziibkaaa Mabruuk In badan ay heestan i dhageysiisay kadib anaba la xanuunsan jiray Lkn ugu danbeyn Hadafkadiii wad gaartay Waygii Schoolka
@mawliidmuuse3099
@mawliidmuuse3099 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto Sahra Ahmed jamac
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@sarahsarah-2222
@sarahsarah-2222 10 ай бұрын
Bal qofyahaw jacaylbaa Igu kaa qasbaayoo Waad i quudhsanaysaa Qayrkaa ma waayine Qosolbaabay kula tahay Qadhwadhyadan i haysiyo Qamuumyada naftaydiyo Dabnahanoon qaniinaa Hadaaan go'o qiyaamaha Adaaa laguu qabsanayaa Iga daa qunbacashada Qoontaad ii yeeshaan Dadka kala qaloodaa Ima qabato caynkani Qaxar iyo lugooyee Qodhaa iyo xeradaa Ama kuuma quudhee Show intaan qalaayaa Adna qaybinaysaa Hadii aad qab wayntahay Nabsi yuu ku qabanine Qawlaaansigaaagii Indhahaaa igu qalaaaleen
@NK.135
@NK.135 5 жыл бұрын
she's gorgeous mashallah
@taysiirsalaad4500
@taysiirsalaad4500 Жыл бұрын
11bishii 5/2023 habeen khamiis waxaan soo poqanayaa sanadkan sanadkiisa 3:47 habeenimo waxan rajyn inaan xasuustan hayo ay iga fuqdo amiin luka iyo tayo wiil tigree iyo iglan
**Sahra Axmed iyo Xasan Ismaciil uur Cade Ahun l
8:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 970 М.
*Sahra Axmed Ahun & Axmed Yassin Adan |  Arooskeenii Saldhigay
8:15
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 68 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 97 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 540 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
SAHRA AXMED  SIR MA QABE  BEST HEES WAAAAAW
9:11
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 260 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 70 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 930 М.
**Sahra Axmed Ahun* & Nuur "Daalacay" Cilmi | Laqanyada Jacaylka
8:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 365 М.
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 795 М.
Badweyn - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:41
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 344 М.
Yaa Dooxay Caashaqa (Original)
7:54
ADDE JAMA
Рет қаралды 144 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 97 МЛН