No video

Deg-Deg: Daaci Saalax oo raali galin siiyay dumarkii cabanayay

  Рет қаралды 17,629

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 139
@hkayir916
@hkayir916 Ай бұрын
Masha Allah ... dib ha ugu noqon hadii aad qalad kaaga qaadatay ...dumar ka somaliland saamaxa ninka waa qof bina aadan ah qof kasta wuu qaldama .. lakiin qofka yidhaah waan qaldamay ... waa la cafiya
@susanhassan3524
@susanhassan3524 Ай бұрын
Saalal anigo ah qurba joog aad buu hadal kagu ii dhiba sida aad uu nacab tahay dumaarka somaliyeed Lagiin waxaan la yabay sida aad Uu leedahay xaas ileen sidaan baabad uu hadlaysaye waxan ku oraan lah xishood oo ka xidhood Hooyo daa
@abdullahi6874
@abdullahi6874 Ай бұрын
Daaci . Sheekh . Dr . Eng dhamaan waxay noqdeen naanays😊😊
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Mansha allah waa arin wanaagsan inanka cayda halaga daayo
@user-si6ii8yp6v
@user-si6ii8yp6v Ай бұрын
Masha Allaah jasaakalaahu khayr
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Haduu ardaygaagii ahaa mar hore maad u nasteexaysid
@aidan2_3
@aidan2_3 Ай бұрын
Wa su,aal meesha ku jirta xagay jireen imika sanad ka badan inta u sidan u hadlayay u qalad ku socday oo la dawanayay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
@@aidan2_3 waa run hadda dantooda ayaa ka hadlisay
@Xamda0953
@Xamda0953 Ай бұрын
Haw noqon mardanpe
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Ай бұрын
Kkkkkk wali miyaad xanaaqsantahay huuno😊
@mohamedfarah7972
@mohamedfarah7972 Ай бұрын
Dumarka iyo ciyaalka layskuma diro welgaa 😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
War Ninka Xiniiyaha uga fuq ,
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
😂
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Ай бұрын
Kkkkk
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
Waa run 😂😂😂😂
@msh984
@msh984 Ай бұрын
Waa nin saqajaan ah, magac buu raadinayay balse wayla rogmatay
@musj21
@musj21 Ай бұрын
Somaliland & wasarada deenta waqafta weydadalisa 😎💚⚪️❤️
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 Ай бұрын
Maasha alaah ❤❤❤
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Ай бұрын
MaanShaa,ALLaah waadfiicantihiin Sifiican ayaad usoo Afjarteen waayo waxan arkayay dad sikale kadhiga Arinka Siwanjalida markaa isna wuu kumahadsanyahay markuu yidhi wixii khalad igadhacay igacafiya hadayjirtaba wayna dhici kartaa ama qaabka dacwad ahaanta
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 Ай бұрын
صح رجل عرفت الحقيقة
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze Ай бұрын
Daaci saalax legend maanta laga bilaabo waxatahy waalaalkeen maanta laga bilaabo dumarland hadaanahay❤
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 Ай бұрын
😂😂😂😂 awal na bir bad ku radineysen
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
Waa dhaqanka somalida marka qof qalad galo in lagadaba qayliyo marku sifudud iska dhoho wan kaxumahey wan qaldanana lagadabasacabiyo. Mahan inad legend ugu yeedho waayo hadikale shaley mabda ama fikirkaga xorta akumadan diidin wuxu dhahey ee dadko magaya unbad aragtey adiguna wad iska magtey mantana waa iska ok knad iska aqbasho sifudud . Qofku hadu danbi galo waa in talabada kuhabon uu mara mahan in sufud ladhoho legend ayad tahey . Kula yabi mayo mukhtaar robow 20 sano ayuu somali dhameyey malinki danbena ayarbu iska yidhi wan qaldana kuwii kadabasacabiyayey waxba kama duwanid adiguna.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Horta sharciga horkeena
@sanyarecali7568
@sanyarecali7568 Ай бұрын
maanu qaadan raali galintaa ilaa afka lagaa garaaco
@kowsaribrahin8053
@kowsaribrahin8053 Ай бұрын
kkkkkk maku dhacdaaa
@DjamahGaraad
@DjamahGaraad Ай бұрын
Mashslah
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
Mansha Allah Waa Basher😊 Wuu Qaldami Karaa.😊
@aidan2_3
@aidan2_3 Ай бұрын
Mar iyo laba ha wu qaldami kara lakiin dhowr jeer ayu arimahan ku celceliyay
@ayanjama7955
@ayanjama7955 Ай бұрын
Sharciga waa inna la horgeeyo hdu shrci jira weeye
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 Ай бұрын
😂 ma qof buu diley maxa lagu horgayn
@Highligh_king
@Highligh_king 2 күн бұрын
@@jamalsaleeban1666cajiib
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Daaci saalax❤
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Waantaageersanahay daaci saalax
@deeqahirsi8868
@deeqahirsi8868 Ай бұрын
Maxkamad oo lasoo taago ayuunba anaga manta na qancinaysa cafis na jiro taa kubiyo caba
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Xitta raali galin uma qalantid ma adiga wax lagu yeelay orodo caruurtaada ogow
@messil8080
@messil8080 Ай бұрын
cafiskaa fiican adun iyo akhiraba
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 29 күн бұрын
Waa kuwaa reer Somaliland wa dad is qabta wax isu sheega wada tashada kooda qaldan la qabto lasaxo wax loo sheego mashallah walahi somaali oo dhan bey tusaale quruxbadan uyihiin reer somaliland gob gobi dhashay weeye inankaas na hala cafiyo ❤
@XamdaCabdi-dv3xr
@XamdaCabdi-dv3xr Ай бұрын
Wa nef xolo ah daaciyow xalqado war kan dumarku waxkashegayay iya dhama walahi 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Mashalah tabarakalah jazakalahu khayr ❤❤🎉🎉mahadsanid daci salax
@muniircali1404
@muniircali1404 Ай бұрын
Lkn wll guurka yaan la qaali garayn. Guurka hala fududeeyo
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Ай бұрын
Daaci maatiihiid ee waaxaa taahaay daameer.
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 Ай бұрын
Don’t apologize! U spoke ur mind and what u believe in.
@reemahmed6594
@reemahmed6594 Ай бұрын
You losers like him
@cayushcrisaq9348
@cayushcrisaq9348 Ай бұрын
Adeer hush raali galin wax soconaya maaha
@fatuh4811
@fatuh4811 Ай бұрын
Ninku ma reer awdal bu aha, sowtaan maqli jiray awdal waa meel baro cilmi, Subhana Allah.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Ardey khasaare. Ilaahey ha soo hanuuniyo oo xaqa ha garansiiyo.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Subxaanallah. Allah xaqa hanagu sugo
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
Ma waxa ado miir qaba 1 ku sheekayn jiirtay aya iimika maskin iska dhigaysa, ada iis cebeyey inta noshahyna waxn way ku daba socanaysa. Dawarla tahyoo sad dumarkii aad lacgta ka heli jirtay ee ku biiliya hadh iyo habeen cayaysay. Waar orod rali lahyne, ralidu wakhti bay lahydee
@XamdaCabdi-dv3xr
@XamdaCabdi-dv3xr Ай бұрын
Walahi waxan wali layabnahay kalmadi ahayd barigi hore gabdhu haday kaxumato walgu badli jiray 😂😂😂😂😂😂
@user-pc6kt3ky8t
@user-pc6kt3ky8t Ай бұрын
Daaci ha sheegan paaster
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
❤❤❤
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
kan miyaa ducaad ka mid ah
@qoorc499
@qoorc499 Ай бұрын
Daaci. Hasheegan. Ximaar
@abdallajama1823
@abdallajama1823 Ай бұрын
Kaakufarximaynee Alloow sharkiisanagahay
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Hadii Aygan Daacish ka dawladu wax ka qaban waydo waa in dadweynuhu shaaraca ku garaacaan oo meesha uu galaba lagu dumiyaa nacdal hakortee kalabka.
@smile-db6bv
@smile-db6bv Ай бұрын
Waan aqbalnay
@abudarda00
@abudarda00 Ай бұрын
Halkaasu kasii wadi lahaa hadii la qaylin wa nin edeb daran shaqo kale Miyu waayey agah.
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
💚🤍❤️ GUUL IYO GOBANIMO NINKA RAGI WAA NINKII QALADKIISA QAATEE HABLAHAYAGIIYOO GUDOOMA CAFISKA
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Ай бұрын
Sida xaliye oo kale waa in lagu garaacaa 😂😂😂 Adigoo meel ka shaaxeenaayo waa in lagu gaadaa dhawda lagaa suraa 😂😂
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Ай бұрын
Aniga wixii iquseeya ma?cafiyayo 😂😂
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Dsacish saalax alvshayaadin jeelka in lageeyoh weyaan
@shaficali5991
@shaficali5991 Ай бұрын
Layaab malahan waa caadada somalida qofku wuxuu doono intuu sameeyo ama kuhadlo inuu aayar hadhaw dhoho igarali ahaada dhaqankas somali unba lagayaqana adunka sharcigu kajiro qofku haduu af ama adin dhib kugeysto waa in uu sharciga hortagaa waa in uu bixiyaa qiimaha uu leyahey danbiguu galey. I am doubtful about this person’s beliefs . He is known for insulting our women. It’s not enough for him to just say sorry. You are a person lacking in thought and understanding.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Kii baa noo laaban Dr qasaye oo qoys la dhihi jiray kaas hadaan nahay dumarka America waan ka dacwoon doonaa
@user-cu6cw6om5h
@user-cu6cw6om5h Ай бұрын
Wabaaaa waalode markii lasoo qabtay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HindaAaden
@HindaAaden Ай бұрын
Lacagtii dumarka caydoodii ku helay ayuu masajidka ku dhisaya😂 beenale daalina 😢
@abdirahmanmahamed5164
@abdirahmanmahamed5164 Ай бұрын
Sheekha haduu ardaygiisii ahaa waxaa fiicnayd dacaayada uu hooyooyinka kula kacay inay marka hore asaga dhibto intay dadku dhibsanayaan in uu lasugu ma ahayn
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Ala yaa arka raligalinta wuxu kajaraya intu lasogariwayey dumarka islantiisi igatagdhe
@Amino321
@Amino321 Ай бұрын
Meeshi lagu arko hala dillo dumarow
@MomNass
@MomNass Ай бұрын
Halkan waxan ka cadaynay iskuduwaha wasarada Diinta iyo Awqafta ee awdal inuu yahay salax adeer kii . Ooo labaduba Reer-Nuur - reer halasa yihin😂😂😂
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
"CAANO DAATAYBA DABADOOD LA QABAY". Haddii khaladkiisii ka garaabay waa geesinimo.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Ай бұрын
Ciyaal suuq ayuu ahaa beenaale ah miyaa hada wixii ka horeeyay
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Culumada somaliyed waxan waydiisanaynaa ninkan in maxkamad naloo saaro wuu nagu fogaaday ninkan 😡😡😡😡
@mohamedhussein8384
@mohamedhussein8384 Ай бұрын
caan noqo bad bay kula gashaa
@nimcomuse9898
@nimcomuse9898 Ай бұрын
Hhhh jaanjaan waar diinta kadaya ciyaarta .kani dancing maahee waa said in tuu baway buu leeyahay cidu ima qasbin duli
@abdisalaanabdiqadirsh3077
@abdisalaanabdiqadirsh3077 Ай бұрын
Waad ficantahay lakiin waxaan jecelahay in aan ku arko adoo ka shaqaynaya shaqadii aad ku cayday dumarka markaas ayaad dareemaysaa cafiskaa
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Ma saroom baa😂😂😂
@khadanmohamed7174
@khadanmohamed7174 Ай бұрын
Wasaraddu cadalad kumashaqaynayso illahaybaa idin xisaabin waleee
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc Ай бұрын
Waardsaci maihid ee finadaad abuurtaa
@Sacadahtml
@Sacadahtml Ай бұрын
Hoyoyin wey dumarku kaxamay kuguleyihin ok sama makun
@maryanomar1542
@maryanomar1542 Ай бұрын
Daaci uma jeedo waxn arka nin ciifesayn
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
Oo maxd uu siiseen bolodhka ma rali galintiisi Beri na intu naso caayo ayu hadana iidn rali galini dhulkale saa uu siisan
@user-ke6vx4tj5g
@user-ke6vx4tj5g Ай бұрын
Kan kala ka dar😂😂😂 Anaguna ka aqbalnay kulaha, ma adu ku caayi jiray markaa😂
@anwarismailgedu5409
@anwarismailgedu5409 Ай бұрын
Haye lakiin daaci magacaa kabadala
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Ай бұрын
waxan bogadinaya in dumarka wixi caya o ku khaldama ay ka dhidhiyan ayago is haysta walh dheman ban nahy qofkii nagu khaldama wajibkisa hala mariyo
@MssCajabo
@MssCajabo Ай бұрын
Videos ka xad gudubka haka saaro barahiisa bulshada
@fathiayu3868
@fathiayu3868 Ай бұрын
Adeer baan u ahay ku lahaa sanad iyo badh ayuu wadey oo loo qosleyey miyaad qabatiin
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Ай бұрын
Culumadu ninkan daaci inay ugu yeedhaan ma fiicna
@alihassan469
@alihassan469 Ай бұрын
Horta daacidii ma waxbaa laga badalay kani yuu daaci u ahaa waa yaabe? Horayna raaligalino badan wuu ubixiyey kamana Waan toobin xuma ka sheega dumarka soomaaliyeed.
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman Ай бұрын
Oo joojiya munaafaqada hooyadiin citisaamta kawasee
@khadanmohamed7174
@khadanmohamed7174 Ай бұрын
Waxasi wx cuntamaya maaha
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Waa in sharciga lahor geeyaaa
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
😂😂😂sawka raali galin bixiyay ma khaldame waa Alle...ma dumarka la cadhootay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Naagyabow ninka Xuniiyaja uga fuq mise mobilkaaga ayaa kaga dhex hadlayaa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
@@qurbaawis642 in uu xogaa linta cabo fiicnayd lkn daaci maha
@lunibark9978
@lunibark9978 Ай бұрын
xabsiga hala geeyo 😢
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Ай бұрын
Hala xiro saqajaanka daba dhilifkisiba mesha ka muuqde🖕
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Ай бұрын
Markii horeba kaftanka ayaad public kubiloowday
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Ай бұрын
Dumarku mama malyun reer ragka caadak biiriihi kasheka naya
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora Ай бұрын
Waala kharajindoona kani.. mr Futo Saalax.. Futo EY iyo Futo Dameer....kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 Ай бұрын
Bani aadamka oo dhami danbi way galaan ..waxa ugu khayr badan lkn kooda khaladkiisa qaaata ogaada ee ka toobad keena waa sax haddii uu si dhab ah uga toobad keenay gafafkii ka dhac dhacay....
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Ай бұрын
ISNA MA SIDII RUQIYA OOYAAYE AYUU BOORAMA U CARARAY 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Abdishakouromer4000
@Abdishakouromer4000 Ай бұрын
Neefyahow ninku sow borama ma jogo marka wasarada gobolkas ku Tala unbana dacwadisu u taala
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd Ай бұрын
Daaci sakax wxa lagaga rali kalin iyu waxa laga siiye maskide ayn dhiisaya
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Somalil not not waa somaliland ee kadaa somalil not waa nin rer somaliland ahe
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Koofiyad baclayaasha fiiri! ma iyagaa qaladka laga galay... dumarkii ha u tago oo ha raalli geliyo
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Inta wuxuu doona lagu hadlo ayaaa ayar laa iska odhaniyaa raali ahaada adeer sharciga in loo hor keeno weeyan
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Ай бұрын
waad fiican tahay dib ha ugu laaban ninka ingiriiska jooga xidhiidhka u jar waa lagu shaqaysayaa
@M.elmi-yh6pb
@M.elmi-yh6pb Ай бұрын
Not good enough waa in sharciga la hor geya ninka
@lunibark9978
@lunibark9978 Ай бұрын
ninkaan hanaloso xidho haday cadaladi jirto waa no gafay hooyo 4ta subaxnimo ukalahda siday ubadkeeda ubiilin laheed bu ugafay
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Ай бұрын
😂😂😂😂
@fadumoshmohamed4957
@fadumoshmohamed4957 Ай бұрын
Warkaa ayaa ka aqbalaya
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Ай бұрын
NOOCASA DALKA WAALAYA INTAY WAXAY DONAN YIFHAHDAN AYAY HADHOW HOOYOY IQARI ODHANAYAN SIDA KAN O KALE & COLDOON
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Ай бұрын
Cafiskaga wase in lgu xiro ayaanu rabnaa bilaa akhlaaqyaw waxas ad shegeso waxba kama joraan halugu xiro nijaasyaw
@marshalitalia
@marshalitalia Ай бұрын
yaabka adunka ninkan daaci saaalax isku sheegaaya somaliyeey iska ilaaaliya wa nin u shaqeeya fathia absie wuxu qoto qoto ku faafinaaya mashruci fathia absie wa nin jaaajuuus ah oo daaci ku qarabta wa caabtooy sida fathia absie wana laga marsada sida fathia absie
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 Ай бұрын
Waar xidha garac meesha sharci ma jiro miyaa gafka uu galay waa in ciqaabteeda la mariya what looser
@mohamudmohamed2948
@mohamudmohamed2948 Ай бұрын
Waar wuxu ma gqfabuuuusaa
@Happane
@Happane Ай бұрын
Daaco😂
@ifarahhasan9022
@ifarahhasan9022 Ай бұрын
dhikhaw wad ku arday lada
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Somali Andrew Tate Waan haysanaa Video yadada .. Mahadsanid
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
🤣🤣 Miskiin, he is no Andrew tate.
@QadanShire
@QadanShire Ай бұрын
Hye wali madifaaciibaad Ku jirtaa bal faaidada ayleeyihiin wax maiiga sheegi kartaa
@matmat735
@matmat735 Ай бұрын
Waar nin fican, qaladkiisi wuu qaatay.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Waar ader cidkaztaa dhib satahy hooyin kliya maaha Waaxas mar danbe ha unoqon
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Qaabkii loo soo dhaweeyay Daaci-Muna .
15:51
SKY Cable TV
Рет қаралды 17 М.
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Umu amiir official
Рет қаралды 34 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН