DEG DEG DADKII OO SAYID CALI KU WEERARI RABO GUDAHA XABSIGA

  Рет қаралды 41,726

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

Пікірлер: 129
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 5 ай бұрын
INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@Roumi-u2i
@Roumi-u2i 5 ай бұрын
Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼Cadaalad waa tii rabbi 🥺☝🏼☝🏼
@SuwaybaSuwayba
@SuwaybaSuwayba 5 ай бұрын
Walaashay xaqa ala waan siidoonaa Walaashay itaas kadib waxaan nilaahaa haladilo wanna ladilaa inshalaahu tacaalaa teem luul guul wacan😢😢😢😢😢😢😢
@AiSenussi
@AiSenussi 5 ай бұрын
Labodaba wa isla Hawiye leh Lakiin ano Habar Gidir ah hala diilo an leeyahay dofarka.. Wa la dilin dona wa balan in sha Allah Asna Allah ha unaxariisto
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 5 ай бұрын
insha Allh Cadaalada Alle ayaa Noo hiilin donto
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 5 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi 5 ай бұрын
Kkkkkkk.masuta.gelidon.ta
@AaminoHussien-pf6rm
@AaminoHussien-pf6rm 5 ай бұрын
Sax weye shacabku waay saxanyihiin runtii shacabkaaykooe guuleesta waan idinsoo ducaaynaayaahe
@hodancali958
@hodancali958 5 ай бұрын
Luuleey Allaha u naxariisto insha Allah madaxweynaha wuu saxiixaa ninkaan inla dilo😢
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 5 ай бұрын
Sheqal maskin mahan wllhi ee waa boqortoyada muqdisho sido kale hadi adunka lesku leynayo alle tisi ba dabeysa
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 5 ай бұрын
Waasax waa dad diin leh shiiqaal waa libaax ee xadgudub majecllo ee hadii tan leys illoowsiiyo wallee hadaa la arkaa
@tyyyyugfr6273
@tyyyyugfr6273 5 ай бұрын
Subxaaan Allah waxa human aha raga maxakamada jogo oo qabil ku tagarayo iyo ku dhahay medha hadiya ayaa xukuney nagta ku hadaley dhehesan shiiqaley waxa idina ma yalo inta banan bexeeso hawiiyo mahin halo duceryo luule xaqada illha ha u soo dhiciiyo
@Aminasacdia
@Aminasacdia 5 ай бұрын
Shiqashu qabiiil laga tira badanyahay ama an ar gudan karin mahan ee lkn wa dad ilhay yaqaano oo rabiigoda dartiii wax badan kucafiya
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 5 ай бұрын
Aad iyo aad Waa dad Culuumo ah
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 5 ай бұрын
Abyo warun sheQal mahan dad yer lkin kitbakq na ciliya
@Aminasacdia
@Aminasacdia 5 ай бұрын
Zakiyoow habaryar guuuleyso gabadaaan waad udagaaalanatay😢
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 5 ай бұрын
Gabadha hadleyso waa dambaawdey anoo hg ah ayaa dhahaayo ha la toogto sayid Ali
@AbdiSalan-g4z
@AbdiSalan-g4z 5 ай бұрын
Habarkidar wa boqortoyo Anika habarkidar mihi qaladka wa madaxwaynaha somalia xasan sh wa qacin wadanka iyo bururinayo dofarkan sayid Cali ladho hatokto walihi hadu tokanwayo ninkan xasan sh Aya fakaro lakudilaya
@shariifohassan4949
@shariifohassan4949 5 ай бұрын
Alle wuu sosaraya xaqa insha allaah hadii xataa laga ofinwayo in alle sosaro xaqa ayaan alle karejeynayaa
@Fatxiyaali-h7f
@Fatxiyaali-h7f 5 ай бұрын
لا تحسبن ان الله غافلا عما يعمل الظالمين يا ويلكم من ربي
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 5 ай бұрын
Ale ha oo Naxariisto walsheena 😭🥺 malin un xaqa iman donta
@Deqoliban2023-xe1yj
@Deqoliban2023-xe1yj 5 ай бұрын
Ascww waa in tirka lageeya waa run waa hal shaqsi oo uraya habargidir asaga oo dhan maha waxa tageeraya waa tuga iyo munaafiqin insha Allah waa latooganayaa insha Allah wana ina adeerkeyga wana ladilayaa insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah
@ابوصابرالجيلاني
@ابوصابرالجيلاني 5 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@RashkaBwoy-v5l
@RashkaBwoy-v5l 5 ай бұрын
Walahi sidas wax dantaaa Malahan Xitaaaa Dadkan Mesha Jogan Eee Maxkamda jogan in Lagu daro waye damantod Lawada Weraro 😢
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Xamar weliged degi maysoh weliged sababto ah dulmih bay ku jirtah ilah iyo from 1991 to 2024
@امايمن-ر7ي5و
@امايمن-ر7ي5و 5 ай бұрын
Gabareey shiiqaal dad layaso maaha ee dib u dag adeer wan wada sugeyna ninki nin ka xoog badan hello
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 5 ай бұрын
Halagu dhexdilo jeelka insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 5 ай бұрын
Gabadha iyo wiil kaba waa hawiye dadka maxaa kaqaldan
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps 5 ай бұрын
Allahu akbar
@k.j214
@k.j214 5 ай бұрын
Sheeqaal waa hawiye lwaane hiraab ee isku dirka joojiya anagoo hawiye ah waxaan rabnaa in la toogto
@CoachAli-zy3ov
@CoachAli-zy3ov 5 ай бұрын
The government has nothing to do with it. This has something to do with both lawyers. Some cases can go on for years and nothing good will come out sometimes and that is the reality. One advice I can give it to you no matter how upset you are do not attack the government the family might lose the case thank you for your cooperation!
@RaxmaMaxamed-nq7fg
@RaxmaMaxamed-nq7fg 5 ай бұрын
War waxan hal kiis xalin waayay dowlad maha thump wuxu yiri now nothing no goverment no safety waana xaalada jirta xaqqa muujiya
@اسمهانعيدروس
@اسمهانعيدروس 5 ай бұрын
صحيح والله الكلمه ألف ألف مبروووك
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg 5 ай бұрын
diyo maba la waadanayo hadii xaqa laga oofin waaayo adeer abdiaziiz aakhira ku sug dhiiga luul wixii lacag ka baxay somaliyaa ku taagan qalbigeena ku taalaa adeer dhibka dhacay ilaahaa ka ofin doona
@God-p5x
@God-p5x 5 ай бұрын
Dowladi.somalia.sayid.alibaburburidona.hawiye.ismaqato.halguboooo
@User_19567
@User_19567 5 ай бұрын
Baydhaba iyo Garowe iskaga guura Muqdisho dhul garir iyo dufan ba kado dhaw
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 5 ай бұрын
Xaqa waxaa kasoo horjeestay kuwa maxkamad fadhiya laakiin maxkamada ALLAAH ayaa la soo HOR joojin markaas waxay la yimaadaan ayaa larabaa
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 5 ай бұрын
Waa beenta dgaaf hgidir is power.miskii
@miskiomar4399
@miskiomar4399 5 ай бұрын
Yaa Allah cadaalad keen😢
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 5 ай бұрын
Wanaga waxa ku jira in ladilo wlhi allahu akber
@Mariam-k3p
@Mariam-k3p 5 ай бұрын
😭😭 1:11
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 5 ай бұрын
bismillah asc naahana ijaafeeyn hawiye waanahay oo illaha nagadhigay lkn manihin kuwa baadilka jcl sida idinka oo kale hawiye magubin ee waxa gubay kufaarkaa hoosta kuheeysataan waxan ugu baaqaa shacabka somaliyed in aan ukacnaa xaqqa waa in kacdoon keena Mogadishu gilgilaa kiibadda midkasii weyn aanan kiiskaan kaharin sikastoo naloo cadaadiyo
@kingmohaan6537
@kingmohaan6537 5 ай бұрын
Ninkan Hala toogto saasa fcn kitaabka alle halagu dhaqmo ilahy halaga cabsado 😢
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 5 ай бұрын
Haaaa Wanku qanacsanahay anigo ah reeer xaaji salebaan Ina adeer mcn afkaga caano lagu qabay runtada wayeeeeeee
@halimaali4792
@halimaali4792 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@Munamohamedmohamed
@Munamohamedmohamed 5 ай бұрын
Alxamdulilah illahy habargeder waxba iguma dharen
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 5 ай бұрын
Inshaalh tan walisku barnaa
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 5 ай бұрын
Asaaba dhahay masiiinaaa kushubay guriga asaaa sabab u ah wah
@sadiahassan798
@sadiahassan798 5 ай бұрын
Sheekhaal masa kiin aadane mahan waa dad muslin ah sharaf iyo cisna leh cid ay ka baqayaan oo Allaha subxaana tacaala hayna ma jirto waxeeyse waxeeyse jacelyahiin dadka somaliyeed walaalahood ah in ay sharf iyo cis kula nooladaan waa idin dileeynaana af lagu hadlo mahan Allaha ayaa wax dilo waxna nooleeyo sheekhaalna dulmi mayeelidoonto naftuna waa isku mid mida horbaxeeysna Allaha ayaa og
@DaudAli-b3t
@DaudAli-b3t 5 ай бұрын
Waxaan joogaa ba lada xaawo wn tagi mudusha siida cali anaa gacanteeyada ku dilaa oo qizaadata ka oofina
@GuadidDiriehdarar
@GuadidDiriehdarar 5 ай бұрын
Rer jabuti ba ahay, ninka hadi Ladili wayo somalia sida hada wax lo wayo, Dowladnimo heli merlin
@QadiijaAmow
@QadiijaAmow 5 ай бұрын
Wlh ilahey ayaa ku dhartey wiil oo hawar giriir ah ayaa walasheydi soo doonti waa loo diidey anaga hadan nahay shiqal goladan bes waye
@FatimaAbdiyoussouf
@FatimaAbdiyoussouf 5 ай бұрын
Uu diida wa rufiyanin qabayalistayaal inay somali oo dhan ka sareyaan isku haysta reer badiye waaye lakiin cadalad wa ta Alle
@warda_54
@warda_54 5 ай бұрын
Amiin amiin suma amiin amiin ilaahayow martii la jecelahay ilaahay Haa ka dhiigo 😢😢😢😢ilaahay Haa geeyo janatu fardos acla amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@Mudaneey
@Mudaneey 5 ай бұрын
Zakiyow ninkan danbigiisa waa qirtay nolosha bay ku saxariirinayaan ee waa la dilayaa
@dekamoussa7821
@dekamoussa7821 5 ай бұрын
Allah cadabo sayid cali
@AbdullahiAbdirashidHassan-g5n
@AbdullahiAbdirashidHassan-g5n 5 ай бұрын
Wad kumahasantahy sxb sida Aad Noogu soogudbiso Wararka update ka ❤❤
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 5 ай бұрын
Gabar aan habaryar u ahay ayaa isbuucaan waxaa soo doontay wiil ay isku family yihiin ninkaan xaaskiisa dilay waxaana u diiday hooyadii oo tiri gabadheeda naa yuu ku gubin 😂😂
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 5 ай бұрын
@امايمن-ر7ي5و
@امايمن-ر7ي5و 5 ай бұрын
Shiiqaal xoog la aan maheysee allah cabsidiisa ayeey la amusan yihiin lakinn wa leysu jogaa Shiqal wa masakin ayad afka kabaraten abhiin iyo moryanta tihiin wasa rerkan waa dadka iqiro moog ubixisen ee baqbaqada jojiya
@ISTAHILHassan-zc5vm
@ISTAHILHassan-zc5vm 5 ай бұрын
warunted walaahi been ted maha guuul
@MaryamaHassan-f6n
@MaryamaHassan-f6n 5 ай бұрын
Walaalo qofkan inuu afkiisa ka qiro mooyee laguma dagdagi karo diintu ma qabto marqaati la.aan ansax maaha
@isgoowmaxamed2143
@isgoowmaxamed2143 5 ай бұрын
Wey cadahay
@MaryamaHassan-f6n
@MaryamaHassan-f6n 5 ай бұрын
@@isgoowmaxamed2143 Adi Maa arkaayay nadartu la imaada hee hana daalinina
@nimcomahdi195
@nimcomahdi195 5 ай бұрын
😢 😢😢😢😢😢😢😢
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 5 ай бұрын
Ninka gabadha uurka lahayd gubay hadaan ladilin gabadha guursan xagay joogtaa
@BadraHawadle
@BadraHawadle 5 ай бұрын
Hawiyowu ale kabaqa subxanllh 😢
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 5 ай бұрын
Intiii xanun hawiye qabtay soo wada baxa qof shaqsi ah oo danbi galay somali mxee qoomdhan igu ordaan iyo qabiiil war isku xishoooda nin ayaa wax sameeye hawiye waa magac wen waxna masamenin hawiye qof kaste wax sameyo haawiye iyo darood waa qoomdhan
@ducaalexirsi6017
@ducaalexirsi6017 5 ай бұрын
Waar ninkan qabiilkuu kasoo jeedo haysku guursanina ⚔️
@gararahaanta8914
@gararahaanta8914 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Ayaan344
@Ayaan344 5 ай бұрын
Somaliyey Habar gidir hala tokooro yaanan la guursan waa dad aan xaqa garaneynin garab isku siinaya. Dulmiga nin cadeystay inuu gubay maxaa yaalo kale somaliyey kaca kaca kaca ukaca walasheen luul
@ismailyonus
@ismailyonus 5 ай бұрын
Exactly 💯 gabdha raxawenta😂
@xaawocali-gi3xp
@xaawocali-gi3xp 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢👍👍👍👍👍👍
@Crashid-w3g
@Crashid-w3g 5 ай бұрын
Soomaaliyeey qabiilkaad isku diraysaan war bal daaya Maxaa soo harray ninkaan reer aaqiraad waa ye reer aduun ma ahn
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 ай бұрын
Haa hala weeraro🥹
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 5 ай бұрын
oo yaa guursada awalba ayaga lee isguursanaayay ayagleena isgubaaya
@God-p5x
@God-p5x 5 ай бұрын
Moriyano.33.dhigashicibka.dhuqayen.halguboo
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 5 ай бұрын
Wey ku saxanyihin in eey xabsiga ugu taga macal dowlada xite in lesku daro
@SagalMohaned
@SagalMohaned 5 ай бұрын
QULUUBTA DADKUU TUSAY INUU GABADHA KAS UDILAY KASNA UQOSLAY XOOG LAGUMA KALA ROONEE SOOMAALI WAXBAA KAQALDAN
@jiijashariif9024
@jiijashariif9024 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@SuwaybaSuwayba
@SuwaybaSuwayba 5 ай бұрын
Maxkamada Mardale lakeenaay😢😢😢
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 ай бұрын
Wawareeeey dambiilihii ayeey Habargidir daaficirabaan, Habargidir yaa guursan doono?? War ninka hala toogto, siibo halagubo, gaas halagubo gaasku isticmaalay halagu bilbilo, halagubo👈
@MujammMuhamm
@MujammMuhamm 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@AdhanCade
@AdhanCade 5 ай бұрын
Ilahowo haqaa ken
@اممحمد-ل7ل3ن
@اممحمد-ل7ل3ن 5 ай бұрын
💔💔💔💔💔
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 5 ай бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa hawiye maahi sheekhaal diyo haqaataan
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 5 ай бұрын
Aabaha marxuumada aa diyo ogolaankara haduu diido waainloo qisaaso waainladilo ninkaas denbiilaha ah
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 5 ай бұрын
😭😭
@ZakiMahamed-xw9xx
@ZakiMahamed-xw9xx 5 ай бұрын
Inkastooy alcadalad daro jirto tiseey wax ka dhimanthy
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 5 ай бұрын
Haduu qirtay maxaa la sugaa
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 5 ай бұрын
Hal qof dambi Galay qabiil yaan loo cayin lakin siid cali qabiil wa I xigaa hadana gacanteyda inan ku dilo wa rabi lahaa hadii lai dhiibo walaahi
@canabiinadia
@canabiinadia 5 ай бұрын
Hg ma ma talo sayid Cali lkn familykisa dhan way la jiraan
@HananJamac
@HananJamac 5 ай бұрын
Hadi ladhilin mar un Wu dimana danbiga lul sas kuma cafismanayo lul Ilahi haqeda hasobxiyo
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 5 ай бұрын
Ninka hala qisaaso dambigi u galay halagu fuliyo waa diniyan
@SaynabDaud
@SaynabDaud 5 ай бұрын
inan gubeedka yaan inan dambe loo guurin ashraarta xun
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 5 ай бұрын
Wcs walaal zaki wlh waa wax laga xanaqo 😡
@amishpatel7545
@amishpatel7545 5 ай бұрын
Halagu weraro wnku faraxsanhy
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 5 ай бұрын
Adi ma na rar ryaa nijasyhii
@MaxamedWalah
@MaxamedWalah 5 ай бұрын
adaa ku waseenaa
@FaadumoXasan-zp5ec
@FaadumoXasan-zp5ec 5 ай бұрын
Saki dadku sidaado kale muwdasoqdo
@shukriali4487
@shukriali4487 5 ай бұрын
Ilaahay kacabsada qabyaalada iska daya Shaqsi ayaad qabiil dhan u Aflagaadaynaysiin
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 5 ай бұрын
Alaabaa gubaa maa banaanka lagu gubo warninkan waa caroda y caradane iqaabtaas
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 5 ай бұрын
Naagtaad hawiye ku waalatey shiiqaalna waa nimn hiraab ah ee ruufiyaaanimada daa
@fartunahmed9989
@fartunahmed9989 5 ай бұрын
Naasoco habargid guurkaagama bahne
@IdilIdil-k5t
@IdilIdil-k5t 5 ай бұрын
Halwerire re. Maryanne. Major to. Diho laqadanyo. Qabiilku. Mawad xumadan.
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 5 ай бұрын
Asiga cadeystey inuu gubay basiinkana doontey
@اممحمد-ل7ل3ن
@اممحمد-ل7ل3ن 5 ай бұрын
HAALa TOOKOTO
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 5 ай бұрын
Habar gidir habaaranaa xagay habrooshinka u wataan baan maqli jiray 😂waxaan aad u layaabay media ay soo istaagaayaan oo ay difaacayaan wiilka bal may iska aamusaan walee mooryaan baa idinka buuxda
@ArafatAbdourahman-w5s
@ArafatAbdourahman-w5s 5 ай бұрын
Asalamou caleykou walalayaal reer jubuti ayaan ahay lakin waxaan idiin sheegaya somaaliyey Allah wixi idhi qofki qof muslima dila hala dilo lakin wuxu idhi dayo hala qaato markaas waxaad cadiyeesateyn tiir togasho talabaad ninkaan uu hinasnay qof hinaasana xeer maqabto
@ahmedaliabdi6028
@ahmedaliabdi6028 5 ай бұрын
Adi habargidir naceyb aa ka buuxo
@ismailyonus
@ismailyonus 5 ай бұрын
Niyow adiga qoxoti bad kujurta dadka kafadhiso
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 607
DEG DEG XAASKA DARAWALKII GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SIR BADAN SHEEGTAY
22:20
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 40 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 24 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 204 МЛН
DEG DEG CIIDANKA DOWLADA OO SI XUN U DILAY GABAR TIKTOK CAANKA AH
18:00
Zaki honest Official
Рет қаралды 6 М.
DEG DEG GABAR KALE OO LAGU GOWRACAY NAIROBI & SH KENYAWI OO ILMEEYAY
20:03
Zaki honest Official
Рет қаралды 21 М.
DEG DEG NAAGTII AFLAGADEESAY FARMAAJO QABIILKIISA OO LA WEERARAY
17:10
Zaki honest Official
Рет қаралды 2,4 М.
DEG DEG GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SH USUULI LAGU HEESTO
17:49
Zaki honest Official
Рет қаралды 27 М.
DEG DEG DARAWALKII GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO LASOO QABTAY
20:47
Zaki honest Official
Рет қаралды 52 М.
DEG DEG NAAG 90 JIR AH OO GUURSATAY WIIL YAR & DADKII OO KU KACAY
9:30
Zaki honest Official
Рет қаралды 26 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 40 МЛН