Axmed madoobe ummadda soomaaliyyeed dib ayuu u dhigay asalkiisana sheydaan uu suray X.shiikh ayuu ahaa mujrimka
@ahmedogle53846 сағат бұрын
You are truly afayin for Hassan.goverment.
@abdisalanyoung40193 сағат бұрын
Nin Fahad iyo Farmaajo ay wax ka qaadi wayeen muu xasan iyo Marxuum la dagalami karaan 😂😊
@HirsiFarah-h4k7 сағат бұрын
Guuul axmed cadde
@SamiiraSaleban-fd7hi4 сағат бұрын
Xamse waa ku shubsho Aqliga xasan sheekh bu ku socdaa Waa nacs xsmse reerkoda miyu cadaw u soo raaca Hawiyow isma muqnin karno hadan soomli nahy
@Trippelmedia17 сағат бұрын
hasan sheikh waxaa ka wngsn mid somali dunid aay ka wngsn
@XaawoCadeey-v9r6 сағат бұрын
❤
@AbdiYusuf-w6d7 сағат бұрын
asc
@DeereLabo-tn8ex7 сағат бұрын
Ninkani waa ma xishoode Dawlada Soomaaliya waa ineey dharbaaxo kulul ku dhufataa Gacantana lagu soo dhigaa sida kuwa kale tusaale u noqdaan Hadii ninkani Ahmed Islaam loo daayo wuxuu doonayo Waa beenloow qayaano badan wuxuu sheegayo oo dhan waa qorofaad Waxaa hada ka hor u martey waqtigii Farmaajo Uu dhihi jirey dawlada waan la shaqeeynayaa Ninkani ha la soo xiro Hadii Soomaaliya wanaag lala doonayo
Seyid ahmed waa nin xiniinyo badan ragiisa wax la qaybsada dhinicii lodhigaba yaqaana rag waxuu kula macaamilihaa qodobka doodiisa cadahay waxba qarsan waana calamada ninka raga laguyaqan baadi load biyaa loofadhiista Seyid ahmed ninkii ka dul bodikara waa sugaynaa
@NuurFilfil6 сағат бұрын
War adigu wariye ka ahow
@guledmoalin3 сағат бұрын
Beenta iska da nio si xora ayu ku so bacxe ciil bad dhimanaysaye 😂😂😂😂😂
@HirsiFarah-h4k7 сағат бұрын
Maadaa og natiijadeeda xasan munaafaq madherge uniiki hee