Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada

  Рет қаралды 3,250,182

Hirad Channel

Hirad Channel

7 жыл бұрын

Пікірлер: 835
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku salino xabibkena scw Love
@mohamedomaraden8180
@mohamedomaraden8180 10 ай бұрын
scw scw scw
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 4 жыл бұрын
Saacaddu waa 2.16 habeennimo iyo Muqdisho. Waa badhtamaha sannadka 2020. “Wacaneey adduunyada” ayaa ii baxaysa. Alle ha dhawro Saalax Qaasim.
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 3 жыл бұрын
02:28 habenimo, Muqdisho
@sayidbukhaari9199
@sayidbukhaari9199 2 жыл бұрын
Ll
@user-dn5gf2mi8r
@user-dn5gf2mi8r 7 ай бұрын
0000ĺlĺl0lll😊😊l00
@user-dn5gf2mi8r
@user-dn5gf2mi8r 7 ай бұрын
Plllloooooòo
@radwanmohamed5773
@radwanmohamed5773 5 жыл бұрын
Dad jacayl wadagoo waji kala sugaayiyo wallalaha isdoorta MaaWiiiqaan jacylk33🌱💐
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 2 жыл бұрын
Taariikhdu waa 06/05/2022 Saacadduna 4:00 habeennimo Goobtu waa jigjiga Xaafdda xamda hotel ama Agagaarka Referral hospital. Waxaanu nahay 4 wiil oo sxbo ah marna wllo ah waa c/maalig, Ugaas xasan, Ayaanle iyo inga oo fahmi ah. Mirqaanku waa 💯 Heestan Ayaa laptop hp oo halkaa dhexe noo yaalla ka baxaysa ragguna xaalad kale ayay ku jiraan . 👌👏 Allaw naga dhig kuwii waayo badan iyo wakhti qurux badan sii wada qaata. 🤲
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Wad xasuusta zxb habeenka
@Saki-Omer
@Saki-Omer 11 ай бұрын
Nabad iigu caweeya Dhalinyaro. Boosaasaan idinka soo salaamayaa. ❤
@user-fs3hi3jn1l
@user-fs3hi3jn1l 10 ай бұрын
😂 habeen qaliya
@user-db4qz4sb2r
@user-db4qz4sb2r 5 ай бұрын
Hada 1sano kasowareegtay wan idin salay kuligi intii nol
@somaalidiasporarealtvanden2977
@somaalidiasporarealtvanden2977 6 жыл бұрын
Dad jacayl wadaagoo waji kala sugaayoo walaalaha isdoorta ma wiiqaan kalgacalkuye,inaba caadi maha,yaa ila dhageysanaya heestan 2018,waa uun qof jacayl dhaba hayo uun,love bby M.A.C.C.S.O
@idirizcadaani5880
@idirizcadaani5880 6 жыл бұрын
Abdirizak Hassan h
@idirizcadaani5880
@idirizcadaani5880 6 жыл бұрын
Abdirizak Hassan 6
@beenisali6594
@beenisali6594 5 жыл бұрын
Abdirizak Hassan haaa sificn waa hees macaan
@omaryare9662
@omaryare9662 5 жыл бұрын
Hestan waxa dagaysan jeray 88 markas aya jacelkuna sifican egu beray
@omaryare9662
@omaryare9662 5 жыл бұрын
Ya salax qasin
@ayanlesaed7521
@ayanlesaed7521 5 жыл бұрын
I used to listen this song when i fell in love with Gabar aan ilma Adeer aheyn.....she was not my real cousin but we were very close family... Si xunaa u jeclaa wali waan jeclahay but she never listened to me......ten years back ayeey aheyd lakin she still lives in my heart.
@mohamedsaid2796
@mohamedsaid2796 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@shuushuu7495
@shuushuu7495 4 жыл бұрын
Me too bro even her name is Wacan and still am waiting her even if I try to forget her I can't coz she is one of my 2 dreams and I can't forget her
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 жыл бұрын
Sorry bro
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 жыл бұрын
Come on guys
@saadaqsomali626
@saadaqsomali626 4 жыл бұрын
Hhhh sorry sxb
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Heesaha qaramkan waa mid kamid ah kuwa aan ugu jecelhy. Old always is gold.😮😊❤
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Anigoo dhagaysta ayaa jacayl dhab ahi igu dhacay Aakhirkii sida heestu sheegayso ayuu kusoo gabagaboobay Jacayl kaygii 2003 Hase ahaate gabadh ayaa iigu dhalatay maanta Gaashaan qaad ah iyada iyo hooyadeedba alle ha barakeeyo
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
sxb gabadhaada isii jacylkagu wu iga weyn yahy 2004 ban dhashy anigu slamulah bro👏
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 10 ай бұрын
Alla xanuunweynaa wxay ahyd 2005 Inan aan jeclaa berigaa baa canjelad ay heestani kujirto isoodhiibty hadaba waxan wayey rikoodh aan kudhegaysto bil kadib waan helay wanna dhegysty waa markii iguhorysay een neestan dhegyto berigaa si aanan markaa ujeclayn baan inantii usiijeclaaday lkin nasiib xumo inantii ismaanu calfan way dhoofty ana 2014 baan tahriib jarmalka kugalay ilahayow itus toley imiga waa islaan weyne🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 aduunyo Alla wakhtigu dheeranayee 18 sano kadib baan maanta oo ay taariikhdu tahay 20/9/2023 dhegysanayaa heestii😱😱😱😱
@hayiryare8136
@hayiryare8136 7 ай бұрын
Op heesta hadaba adiga ayaa. Sharafteda haya husus culusna ka haysta guulayso shp waqtiguna qofta haku tuso
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 5 ай бұрын
​@@hayiryare8136Alla sxp aduunyadan waan kategilahy uun walhy🤚🤚🤚 salan sare sxp
@qalihodan1227
@qalihodan1227 Ай бұрын
www Allah haa is Kiin tuuso jecelku waa cajibe kwrn ana waaga 1sanad baan jiraay 2004 baan dunida kuuso biraaay cawo hooyadey baan heestan ku ag dhageysanayaa ayaadana weey taqanaa waagi aay yareed beey dhageysan jirtaay
@kulmiyecadde
@kulmiyecadde Жыл бұрын
❤❤ Waqtigaa la soo celin karine maxaan waayo soo maray❤❤ Jaceyllada dhabta ah inta badan isma helaan aniguna ma calfan balse ma ilaawo. Waa ka warqabaa waana xiriiriyaa allaha dhowro aduun iyo aakhiraba❤❤
@siciidsare4900
@siciidsare4900 6 жыл бұрын
wacaney halbowlaha sanbabada waraabshaan walbahaar ku beertoo waayo arag hadaan ahay waan toomi maaye 😭😭😭😭 big legend i love you Salax Qaasim
@user-uw5qk8lm7l
@user-uw5qk8lm7l Ай бұрын
Wakhtigu waa 8/6/2024- saacaddu waa 4:25 habeenimo iyo magalada Hargeysa wa aniga iyo asxaabteyda~ wacaneey adduunyada" hadii aad iga dambeysay like 👍 isar❤
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Who is watching 2019😰😰 Heestan xusuus qaaliya ayay ii tahay anoo safar dheer o habeen io maalin ah ku jirna ayaan dhagysanyny 2012 Ilaa hada kama daalo 😍 Saalax qaasim tank👏
@marwaanasal2885
@marwaanasal2885 Жыл бұрын
Voice golden 💛 saalax qaasim walala is doorta ma wiiqan jclka yacni dad qaraabo ah oo is jclaadey bay ka hadleysaa from Muqdisho boy 2022 /8/28 saacadu waxey ii tahay 1:23
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
*Intii dhagaysanayza 7/2019 like iisara Walalayaal frome Oslo Norwey*
@seniormalaq5673
@seniormalaq5673 3 жыл бұрын
3/1/2021 maalin axad ah Anigoooo ooo jooga Casamada dalka Zambia eeeee Lusaka......Heestan hadii an dhageysaneyso 2021 like isaaar fadlan
@ismacilahmedosman3420
@ismacilahmedosman3420 Жыл бұрын
Zxb anigna manta ayan ku dhagasanaya Kitwe zambia
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
Sxb Gaalkacyo ban kaaso salmaya 2024 ​@@ismacilahmedosman3420
@ahmednaaji1806
@ahmednaaji1806 3 жыл бұрын
Sacada.waa 7:23 daqiiqo oo habenimo sanadka waa bisha November 30 /11 /2020 /goobtu waa Casimada Dalka Somalia moqdisho caday Salan sare somali wayn ADDUN lagu ma waro.waa qofba Malintii inti dhimatay ALLAH ha unaxaristo inta noolna cafimaad iyo bararo
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 Жыл бұрын
Somali dhab ah haddaad tahay like ta saar awoow
@shukrishukulato3164
@shukrishukulato3164 5 жыл бұрын
27/1/2019 Hargysa plz like taa haa igla bakhylin
@HodanRashidxasuus
@HodanRashidxasuus 5 жыл бұрын
Wll ayan dhawayd miyaad qaraamiga kusoo birty ani qaraaami un jeclhy l like qarami very good 😚
@ibrahimissasaid83
@ibrahimissasaid83 5 жыл бұрын
Shukri shukulaato waankula dhageysan wll
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
Bal waayee,, IGA qabo like xagaan kuu saara inaabti,, from Burco
@manhasa832
@manhasa832 5 жыл бұрын
😍
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 5 жыл бұрын
Shukri Shukulato reer hargeysa Lee miyaaa ka rabtaaaa mise?
@hamseabdi9989
@hamseabdi9989 5 жыл бұрын
3,2,2019 habeen axad ah qiirada ihaysa iyo dhibka jacaylka ee ay ii gaysatay Amina Abdirahman ayaa igu kalifay dhagaysiga heestan 😊
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 4 жыл бұрын
1 sano ka dib xagee isla marten aamina
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 3 жыл бұрын
huuno halsano ka dib xagee amina isla maraysaan beerka iga xanuna qof jecel lagu xumeyay
@hamseabdi9989
@hamseabdi9989 3 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin Mustaf iyo Muna wll wan isku faraxsan nahay Amina Haldhaa 👑
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 жыл бұрын
@@aaminaabdirahmaan9578 Wakhti horaan arkay faaladiisa adoon soo hawaabin. Aadbaan kaaga xumaaday markaa lkn maanta oo aan fariinta arkay markale baan ku farxay inaad dawaysay qalbigiisa. Alla ha dhawro hablaha Idina alla haydin barakeeyo.
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Jacaylku hawaaro
@Ceelxaar
@Ceelxaar 7 жыл бұрын
Alla yaa qaaraami.. i love it really
@farhanibrahim665
@farhanibrahim665 7 жыл бұрын
asal asal
@mariamisgowumumahir2917
@mariamisgowumumahir2917 5 жыл бұрын
masha allah
@kakajr7331
@kakajr7331 4 жыл бұрын
DhegahSxp qoortaadu dheeraaa
@Ceelxaar
@Ceelxaar 2 жыл бұрын
@@kakajr7331 haa walaalow, see tihiin?
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 Жыл бұрын
2023 dhagaysaya cmmentigaga arkay 6 years ago 😮 amazing still ma dhagaysata hada hada noshahy wll
@Shekh_Mohamed
@Shekh_Mohamed 2 жыл бұрын
Waa habeennimo isniinsaqdhexe ah taariikhdu ku beegantahay 20ka June 2022 saacaduna tahay 3:08 Goobtu waa Kismaayo,Jubbada Hoose,Somaliya Heestanna way ii baxaysaa weliba anigoo ka fikiraya qof kale. Waan salaamayaa cid walba oo iga dambeysa Farriinteydanna aragtay!
@hayiryare8136
@hayiryare8136 7 ай бұрын
Salamulaah shpow
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Saalax qaasin naaji mid ka mida tiirarkii fanka somaalida eebbe cimriga ha u dheereeyo hadda waa sheekh fankana bari hore ayuu ka baxay maraykan buu daggan yahay gaar ahaan minisota masjidka kama boxo maasha allaah
@arlinaibrahim2870
@arlinaibrahim2870 5 жыл бұрын
Kuwayoo iweyday mee wada jirkeeni xanun badanaaaaa yadhageysanayo 2019 like haila dhaafina
@naimomohamed7332
@naimomohamed7332 4 жыл бұрын
Who’s witching 2020 for loving someone 💕❤️❤️❤️
@ahmedomar982
@ahmedomar982 4 жыл бұрын
Me
@ahmedfaarax6514
@ahmedfaarax6514 4 жыл бұрын
1
@driiman4829
@driiman4829 5 жыл бұрын
11.november 2018 haben axada 1.56 pm malaysia khasatan kaula lumpur 😪 , qofki igadanbeya like hayladhafina jecelba idilirabe💘
@ciimranociimrano7940
@ciimranociimrano7940 5 жыл бұрын
Ó
@hamdahasan9815
@hamdahasan9815 5 жыл бұрын
Yay wadhidu raacday
@sadiiqhonest1068
@sadiiqhonest1068 5 жыл бұрын
Dr iiman kugu turey cimamada
@sharmamaake1059
@sharmamaake1059 5 жыл бұрын
Dr iiman malaysia ana kula joga
@driiman4829
@driiman4829 5 жыл бұрын
@@sharmamaake1059😁😁😁😁
@qadarabdinasir340
@qadarabdinasir340 3 жыл бұрын
1:50 am habenimo Iyo Muqdisho 21bisha August 2020 heestan wan jeclaahy kama dalo dhagesigeda Saalax qaasim legend Inta like dhac igu sii Hadad sanadkan Ila dhageyso
@mubarikhamud623
@mubarikhamud623 4 жыл бұрын
2-april-2020 Ayaan dhegeysanayaa dalka turkeyga magaalada Isparta la yidhaahdo anigoo ku jira xaalada la baxdey gurigaaga joog xanuunka corona virus allah haynaga nabad galiyo dhamaanteen. Yaa waduud
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 4 жыл бұрын
Saalax qaasim heesihisa waxan ugu jeclahay wacaneey aduunyadu iyo baxsaneeey Hargaysaa Alla yacizaka waa fanaan cod ilahay ku manaystay xaqiiqdi markaan dhagaysanayo heesihii waxkasto aan ka fakarayo markaasay iga dhamadan ilahay haku xafido mucalimuuuuu saalax qaaasim❤❤
@kayddaud6819
@kayddaud6819 3 жыл бұрын
Heesi iyo badh weeyi salax
@crahmaanaadan4450
@crahmaanaadan4450 5 жыл бұрын
13/09/ 2018 hargeisa hoygii fanka like la gaadh dadka ay deeqday heestan
@tusmodeka5202
@tusmodeka5202 5 жыл бұрын
Waa hees mcn oo i tabata waxaan xasuustaa anoo hargaysa joga oo bas saaran ayay heestaasi soo gashay 2008 waan ilmeeyay qof wax jecel ayaa dareemi 🎤 kara
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 2 жыл бұрын
Waxaan filayaa in uu guuleystay jacaylkaagii ina ader👋
@Logaterasu
@Logaterasu 5 жыл бұрын
My grandfather ❤️❤️❤️
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 3 жыл бұрын
Walal saalax qaasim qolomuu ahaa kkk dad Ayaan isku qabsanee
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 3 жыл бұрын
@@bashirarooryoofficial7844 Saalax Qaasin wuxuu kamid yahay tiirarka fanka somaaliyeed een ku faanno. Waa nin waddani ah. Cimri dherer iyo cafimaad ALLAH ha siiyo (Ingiriiska ayuu dagan yahay magaalada Wolverhampton).
@deeqhuseen786
@deeqhuseen786 3 жыл бұрын
Deeqxuseen
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
@@djabirdoualeh9750 *wll wuu xanuusatay ayaan bari maqlee caafimadkiisa ka waran?*
@iidaxmed6117
@iidaxmed6117 Жыл бұрын
Tarikhdu waa20, 23,6,6,sacadu waa 03,iyo 30 habeenimo gobtu waa Barbara, gar ahan xafada dibiga iska eeg waa aniga iyo saxibkey, turaam,,ax,yaa,marqaan,,wakhati wacana ,, yaa ,eheli,marqan❤❤❤❤❤❤😢😢
@deeqmawliid1607
@deeqmawliid1607 Жыл бұрын
Goobtu waa hargeysa saacadu waa shantii galabnimo sanadku waa 2023 Waa hees xusid mudan walaalaha is doortaa❤🙏saalax qaasin
@joombaar8121
@joombaar8121 2 жыл бұрын
Ruux laga maqan yhy unba fahmi karo erayada heesta ax qalbiyada is jecel alla ha is kusii dumo 03 01 2022 Dad jacayl wadaagoo Waji kala sugaayiyo Lamaanaha is doortaa Ma wiiqaan kalgacalkee Saalax qaasim naaji Illaahay cimriga hakuu barakeeyo aqyaareey 👍 yaan layga halmaamin Waa ruuxii asagoo aamusan qoraalkan aqrinaya salaam asxaabeey 2030 noo ballan ah I a
@sakariyedhunyare7593
@sakariyedhunyare7593 Жыл бұрын
🥺8 sano ka dhiaman 30ki sano maalintaas Alloow igarsi
@MUDUGBOYCOM
@MUDUGBOYCOM 3 ай бұрын
🎉😂​@@sakariyedhunyare7593
@yaasiromar5897
@yaasiromar5897 2 жыл бұрын
Erayadii Abwaan mustafe sheekh Awoowe rabi cimriga ka ku barakeeyo
@abiyow10
@abiyow10 5 жыл бұрын
Hestan marki iigu horeysay aan maqlo wxy ahayd 1989 aniga iyo saxibkey oo Ari wada racnay galab bey ahyd xusuus igu qaaliya
@gaabkacade2921
@gaabkacade2921 5 жыл бұрын
Wlhy heestan markastan dhagaysta kamana daalo
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
Cumriga ilaah hkuu barkeeyo Aniga waqtigas maba dhaln
@arlinaibrahim2870
@arlinaibrahim2870 5 жыл бұрын
Cimriga Allaha kudaayo waqti fog bey aheed 1989 adunka maba jogin xita calol kuma jiro😁
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 жыл бұрын
Wakhti fogbay ahayd markaa xataa hooyaday lama guursan malaha h🤣🤣
@abdirashidmohamed1550
@abdirashidmohamed1550 5 жыл бұрын
Hhhhhh salan sare habar ayar
@abdirahmanshekhabdikarim6240
@abdirahmanshekhabdikarim6240 4 жыл бұрын
22-2-2020 feber Baan dhagaysanayaa. Qof jecel hayo baa fahmi kara heestaan.... Me......... Sigaara iitaabanaysaa......... Inaan ku guulaysto aamenta iiraaci💟💟💟💟
@ruweydoyussuf6027
@ruweydoyussuf6027 2 жыл бұрын
Abdirahman shekh hal sano kadib wll maku guulaysatay jacaylkaagii
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Ale ha kugu guuleyo lkn waxan filay in aad ku gulaysatay💔💔💔💔💔💔
@JamalMohamedSulub
@JamalMohamedSulub 16 күн бұрын
Ultra legend Saalax Qaasim Naaji AHUN. Dhawrkii sanaba marbaan soo booqdaa heestan.
@PL-jm7xm
@PL-jm7xm 5 жыл бұрын
Aah! Gold 🥇 Gold 🥇. The vocal and the guitar (Kaban) coupled with the rich lyrics loaded with wisdom and 🇸🇴 Somali unique style of singing
@ShuuroGaaboow-nc8hs
@ShuuroGaaboow-nc8hs 9 ай бұрын
💜💛
@mrosman5310
@mrosman5310 6 жыл бұрын
Hadaad waax yahaygiyo wadnahayga jeex tahay anigoon war kaa hayn bidhaan kaaga weheshadaa 😍😍💔💗💓💘💔
@ruweydoyussuf6027
@ruweydoyussuf6027 2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaaa 8/8/2021 jacaylkayga ka xanaaqay ayaa isoo diray 🥰😘 allaha iikaa xafido mcn melkasto joogtid
@aabocawil9153
@aabocawil9153 2 жыл бұрын
8/2/2022 Dad jaceel wadagoo waji kala Sugayaa walalaha is doortaa Mawiiqen kalgacalkee Mumbai 🇮🇳 India ayan idinka Soo Salama💘
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 5 жыл бұрын
Hadaad waaxyaheygiyo waaxyaheygiyo jeex tahay anigoon war kaa heyn hlkaan kaala weheshada 😷😷😷 10/11/2018 Allow cadaabta naga kori sey aameen
@GibilGacal77
@GibilGacal77 2 ай бұрын
Mid kamidah heesaha aan ka daalin dhagaysigeeda Saalax qaasim iyo wacaneey... 2024 8 May. KAMPALA. XAALADUHU WAA BARIGA DHEXE ILAAHAY HA FUDUDEEYO.❤
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 6 жыл бұрын
Ku wayo I wayde away wada jirkeenii so sad....anyone is listening in 2018😂😂😂😂
@nimanhmemo2434
@nimanhmemo2434 6 жыл бұрын
☝️
@deeqowdeeqyare8796
@deeqowdeeqyare8796 6 жыл бұрын
Aniga abril 2018
@abdirashedhirsi6044
@abdirashedhirsi6044 6 жыл бұрын
warzan abdirahman me
@yussuftawakal1328
@yussuftawakal1328 6 жыл бұрын
warzan abdirahman painful😭😭😭
@lionheart6678
@lionheart6678 6 жыл бұрын
04/June/2018
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
Xasus safar dheer aan muqdisho baar ubax uga soo baxay tahriib ilaa dhobley gaariga ey ka shidned waxaan jeclaay gabar waana ka dhoofayay nolosha oo igu adkatay awgeed maanta jecelki ma heesto😭😭😭
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Sorry bro
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 5 жыл бұрын
@@haashimbare4936 aduunyadu waa iska sidaas
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 5 жыл бұрын
Abdullahi Abdi Omar masha allah aduunka waa meerto iyo qiso dhoobleey wa magaaladeeydii hadaan joogi lahaa waqtigaa wan kusoo dhaweyn lahaa
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
@@Nasrashiilaofficial3146 mahadsanid abaayo waan kaa qabaa hotell libaan jiiftay anoo hurdaba iga soo dhaceynin waa magalo shidan
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
@@ismahancumarxassan1786 mahadsanid abaayo caawa 8january 2019 iiga shidan tahy south africa
@ayaansomali262
@ayaansomali262 11 ай бұрын
Goobtu waa sucuudiga sanadku waa 2023 1 Augusta saacadu 7:30 subaxnimo xilli aan xiiso aad u wayn u qabo ex kaygii oo aan jeclahay asna i jecel lkn is fahmi waa uu nafta naga qaaday Hadaad waaxyahaygiyo wadnahayga noqon lahayd anigoon war kaa hayn cidla kaala weheshada 😢❤
@hayiryare8136
@hayiryare8136 7 ай бұрын
Rabi fahan ha ina siiyo abayo is hela islana waara ❤
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 5 жыл бұрын
ALLAyaa cizaka erayo Qalbiga Dareenkiisa ka Turjamaya # waxa aan i deyneyn wada dhalashadeyn iyo waaheensigaagii hadad waaxyaheygiyo wadnaheyga jeex tahay anigon warkaa heyn dhigaa kaana weheshada# ma aqaan wax aan ku Amaano qiyaasteyda waa ka weyn tahay heestani
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 5 жыл бұрын
10/3/2019 Who is watching In muqdisho Somalia 😍🇸🇴
@abdikadirhakim3052
@abdikadirhakim3052 5 жыл бұрын
Watching or listening?
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 2 жыл бұрын
@@abdikadirhakim3052 All!
@manderayouthcommunityradio3826
@manderayouthcommunityradio3826 7 жыл бұрын
Maxaa tagtisa weydaa walbaharka kugu direy dad jecel wadaago waji kala sugaaye walalaha isdoortan ma wiiqan kalgacalkuye salaax Qasim he more than a legend really I like his music more of wisdom
@farahmalin1963
@farahmalin1963 6 жыл бұрын
Salaax Qaasim Naaji kudhashay buulaay Hiiraan waaberi Legend
@CabdiwahaabGaas
@CabdiwahaabGaas Ай бұрын
Waan salaamay inta daawanaysa 2024❤
@mahirmanka6595
@mahirmanka6595 4 жыл бұрын
Heesta inta record 4qaad ah ku rito cajalad ay ku duubantahay ayaan geela ku raaci jiray waayowayo
@abdilrahmanhussein4050
@abdilrahmanhussein4050 5 жыл бұрын
Dad jacayl wadaago Waji Kala Sugayaa walalaha Idoortey Ma wiiqan Jacaylkee ❤️💑 08-08-2014
@cabdixakiinsaleeban2683
@cabdixakiinsaleeban2683 5 жыл бұрын
17/2/2019 yaa ila dhagaysanaya Salax qasim alle hakuu naxariisto Waxan ka dhagaysanay dalka qadar
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 3 жыл бұрын
@Cabdixakiin Saleeban war wuu noolyhy saalax qasim cimriga iyo cafimadkaba allaha udheereyo
@feisallucky4928
@feisallucky4928 7 жыл бұрын
walalaha isdortan ma wiiqan galgacalka waaaaaw caadi mahan inaba
@ishaarhusin2600
@ishaarhusin2600 6 жыл бұрын
Waaaawww
@abwaanabshir9000
@abwaanabshir9000 5 жыл бұрын
Yey wadhidu raacday labadeena wacad qaba keenee waxsaarka le. Qaraami caadi maaha.
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 2 жыл бұрын
Salax qasim,, man wat a masterpiece , i love the wailing sound and guitar ,, If you are here 2022 you're a legend 💯
@califooldherenews8315
@califooldherenews8315 Жыл бұрын
Ahmed1
@cumar4467
@cumar4467 Жыл бұрын
@@califooldherenews8315 paper 9
@raahamohamoudraahamohamoud8869
@raahamohamoudraahamohamoud8869 7 жыл бұрын
woooooooooow hesahe hore ayaa micna lahay kuwa hada wax jira mahan
@amranmohamed4862
@amranmohamed4862 5 жыл бұрын
From Australia Hees iyo badh iga dheh
@anwarkaxaaji8839
@anwarkaxaaji8839 6 жыл бұрын
Dad Jaceeyl wadaagoo waji kala sugaagiyoo, Walaalaha is doortaa ma wiiqaan Kalgacalkee !!!!! 2018 May 10
@xuusos
@xuusos 6 жыл бұрын
Anwarka Xaaji abaayo caadi ma ahan runtii waxey ku fcnaan laheeyd aniga iyo adiga qoladaan waxba sooman weli
@anwarkaxaaji8839
@anwarkaxaaji8839 6 жыл бұрын
Mohamed Hersi waxa ka hadleysid ma fahmin
@somaiilywarkdegcade5486
@somaiilywarkdegcade5486 5 жыл бұрын
Anwarka Xaaji
@abdirisagabdigder7300
@abdirisagabdigder7300 4 жыл бұрын
Anwarka Xaaji anwal waa abdi risaq waan kusoo qabtay ugaas ana maantaan daawanaya ilasoco 28.12.2019
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev 4 жыл бұрын
Yey Wadhidu Raacdey Labadeena wacad qabaa keena wax saarka Leh ku waayoo ii weydeee mee wada jirkeenii😢 10_jan_2020 Kisangani Congo 🇨🇩
@fatumabash3492
@fatumabash3492 5 жыл бұрын
09/02/2019 At Wajir,Kenya still listening this song........
@husseinabdi5833
@husseinabdi5833 3 жыл бұрын
Arbjaan hotel
@sakariyeliverpool1593
@sakariyeliverpool1593 Жыл бұрын
2023 7 14 00:40
@yacnick
@yacnick 4 жыл бұрын
Who is watching 2020. Subaxnimo ayaa dhegeysanayaaa.
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Duhur
@mahamoodciisehadaari8026
@mahamoodciisehadaari8026 4 жыл бұрын
Heesta waxan dhaysanjiray markan murqaamo 2015
@ayaanlestudio4999
@ayaanlestudio4999 3 жыл бұрын
hi
@ayubabdullahiadam2585
@ayubabdullahiadam2585 2 жыл бұрын
Xasuusuhu waa cajiib marmarka qaar cidladu waa cashar aan la ilaawin heestan markasta aan keligay ahay wan dhagaysan jiray weliba wakhti an qof jeclaa qofkaasna ma ilaawi doono weligay💔💧
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
SAALAX QAASIM - cod u gaar ah ayuu ilaahay ku manaystay ❤️❤️🙌🙌
@luuleyi
@luuleyi Жыл бұрын
عتتتتااااااااااااااااااااااااااااللللللفففففللا ❤❤❤❤
@maryamoali4265
@maryamoali4265 4 жыл бұрын
Qofta dawaneyso hestan 2020 like dhac
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 5 жыл бұрын
Anyone 9th April 2019 #Tuesday,12:11AM??????????? ???????? @Salah qasim naji #Rip my favourite somali singer.
@Logaterasu
@Logaterasu 5 жыл бұрын
Moh Othman hes not dead, hes alive and well also he is my grandfather
@ayschaabdi1395
@ayschaabdi1395 5 жыл бұрын
08/2/2019 Germany Aniga iyo qofkaan aduunka igu jelahay Like ha iladhaafin wixii awlaad jeceyla
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
Ma heshay jacaylkaagi hada?
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
Aniga ka axmed ahaan saalax qaasim waxaa siin lahaa boqorka codka, waayo wali ma arag fanaan la cod ah, cod dagan, faseex ah kabanka aad ugu macaan ayuu leeyahay, cumriga Allaha u barakeeeeeeeeeeyo.
@PL-jm7xm
@PL-jm7xm 5 жыл бұрын
Australia 🇦🇺 2018 anyone?
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 жыл бұрын
Australia wax lagu faano maahe maad meelahaa kle sheegatid zxp 🤣
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Caawa heestan oo aanan muddo dhagaysan waxa isoo xasuusisay Ayaan Iaku Filan oo ah inan reer Muqdisho ah. Waxa iskaaya baray walaalkay Cismaan Maxamuud. Waa inan aad u furfuran oo aad u cod macaan. Commentigana taariikh buu noqon doonaa 30 sanno ka dib. Saalax waa kuwa ugu wacan ee aan fanka soomaaliyeed ugu jecelahay. Boqortooyo
@axmedceergaabo2039
@axmedceergaabo2039 3 жыл бұрын
Waa mid ka mida Xasuusaha Igu wayn een Hanti u leeyahay Heestani Jacaylkii 2015 bn dhigaysan Jiray
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 3 жыл бұрын
@@axmedceergaabo2039 Boqortooyo sxb
@HaniHeloS
@HaniHeloS 5 жыл бұрын
Wacaney halbowlaha sanbabada waraabshaan walbahaar ku beertoo wayo arag Hadaa ahay waa toomi maayee hadaa walacsi laafyahay waydaaro leedahay kaadaba waraaqo waheey waa sugaayee intay wacashada tahay kala waabadkuna jiro Dad jaceel wadaagoo wali kala sugayiyo walaalaha is doorta ma wiiqan kalgacalkee ❤ gold voice ❤
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Жыл бұрын
wllh fan waa kii hore legend salax qaasim
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 ай бұрын
Anigoon warkaa hayn Bidhaan kaala weyeshaday !! Humaag cajiib ah wyeh Yaa salaaam codka iyo kabanka saalax qaasim naaji ❤
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Dhiiga kala weheshadaa😍Salax qasim Allow kudhowr
@ELMANSSON
@ELMANSSON 5 жыл бұрын
*Dad jacayl wadaagoo weji kala sugaayiyo* *walaalaha is doortaa ma wiiqaan kal-gacalkee*
@aarkamudug
@aarkamudug 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waryaa ileen meelahana waad meeraysataa😂😂
@ELMANSSON
@ELMANSSON 4 жыл бұрын
@@aarkamudug Oo adigu meel walba ma iga soo daba galaysaa?😂😂😂. *Ila meerayso*
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Walbahaarku beer go.. Waayo arag hadaan ahay. Waantoobi maaye😊 Waayobadan nolow Salax qaasim👏
@hamdshamds6430
@hamdshamds6430 Жыл бұрын
Ku wayo i wayday🥲24/10/22 sverige✌️19:51 hbnimo✌️
@MrShirwa-cw5bm
@MrShirwa-cw5bm 5 ай бұрын
Yaa dhagaysanaya 2024 ❤❤
@shaaficigaradhiin9091
@shaaficigaradhiin9091 5 жыл бұрын
11.02.2019 Habeen talaado ah, ciddii iga danbaysaa like ha ii saarto, jacaylkuna ha waaro.
@mohamedabdirahmanhussein1292
@mohamedabdirahmanhussein1292 5 жыл бұрын
I # @@
@xaashinuur1837
@xaashinuur1837 5 жыл бұрын
Shafici lipaah
@cabdulaahixasanali8112
@cabdulaahixasanali8112 4 жыл бұрын
wallaaha isdoortey mawiigaan kalgacalki
@Maryam-bh6ce
@Maryam-bh6ce 4 жыл бұрын
Kuwaayoo iweydee meeye wadajirkenii..so sad wlh 03/03/2020😢
@muhamuha2065
@muhamuha2065 3 жыл бұрын
Hadaad waaxyaahaygiyo wadnahayga jeex tahay🥰 hees iyo badh 20 December 2020
@mohameddheereye3757
@mohameddheereye3757 5 жыл бұрын
Saalax qaasim dad jacayl wadaago
@moafeenns
@moafeenns 5 жыл бұрын
March 11 2019 ya dawanoyo🇸🇴🇺🇸🇺🇸🇸🇴
@husseinifkaifka6421
@husseinifkaifka6421 5 жыл бұрын
Dad jacel wadagoo heeee? Xasuss
@zduph6881
@zduph6881 5 жыл бұрын
10/January /2019 from Ankara Turkey 🇹🇷
@kadarsanyare3518
@kadarsanyare3518 5 жыл бұрын
alfanaan saalax qasin naaji fantasnic
@suadfamily522
@suadfamily522 4 жыл бұрын
10/January/2020 from ankara turkey 🇹🇷 iga walee bareeko😂😂😂😂😂
@cawilyusuf4688
@cawilyusuf4688 4 жыл бұрын
Heestan markii iigu Horeysay aan Dhagayso waxay 1989kii waxaan joognay Gaaf macnaha habeenka labaad ee arooska ninkii maamulayey ama sida loo yaqaan askarigii arooska Ayaa bakooradii saaray wiil kadib ayuu heestan kaqaaday goobtii wiilka waxa ka muuqday inuu jaceyl haleelay ♥️weliba mid Ehli ah “ waxa aan I daynayn wada dhalashadeeniyo waa heensigeenii”Heeskan kama daalo Dhageysigeeda
@xodaymedia3565
@xodaymedia3565 4 жыл бұрын
Halkee ayay ahayd
@honeylove4100
@honeylove4100 6 жыл бұрын
Waw heeso waa kuwii hore am in love with this song❤❤ wakhti isoomaray baankuso kuxasuustaa
@abdisalanahmed5233
@abdisalanahmed5233 5 жыл бұрын
Wallahi waxaan dageysty 2009
@shaaficabdi-ij7nf
@shaaficabdi-ij7nf Жыл бұрын
.
@cabdowcaliyowbitowo
@cabdowcaliyowbitowo Жыл бұрын
​@@abdisalanahmed52334:06
@cabdowcaliyowbitowo
@cabdowcaliyowbitowo Жыл бұрын
7:13
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 4 жыл бұрын
2002💕❤️💕👨🏻‍✈️❤️❤️hadiyada ahan ayaa leygu keyanaye cajiladan 2002 xasuus dheer bey igu tahay allha unxariisto masale oo jiraye 65 sano ayuu jiraye Anigane 11 sano ❤️👨🏻‍✈️❤️
@HaniHeloS
@HaniHeloS Жыл бұрын
Ruuxaa wareerisada aa ku xirtay halkee ku danbeysaa
@najibwerar6117
@najibwerar6117 10 ай бұрын
Gacanta salax qasim hadan meel fog kamqlo cuudkisa waan ka gartaa kuwa kale isaga iyo cumar dhuleba xadhka gaara ayay ka garaacan
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 жыл бұрын
Heestan markii igu horaysay ee aan maqlo wxay ahayd 2005 anigoo ciyaala ayaan tagnay aroos miyi ah wxn xasuusta iyagoo reer miyigu heestan qaadaya dadkuna ay ka daba jiibinayan runtii aadbay u macanayd xasuus dheer iga dheh imikana 2019/6/26 wakhtigu dheereya allow sahal umuuraha
@trustursalef2368
@trustursalef2368 5 жыл бұрын
Walbahaaarku beerku waayo arag hadaaan ahay waantoobi maaayo intaad walacsi laaafyaha waydaaaro leedahay kaaadaba waraaaqo waheey waaan ku sugaye caaadi maaha inaba 😍💔
@geljirowninweyn4542
@geljirowninweyn4542 3 жыл бұрын
ilaa hadaaa hadii dageysani haysaa like daaac iguu siii
@goobanimojecelgabadhareera6084
@goobanimojecelgabadhareera6084 5 жыл бұрын
😭 heestan xasuubay igu ledahy wiil ii jeclaba iso diri jiiray maran safar aha niyada wan ka jaray markan dalki kaso tagay mudo ka dub wu iso radiyay melan jacaylki kala sii wado ima bananay 😭 allow nabsi hayga dhigin inan yarban aha jacaykalana maba aqoon
@mahamedsheeekh6723
@mahamedsheeekh6723 5 жыл бұрын
😭😭😭😭
@tulux102
@tulux102 5 жыл бұрын
Doqon ayaa tahy Allah kama badbaadiyo will yar aya murug ku dishay laxyahay aya ledahay caaac
@karimyassin7099
@karimyassin7099 4 ай бұрын
25.02.2024 ❤🎤. Habeen Jawiga mcn yahay in Wiesbaden Germany.
@Spyyg
@Spyyg Ай бұрын
Maxa jaceyl iigeyay allahayow farxadeydi iso celi 🎶🤯 01/07/2024
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 4 жыл бұрын
Riwaayadii war la,aanba wad dhashay abwaan mustafe shiikh cilmi ayey kujirtay heestaan waxaa xusid mudan riwaayadaas heesaheeda oodhan laxanka saalax ayaa wada saaray waxaana jilayey intaan kaxasuusto saalax qaasin Qadro daahir Salaad buulow Cumar xasan rooraaye Qamar xarawo
@AbdiNaasir-jf9xq
@AbdiNaasir-jf9xq 8 ай бұрын
AUN dhamantod 🥹🤲
@yonissakariyebiixiyonis7843
@yonissakariyebiixiyonis7843 3 жыл бұрын
27 _08_2020 Wa habeen saqdhexe waxaan ku suganahay haramaya ethopia Heestana way i baxaysaa Waad salaamantihiin ,qof xaalad muruyadaka cad ku jira ayuunba dareemaya
@mranitoinafarax8610
@mranitoinafarax8610 5 жыл бұрын
Plzz rer xamaar like isara 30/3/2019 l
@lionheart6678
@lionheart6678 6 жыл бұрын
04/06/2018 Laaacaanood.
@HodanRashidxasuus
@HodanRashidxasuus 5 жыл бұрын
Malin xasuus igu keh 4/6/2018 laste imtixn kujirnay laascanod
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 5 жыл бұрын
waa maalin qaaliya oo ay ii dhalatay inantayda yar oo kasoo jeeda laascaanood😅😅❤
@moogeumal3989
@moogeumal3989 4 жыл бұрын
Kkk Ma adigiibaa magacan ku mara meesha
@lionheart6678
@lionheart6678 4 жыл бұрын
@@moogeumal3989 haa saaxiib.
@abdixakiimmuuse4655
@abdixakiimmuuse4655 4 жыл бұрын
9/1/2020 ku wayo iwayde me wada jirkeeni dhipbadana jacaylku❤😭
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 272 М.
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 933 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xaliimo Khaliif Magool Heeso Qaraami
15:22
Abdi D
Рет қаралды 958 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Saalax Qaasim - Moog iyo Jacayl - Kaban Degan
6:27
Hirad Channel
Рет қаралды 543 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 142 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН