Muuse biixi harti ayuu mideeyey oo kala maqnaa sanadow badan xasan sheikhnah daarod ayuu mideyndona oo boqolal sano kala maqnaa guuul mareexan...by from growe puntland
@AlfiaAmiin4 ай бұрын
Markaan arko somali sidaada qabiil u galay oo sidaada u fakara aadnaan u niyadjabaa aniga oo mislimnimadu ila weyntahay ayna yaryihin inta qarabada kuxiriri la iyirina ayanna gaarsiisnaryn hawiye iyo darod iyo isaaq ayna faro Ku tirisyihiin maxaa Alle ugu caasin oo ummad Islam ila ah oo layiri انمالمؤمنون إخوة ukala soke Marsan oon cadawe uga dhigan qaar oo anoo walaal badan helikara yarraanta Ku falayaa Allene iigu caronayo necbaanta iyo fogeynta walaalahay Muslim ah , walaal Alle ha idinsoo hanuuniyo intiina fogeysa walalahood qaar yarna dhaweysata sidaasna awoodeeni Ku yaraatay oo cadow duqomadeeni noo adeegsaday Allahaxaqqa Na tuso iyo danteenaba .
War faanka Naga da oo u ducee umada somalidu inuu bogooda burcad isu mariyo. Illahow dadka somaliyeed dhexdooda nabad Ka yeel
@omarmkosar4 ай бұрын
Kkkkkk Kkkkkk sax
@ahmedjama62984 ай бұрын
Mareexaan waligiis looma hiilin in asaga wax u hiiliyoma ahee wa geesigii libaaxiii darood waxa soo raaco leylkase iyo dhulbahante kkkkk Mareexaan xiiniiyo Wayne kaa layoo xaniiyaha Mareexaan war ka fuqa kkkkkkkkk
Xildhibaanka Mariixaan ee loo bahan yahay waa ninkan iyo kuwa la midna ah marabno kuwa uu ugaaska u yihiin Ahmed Madowe iyo Hawiyaha kuwaas oo in kirey ugaasyada Mariixaan iyo iney so xushaan madaxdoda intaas waxa loo hurdayey ayaaba qalad ah
Raganimo hubkii Xasan Sheikh uu Qabaa'ilada u qaybinayey ee uu idinka qadiyey Qaybtiinii ayaad hesheen ee ku fara adayga
@jkk55604 ай бұрын
Marexan ku shagayay sow mahan shalay kuwi karaha kaar biin loga furtay war wax madifacan kartane adinka un ha isku lay nina hubka un cid ul lama tagi kar tane 😅😅😅
@aminaugaaso88844 ай бұрын
War hub.k.aghaso wixi kuguyimada .iska. celiya
@Mahamed-pc7tw4 ай бұрын
War yaa huka yaan lagaaqaa din ooiib kakadaaya oodiidamo udhisa oo csdogiin isga waar diyee qaab dhisan uyehsta sidayayan ikailaaliya
@abdimohamedabdulahi29944 ай бұрын
marreexaan in dhagaha laga garaaco mooyee asxaan maleh ??????
@Madaxey-r2f4 ай бұрын
Addoonkii Cali Yuusufow Dowlad aay SSDF iyo SNM iyo Itoobiya burburiyeen baad Bustihii habacsanaa u soo qaadatay ood is raacisaye maxaad Kaaro furutay.
@Emi925464 ай бұрын
Bal soo doono hubkaas waad arkeysa haded dhargaha Cid kgaraaci kartid
😂😂😂😂😂 war bal is dejiya orders hubka wa yaalan receipt inta ka koobna qarashaadka ku baxen dib lo dalban karaa hawiye wu so ibsan kara hdu ugu tala galo maxa ugu dhaqmesan wax weligi la heli karin