Xasuuus wallahi habeenka heeskan laqaadayo waan xasuusta anoo yar ayaa waxan soo raacay ayeyday AUN oo daawan rabtay shirka guri nagu dhowaa markii wax yar riwaayada socotay ayaa heeskaan soo galay dadkii meesha fadhiyay ee soomaalida ahaa dhamaan wa wada ooyeen oo ay ayeyo ku jirtay anigu waan yara oo 10yrs ayan jiray bacdal cisho ayay ahayd saan filayo bishu July 2000 ayey ahayd goobtuna Nairobi 17sanadood ka dib iyo Maanta oo ay taariikhdu tahay Talaado 05 DECEMBER 2017 5:31 PM iyo Qaahira Masar xasuus time
@farhiaismail36294 жыл бұрын
Alah u naraxaristo sangub aya alifay ruwayad iyo heska darajo iyo xil ya mudan
@MTooyo5 ай бұрын
Maya, Abwaan Abdi Dhuux ayaa isla leh walaal.
@cabdiwelicalidhimbilabwaan83415 жыл бұрын
The authorities in Somalia do not use us to hate people who say anything or do not know what peace is and the government of Somalia has stopped many acts of violence in some parts of the society, for example by a Somali man. host country to be taken out or adopted without a system of government attorney or local doctor and local councils can be made aware of what is happening to ensure that every living person in the world can live without oppressing anyone else. to assure that social peace and social life are not transformed into handicraft and massacre while literary and artistic communities sleep and weep while still engaging in violence and massacre with their families, but at every moment they present their own writings and ideas. songs and concerts that are a message to different sections of society while still searching for us sea and tranquility from ccd Nairobi Kenya 3 / 41pm date 19/12/2019
@qaliosman16149 жыл бұрын
meel loogama badno ee waxay ku marmarsiyoonayaan qabiil qabiil waqooyi iyo koonfurba waxaan dhihilahayn iska daaya danneestaha hanna barina dhallinyarada qabiil qabiilka illahay wuxuu diintiisa ku yiri isku ixtiraama qabiilka ee madhihin isku dilla ama iku caaya amba kuqaraabta marka dadweeynaha hahabaajinina wadankana hanaga habaajinina annagana hanna dhamaynina waxaan ku dhammanay badda kudaha ilmihiina waa laqaatay,dhinyaradiiwaa ladhameeyay dhaqankii waalaga badalay gabdhihii waa lakufsaday,waxkaradkii,waaladilay,haddaan dabadda joogno waxnoo haray madhino waddankiina waa nagalla qaadan rabbaa marka waxaan dhihi lahaa illahay ka baqa ee noo naxariista ee nusku gaynakeena ee is cafiya soomaliyeey.
@axmadduraab228311 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@axmadduraab228311 жыл бұрын
caaadi maahan
@farhiaismail66654 жыл бұрын
Runti sow maha
@cabdiwelicalidhimbilabwaan83415 жыл бұрын
cilmi baaris la sameeyay ayaa lugu ogaaday in dadka ehelkooda neceb aay afar qeybood yihiin tusaale waa dad raba inaay dad kale ku qanciyaa in waxyeelo loo gaysto qeyb ehelkoda ah waa qeybta labaad oo u haysta diin ama nidaam dowladeed in la laayo ama waxyeelo loo gaysto qeyb ehelkooda ah waa qeybta sadexaad waa qeyb dhaqaale aaminsan iyo in dadka la caayo qeybta afraad waa qeyb rag iyo dumar ah oo sidaas isku guursada oo u haysta nolosha iyo guurka iyo jeceylka in dad ama qof la wada xumeeyo ama waxyeelo loo gaysto waa arimo ka jira soomaaliya iyo sadexda wadan ee soomaaliya dariska la ah waana arin sababtay in laysu adeegsado qof kasta oo boqol doolar qof waxyeelo ugu gaysan kara halka qaar aay ku shaqeeyaan faal iyo sixir taas oo ah xaraan marka intaas lasoo dhaafo ama laga soo gudbo abwaanimada iyo fanaanimadu ma aha qabyaalad ama qabiil ma aha qurux iyo foolxumo ma aha siyaasad iyo xisbi ee waa erayo ama tilmaan la bixiyo taas oo looga hadlo marba xaalada qofkaasi tilmaamayo balse xiliyadan danbe waxaa la rabaa in loo badalo wax aaysan ahayn balse waxaa tilmaamaya abwaanka ama fanaanka bulshada aqoonta u leh si aaysan u noqon nidaam is garabyaac ah from ccd nairobi 2.10pm
@cabdiwelicalidhimbilabwaan83415 жыл бұрын
Maamulada ka jira soomaaliya yaysan noo isticmaali dadka ehelkooda neceb ee wax walba ku sheekeeya ama aanan aqoon u lahayn waxa aay tahay nabada iyo dowladnimadu iyadoo dowladaha dariska la ah soomaaliya aay joojiyeen tacadiyo badan oo lugu hayay qeybo bulshada ka mid ah tusaale in qof soomaali ah oo dalka marti ku ah guri lagala baxo ama la qaato iyadoo aaysan arintaasi ahayn nidaam nidaam dowladeed looyarka xaafada ama dhakhtarka xaafada iyo gudiyada xaafada loo sheegi karo wixii jira si loo xaqiijiyo in qof kasta oo noole ah uu dunida ku noolaado isagoo aanan qof kale dulmin iyadoo arintaas lugu xaqiijinayo in nabada bulshada iyo nolosha bulshada aan loo badalin gacansi iyo xasuuq bulsho halka bahda suugaanta iyo fanku aay oohin ku seexdaan iyo oohina kusoo tuusaan iyadoo wali lugu wado tacadiyo iyo xasuuq iyaga iyo ehelkooda balse aay xili walba aay wixii aay arkaan kusoo bandhigaan qoraalo iyo heeso iyo riwaayado fariin u ah bulshada qeybaheeda kala duwan iyagoo wali raadinaya nabada iyo xasiiloonida from ccd nairobi kenya 3/41pm date 19/12/2019
@farhiaismail36294 жыл бұрын
Somalidu wey bugta inu cudur bahan helay bidhanta laga garta MA berka laga haya ma aragi ba baqtiyey Xage loga badan yahay inu cudur bahan helay qabilka lagu garta? Alah u naraxaristo sangub aya alifay