16 February 2021 habeen salaasa ah 12:23 iyo Mid ka mid ah heesahaan dunida ugu jecelahay Caawa waxaan laso jeedaa ayeyday mcn oo xanuusanaysa asli ismacil oogleh💕🥺 rabi ha shaafiyo oo ayaamo hanoo daayo Sido kale waxaan kafikiraya love of my life Waxaan ino rajaynaya jacaylka dambarkiisa inaan dhano oo nimcadisa ku dabaalano ❤
@sirmamewardi31943 жыл бұрын
Xtaal aan kula daawanaya sidoo kale 2021 8june hbn xusuus mudan
@mohammeds1383 жыл бұрын
13 July 2021 10:54 fiidnimo iyo Degmada Howl-wadaag Gobolka Banaadir.
@asmaryare34213 жыл бұрын
Ayeyo macan alle ha caafiyo abayo, SUN 5/Sept/2021 Form Bari Bosaso.
Wa balan gacliso muna ina qalbiga kugu daho wadnaha daris kaga dhigo wa balan mcnto alle haku xafido nabad haygu ka keno gacliso l Love you mcnto ❤❤❣️💌🥀🌹🧕
@shankabood14 жыл бұрын
Eeshcalaa hees fiska noolow aadbaan uga helaa heesahaaga macaan waayo wadooyin dhaadheer oo aan maro ayay iisoo gaabiyaan thnks sis I'm ur fan
@BellaLadan2 күн бұрын
Wll hada majoogtaa after 14years😢
@AbdiShire-i6u20 күн бұрын
Who is listening 2025 my fav❤👸🏻🫶
@alcowdafarah3078 күн бұрын
16:48 pm 24 January 2025 🎉 🎶
@MaryanMustafe-t7n8 күн бұрын
@@alcowdafarah307same😢😂
@WadaCaD-x1d2 күн бұрын
Me 😂❤ 19:36 pm
@HanadAbdi-yx2ll2 күн бұрын
Farxiya anigo yar crush ku ahaa ila hda wan jeclahy hesaheda❤
@hooyoxaawa944810 ай бұрын
03/04/2024😢 anoo dareemaya qalbi jab 😢😢
@cxaafidyuusuf18459 ай бұрын
Hoyo ilaahy qalbiga hakuu qaboojiyo😢
@salahudinabdisalam4 ай бұрын
Sorry Wllshy🎉
@Qaraamiyahan2 жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha farxiya kuwooda ugu macaan shaksi ahaana aan ugu jecelahay.
@solocamper33244 жыл бұрын
July/9/2020 heestan istaag baan ku daawanayaa waxaan taaganahay barandada guri mudo 1 saac ku dhaw kaligey baan ahay waxaa heestan aad udhageysan Jirtay qof aanan ilaawi Karin ayadaan ku xasuusanayaa 😭😭😭😭😭
@MrJamaal0514 жыл бұрын
waxaan kuwaydiiyay jooncuke qof jiran ayaa tahay ee jirada aa qabtid waa tan uguxun aduunka qabiil ayaa lafaha kaa galay ee wax isku reeb maraxyahow,. viva farhiya caadi ma aha heestan iyo codkaagaba maasha alaah sis..
@elin31525 жыл бұрын
Waa Aniga long time ka dib qoralkagu wa mid xasus khasa leh😔
@diimakhali4514 жыл бұрын
Halo ma nooshay
@chelseafc21512 жыл бұрын
Inaan weli ku jecelahay Bal waydii dadkaba qaar Fiska one ❤ ilaa xiligaa ilaa hada
@noaraage2 күн бұрын
Habeen jimce ah goorsheegtu tahay 01:20 tariikhduna tahay 31 January 2025 ayaan dib u dhageysanayaa heesta qaaliga ee farhia fiska, heestan waxaa warqad igu soo qortay 2012 gabadh I jeclayd mayee aan idhaahdo aan is jeclayn , anigu waxaygu kaliya waxay iska ahyd dhalinyarnimo lkn iyadu aniga da,ahaan way iga yareyd waxayna ii jeclayd si dhaba , waxaan ku nooleyn magaalada ceerigaabo , waxay u qurux badneyd sidii dayaxa oo kale , waxay lahayd indho waaweyn , sidoo kale timo dhaadheer ,midab cadaana ahyn casaana ahyn ,ilko siman oo cad, markaas uun ayay soo kaceysay , waxaan ku arkay markii ugu horeysay meel bareefad ah oo ay dhigan jirtay , aniga xiiso ayaa aad ii hayay dhankeeda ah waxaan ku wareegi jirey bareefadkaas ilaa aan daba galay ilaa gurigoodii soo arkay , yaanan hadal kugu daaline casar casarada ka mida oo khamiisa jimcana soo galayo ayaan si kadisa ku arkay iyadoo walaalkeed la socdo waxay u quruh badneyd maalinta sida cirku u qurux badan yahay marka uu bilaa xidigaha yahay , daawasho ayaan la dhacay lakiin way I aragtay inaan si xun u eegayo ,walaalkeed ayaa isna I arkaya balse anigu wax aan u jeedo ma leh iyada bas ayaan daawanaya quruxdeeda, marka ay sii libiqsadeen ayaan soo baraarugay, waxaan go,aan ku gaadhay inaan ku biiro bareefadkii ay wax ka baraneysay , marka laga soo baxo wan iska daba gali jirey ilaa ay gurigooda ka aado , anigu ma garanayo sababta aan ula hadli waayay kaliya daawasho iyo inaan iyada arko uun Bay igaga dhaneyd , wuxu wakhtigu is guraba maalin maalmaha ka mida ayaa si kadisa warqad gabadh ay iyada saxiib ahaayeen ii dhiibtay mase waxay igu tiri hebla ayaa igu kaa soo dhiibtay ma rabo inaan magaceeda ku xuso halkan ka raali ahaada, gacmaha ayaan ka dhididay ma farxad baa mise waa cabsi mooji dareenka iska noocase , warqadii ayaan furay mise waxa ku qoran (fuley ayaad tahay waxa gudahaaga ku jira miyaad ii sheegan kari wayday doqon yahow) wax aan u kala garan waayay cabsi iyo farxad ayaan dareemay waxaan sugayay maalintii xigtay mise lamaba gaadhayo oo wakhtigii 24hrs ahaa ayaa igu dheeraday wuxu wakhtigu is guraba waa la gaadhay maalintii kale waxaan u qoray aniguna warqad waxaan ku qoray warqada ( waan ku salaamay boqorad heblaay salaan ka socota kashka iyo laabta intaa waxaan u raacshay maalintan ku arkay ilaa maanta waxaan jeclaystay inaan iska kaa daawado oonan waxba ku dhihin midna la soco bareefadkan inaan wax ka barto uma iman ee inaan adiga ku fiirsado ayaan u imid waxaan kusoo gabagabeeyay naf kugu waalan ayaa ku salaamaysa boqoradaay) yaanan hadal idinku daaline waxaan noqonay dad is jecel mar walba isku qora fariimo jaceyla, wakhtigaas social media ma jirin warqad ayaaa la iskugu qori jirey wax , heestan ayay maalin isoo qortay iyadoo ii gardhiganasa oo leh, Anoon damacaba jaceyl Doodisaba baran da,deyduna yar tahoo guudka uun la ii dabay markaa ayaad I bartay adigu Wakhtigaas heeskan sida uma fahansaneyn balse hada si fcn ban u fahansanahay , waxba yaanan hadal idinku daaline aan idin sheego halkuu ku danbeeyay jaceylkii , hebla waa la waday iyada iyo qoyskoodiiba waxana la yidhi waxa waday walaalkood oo dibada ku maqnaa waxa iskugu kaaya danbaysay maalin axada March 2 2014 ma ilaawin wali, maanta ma aqaano meel ay dunida kaga nooshahay boqoradii aan is jeclaanay balse waan u duceynayaa meel kasta oo ay dunida kaga nooshahay, hadiiba aad halkan ila soo gaadhay waad ku mahadsan tahay walaal ❤️
@shimbirka.Күн бұрын
Waan dhmysty saaxiib mahadsanid qormadan dareen ka hadlka waa laso wda mary xaldada mid la mida. heeskan oo aan aad u jecly ayaan ka dhex arky qormadn qruxda bdan. Waan ku salmay saaxib.🥹❤️👋
@khalid_Abdirahman4846 Жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay haben taariikhdu ahayd 2011 kii anoo film musasal ah dawanaya ayaa meel dhexe laguso daray heestan old is a gold
@mrdayabi73165 ай бұрын
Zxp runta weye musasalka Yaxye weye xasuus❤
@fartuunmaxamed98002 жыл бұрын
Habiin taladaa taariikhda 15 November 2022 saacaduna ay thy 1:30habiinimo anoo xaaladuhu igu xunyihin ayaan so boqday heestan mcanka badan boqorada codka cimri dheer iyo cibaado suuban kama daalo farxiya fiska iga dambeyo
@zacki001 Жыл бұрын
I was listening to this amazing song 4years ago still listening❤😊
@suhayromaxamud72892 жыл бұрын
Waa subax wali xitaa makicin heestan xasuus gaar ah ayey iithy 2020 ilaa hada ayaan dhagaysanaaya oy tariqda aythy 10/7/2022 insha Allah Ababiza waxaan ku dhageysiin dona 1/1/2024🥰💘 HAWARO JACELKA💔💘💋
@abdirashiidabdilahiyusuf76382 жыл бұрын
❤😊
@WITAHOODIE-j2 күн бұрын
Farxiya❤
@geesigacagaaran79686 жыл бұрын
Hestan kama xiiso dhaco Yaa ila daawanaya 10-08-2018 farta taaag
@abdifatahbashe73924 күн бұрын
Fiska golden Voice❤❤
@sangemohammed20572 жыл бұрын
Markay soo baxday ayaan aad u jeclaa oon dhagaysan jiray alx caawa dib u helay . Xasuus 11 sano ka hor.
@abdihakiimsaed6834 Жыл бұрын
Masterpiece
@radiyosamadoon25512 жыл бұрын
Masha ALLAAH ALLA Ha ku xafiyo wlshy Dunidane caafimaad ku joog Boqoradii Codkeey,Boqoradii dadkeenay
@iishaamose38552 жыл бұрын
Wlhi heestan waxad moodaa in aniga eryada layga sameeyey anoon weligay nin la sheekaysan oon sheekaba aqoon ayaan hargysa imid kadipna wiil ayaan is baranay markii iigu horeysay een arkay ayaan jeclaaday walina waan jeclahay 7 sano ayaan hal qof jeclahay waxan rajaynayaa inuu iinoqo kaan nolosha wadaagi lahayn
@SabirinMohamed-t1e5 күн бұрын
Hye byo ma wadagten nolol mise🙄
@ifraaxBeela56 күн бұрын
Malin Axad ah tariikhdu ku beganthy 26/1/2025 10:24 😢❤
@WiillkaSiinka5 жыл бұрын
Farxiya codkaga jecLhy wlh 😭❤❤❤
@FAAD215 жыл бұрын
Jiilka fiska nasiibka uyeeshe❤
@luqmaanmaxamed17121 күн бұрын
2025❤🎉
@Mohamed.shoox.93 ай бұрын
Bosaso 2024. ❤❤❤.01:32🎉
@AbdifatahOsman-v9q22 күн бұрын
Yaa dhageysanaya 10/1/2025 ama iga danbeeya.❤️🥺
@mxy0813 жыл бұрын
qabiil wa laga tagay sxb farxiya fiska qabiil hoos uma dhigaayo ma garatay,,somalia 20 waxay isku haystaan qabiiil ma rabno no more qabiiiiiiiiiiLLL YAA SOMALI AH WAAYE HADA?
5:54 Firday 10feb2023 ban laascaanod gobalka sool ku dhagaysanayaa anoo ku jira halgan aan wadankayga kaga xoraynayo jabhada SNM , waxaana ku jiraa dagaal maalintii shanaad oo xidhiidh ah socda. Guusha kedib ban reply soo galayaa alle hamiga hanoo rumeeye.
@sharmakefarah7485 Жыл бұрын
Still iam listening
@OsamaDahir7 күн бұрын
I hope inad nooshahy bro halganki kadib @@sharmakefarah7485