DEG DEG Lafta gareen oo dhabarka ka toogtay Xasan sheikh, & Shir deg deg ah oo ka socda Villa Somali

  Рет қаралды 23,685

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

6 күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 56
@AbdillahiAyehAyeh
@AbdillahiAyehAyeh 4 күн бұрын
3eed
@faadumo114cabdi9
@faadumo114cabdi9 4 күн бұрын
Siyaasi shisheeye wata oo lagu adeeganaayo
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 3 күн бұрын
Waa runtaa xasan sheekh shisheeye iyo cadowga somalia ayaa wata
@AliHassan-sy5dc
@AliHassan-sy5dc 4 күн бұрын
Somalia waxaa isku diraaya MW Ismail Omer Ghelle iyo UAE.
@Ibra-t2y
@Ibra-t2y 3 күн бұрын
Somalia waxa ay ka dhismi la'dahay ajaanibta
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 күн бұрын
Shisheeye ayaa isku haysta.somalidu nafbadan ma leh
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 3 күн бұрын
soomaalia waa lusku diray siyaasi danleyah o shasheeye ku daaban illaahow na badbaadi illaahow midee soomaalia allah jabiyo itoobiya kenya imaaraadka iyo somali diidka aamiin alle magan
@mohamedhusein9212
@mohamedhusein9212 3 күн бұрын
Somalia waa laisku dirayaa dowlada shisheya ayaa isku diraya oo lacag iskugu dhibaya lacagtana isku dir iyo xalba way keentaa shisheya allaha naga dhaxsaara anagana allaha isu ken macaneyaa aamin yaa allah
@user-gb3hj3dq3l
@user-gb3hj3dq3l 4 күн бұрын
Waxa ayka dagi ladahay somaliya waa siyasada dawladaha shisheeye
@Terza56
@Terza56 4 күн бұрын
Somalida ayadaa is diidan o dhibka ugu horeya waa dhexdeena ma is rabno
@abuukarshisak6879
@abuukarshisak6879 4 күн бұрын
Soomaali iyadaa isdiidan umaleyn maayona in ey heshiinayaan ilaaheybaana og
@munayousuf8460
@munayousuf8460 4 күн бұрын
SULDAANKA TV ANAA RUNTA KUU SHEEGAYA ETHIOPIA AYAA SIXIRTAY SOMALIYA OROMA
@munayousuf8460
@munayousuf8460 4 күн бұрын
Nafta gareen waa inay shacabka koofurgalbeed iska qabtaa
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 3 күн бұрын
Faraghelin Shisheye ayaa Somalia la degay,Allownaga soo gar amiiiiiin
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 4 күн бұрын
Waxaay kadegiladay siyasi iyo qabiil
@MaxamedCabdi-iq3rf
@MaxamedCabdi-iq3rf 4 күн бұрын
Wararka taarikh uyeel
@user-ed2wv1uz3t
@user-ed2wv1uz3t 4 күн бұрын
Maxaa helay arrintii difaaca badda Somalia ee Turkiga.
@abcbc4008
@abcbc4008 3 күн бұрын
Asc Lafta Green Maxow dhabarjibinka waa Qaainwadani waa in la soxeraa Lafta green saciid deny. Musr bixi.iyo farmaajo fahad yaasiin.xasbunAllah wanicmalwakiil.somaliya wa qaska ku wado waa faragelin shi sheye.sinaayo labo dolar asee isku dirayaa dowlada iyo Gobalda .yaa xayyu yaa Qayuum Biraxmatk Astaqiid Aslax wadankeena nona xafid umada somaliyeed Amiin yaa Rabbi.Etobia. Qatar.Emaraad iyo kuwoo badan sharkooda xasidnimadooda Allah ha ku celshoQater.Emaarat.lafta Green.Farmaajo yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak Astaqiid yaa Rabi Naga qabo Qatar xasbunAllah wanicmalwakiil kuli xaasidiin.waxaa Nasiib Darrro ah in ey ongoladaan in ey ka dhex shaqeyaan umada somaliyeed dhexdeeda shame lafta gareen saciid deny.xasbunAllah wanicmalwakiil Qatar iyo Emaaraat yaa Rabbi sharkooda xaasidnimadooda ku celi wadankooda Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil dooxa cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi.Emaaraad iyo waxii la mid ah cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah ha siiyo umada somaliyeed Amiin yaa Rabbi
@MaxamuudaweesMaxamuudawees
@MaxamuudaweesMaxamuudawees 4 күн бұрын
Waxa,aykadagiladahay,siyaasiwaalan
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 4 күн бұрын
Siyasi
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 4 күн бұрын
USC
@aaa1211
@aaa1211 3 күн бұрын
Shababku dalka soomaaliya Waa halista uguxu ee Haka toobad keenan hadii kale hadal mufaree haleyska Xoreeyo cadowgaas Xaraxanka daran ee shisheeyaha u adeegaya
@AliJama-bj1hl
@AliJama-bj1hl 3 күн бұрын
Somaaliya.waxayka.dagi.ladahay....xasn..shlkh
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 3 күн бұрын
Shacabka koonfur galbeed oo keliya maxay dawladan Haawiye iyo shabaabku u daba socdaan ,maamuladii kaleba wey iska soo eryeene. Mise wali waxay joogaan sagaashamaadkii oo intey bulshada degaankaa xasuuqeen aan weli waxba laga oran. Biyo dambe oo haawiye koonfur galbeed ka iibinayaa ma dhacayso. Xaqiiqdu waa sidaas Haawiyow.
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 3 күн бұрын
Somalia waxaa isku diraya siyaasiinta Somaliyeed oo noqday kuwo aan dacaad u ahayn dadka, iyo dalka, jahaynawayeey dalka iyo dad hanaanawayeey nabadgalyadii, dib-hishiikii dadka Somaliyeed, in lala dagaalamo Musuuqii, iyo hanashadii difaaca xuduudaha dalka iyo dhibaatooyin kale oo badan.
@AbdullahiSaid-pl3cq
@AbdullahiSaid-pl3cq 3 күн бұрын
Soomaaliya waxay ka degi la'dahay. Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud
@aaa1211
@aaa1211 3 күн бұрын
😂😂 sifiican ilaahey umada hakaaqabto
@Abdulahi243
@Abdulahi243 3 күн бұрын
Somaalida ayaa is diidan yaan lagu marmarsiyoonin cid kale
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 4 күн бұрын
Shush eye iyosiyasi
@xajiibraahim316
@xajiibraahim316 3 күн бұрын
Waxay kandi ladhahaye dwladaha shisheeye
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 күн бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was warya suldaanka tv shirka ka socdo beenlo yaho rufyan ka suldaanka tv adrka xasan gorgurde miya war ku so dhibay kala tag umada beenta waradka was
@alimohammed9096
@alimohammed9096 3 күн бұрын
Labada ugu daran waa labadaasi shisheeyaha iyo qabiilka iyo weliba goboleysiga oowax waliba baa bi iyey
@bosteyaali184
@bosteyaali184 4 күн бұрын
Water madaxdeen as xun oo caado Qatar’s ah u shaqeeya cadowgeenna shisheeye maximums oo Xalane noo began
@abdalladubow3064
@abdalladubow3064 4 күн бұрын
Soomaliya shisheeye Kuma dhex jiro dadka xukunka iminka wada ayaa noqdey dad hogaanka loohayo iyaga in ismaamuli Karin shisheeya laanti.waanasiib daro.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 күн бұрын
Waxey ka dhaqaa qeeyn ku dha khanka shareecada islaamka alle dhaxdooda dhibaato dhigay ilaayo qu,raanka iyo shareecada lo laabto wareer ayaa tagnayo naayo
@user-tu6qp4zt1v
@user-tu6qp4zt1v 4 күн бұрын
Qabilada ayaa isdiidan wayo soomaliya waa qabyaalad eey ku.dhisantahay hadi aay.jiri.laheyd shacab soomaaliyed majiri lahen is qabqabsi waa xaqiqo
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 күн бұрын
Waxan usheegayaa xasan sh in maamul goboleedada aadla heshiiso ayaa waajiba dib uheshiisiin loosameeyo hadiikale maguuleysan kartid dalkii iyo dadkiina waadlugoysey
@AbdinasirMohamedNur
@AbdinasirMohamedNur 3 күн бұрын
Waxa dadka jaahwarereiyey wa siyaasi caada qaataah ilaahay sharkooda hanaga hayo dalkana alaha ka badbaadsho
@user-ge5fo1re9j
@user-ge5fo1re9j 3 күн бұрын
Waxaa dalku ka degi la yahay wadamada shishiiye oo adeegsanaya dadka soomaalida ee kala kooxkooxaysan iyo dad ay soo abuurteen ee xamaarsan feker shishiiye oo wadanka masuul isaga dhigaya dana soomaalidana kama shaqeynayo ee waxaa uu ka shaqeynayaa danaha dalka shishiiye gaar ahaa mareykanka soomaalida ka aarsanaya oo marnaba wanaagaaga aan dooneyn ee uu doonayo in uu isku adeegsado soomaalida lafo maroodi iyagaa la isku jebiyaa osoomaalidu waxay u dhimanaysaa 18kii askeri ee kaga dhimatay mareykanka xiligii unisom oo uu sheegay in uu soomalida weligii ka aarsan doono marka sidee nabada loola wadaagayaa iyo horomarka soomaalida mava ogola in soomaliya ea ax noqoto
@MohmedYusuf-jm4tg
@MohmedYusuf-jm4tg 3 күн бұрын
Waxaa iskudiray ismaaciil munaafaq oon dooneyn in Somali degto
@MansuurMohamett-t4l
@MansuurMohamett-t4l 41 минут бұрын
Sax
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 4 күн бұрын
Waxay kadegiladahay dawlad ganacsata ah islamarkaana ah dhulboob qabuuro fag dawlada xasan, waa munaafiiqii shabaabka iyo dawladaan waa iskumid robow xasan iyo xamse illaahay hakaqabto. Somaali dawladu waa kadaabiin
@user-tu6qp4zt1v
@user-tu6qp4zt1v 4 күн бұрын
Cudurka ugu weyn qabyalad iyo federal lisim anaga Mahan federalisimka dadka isku dhaqa qomiyido kala duwan Kala dhaqan ah ayaa logu Tala galay federalism ahah
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 4 күн бұрын
Ingiriiiiiiiiiiiis+ mareykan iyo qabqableyaal Siyaasiyiin kalo ujeedka odantooda bes u adeegtaan iyo qabiil qabiil ukala qeybiyeyn kuwaas Siyaasiyiinta Ah. Yaa dhibka dadka iyo dalka soomaaliyeed odhanba
@halimaabdiqadir8241
@halimaabdiqadir8241 4 күн бұрын
Waxay kadagi ladahaydamujadiid ooqaybisay Somali Qabilqabil isugu dhibay Hub Isago x shiiq uu dhameyey ciidankii wadanka iyo isagoo Dhamangatay dhulkii danta guud maanta a masiirkii umadda somaliyeed Sida kursigii marwo utartamaysay oo uu kahor istagay iyo kursiga fosiyo uu hada kahortaaganyahay isagoo Dan shaqsi bas wata ama wata talo uu Ku diyaarinayo Burburinta somaliya
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 4 күн бұрын
Dhibka dalku uu ka dago la yahay waa mudane xasan shiikh oo dhamaan guntiga gashtay xaquuqdii madaxda iyo shacabla soomaaliyeed dalkii wuxuu ka dhigey meel xaaskiisi uu dagan yahay waayo arimaha xaaskaaga ciduu kulama ogaane karto
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 3 күн бұрын
Fara galin Shisheeye + jaahilnimo qabiil + Maxaan Cunaa joogto ah goor & Ayaan aaqiro Moog nimo iimaan la'aan
@xayaadbaaruud2107
@xayaadbaaruud2107 3 күн бұрын
Waxav.kadaladay.h0gamiyaha.ugawen.ee.madax.weynaha.xasan.sh.ayaxa.
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 4 күн бұрын
Somaali iyada is qabyaaladaysay oo ay Hormood ka ahaayeen hawiye iyo daarood oo khiyaamadi ugu weynayd ku dhuftay isaaqa sannadki 1960 iyadoo gacan saar la yeelatay xisbigi usp Burburka somaliya halkaasi ayaa sees u ahayd marki damben waY qaraxday oo burburki g21 ayaa ka dhashay. Ila hadda qadiyadi hawiye iyo daarood ee soo celinti isaaq waxay sababtay in degaanadi iyo qabiilooyinki kale ay kala furfurmaan oo maamul goboleedyo samaysmo somaliland goodnight isku taagto oo hadda ay aqoonsi sugayso hawiye iyo daarood oo indhahoodu shan yohiin. Garoonki ciyaartau waxay gaar unoqotay kooxfi bah talyaani siyaasigoodi qabiilooyinkoodi iyo dawladihi shisheeye ee China qadar masaryk turkey sucuudiga talyaaniga oo dhammaan tababarayaal ah ciyaar wanaagsan. Somaliland guul
@muxubowarsame9775
@muxubowarsame9775 4 күн бұрын
Waxay kadagi ladahsy hogaamin xumo madax Wayne KU mash quulsan dhulboob xabaalo faagid musuq qof jecleeyse iyoqabyaalad
@user-bt6jk9ne1z
@user-bt6jk9ne1z 4 күн бұрын
wariyo dalim ah beenlow
@user-qh9ll5cp7c
@user-qh9ll5cp7c 4 күн бұрын
Waxey kadegi layaway hawiye oo ubaahan inuu talada isku koobo iyo isla hawiyihii oo ubaahan inuu dhul dad leeyahay boobo oo ubaa han dhul digil iyo mile inuu share dowladeed kuboobo taasna honey aya loo waayey oo caydiid ayaa meel ku gaari lahaa
@aaa1211
@aaa1211 3 күн бұрын
😅😅😅😅😅 maasha allaah waa sidii ddkaa iimaankii lagaqaadey
Saalaxow Konfur midnimo Somaliyed Horayna uma rabin Hadana marabte
21:09
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 8 МЛН
Daahir Alasow heesta isaaq qaadeen & nacaybka somali u qabaan ka yaabey
12:47
Ciidanka Ethiopia oo Soo Galay Soomaaliya!
9:20
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 37 М.
Mareykanka iyo mw Xassan sheikh Maxamuud
8:38
Xuriyo Media
Рет қаралды 7 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН