Halista Shilkii Baabuur Ee Siyaad Barre | Is Qabsigii Xukuumadda | Xog Warranka Yuusuf Garaad

  Рет қаралды 306,240

Qaamuus

Qaamuus

Жыл бұрын

#Qaamuus
Qisada dhaawicii Siyaad Barre kasoo gaadhay shilka baabuur iyo xusuus qorka wariyaha weyn Yuusuf Garaad | Khudbaddii Jaalle Siyaad Iyo Khilaafkii xukuumaddiisa

Пікірлер: 99
@AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
@AxmeddalabCalixirsi-qh4xx Жыл бұрын
Ilhow unaxariiso midwalba oo jeclaa nabigeena muxamed. صل الله علهوسلم❤❤
@user-bg8dz3pw6r
@user-bg8dz3pw6r 3 ай бұрын
😊😊😊😊
@daudhassan9377
@daudhassan9377 Жыл бұрын
Excellence jaala siyaad may Allah mercy Him and enter him paradise Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw scw Scw Scw scw
@mohameddukow933
@mohameddukow933 Жыл бұрын
Wa runti Yusuf garaad wuxu Qorey ❤❤❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Yusuf garaad Xog iyo macluumaad iyo Taariikh. Intaba wuu hayaa. Waa mahadsan yahay Qaamuus si Qurxoon ayaad u soo gudbisey.guuleyso camuu
@hawaahmed9655
@hawaahmed9655 Жыл бұрын
Allaw u naxariiso maxamed siyaad bare aamiin aamiin aamiin bacdigii sharafi dhimatey
@Twa917
@Twa917 Ай бұрын
Sax wllo qali walhaya 2 sano ayaan ahaa meelan ka shaqaynay sudani Naceeb laa niceb yahay Somalia nimada Ilh hayno gargaro
@ugaaska7107
@ugaaska7107 Жыл бұрын
Maqaallada uu Yusuf Garaad Qorey Fadlan Noo Soo Codeey. Sida, Taxanaha 89-90.
@abudarda00
@abudarda00 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto siyaad barre
@xuskaissa7003
@xuskaissa7003 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhammaan madaxdii hore ee dalka Lkn Yusuf garaad runta masheegin sababtoo ah markasto siyaasad iyo nin qancin ayuu u hadlaa Tusaale Maxamed cali samatar dalka kama talineynine waxaa kasii talinayay gudoomiyihii baarlamaanka oo uusan ogoleyn inuu xusso sababkasto ay tahayba Marar badan oo uu kadheekeeyay baan waxka weydiiyay mudadii uu gudoomiyaha barlamaan sii hayay dalka wuu diiday inuu xusso
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
2:17 WADADU Wa Wadda isku Xirta Afgoye iyo Mogdisho Barta Shilku Ka Dhacayna Wa {{ KALKAAL }} DHOOR GOOLAD AYA WADADA LEDAHAY INTA U DHAXEYSA {{ KALKAAL IYO AL-BIRRI }} WAX WALBA NA WA QADAR ALLE
@mohamedmaowbulle9768
@mohamedmaowbulle9768 2 ай бұрын
Allaah unahristo marhumka
@mohussle415
@mohussle415 2 ай бұрын
Ilaheey Naxariisti Jano haka waraabiyo Aabe Siyaad
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Yousuf garad, waxaan ogahay in uu yahay qof daciif ah maadaaama uu yiri ethiopianka waxay ogyihiin waxaa calooshaada ku jira.
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Allayaraxma aabe siyaad
@XaajiAhmed
@XaajiAhmed Ай бұрын
😢😢😢
@alimohamed9107
@alimohamed9107 Жыл бұрын
Ninkan waa jaajuus buu ahaa kuwa u shaqeeya telifishinka ajanibiga waa wada jaajuusiin ha aamina
@maxamedmacalin6794
@maxamedmacalin6794 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤somaliya
@JamaalcabdilahiMaxamed
@JamaalcabdilahiMaxamed Ай бұрын
Siyaad_bare_waxa_kaxun_waa_yuusuf_garaad_waxa_kabuuxa_nacayb_qabyaalad_xaasid_1waa_kansarka_kala_dila_soomaalid
@hudawarsame8648
@hudawarsame8648 Жыл бұрын
mooryaan warkii ha noo sheegin
@maxamedmacalin6794
@maxamedmacalin6794 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 Жыл бұрын
20 saac 20k in ku dhaw o views ah Masha Allah bro hormar wacan 🤞❤️🇸🇴✅
@abdihakimabdi1213
@abdihakimabdi1213 Жыл бұрын
Y⁰000
@CaliDhabar-wi1ef
@CaliDhabar-wi1ef Ай бұрын
Tous les geste d bien faissance sans a la une et reconaissant c lui ki fonde la langue somalienne 1 homme d'etat boulcho- bileh inalillah wa ina illey-xirajxiune
@mohamedmaowbulle9768
@mohamedmaowbulle9768 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scwv
@fadumoawes3631
@fadumoawes3631 Жыл бұрын
Alha u naxaristo
@abdimalikak6541
@abdimalikak6541 Жыл бұрын
Waa asal waanku qanacsanahy taarikhaha balse barnaamijyada ama kabadan inad kadhigto horayna usoco
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
Qoraalkii u ka samyey hebelka yusufkasi wakhtigii u shaqynyey bisha cas hargeisa 1988 qormadasi Bogota ayey kujirta 2017 ayu soo galiyey ee soo taabi qamuus
@halimahersi1145
@halimahersi1145 Жыл бұрын
Mooryaan hubaysani beley noohorkacayaane
@abdinuurmohammud1474
@abdinuurmohammud1474 3 ай бұрын
Waabenta waxa kusimeaha janaral liiliqato
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 2 ай бұрын
Waa runtaa General Liilaqato ayaa kusime ahaa.
@hoogmasheege
@hoogmasheege 3 ай бұрын
Awoodu waa labo mid gacantaada ku jirta iyo mid lagaa aaminsan yahay, hadii ay iskaabi waayaan waa kuu dhamaatay waa arin sax ah warkaasu waliba xikmad weyn xambaarsan
@HussainJunior
@HussainJunior 2 ай бұрын
Yusuf garaad sidiisaba very clever Student buu ahaa waagii aan isku class ahaan jirney in “ General Da’ood Secondary School “ in 1980
@hudawarsame8648
@hudawarsame8648 Жыл бұрын
yusuf garaad waxaa la yaable cida cida waraysanaysa ama buugtisa aqrinaysa
@xasanturky4732
@xasanturky4732 Жыл бұрын
Keep going
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Soomaaliya gaajo cunto la aan gaajo cilmila aan iyo gaajo amni la aaneed ayaa isugu darmay
@jinnijiz8965
@jinnijiz8965 Жыл бұрын
big mouth alla ha u naxaristo
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Жыл бұрын
Yuusuf garaad qudhiisa ayaan dab yar soo shidin oo' dambiike ah.
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
ALLE YAA RAXMA .M.SIYAAD .DAACAD BUU AHAA EE NACASYO BAA MUCAARAD KU NOQDAY IYO KUWO LA SHAQAY JIREY OO AAN DAACAD AHAYN MAXAA KA DANBEEYEY .WELI SOO.AALI WAA KUWAA IS HAYSTA
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Жыл бұрын
War qaamuus. Yusuf Garaad waxa uu yiri goob joog baan u ahaa,waa war dadka Soomaaliyeed oo dhan,ay og yihiin. War la qabo,xiiso,ma leh.
@husenabdi4083
@husenabdi4083 Жыл бұрын
Mahadsanit walaalkey
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Dhibkii iyo qiyaamadii ay gaysteen mucaaradkii ayaa illaa hada xal loo laayahay
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
Maalintaas tariikh beey nagu lahayd dhaawc xooglaa gaarey maxamad siyaad barre isaqa aad udabaadegey farxad darteed dadka kale qayb ducayneysey iyo qayb jeclayd dhibaatadiisu weey jirtaa anigu buraanbur antiriyey waxaan ka xasuustaa sareeye gaas ina siyaadoow salaama mudo sursuuraha ĺaga biqiyo meesha laga sahwiyo allaha kaaga saaro sacabada malaa,igeed yusuf runbuu ku sheegay madaxweynaha kartidiisi weey daciiftay dhaawacaasi markuu gaarey rag baa wax badan kharibay waa maqllay والله أعلم رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته رئيس الصومال الأسد محمد سياد بري بطل من الأبطال الصومال
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Maxay faaiideen laami siyaad kadambeeyey lama dhisin jaamacado lama dhisin isguulo iyo wershado lama dhisin dhawr siyaasi ayaa aduunka soobarya oo xoogaa loola ah dhaqday
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
@@safamarwa3597 ma lacagti dawlada ayuu wax ku dhisi jirey mise u isagu leeyahay
@aburamla209
@aburamla209 Жыл бұрын
ina siyaad Barre wuxuu ahaa geesi gaaliobay allahna kukufriyay kuwa kuducaynaya jannadii allow gee jaahiliin baatihiin janno waa kaxaaraan Gaal geesa waaweyn buu ahaa ilaahay diintiisi ladagaalamay mama aasiyo buraanburkaagu waa been
@albaaniali7387
@albaaniali7387 Жыл бұрын
Yuusuf garaad axmad waa cunsuri aan xaqiiqda hadalka kasheegin
@Wankooshow
@Wankooshow Жыл бұрын
Dansaadha. continue more language.......#በርታ #wankooTube
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Жыл бұрын
Jaalle Siyaad libaax laba ma aha . aun.
@kadromahamed8380
@kadromahamed8380 Жыл бұрын
Fadlan qaybaha aad soo kala galinayso numbero kala sii. Mahadsnid
@CubeydyareDacad
@CubeydyareDacad 23 күн бұрын
Muhiim ma ahan.Waxbadan?
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm jaalle siyaad
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 3 ай бұрын
Intaa waxay ka ahayd markuu khilaafay dhakhaatiirtiisa taladooda ee uu xafiiska iska xaadiriyay inuu dalka sii kharribo burburkiisa ka sii shaqeeyo
@AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
@AxmeddalabCalixirsi-qh4xx Жыл бұрын
мир ему ❤❤ luqadan yaa fahmi kara luqada russia 🇷🇺
@Ca3ebdiShakuur-jm8if
@Ca3ebdiShakuur-jm8if 3 күн бұрын
😊
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 Жыл бұрын
Waxafadeydi xamar jaajab 🥰🥹
@mukhtarhabiil6978
@mukhtarhabiil6978 Жыл бұрын
Adigu miyaad tageer sanayd siyaad bare
@foosiyaahmed859
@foosiyaahmed859 Жыл бұрын
Ĺ Ĺ
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Jaamacada WAXA UU ilaalinjirey gabadha Madaxweynaha kulayaddii luqadaha KU ilaalinjirey
@user-tu3lj1dm9c
@user-tu3lj1dm9c 10 ай бұрын
Iam very sorrry
@bilanhibo2204
@bilanhibo2204 Жыл бұрын
Ar ninka fircoon barreh muxu dowlad aad wacan inaga burburiyay. Faraacinta manta shartodda allaha inaga magangaliyo
@baractabdi2076
@baractabdi2076 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤aun
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Hadhow baa Faroole ku odhanayaa mucaarad baan ahyn! Xassa Abshir iyo Siyaad kaligood ayaa is raaci Jiri oo aan ciidan waardiyeeya la socon, indhahayga Ayaan ku arkay, oo way ka dhuuman jireen koofiyad casta. Reer Garoowe oo dhan Kacaan bay ahaayeen iyo reer Hargeysa. Mucaaradka waxa laga heli jiray Gaalkacayo iyo Burco.
@abdikadirarab4992
@abdikadirarab4992 Жыл бұрын
noo daa marxuumka qabriga ha ka toosine libaaxii africa buu ahaa aabe siyaad maantana qarankii mooryaan baa ka talisa
@engfahadahmedqaahirachanne7548
@engfahadahmedqaahirachanne7548 9 ай бұрын
Muxuu toosa wuu madhee
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Runtii waa xusuus waqtigu fasiray.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Жыл бұрын
Asc. Bilawgii sheekadu waxay maraysey M. Siyaad Bare oo sacuudiga Isbitaal uga jira.Haddana waxay sheekadii u booday xamar iyo shir lagu qabtay Afisyoone.Meeday sheekadii uu Odaygu ku jirey Isbitaalka.Meequu ku jirey Isbitaalka?Goormuu ka soo baxay Isbitaalkii Sacuudiga?
@kamaaludiin6928
@kamaaludiin6928 2 ай бұрын
Afisyoone halke ku taala pro
@azaazashamsham9031
@azaazashamsham9031 Жыл бұрын
Kow
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 Жыл бұрын
Waxaan cambaraynayaa Yusuf Garaad oo qoraa noqday
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 3 ай бұрын
Wuxuu goconayay iyo hadalka qadafka ahi muxuu ahaa maxaad u sheegi wayday maadaama aad weriye ahayd oo aad mudnayd inaad sheegtaa .
@CqaadirAadan-vf2cy
@CqaadirAadan-vf2cy 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@abosman7587
@abosman7587 Жыл бұрын
aloow janada geey m sayaad bare hada tuug xasan gutgurte oo musuq maasuq ku keenay mahad salad iyo qaar kale badan i am sorry somaliya
@xasancalisahalmaxamadmaxam217
@xasancalisahalmaxamadmaxam217 Жыл бұрын
ilaahey uma naxariisto gaalkii afka weynaa ee siyaad barre wuxuu ahaa nin diinta islaamka dagaal Kula jira dadka dhiigoodana caba dhi baatadii uu na badayna ilaa hada aankasoo kabsan la.sanahay
@miskifarah4859
@miskifarah4859 Жыл бұрын
@@xasancalisahalmaxamadmaxam217 Waxaa ILaaheey mahadii ah in Janada iyo Naartaba Allaah Tabaaraka Watacaaalaa gacantiisa ku jirto Alxamdulillaah Allaah Janatul Fardowsa Al Aclaa ayaan uga Baryayaaa Aamiin Yaarabi
@xasancalisahalmaxamadmaxam217
@xasancalisahalmaxamadmaxam217 Жыл бұрын
@@miskifarah4859 hadii aad gaalkaas ugu hiilineyso adeernimo iyo inuuyahay mareexaan adiguna gaalo raac ayaatahay marka intaad gaal u hiili isledahay naftaada naar iyo caro ilaahey how horseedin waakuujeedaa dhiig mareexaanbaa ku wadeeh
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Жыл бұрын
Siyaad bare u ducee aduu adeerkaa ahaa,,xasan sheeq waxaa u duceynaa kuwuu adeerkiis yahay,,soomaali is fahantay
@xasancalisahalmaxamadmaxam217
@xasancalisahalmaxamadmaxam217 Жыл бұрын
@@ayanelmi7218 xasan dheikh dhiigna magalin gaalna muusa noqonin ilaa hafana waxaanku dhaliilo kuma arko farmaajana sidookale lkn siyaad barre gaalkii afka weynaa cadaabtii jahanamo ilaahey haku fogeeyo asiga iyo intii raacsanba
@cabdallatalaash1167
@cabdallatalaash1167 Жыл бұрын
.80
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
FAKE NEWS SUXUFI BUG Ah WAX kajira majirto WAA FAKE NEWS Yuusuf Garaad WAA MOORYAAN dhiigyocab BBC WAA LAGA ceyrshey yuusuf Garaad radio Muqdishow QABIIL AYAA LAGU geeyey faadumo caalim Hg
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 Жыл бұрын
Hhhhh dhiigyacab maxaa olajeedaa yuusuf waligii qori maqaadine mise qabiilbaa la sumeysantahay
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 Жыл бұрын
@@mohamedabdimohamoud8328 m Malaha afwayne ayuu ujeedaa e yuusuf wuu ku halmaamay
@sharamohasaharamoha8118
@sharamohasaharamoha8118 Жыл бұрын
s
@saidyusuf4058
@saidyusuf4058 Жыл бұрын
Labo
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Sjyaad barre, wuxuu ku sugan hahay Alle hortiis, wixii uu dalkaan ka geystay, ciqaqbtana waa uu heystaa.
@adenahmed3076
@adenahmed3076 Жыл бұрын
PL
@ahmedawilhirsu4861
@ahmedawilhirsu4861 Жыл бұрын
Wax dhintaad ka samirtaa jaahilkii mujrimka ahaa we ku dhintay najeriya taariikhda waxa u kaga jiraa bog madow
@Som-hf7wz
@Som-hf7wz Жыл бұрын
Yusuf Garaad yaa ku rumeysanaya Mooriyaan baa tahee. Wax waad qori kartaa laakiin Mooriyaan baa tahay aan la rumeysan karin. BBC Somali branch baad Xero Mooriyaan ka dhigtay.
@saidali8766
@saidali8766 Жыл бұрын
Adiga qoraalkaan qoraya ayaa Mooryaan ah oo qalbiga iyo qaluubta ka xanuunsan BBC ma hooyadaa ayaa lahayd Yuusuf, aqoontiisa ayuu ku maamulayeey Ayuu meeshaa kujoogay waadna ku qasban tahay maqaalkaan inaad dhageeysato 😂😂😂
@SuhuursaleepaNZuhuur-jg6wp
@SuhuursaleepaNZuhuur-jg6wp 2 ай бұрын
8:40
@faadumacabdiomar620
@faadumacabdiomar620 Жыл бұрын
Allayaraxma aabe siyaad
XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1
31:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 153 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 41 МЛН
Купили айфон для собачки #shorts #iribaby
00:31
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 40 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 79 МЛН
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 165 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
До конца😂😂😂😂
0:19
Суета
Рет қаралды 4,4 МЛН
in japan #tokyodrift
0:20
OHIOBOSS SATOYU
Рет қаралды 55 МЛН
До конца😂😂😂😂
0:19
Суета
Рет қаралды 4,4 МЛН