Heesaha Riwayadiii Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii Inakayga | Curintii Abwaan Xasan Ganey

  Рет қаралды 26,711

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 2 ай бұрын
Mag Maogtahay Cuuryaankaba Cagalooma Waayine Ceeynkaa Waxlooyiri Abwaan Xasan Ganeey
@omarabdi3332
@omarabdi3332 24 күн бұрын
Qamar & Kuluc Waxaan maqalka heestaan iigu horeeysay 1976 anigoo kuray ah Waaba ka horeysay hanaqaadkaygii Old is Gold
@abdirahmanjama1322
@abdirahmanjama1322 15 күн бұрын
Murti , Suugaan iyo tilmaan waano tusaalle wax sheeg waanin hogo tusaalayn dhamaantood iyo iyo qaar kaloo badan ayuu inoo tegayaa Alle cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereeyee abwaan xasan xaaji cabdillaahi xasan geney maansha Allaah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 14 күн бұрын
Aamin
@abdiyare4308
@abdiyare4308 7 ай бұрын
Waah waah yaa xasan ,xaaji cabdillahi,xaaji xasan.
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 2 ай бұрын
Casino X c/lashing cardigan iyo cimriga iyo cibaadadaba alle haw xafido oo haw barakrryo xaga suiganta iyo dhaqanka anshaxa wuxu iguyahay waalid ookale maskaxdisi ayuu ino hibeeyey
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 6 ай бұрын
Abwaan Xasan Geney
@nuradinahmed4157
@nuradinahmed4157 7 ай бұрын
Adeer iska hubi cidaleh ruwaayada waa curintii xasan x cabdulaahi genay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Adeer sidee ku ogatay inuu Xasan Ganey leeyahay?
@ismailfarah7981
@ismailfarah7981 9 ай бұрын
Dalmarow, Riwaayaddan waxa curiyay sidaan warka ku hayay Xasan Ganey. Bal dub ugu noqo. Waad ku mahadsan tahay dedaalka aad samaysay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Mahadsanid, AHun Meecaad Miigane baa lahaa
@abdifarah1425
@abdifarah1425 7 ай бұрын
Dalmar adeer riwaayadan waxa hal abuuraye abwaan xasan Ganaye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Adeer waan saxay mahadsanid
@hassanhussein272
@hassanhussein272 7 ай бұрын
Dee isba xasan ganey baa weriyuu ku yiree ma indhahaanad wax ka arkayn
@saidmussa6461
@saidmussa6461 8 ай бұрын
1974 ayey riwayada soo baxdey
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 11 ай бұрын
Riwaayaddan xasan ganey baa lahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Halkeed ka soo xigatay ama ka soo maqashay
@CabdiMaxamed-uu2we
@CabdiMaxamed-uu2we 5 ай бұрын
Aragti......aadmi....manoqoto.isu.mid.aragtda.dheeeeer.waa.qalbi
Riwaayadii "Sida Maysku Qabna Mise Wan Qasana"🔥iyo Heesahedii
58:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 149 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Ma naxoo jacayl
8:17
Sahra Axmed
Рет қаралды 26 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 18 М.
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 138 М.
Heesihii Riwayaddii | Xuskii Jaceylka
39:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 8 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26