Jabuuti iyo ertera waa in la heshiisiiyaa inta aan jabuuti badeeda ufasixin isticmaalka biyeheeda
@halimamumin3643Күн бұрын
Waxaa dowlado is khiyaameeyneya oo dhan wexy isku soo biyo shuban doonaan in Somaliland ku dambeeyndoonaan. Viva dalka Barakeeysan ee Somaliland uu Ilaahey ilaaliyo oo uu barakeeye.
@EngdaauudAbiib2 күн бұрын
Yes france ok soomaliland masar cadawga geeska shisheeyaha damaca shisheeye mashaqeeyo
@EngdaauudAbiib2 күн бұрын
Soomaliland maaha quruurad way difaacan karaaan ciideeda badeeda cirkeeda
@Sarta1002 күн бұрын
Soomaaluda turkiga ayay garwadeen ka dhigteen hase ahaatee waxa uu la yimid wax aan laga fileyn oo ah deked sii itoobiya ama marin biyood itoobiya waxay u hanqaltaageysaa in ay qabsado bad iyo dhul aysan laheyn si fxeelad am xoog si saldhig ugu samaysato oo ciudan iyo maraakiib ugu soo daabusho ka dibna laqabsado si loi keeno malasyiin xabashi ah usoo galaan qaab shaqo doo. Dalkana usku fiditasn sida ka socotamo gobalada dalja oo ay katiea vateen soomaalida oo ah dad hurda oo ayagoo soo heed daljiid la qabsanayo si xoog iyo xeeladba waa in xabashid dejed loi igokaan si ay ugu soo fidin dalja Tojoro aadaan oo ay na dhaafaan waayo dagaal mahurayso xabashi soomasluya inuu la wareegoi rabaa marka waa in la fogeeyaa oo difaac laga galaa.meel walba.
Djabouti Ethiopia kama maaranto, waaney ka aqli badantahay Somalia oo dameer raac ah, sida caruurta loo maaweeliyo.
@RobereyDavid2 күн бұрын
Waar waxasiiii majiiirtooo
@halimamumin3643Күн бұрын
Ethiopia bada Djabouti weey isticmaasha hada ,meexey ku faleeysa in ay hadana dekad kale ka qaadato? Somalidu ma fikirto.
@halimayusuf48992 күн бұрын
Turkey ayaa la tabaa in la dgabar jebiyo sababtoo ah France waxaa uu aad uga maseeraa Turkey sida ay wax u soo saaran iyo xaasid ninada uu u qabo umadda Islaamka ah. Marka Jabuuti axsaan uma,suubineyso Soomaaliya ee waa mid naslaxadiisa gaarka iyo maslaxada France. Marka waa in dabin cusub ay ka,dik toonadaan madaxwayne Xasan Sheekh ito nadaxda dalka Soomaaliyeed oo dhan.