DEG DEG Gen Odowa & Sanbalolshe oo Talaabo lama filaana qaaday,AhmedMadoobe oo fishiliyay Qorshe DFS

  Рет қаралды 43,782

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j Ай бұрын
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aaamin aamin❤ yaa allah❤
@MowliidMajo
@MowliidMajo Ай бұрын
Masha alh gul wll
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Wa. 2. Tug. Oo. Somali. Kala. Fogaynaya. Wa. In. Laiska. Celiya. Damuljadid
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Ай бұрын
Gado waa wadaniyiin ilaahood kabaqa waa ka dhashey Mahamed Siyaad oo aan wali good dalka khiyamin Waxaa kalo ka djashey Farmajo. Maanta he ceeboobine Mareexaan.Dalka waligiin daacad u ahaade ❤❤
@shugriugas2784
@shugriugas2784 Ай бұрын
General odawaa iyo Sirdonka Qaranka Soomaliya howlgeelka Ad rabtaan Rabtaan inad kabilawdaan halkas Guul Guul ayan idiin rajeyna Ensha Allah
@AxmedOsmaan-j9z
@AxmedOsmaan-j9z Ай бұрын
Xooga dalka guuulsii❤
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 Ай бұрын
Guul iyo gobanim Amed Islan.
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 Ай бұрын
Masacaley waxa ah ninka qabyaalad lafaha kagashey.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Anoo Reer Somalilander ah waxaan aaminsanahay oon ilaahay kabaryayaa inuu Ilaahay wixii Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 taageersan ilaahay ha’jabiyo iyo wixii aaminsan inay Ethiopia 🇪🇹 uraysa hoos’joogaan inay gun u noqdaan yarab inta Somalida xalaasha ah ee Cadowgooda Ethiopia 🇪🇹 iskana celiyaan ilaahow ku soo reeb yarab oo Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 rabbi ha’halaajiyo oo tafiirtooda haka tirtiro wixii Cadowga Islaamka iyo Somali neceb yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@C.shakurCali
@C.shakurCali Ай бұрын
aamin
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Warya. Darod. O. Weligi. An. Midobin. Ayan. Midaynay. Dabadhilifyadi. Wanu. Erinay
@momomomo2693
@momomomo2693 Ай бұрын
Miraxan dawlad aya wax lugu gaara , ha la tageero dawlada
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Warya. 2nin. Oo. Moryanta. A. Madobe. Wu. Fulinsidi. Naga. Habu. Ufilin
@SafawaSaxil
@SafawaSaxil Ай бұрын
Marixaan xilalka ha la isugu daro fartaak raisal wasaare bare hiiraale buaale hala fadhiisiyo hana loo magacaabo mada,weynaha jubaland ogadeen iyo majeerten ha iska nastaan
@sahrahussein3756
@sahrahussein3756 Ай бұрын
Raga Somaliyeed Hadii Somaliya badeedii aad Ethoobiya siiseen hadana aad idinku isdhameyneysan oo ninki bada iibiyey uu hada idinku mashquuliyey in aadgobol global isku dishaan. Ilaahow noo hiili adigaa awoodo leh.ilaahow noo hiili marwalbe iyo meel walbe😢😢😢😢
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Warya. Inagubed. Nadshegta. Dadka. Lagu. Qorxiyay. Wadankaba. Melku. Lahayn. Gobolba
@CaliSalaadAadan-l1k
@CaliSalaadAadan-l1k Ай бұрын
😅
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 Ай бұрын
Been badanaa xasan sheekh miyaa lacag baa Ka yeeryeerineysa budlan baa Ami soom Ka baxey butlnd maa Ami soom maa JOOGTA reer gedo dila ninkaan
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Been iyo khiyaali war sow tay ciidanka kenen rasskayabooni o wali dagaal ay ababulayan shabeelaha dhexe bay xoog ku leyihin riwayada Hassan munaafaq isku maweeliya
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Anoo Reer Somalilander ah waxaan aaminsanahay oon ilaahay kabaryayaa inuu Ilaahay wixii Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 taageersan ilaahay ha’jabiyo iyo wixii aaminsan inay Ethiopia 🇪🇹 uraysa hoos’joogaan inay gun u noqdaan yarab inta Somalida xalaasha ah ee Cadowgooda Ethiopia 🇪🇹 iskana celiyaan ilaahow ku soo reeb yarab oo Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 rabbi ha’halaajiyo oo tafiirtooda haka tirtiro wixii Cadowga Islaamka iyo Somali neceb yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 363 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН