Waxaan lo ooyey habeenkaas ciil iyo dhibkii nagu haystay kenya islii ayaan kunoolayn markii dagaalkii Sakooye dhacay anagoo qaxooti ah waliba hoyaday iyo aabahay meel kuma ogeen 10 sano ayaan kunolaa kenya dhib iyo rafaad ayuu sankudhuudhiga nagu Hayey kenya shalayne waxan ahayn dowlad jirto.maanta oon wali qaxiiti ku ahay kanada 2019 wax rajo ah majidho allow somaliya nabad kadhali oo midee aamiin
@abdullahihersi79347 жыл бұрын
Xasuuus wallahi habeenka heeskan laqaadayo waan xasuusta anoo yar ayaa waxan soo raacay ayeyday AUN oo daawan rabtay shirka guri nagu dhowaa markii wax yar riwaayada socotay ayaa heeskaan soo galay dadkii meesha fadhiyay ee soomaalida ahaa dhamaan wa wada ooyeen oo ay ayeyo ku jirtay anigu waan yara oo 10yrs ayan jiray bacdal cisho ayay ahayd saan filayo bishu July 2000 ayey ahayd goobtuna Nairobi 17sanadood ka dib iyo Maanta oo ay taariikhdu tahay Talaado 05 DECEMBER 2017 6:05 PM iyo Qaahira Masar xasuus time
@akirtulzaturki81194 жыл бұрын
Sxb nayrobi maaha beenta nagadaa jabuuti bey eheed magalada carta marka taarikhda been haka sheegin taarikhda somalia ay somartay Ben Uma bahno sanadka wa 2000.kii bishii janaaayo ok
@abdullahihersi79343 жыл бұрын
@@akirtulzaturki8119 kkkk sxb horta asluubta hadalka mataqaanid mida labaadna afka Soomaaliga ayaa aqriskiisa iyo fahankiisaba ku dhibayo waayo waxa aan ka sheekeyay waa nairobi iyo qisadii habeenkaas in aan nin yar ahaana meshan ku xushay lkn shirku Nairobi buu ka dhacay ma oran
@farhiaismail36294 жыл бұрын
Alah u naraxaristo sangub aya alifay ruwayad maxan xabadey ku nacay
@akirtulzaturki81194 жыл бұрын
Shirkii carta kadib cabdi tahliil wala sumeeyey ilaa uu naafooobo labaatansano kadib Buu udhintay waxyeladii sunta C,qaadir Sanka Wala dilay sun Buu sababsaday oo uu udhinty Ilkacase wala dilay sun Buu sababsaday Da,uud Cali maskaf Wala dilay sun Buu sababsaday Singub Wala dilay sun Buu sababsaday Maxamed xaayow gacal Wala dilay sun Buu sababsaday Iyo abwaano kale oo aan magacyadooda hada heynin Wala dilay sun beey sababsadeen Waxaa loodilay dowladnimada maanta aan heysano beey Soo dhiseen illaaaheey ha janeeyo waxaa ka badbaaday maki xaaji banadir asagana wadankiisa ayuu ku dhuuntay in jaanis lagu raadinayana wala yaabaa waxaa ka badbaaday nagruuma oo mareykanka iyo kanada beey ku dhumatay ILLAAHEEY ha badbaadsho xaqana ILLAAHEEY hasoo iftiimiyo cadowga nadilayana ILLAAHEEY hanaga qabto aaamiiin
@allemagan9874 жыл бұрын
isgaro shanta iyo shiirayda kola animafasiraayo asna waxaan leeyahay allaha caafiyo asagoo xanuunsan ayaa iigudanbaysay
@allemagan9874 жыл бұрын
fanaanka wayn cabdi tahaliil riwaayadaan ayaa laga raacay
@akirtulzaturki81194 жыл бұрын
Nimaan iga xoog badneen adaa geed igu xiray maxaan xabadeey ku nacay ku nacay ku nacay
@gaaxnuugmedia47276 жыл бұрын
Soomaalidu haday sugaan wax ku qaadanayso cartay ku qaadan lahaayeen