Xasan 2012 isagaa keenay ethiopian, xasan isagaa sameeyey maamul goboleed, isagaa axmed madoobe madaxwayne u saxiixay isagoo waliba jooga adisababa, waa sugi waayey inuu magacaabo markuu dalka ku soo noqdo cajiib.
@DeeqdeeqsiomarmohamedАй бұрын
oday iska marqaamaaya waan ku wareesanaa dhahday, xitaa ma agaran weysay inaad dhahdo iska tuf qaadka intuu wareesiga socdo
@abdisheikh6094Ай бұрын
Xal dalka waa in la helaa baarlamaan xilkiisa si daacad ah u qabanayo iyo isla xisaabtan dhab ah si loo gaaro waa in la helaa gudoomiye baarlamaan oo cusub si loo kala saaro xukuumada iyo baarlamaanka hadda wax walba waa xukuumada.
@AmiinMoalin99-fx9wuАй бұрын
Hasan hadii uu wax duminaayo markuu farmaajo mdweyn ahaa Ahmed madoobe iyo deni waydiiidanaayeen ilaa maamul gobaleedyadaan meesha laga saaro wadankaan dagi maayo waa in maamul gobaleedyadaan la banado laga dhigo gudoomiye gobal hoos taga dowlada dhexe wax ciidan ah maamul gobaleed ahna laqarameeyaa