Deg Deg Itoobiya Oo Ka Dacwootay Heshiiska Somalia & Masar, Amniga Muuse Biixi Oo Halis Kujira ...

  Рет қаралды 46,916

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
Ciidamada afrikaanka ah waa kamideysanyihiin in aaney bada soomaaliya ka bixin isagoo itoobiya gacan ku siinaya in ay xoog ku qabsanayaan soomaaliya waa in laga saaraa wadanka sida ugu dhawsaha badan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
ITOOBIYA, MAXA KA QUSEYA DALKENNA, CIDDAN DOONO AYAN LA HESHINEYNA.
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 2 ай бұрын
Qaniinyo qaniiinyaa kaa fujiso Thanks Hasan shiiq Itoobiya inteeysan dacwoon Gardarada ha joojiso hhhhh
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
AFRIKAN GAFUUR WEYNE, MAGDHOW MARKU NA WEYDIINAYO, MA LA SOCAYA, KUNKA DOLLAR IYO DHEERADKA ASKARIGA MUSHAAR U QAATO, IN AY DIYO AMA MAG DHOW U TAHAY, DEYNTAASNA, SOMALIA AY BIXIN DOONTO.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Wan kugu rac sanahay sidad ulla hadashay thenkes
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Guul somalia and Egypte hakalaba nina heshiskaas somalia iyo masar waa labo dal oo wallalo ah o kuwada jira jamacatul carab guul
@AbdirizakjamaUmar-so4cn
@AbdirizakjamaUmar-so4cn 2 ай бұрын
Maxaa ithiobia kagalay dalka somaliya hadii lakeeno ciidanka masar
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Jam Sland And itoobiya ViVA
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 ай бұрын
Magdhow ayey tiri Uggndhana iney ka baxaan Soomaaliya ayey ka xun yihiin waayo lacagti faraha badneyd ay fadhiga ku qaadanayeen ayaa go day..........Atmis uma baahnin Dhalinyaradeena Geesiyada ah ayaa naga bdn.......💪💪💪
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Masar hadeey gentaallo halisa ku garaacdo biya xireenka itoobiya aby indhaha ha cadeeyo markaas badeena iyo maamulgoboledyaderna faraha noo qaad waan ka weeynay war gobanimadeena haku xad gudbin meeqa sano ayaan aby dheheeynay
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Abey qof ka caqli xun ma arag kulahaa ciidanka masar ha laga hor tago, sow iyagu kuuba iyo ruush ma keensan waa dameer amxaar iyo tikree raran jiray.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 ай бұрын
Masar markey Maqashay Xabashadi waa isku Xaartay yaase isgaaray ilaa aad ka saarto Gafuuryo Culusta aad nagu soo Daadgureysay Halkaad ka soo Dhaadhaarato ayuu lagugu imaan mardhow Oromyahow Urka Badan...
@bellazio7410
@bellazio7410 2 ай бұрын
GUUUL SOMALIA 🇸🇴 CADAWGEDA ALAHA KAQABTO GAAL IYO MUSLIMBO LAILAHA ILALAHA MRS (SCW)
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
DADAALKA JAAMACADDA CARABTA, WAXA LAHA, WASIIRKENNII ARRIMAHA DIBADDA, MR. CUMAR CARTE QAALIB, AMAAN IYO TARIIKH KU YEESHAY HABKA UU SIYAASADDA DIBADDA SOMALIA U DHISAY AUN.
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 2 ай бұрын
Sidaan aduunka uwaregaynay anagoo itobiya dacwo Ka ah itobiyana aduunka hawaregto ayadoo maser dacwoka ah😂
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق 2 ай бұрын
Yugaandha walahi dhalinyaradeena bixinaa hadi kale hada ha baxaan
@YaaHoo-f3d
@YaaHoo-f3d 2 ай бұрын
Xilka halaga qaado wasiirka
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Muuse biixi masar ayaa soo qabaneeysa sidiisaba
@husseinabdi-jg8vk
@husseinabdi-jg8vk 2 ай бұрын
Uganda ciidamadeedu dadka ku laayeen somaliya magtooda in ney bixiso tahay
@AhmedMaxamed-qg2ol
@AhmedMaxamed-qg2ol 2 ай бұрын
ASC Garaad TV
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Soomaaliya xor ma aha mexeey itoobiya uga dacwooneeysaa hadii eey iyadu keentay amni xumada
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Masar waan wacaneeynaa si eey itoobiya nooga edbiso inta uu turkigu shidaalka nooga soo saarayo dhulkeena
@QeysQayaar
@QeysQayaar 2 ай бұрын
الضومال العزيز
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 ай бұрын
Nacalad kugu dhacay doqon iidoor ma orom baa iga gulaysan karaa waligiiba gaal cadow ah waad soo raaci jiray mana guuleysan orom baahan waad arki sidaan u galo ,🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaliya,🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴 iidoor badan oo London iyo Sweden jooga oo koonfur isu dhiibay Ayaan aqaanaa maalin igu qaadan mayso in aan ka dhishifo markaas orom baahan wax haa ku taro.u sheega m. Juudaan iyo s.gaal koonfur wey iDIN nacday ogaada in SSC iyo AWDAL kuma rabaan iidooroow maxaad samen.
@Fardaus11
@Fardaus11 2 ай бұрын
Eey eey lo wayeey bad tahay xagad ku aragtay isaaq cadow so raca ? Mase og tahay inay oromadu ka fican tahay
@AhmedMaxamed-qg2ol
@AhmedMaxamed-qg2ol 2 ай бұрын
Garand TV ASC
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 2 ай бұрын
Barlamaanka waa in eey W.M. shaqada ka joojiyaan. Dadka qaati Billah beey ka taagan yahiin
@SakhirSupermario
@SakhirSupermario 2 ай бұрын
Yeeli mayo hdalada ka soo yeedhay itoobiya waanan ka soo her jeednaa arinkaa ay wado
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Warshada waxaa la oran jiray carna beef.kismayo iyo xamar martiini gadasheda
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
Xasan gurguurte waa in sheegaa sababta uu ciidanka soomaaliya u dhiso waayey oo dadka unideynwaayey si ay itoobiya dalka uga difaacaan
@FarxanQayre
@FarxanQayre 2 ай бұрын
Ismaacliiakra
@abdihakimibrahim9506
@abdihakimibrahim9506 2 ай бұрын
Muuse ceerigaabo hada ayu tegayaa e qoladii sool u taqaaney 4buurood dhexdooda Maxa usual maanta tacsi dhigta
@LuulLuulmohamed
@LuulLuulmohamed 2 ай бұрын
Wadan walba canshuurtiisa ayuu kutiirsan yahey
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 2 ай бұрын
Get rid Mr Hassan sheikh , He can do nothing
@QeysQayaar
@QeysQayaar 2 ай бұрын
حكم حيات تلصوما موت حبسى
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 ай бұрын
🇫🇷🩸🇸🇴🇩🇯et crois moi ont te le serai jamais 😂 🇫🇷🇫🇷❤️🇩🇯👀🩸et dommage Somalie Land
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 2 ай бұрын
SOOMALILANTU. MA. TA REERKKA. IIDOOR. U LEEYAY QABIL QUDHA. DAWLAD. MA NOQDO
@kl8650
@kl8650 2 ай бұрын
​@abdiqadiraden1335 why are you crying? Is it because you are xarood?
@TaaroAli
@TaaroAli 2 ай бұрын
Waar amniga muuse biixi waa buuxaa lkn waxa halis ku jirta amniga xasan sh.maxamuud oo loo yaabo.?
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 2 ай бұрын
Waarmasarwaxaalookeenayaawaacadawgaagacadawgiisuwaasaaxiikaawayiskaashanayaanciidakeenaiyokamasar
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 ай бұрын
Somalie Land toujours avec vous 🇫🇷🇩🇯🇩🇯👀🩸
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 ай бұрын
Évite les religions .. ok
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 ай бұрын
Je suis avant tout 🇫🇷
@queensahara5735
@queensahara5735 2 ай бұрын
change de nom au prealable.
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 2 ай бұрын
Pleure verra 😂
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 159 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 26 МЛН
DEG DEG TAKSIILE HASHIM QABIILKISA & QAABKU U DILAY HOOYO WARIS & CARUURTEDA
42:31
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 50 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН