Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"

  Рет қаралды 221,401

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

2 жыл бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamad Adam Dacar 1975
⭐Laxanka
U/ Axmed Nuur Jaangow AHN

Пікірлер: 75
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 күн бұрын
This song is my favourite aun dhamaantooda
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Wa bad jacayl badana beerta xurayada ku daawaday wuxu ku matalayey raage sahrana raxma dacarba adeer u ahaa riwayaada axmedna shaqaale ayu ahaa reerka bacalwaan abti u yahay matalyey sakhraanbu ku matalayey riwaayada waayo waayo thanks macalin www
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Fan isku qoofalan ayuu ahaa runtii Mu'alifka, luuqaynta iyo laxamayntuba Intii dhimatay alle ha u naxariisto
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Waa Waagii ay soo baxday Aalada “Cajaladha” oo laga gudbay saxamadii balbalaarnee ee waagaaas musikada lagu dhagaysan jiray ama “ LP” waa qiyaastii 74kii meelahaas.
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Mahadsanid W.W.Wacnaa Dacar, waa iiga sheekeeyey riwaayaddan qaaliga ahayd bari samaad.
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Ruwaayaan waxaa la dhahaa bad jaceyl badanaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Axmed nur jangow iyo sahra iyo axmed mooge dhamantood Allh u naxariisto
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Ruwaayadii Bad jacayl badanaa, Maxamed Adan Dacar. Yaa salaam. Axmed Mooge iyo Sahra Axmed Jamac Ilaahay qabriga haw nuuro.
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Yaa codeeyay ama naxiyadaa mcn saaray??
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
@@khalid9264 ma garanayo fanaanka saaray laxankaa macaan, laga yaabaa inuu ahaa Jaango, waa male ee run ma aha Sxb.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@khalid9264 axmad nuur jamgo aun
@ishwaqmuhidin8618
@ishwaqmuhidin8618 9 ай бұрын
3:07
@maxamednuur7175
@maxamednuur7175 6 ай бұрын
Adduunyo gammaara Iyo waayo tegay ayaan daba gucleynayna. Yaaba!
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Waa marku faanku faanka ah. Allah haw naxriisto Ahmed & Sahra
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Hestani waxey ku jirtey Riwayadi Bad jacey Badana waxa Alif Abwan kii weyne ee maxed Aadan dacar waxan ku dawaday National theater hargeysa hestan waxa wada Qadayey AHUN Axmad moog liiban iyo sahra Axmad jamaac
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Baraawo waayo waayo
@alioday7432
@alioday7432 11 ай бұрын
Rabbi Wayne ha uwada naxariisto Haldoor-kaygii Idama Allee. Inta ifka nagula sugane Waynow dhowr oo dheeliga u diid.. Anagane kuwii Xaqooda Garawsada guulow naga yeel🙏🙏
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 2 ай бұрын
Old iis gold
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 2 жыл бұрын
Woow Waayo Waayo iyo Waayihii Wacnaay Wooow
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Ай бұрын
Axmed mooge liiban sahra axmed jaamac riwaayaduna waa badjacaylbadanaa abwaanku waa dacar
@laafa_cadde
@laafa_cadde 2 жыл бұрын
Ku raad raadinayee Rabi ha idiiin nxristo😭
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Riwaayadii : Bad Jaceyl badana Mirihii :Maxamed Aadan Dacar Laxankii : Axmad Nuur Jaangow Qabasho: 1975 Allah Yaa Cisag 💯❤️🙏 Malyuun jeer mahadsanid (𝗪𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗖𝗡𝗔𝗔 )
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Thnks ❤❤
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Waxan Levi ku dawaday National theater hargeysa
@wiilhog6788
@wiilhog6788 2 жыл бұрын
marka hestan dhageesto waxa soxasuustaaa gabar an school isla dhigan jiirnay oo kibiir badneed lkn hada waa😢😢😢💘
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 10 ай бұрын
Hada waa hee niyow😊
@haseem7506
@haseem7506 8 ай бұрын
@@husseinahmed7265 waa carmaldee kkkkk 😂
@M.Duran71
@M.Duran71 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Aamiin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD Erayada Mohamed Adan Dacar Laxankii U. Ahmed N Jaango AHN Luuqdda AHUN Ahmed iyo Sahra AHN
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
Waana riwaayadii caan baxday ee Bad Jacayl Badanaa
@nourhamudApdilahi
@nourhamudApdilahi 7 ай бұрын
Raansigaan jaleeada ilma ragax ka sooyaa'1'12'2023🎉december
@boysinthehoood6616
@boysinthehoood6616 2 жыл бұрын
HEESI HORE AYAA CID KA QAADA LA WAAYE ADNA MASOO DHIGTEY MARXUUMIINYTA SUPXANALLLAH🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😫
@AhmedLa-kq5sn
@AhmedLa-kq5sn 5 ай бұрын
Fanka soomalida heesaha iyo murtititidu wuxuu ka balimaaa cidagale wuxuuna ku dhamaada habaryoonis
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Axmed nur jango waa ninka ugu laxama dhadhan wanagsn
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Aad iyo aad jaangow laxamadiisa aad baan u jeclahay aun
@adamabdi743
@adamabdi743 5 ай бұрын
Ragi hore makala dhacaan se qof walbo dookh ayuu leyahay fankaas dib inooma soo maraayo markale Allaha u naxariisto inti dhimatay dhamaan
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 Жыл бұрын
Erayadii abwaan maxed aadan dacar
@ikranabib7919
@ikranabib7919 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Ahmed mooge iyo Sahra Ahmed aamiin 😢😢😢😢😢
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Ereyada Maxamed Aadan Dacar Laxanka Jaangow Laxanamada Jaangow Waa Qaab Gooniya
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii a.n.jaangow codka sahra axmed iyo a.mooge
@hudamohamet9682
@hudamohamet9682 7 ай бұрын
Caashaqan iso riday aan ka raysto hawshee Sawma raaco kaan rabay❤
@abdirahmanahmedaadam3805
@abdirahmanahmedaadam3805 2 жыл бұрын
Waaw!🥰📯🥁🎺🎹🎸🎻💞
@maheemdahir5329
@maheemdahir5329 Жыл бұрын
ILaahay haw naxariiso inta dhimatay WAA MIDHII MA.ADAN DACAR WAA BAD JACAYL BADAN WAABARI WAX DIB LOO ARKAAYO MAAH LAXANKA JAANGO
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Riwaayadii ku jirtay Inoo raacay wll Tankale mar kasta soo Geli heesihii hore wll Mahadsanid wll
@abshirjimale9691
@abshirjimale9691 2 жыл бұрын
Bad Jacayl Badanaa ayay ku jirtay, ayay ku jirtay, waxaana alifay Maxamed Aadan Dacar.
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
@@abshirjimale9691 Mahadsanid wll
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Riwaayadii Bad jaceyl badanaa 1975
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Mama sharo iyo mooge Allah unaxristo 😢
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto murxuumiinta
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan maxamed aadan dacar
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Ahmed mooge and Sahra Ahmed jamac the girl somalia is a beautiful thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much song sweets thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much
@user-hm6sk6ix9i
@user-hm6sk6ix9i Ай бұрын
Sida ramad ka reebaan ku raad raadinaaye ax ya erayo😢
@siidcumar-yj1gi
@siidcumar-yj1gi 6 ай бұрын
C kariin f qaareey jiir marka laga soo tago Axmad nuur jaangoow nin aan udhigo ma arag waanaa ninka leh laxanka heestaan iyo heesa badan Sida heesta yaa gareyska kaa fura aun
@abdihakiimmohamut5557
@abdihakiimmohamut5557 2 жыл бұрын
Masha allah
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
aun caaadi mahm 🥰🥰😢
@mawliidkhadar4537
@mawliidkhadar4537 Жыл бұрын
Mawliid
@user-if6jb9hz6p
@user-if6jb9hz6p 7 ай бұрын
Bad jeceyl badana 🥰
@jamaozman9346
@jamaozman9346 Жыл бұрын
🔥🔥🔥
@akadirmohamudbarre49
@akadirmohamudbarre49 27 күн бұрын
Sida Ramas kareeba
@user-ci3rw6go4w
@user-ci3rw6go4w 7 ай бұрын
Raali Gali I leeyee
@MaxamedAxmed-pi6zu
@MaxamedAxmed-pi6zu 8 ай бұрын
Heesaha waxa alagala baxaa naxwaha afkeena
@filsansalebaan985
@filsansalebaan985 Жыл бұрын
Nimco.cismaan
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Hindiya udhof jamacad kuma hayo kadibna qarxi wadankaga mesha kuqoysata lagu xirta yawax ibaray kabartay kabadin kara ooidiray hindiya maxa laga socararay magacyo ben ciyalka loguwax bartay muwey abtirsan maya fulnfulan iskuladuba dhexyala dadka kale guryahodeey oogasotagtaan fulan fulan bidaqada kuegtahay ee sida xidigaha loocadeya shegato hoyo kento abo wadanka hataa famil sacudi marka kenya itobiyo hadey isdhiben somali kuli haisku dhiban fa.mil kaliya hadey iskudhiban basabor qas maleh jinsiyo basabor soomali jinsiyo kenya itobiyo jinsiyo adunka kalasinaneyna basabor qas wadan soomali basabor kenya jinsiya somali basabor itoobiya jinsiya soomali oo adunka ubixiyan iishaqey aniga kuleh hadi iswasho wadanka iyo basaborka kusoxadir nidamka jinsiyada dhowr kuma inkirsani shaqadada hakudhelin
@mawliidaidid3165
@mawliidaidid3165 Жыл бұрын
Bad jacayl badanaa
@mzzdiamond873
@mzzdiamond873 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉😊😊
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Waxa iga codsi ah,: Saaxiib noo soo raaci isla heesta "Qooraansi eegmadu baahida ma qaadaa" isla labadan hoobal ay qaadayeen Aun.
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 10 ай бұрын
Play listigayga heesaha talantaaloga waa nay isku xigaan isku doookh baynu nahay😊🎻🎹
@HusenIlmi
@HusenIlmi 3 ай бұрын
Axmedmog 0:01
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ewwww
@axmedabdi2061
@axmedabdi2061 2 жыл бұрын
Haa fun
@axmedabdi2061
@axmedabdi2061 2 жыл бұрын
Fast forarr ok 2
@Maxamuudyare-qj8rg
@Maxamuudyare-qj8rg 4 ай бұрын
Heeso ha xulka ah
@farolejadle5382
@farolejadle5382 Жыл бұрын
Fatuma the F
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 670 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Axmed Mooge| Caashaqan I Soo Riday| Balwo Lyrics
6:06
Balwo Lyrics
Рет қаралды 197 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Amina Cabdillahi Xirsi 🔥Iyo Heesta "QALAMAANYO"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 573 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"
7:11
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 86 М.
Jamasho || Axmed Mooge Liibaan & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics
7:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 584 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 4,6 МЛН
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,3 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 1,8 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 9 МЛН