No video

DEEQA AFRO 2018 DOONIS OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

  Рет қаралды 1,814,355

BULQAAS STUDIO

BULQAAS STUDIO

Күн бұрын

HEESTA: DOONIS
CODKA: DEEQA AFRO
ERAYADA: DEEQA AFRO
LAXANKA:DEEQA AFRO
MUSIC BY: TUNNI & JEEKEY
DIRECTED BY: BULQAAS STUDIO
Copyright Laws and Treaties. Any unauthorised copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify KZbin ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.

Пікірлер: 484
@salatsalah291
@salatsalah291 7 ай бұрын
Best song 😂 if your still watching 2024 comment it
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 ай бұрын
Gabadhu waa reer garaad harti ah faras iyo geel hidiyo dhaqan uleh ❤🔥
@ismaaciilbakaal5794
@ismaaciilbakaal5794 6 жыл бұрын
horta anuu deeqa afro waan jeclahaye ma u sheegteen bal like ii saara ha ogaatee 😂😂😂
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa inadeertay wan usgeegi walaale🤣
@maxamedaskari7145
@maxamedaskari7145 4 жыл бұрын
Masha aaallhh masha allh waxasa boqorada dhulbahante laga helaa wewe
@saharaadan3186
@saharaadan3186 4 жыл бұрын
Ismaaciil Bakaal sdhc vjfhvhg💕
@hadijashelif2038
@hadijashelif2038 4 жыл бұрын
Kkkkkkk haye
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 жыл бұрын
Maadaa__gayaba😎😎😎
@Miney8
@Miney8 Ай бұрын
Yes this songs I see it from TikTok 😂❤
@Badran-
@Badran- 8 ай бұрын
Adna gayankadi baad guursato hantiday only wiil hawiye😭❤❤
@shurkiabdi8550
@shurkiabdi8550 Ай бұрын
😂😂😂😂 subxanallahi
@Badran-
@Badran- Ай бұрын
@@shurkiabdi8550 ina aderkey is the best abaay😭😂
@shukridaud5736
@shukridaud5736 14 күн бұрын
Hamplyo ina adeer❤🎉
@queennsren5417
@queennsren5417 6 жыл бұрын
Gole malaga dhiibay gabadhuu garaadku dhalay Gammaan faras iyo malaga keenay geel horwayn Gabadh ma soo doonay wiil geesiyoo la hubo Geel horwayn iyo masoo taagay gini iyo lacag Guullow guurkiinu Guullow guur khayr leh Guullow gurigiina Guullow guri khayr leh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Nasraay gacalkaagi baa goobta kuu cammiray Adna gayaankaagi baad guursatoo hantiday Sidii nimco hooyadaa Goob ka hadal ahow Sidii nimco hooyadaa Gaari wacan ahow Guullow guurkiinu Guullow guur khayr leh Guullow gurigiina Guullow guri khayr leh 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@yahyaqanni4955
@yahyaqanni4955 5 жыл бұрын
thank you my Dia
@queennsren5417
@queennsren5417 5 жыл бұрын
Yahya Qanni 😍😍😍
@yahyaqanni4955
@yahyaqanni4955 5 жыл бұрын
Wea are yuh my bloody
@yahyaqanni4955
@yahyaqanni4955 5 жыл бұрын
Intee chogtah
@leyloabdullahi5234
@leyloabdullahi5234 4 жыл бұрын
Shukrn aqii
@sahalibra5288
@sahalibra5288 6 жыл бұрын
Walahi sanadkaan ani fanaanimo waxaan siin lahaa deeqa afro ♡ waa wadaniyad wixii markaaa jirana ka hadasha abwaanad buuxdana way tahay deeqa jir oo joog love from walaalka somaliyeed
@aishahassan9919
@aishahassan9919 2 жыл бұрын
Somhn
@halimabile5956
@halimabile5956 2 жыл бұрын
Maasha Allaah waa heestay u hambalyaysay u a samaysay gabadhay habaryar iyo eedaba u tahay Nasra Xasan Majabe hooyadeedna waa Nimco Caawiye Stockholm. Thanks Deeqa Afro Asal fanaanad qalbi daadax ah. My ind love you alweys😘💖
@abdifatahmohamedyuusufcawke
@abdifatahmohamedyuusufcawke Жыл бұрын
Manshallah wllshy nasra hassan iyo dumashigey❤️
@mohamoudahmed9276
@mohamoudahmed9276 4 жыл бұрын
WAW Deeqo afro fanaanda qarniga , heestan waa balan arooskaygan ka shidi doona 🙏✋
@queenalfaahmed7830
@queenalfaahmed7830 2 жыл бұрын
Wll ma arosatay sanad kasowaregtee😅😍
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 Жыл бұрын
@@queenalfaahmed7830 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
@@queenalfaahmed7830 wx walan ma guursato cad bal no wareyso😆
@Manawiifto
@Manawiifto Жыл бұрын
Wll ma aroos tay wali 🙈
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 Жыл бұрын
@@Manawiifto 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@somaliengineers972
@somaliengineers972 6 жыл бұрын
Gole malaga dhiibay Gadhuu garaafku dhalay, 👸 Gamaan faras iyo Malaga keenay geel hor weyn 🐪🐫 Gabar masoo doonay Wiil geesiyoo lahubo🤹 Geel horweyn iyo Masoo taagay gini lacaga, 💰💰 Guloow guurkiina Guulow guur khayleh Guulow gurigiina Guulow guri khayre🌹 Nasraay gacalkagi baa🧖 Goobta kuu camiray 👯 Adna gayaan kaagibaa Guursato hantiday 😍 Sidii nima hoyadaa gool Kahadal ahow Sidii nima hooyadaa Gaari wacan ahow 🤶
@dahabiuk6147
@dahabiuk6147 4 жыл бұрын
Garaadku dhalay weye, garaafku maaha. Mahadsanid.
@abuukarcali1934
@abuukarcali1934 3 жыл бұрын
Guud
@farxiyomursal4149
@farxiyomursal4149 2 жыл бұрын
gool ka hadal ahow maxa lagawadaa
@abdirahmanmahat0997
@abdirahmanmahat0997 2 жыл бұрын
@@farxiyomursal4149 gool ka hadal micnaha qof codkar ah dadweynaha meshay kukulman si fcn oga hadli kara
@nasrahassan3083
@nasrahassan3083 2 жыл бұрын
This song made my day💥💋💞😘
@queennsren5417
@queennsren5417 6 жыл бұрын
Heesta manay ii qaaday viva hablaha garaadada 😍😍 Luv you inadertay qali deeqa😍😍😍
@mohamoudahmed9276
@mohamoudahmed9276 4 жыл бұрын
Haa mindha😂✋🙏
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Жыл бұрын
Caadi Maha Heesta Iyo Deeqo Afro Heestan Erayda Macaan Iyo Laxankiisa Iyo Musiga Saran Hadii Aan Maalmo Badan Dhegeysto Kama Xiiso Dhacaayo ❤️‍🩹👍🙏
@MunaMW
@MunaMW 6 жыл бұрын
Deeqo Afra inta jecel liketa isara ana idin sare
@cabdaledigdig107
@cabdaledigdig107 5 жыл бұрын
,
@rodhaissack6808
@rodhaissack6808 5 жыл бұрын
I like deeqo af
@rodhaissack6808
@rodhaissack6808 5 жыл бұрын
I like deeqo af
@abdisamedaadan8166
@abdisamedaadan8166 6 жыл бұрын
Thank you Huuno Queen Deeqo Afro heesta aad surprise ka inoogu soo sameesey oo aad hadiyad inooga dhigtey habeenkii Arooskanaga iyo kasoo qeyb galkaaga intaba waad ku mahadsantahay huuno❤️🙏
@burhanburqe2088
@burhanburqe2088 3 жыл бұрын
A
@Xisbullaah118
@Xisbullaah118 9 ай бұрын
Heestaan waxay ku daresiine in guurku macaan yahay m.a 2023😊Gabar ma soo donay wiil geesiyo lahubo Like Me🥰💝💔
@Xisbullaah118
@Xisbullaah118 8 ай бұрын
3 mar iga figatay😢😢
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedismail443
@ahmedismail443 4 ай бұрын
​@Xisbullaahj j Mjj .j118
@JacfarMohamed28
@JacfarMohamed28 4 ай бұрын
2027
@CmaalikMuse
@CmaalikMuse 10 ай бұрын
Waaw queen of song in Shaa Allah hees taan arooskeyga ayaan ka shidi doonaa ❤
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Waaa hees macan Allow wax na soo doono hanoo waayin ❤️♾🥺
@Asmashi866
@Asmashi866 5 жыл бұрын
Tolow taasi ma aniga ileen anaa dhal garade wiilashayda uunba laga helaa boqol geela iyo farde 🐎🐎🐪🐪 thanks qurux badaney inadertay ❤️❤️❤️❤️😘😘😘
@mfayz980
@mfayz980 Ай бұрын
Inadertay qali ❤🐎
@cabdullaahiyaasiin2507
@cabdullaahiyaasiin2507 4 жыл бұрын
Heestaan oo kale weeye heesaha aroosyadda loogu talo in laga qaado . Halka fannaaninta qaar ay madasha Keenaan calaalal, daadis iyo wax aan loo baahneyn.
@jnrabukar439
@jnrabukar439 2 жыл бұрын
You have good idea
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 2 жыл бұрын
Queen of queen waxba lagama qabn karo deeqo afro indhahygii mcn nolow in bdan xaaskygi hore heesta waa baln mcn inaan xaaska labad aan guursanayo arooskeda ka shito i.a wah wah wax kel yaa slamaad allow alle
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 2 жыл бұрын
5/1/2022 from swedan inta iga danbeysaay liketa iska tuura slama soomalo weyn daawasho wcn ohy oh allow alle
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 6 жыл бұрын
She has a unique voice!Masha Allah!walaalshey Deeqo Afro.
@xalimaabdi414
@xalimaabdi414 2 жыл бұрын
Ok
@ikaammaxamed2836
@ikaammaxamed2836 2 жыл бұрын
@@xalimaabdi414 98
@ikaammaxamed2836
@ikaammaxamed2836 2 жыл бұрын
Ķjnjjkjo9988
@berlulaalahayowbalayadahar167
@berlulaalahayowbalayadahar167 5 жыл бұрын
Mansha alah heesti aros ugu shidan abid maqlo deqo Afro horay u soco mcntoooo ❤️❤️❤️❤️❤️
@khatramohamud4443
@khatramohamud4443 4 жыл бұрын
Maansha.Allah.deeqo.afro
@mohamudhalane7948
@mohamudhalane7948 Жыл бұрын
Heestaa waxay soo baxday 2018 inta hada ila daawanaysa 2022 is muujiya
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 3 жыл бұрын
Hesta arooskega lag shide dono wxn hesta dhagesanayaa sanad guurada 1luuly sanda 2021 insha allah malintaa adunka ku lahaa allah igarsiyo
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 жыл бұрын
Abyo ma aroostay 🥰
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 4 ай бұрын
Ma xarootay heestaana aroos kaaga ma laga shiday😂
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 Жыл бұрын
Sidii zeynab hooyadaa gaari wacan ahaw🥺❤🤲
@mnz2028
@mnz2028 2 жыл бұрын
DJ jeekey musiga abwanada kusobaxayo codkeeda wuu laheysta hdan bilad bixinayo fananada ugu codka toolmoon deeqo afro cidna kalama tashadeen😘🎹🎶
@simranally9189
@simranally9189 3 жыл бұрын
Gole ma laga dhiibay gabadhuu GaraaDku DhalaY🔥🔥🔥❤️
@mohamednur2797
@mohamednur2797 Жыл бұрын
HIGHEST LEVELS OF MUSIC PERFORMANCE. I CAN NOT STOP LISTENING
@MulkiYabaroow
@MulkiYabaroow Жыл бұрын
Ytddop98ye
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
Ayy waxasa ka heesa gbdh maso dooney wiil geesiyo la huba💯 23/12/2022
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 5 жыл бұрын
Deqa afro sanatkan kobka codka way qaday..bulqaas hor usoco abid
@CabdiraxmanMohamedcabdi
@CabdiraxmanMohamedcabdi Ай бұрын
7/8/2024😂 inta aragtay 2025 inta arki doonta wan isin salmay😮
@samirzakef8989
@samirzakef8989 5 жыл бұрын
Hadhii ad tagereyso deqa afro like sar ....plz
@irshaadyare8073
@irshaadyare8073 5 жыл бұрын
Dhal tarawiisheed gawrtaan waa iska jeceylahy
@ayanyusuf3784
@ayanyusuf3784 5 жыл бұрын
Heestan waxey sameysay gabar ay habayar u tahay 1sano ka hore masha allaah waa hees aad u qeymo badan alllaah ha isku dhowro dhalanka is gursaday deeqo habayar qaali
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 2 жыл бұрын
Waa balan inaan hestaan shito arooakeyga magaceyga ayaaba ku jiree waa igashay 🥰😅😅
@maxamedcowsgale1348
@maxamedcowsgale1348 2 жыл бұрын
Sooo orad xaajiyo
@nasroupdikadie6460
@nasroupdikadie6460 3 ай бұрын
Heestan anaga nologu talagaly😂
@naciimadhalbaxnaan606
@naciimadhalbaxnaan606 3 жыл бұрын
Wan kahelay 🥰best song💥❤
@khadargarane8124
@khadargarane8124 5 жыл бұрын
Waan ku tageraa deeqo afro waligaa jir wll qaali mararka qarkoood wxd igu beertaa jaceel aan dhamaanin.😘😘😘😘😘🇸🇴🙏
@AliIbrahim-oi5zc
@AliIbrahim-oi5zc 5 жыл бұрын
This song is enough for Somali weyne deqo afro sana sana geb daxan mashallah
@abdikadirkifah47
@abdikadirkifah47 8 ай бұрын
Deeqo afro fanandii ugu ficnayd gabdhihii fankii danbe hada xgey ka baxday ❤😊
@engmohamedabdi530
@engmohamedabdi530 Жыл бұрын
Heestan Eeshcalaa waxaan kasoo raacay Tiktok waxa lagu soo dul qabtay Boqorada iyo boqorka maria boqrada styleka iyo haykal boqor hakuul isku waara idam alle
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 5 жыл бұрын
They can't afford now days ..😂😂 maybe i will go to buuhoodle and get married their maybe they can afford😂😂😁😁😁💖💖💖 i still love my people..i love her like my mom💓💘
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Deeqa afro fanaanad aan la gaari karin ❤️ Long life
@fadumahassan7414
@fadumahassan7414 2 жыл бұрын
Nasray gacalkageba gobta kucamiray adana gayankadi bad gursato hantiday wow m,a walashay nasro
@fatimaAli-um8hl
@fatimaAli-um8hl 3 жыл бұрын
Darawish girls ayey gaar u tahey heestan Toolkii alle iga beeray darawish😘❤
@muslimdresscode832
@muslimdresscode832 4 жыл бұрын
My sister weeding is next week am here to dedicated this song special for her and her husband 🥰🌹❤❤
@maxamedcabdi6199
@maxamedcabdi6199 2 жыл бұрын
Sf Dr FCC g fifty 6tgyyyytfdfhgtgg&gggggghggfhfgghf&& GGG g GGG hhhjjjj &f&&bf&GGG&& HF ghgdgcvcgfff GGG gg GGG f FD DG ffffffdzfffdx fr r rs try truth 6gfffffy
@asiyoabshir8429
@asiyoabshir8429 Жыл бұрын
2023 intaaa wadatay❤🎉
@mohamedabdullahi2607
@mohamedabdullahi2607 5 жыл бұрын
Inta heesta daawatay like ta yaan layla dhaafin way i dhex qaaday heestee
@Engrsalman336
@Engrsalman336 6 жыл бұрын
Waaw abwan bulqaas iyo abwanad fananad afro allah haidin daysto kaalin muuqda ayaa bulshada ka ledihiin ishii wadaniyasha fanka waa idinka
@BULQAASSTUDIO2009
@BULQAASSTUDIO2009 6 жыл бұрын
Thanks bro
@Engrsalman336
@Engrsalman336 6 жыл бұрын
@@BULQAASSTUDIO2009 u welcome abwaan
@maxamuudshiino3752
@maxamuudshiino3752 4 жыл бұрын
Dumashi horay u soco
@cabdiwahaabaxmedcali-bc7uf
@cabdiwahaabaxmedcali-bc7uf 6 ай бұрын
Inta kasoo aragtay arooska Ms Uunsi waa idin salaamayaa😅
@khadraxasan8417
@khadraxasan8417 9 ай бұрын
Yuzraay. Gacalkagiba goobta ku camiray yuzraay isaaq ba goobta ku camiray yuzray darood kagi bad guurzato hantiday 😂😂
@user-je9ju7uy8u
@user-je9ju7uy8u 5 ай бұрын
Wiil wanagsan igu duceya iskabula ahy wllyaal😢❤
@cabdilaahimaxamuudmaxamedy1264
@cabdilaahimaxamuudmaxamedy1264 Жыл бұрын
2023 like song
@Saara__Siigaale
@Saara__Siigaale 7 ай бұрын
Wll hada manoshahy😂😂
@user-tu2bo8lk5y
@user-tu2bo8lk5y 6 ай бұрын
​@@Saara__Siigaale❤❤❤❤❤❤❤
@AbdulkasinAli
@AbdulkasinAli 6 ай бұрын
@@Saara__Siigaale 1:08
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 6 ай бұрын
2024😂
@SayidCali-yo6pv
@SayidCali-yo6pv 4 ай бұрын
Inta 2024 wan idnsalamay
@cabdixasan2596
@cabdixasan2596 4 жыл бұрын
Axsanul fananad deeqo afro Adun cimri dher ikhirana camal suban in sha allh
@cantar64
@cantar64 6 жыл бұрын
Geyaankii baad guursatoo hantiday..well done Deeqa and BULQAAS STUDIO.
@bahjacabdirashiid
@bahjacabdirashiid Ай бұрын
Heestan waxaa leh gabdhaha Dhulbahante🥰 Dhalgaraad🐎
@AbaayAadan
@AbaayAadan 4 ай бұрын
Guuloow guurkiina gooloow guri kheer leh who istill watching me 29/4/2024 ❤❤🎉🎉😊💔💔❤️🥰🥰
@mohamedahmedducaalle5915
@mohamedahmedducaalle5915 2 жыл бұрын
she has amazing voice
@mohamednur2797
@mohamednur2797 Жыл бұрын
THE MUSIC AND THIS UNIQUE VOICE MACH , CONGRATULATIONS
@hadijashelif2038
@hadijashelif2038 4 жыл бұрын
Mashaa-Allah what a nice music.... Keep going Afro
@abdirizaaqzabriye6059
@abdirizaaqzabriye6059 3 жыл бұрын
Maniiqaaday cml azxpt
@shushucaday7179
@shushucaday7179 4 жыл бұрын
30 /8/2020 maliin ikga qalisan malmaha kle🥰
@ahmedgoodax7417
@ahmedgoodax7417 2 жыл бұрын
sanadku waa 2022 waxaana ka dhageysa haaya heestaan wadanka qatar 🇶🇦
@millimeter1030
@millimeter1030 Жыл бұрын
Loved from Eritrea 🇪🇷
@axmedmacalin3344
@axmedmacalin3344 9 ай бұрын
Hello
@hamseabdirizak9834
@hamseabdirizak9834 6 жыл бұрын
Gole malaga dhiibay Gabadhu garaadku dhalay Deeqo afro Darwiish girl horay usoco adiyo Abwaan bulqas
@abobaker9754
@abobaker9754 4 жыл бұрын
&[©'!v:'
@abobaker9754
@abobaker9754 4 жыл бұрын
Abuukr
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 6 жыл бұрын
War wallhi waso dhereeyey i ta sxb aniga ku jecel sax tageeto hadaad 100 like isartaan heea amaana dardiin idinkuso qadi donaa __Bulqaas 💝__
@naimatakar7982
@naimatakar7982 4 жыл бұрын
anigay ii shidan tahay saaka❤️🤴🏻💪🏿🤔😘
@hibaabdi7656
@hibaabdi7656 2 сағат бұрын
Inta dhageesaneesa 2024 Like
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 4 жыл бұрын
31-03-2020 my doonasha day ♥️
@m.shaanichannel877
@m.shaanichannel877 6 жыл бұрын
Masha Allah deeqa Afro and bulgaas keep going my brother nlow
@cabdikariimjeelle2590
@cabdikariimjeelle2590 4 жыл бұрын
Deeqoafra
@cabdikariimjeelle2590
@cabdikariimjeelle2590 4 жыл бұрын
Deeqo
@balwadahadhalinyaradaiyota9407
@balwadahadhalinyaradaiyota9407 5 жыл бұрын
Wllee Fananad jirta weeye Gabadha reer Marqaanweyne😍😍👌👌
@abdidhereeofficial1765
@abdidhereeofficial1765 5 жыл бұрын
Yaaa Ku qaldesa deqa afro
@cashosalad49
@cashosalad49 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😘💖💝👌
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 2 жыл бұрын
Darwiishad legend mansha allah keep going my queen
@abdullahimohamed8539
@abdullahimohamed8539 5 жыл бұрын
Mnshlh what asong may God protect you dear...👌🤙👌🏽
@husseinbiif8483
@husseinbiif8483 3 жыл бұрын
Hestan melo aros ban kamaqlay lkn qofka qaday ban aqowayay Ilen wa abwanadiii
@ifrahismail4173
@ifrahismail4173 5 жыл бұрын
Mashalah gabdhaha garaadku dhalay way igu socotaa sidii faleebada Mashallah
@illekeynaan6965
@illekeynaan6965 6 жыл бұрын
Shalay maantaa kamac noolaaw Deeqo Afro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌
@abdihakinmohamed9352
@abdihakinmohamed9352 2 жыл бұрын
She has such a unique deep voice, what a talented singer she is.
@AyaanCismaan-vl4vi
@AyaanCismaan-vl4vi Жыл бұрын
lllĺpp
@galmudugteam2693
@galmudugteam2693 5 жыл бұрын
The one and only atageero wlh deeqo afro codkeeda ajeclahy ❤❤❤❤❤💋 fananinta somaliyeed ayada katageraa
@hassannoorali7655
@hassannoorali7655 4 жыл бұрын
Very good song .....keep shinning
@nimcomednimcome197
@nimcomednimcome197 3 жыл бұрын
Mzhlhaaaa walihiii waan tageeraaa zxb zxb
@nasreinabdi8589
@nasreinabdi8589 2 жыл бұрын
Allah haydaayo hooyaday nimco
@sharmarkeabdilkadir3868
@sharmarkeabdilkadir3868 5 жыл бұрын
Dhal darawiisheed dhal garaad deeqo afro nolow inbadan inadeer qaaali quruxey
@diinidheere6585
@diinidheere6585 5 жыл бұрын
horta dhulbahante naagahooda unbaa la arkaa rag maleh miyaa saado cali ... deeqo afro hani uk .... kiin jaamac ayaan taleex
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Dhal garaad. Boqortooyo daarood
@user-cd6tt3qq8c
@user-cd6tt3qq8c 3 жыл бұрын
@@diinidheere6585 malaha ragu Waa wadado
@maxamedcabdule7838
@maxamedcabdule7838 2 жыл бұрын
Deqo afro wax walbo wey isku darsatay xaqiiqdi love you so much
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 5 жыл бұрын
I still watch this song nice song
@saadiadequeensaadia6720
@saadiadequeensaadia6720 5 жыл бұрын
Deka what a song .....keep going,💪
@shoshoshosho6720
@shoshoshosho6720 2 жыл бұрын
😢🙈 waan ku heystaa heestan
@nadranuura2707
@nadranuura2707 6 жыл бұрын
Deeq afra cod iyo badh👌👌👌👌
@nimconimco8622
@nimconimco8622 4 жыл бұрын
Masha Allah cod mcn nollow walashay ad an utageera codkaga 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🌷🌷🌷🌷🌷
@munaabdi9604
@munaabdi9604 2 жыл бұрын
Ayy🙈adna gayaankadi baad guursatood hantiday
@abdiwelihassanahmed1233
@abdiwelihassanahmed1233 4 жыл бұрын
hala ii radiyo gabadh uu garaad dhaley Viva darawish
@cambarodabshid7087
@cambarodabshid7087 5 жыл бұрын
Wow heestan inaba caadi maahan golle malaga dhiibay gabadhuu garaadku dhalay
@sahraadan6762
@sahraadan6762 Ай бұрын
26/7/2024. Baan daawanaay weli kama dhergin gabdhaha Dhulbahante hees kale uma baahna in lagu soo galbiyo oon heestan ahayn.
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 2 жыл бұрын
Wa unique codkeedu wlaahi waligey ma stage wax la coda iyo khalid kamil aa dadka kaliya en dhagysto
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 4 жыл бұрын
Wow noolow deeqay wlahi wa fans as buuxda cod qurux iyo sharafba
@xaliimomaxamed2648
@xaliimomaxamed2648 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ heestn intan radanyey waan hely alxdl
@cabdikariimjeelle2590
@cabdikariimjeelle2590 4 жыл бұрын
Xaliimo
@hanifaaraxxayle8120
@hanifaaraxxayle8120 7 ай бұрын
Love this song 🎉❤
@AliIbrahim-oi5zc
@AliIbrahim-oi5zc 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️🙏🙏 deqo Afro marmar ayat xuman tartaa
@apdirahmaanxasaniimaan5602
@apdirahmaanxasaniimaan5602 4 жыл бұрын
Top hees iyo erayo cajiiba io laxan aan caadi ahyn
@abdisalamjamma5338
@abdisalamjamma5338 2 жыл бұрын
Masha Allah. waxey leedahay cod dahabi ah. Deeqa❤️🙏👑
@user-ph2wv6rd8v
@user-ph2wv6rd8v 3 ай бұрын
Deeqo Afro waa fanaanad aan la gaari karin nice song long life walla 🇸🇴❤️♥️🇸🇴✅
@nasriinsomali5161
@nasriinsomali5161 2 жыл бұрын
Ay heestan waa iska jeclahy manta Lee dhamestay ileen waxey iisojidataa magaceyga kujiro nasray gacalkadibaa goobta kucamiray I.a mustaqbalka arooskeyga aan daranaa 🤣
@safiamoh4612
@safiamoh4612 2 жыл бұрын
Waxaan sii xulanayaa heesihii arooskayga laga shidi lahaa tan ayaa kow ka ah😂💯❤
@quenaamino9697
@quenaamino9697 2 жыл бұрын
Hhhh wlahy anigana hesa si radinayey bil ba ihadhay aniga illahy ha ino fududeyo.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Walee deqo caadi Mahan heestan dabkeeda inu dameeyn ila eey gaartay in aroos walba laga shido
@munaqalanjo8297
@munaqalanjo8297 5 жыл бұрын
nasaroy gacaalkagipa gopta ku camriy adna gayankigpa guur sato heeshy
@shukriibraahim8654
@shukriibraahim8654 Жыл бұрын
Heestan arooskeyga lasugaa jah❤😁
DEEQA AFRO 2017 IGU FILAN OFFICIAL VIDEO 4K DIRECTED BY BULQAAS STUDIO
4:39
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
24 February 2024
1:30
Shukri Maxamd
Рет қаралды 43 М.
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Haataf Abdi
Рет қаралды 13 МЛН
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
Deeqa Afro |AF KU XOOGLE| New Somali Music Official Video 2019
5:02
KIIN JAAMAC - Official Video XALKII NOLOSHA 2019
4:06
Kiin Jamac
Рет қаралды 10 МЛН
Xabad muuse hees Aroos
4:09
GURTA OFFICIAL
Рет қаралды 1,1 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
SAAXIIB SAX 2016 DEEQA AFRO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY BULQAAS STUDIO)
4:28
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН