Dhukashadi Abey Safarki ambadka ahaa ee Adis,ababa iyo Qosalkii Afka Cirka u tagayey Xassan ma shaqay weyday Dawladnimo badashay rabta
@EngdaauudAbiibКүн бұрын
USA 🇺🇸 🇬🇧 HANBALYO ISRAAIIL BAA NOOGA DHAW MASAR CADAWGA SOOMALILAND DHILKAA LALA SIMI CIDKASTOO HUNGURAYSA SOOMALILAND GOVERNMENT CARKEE
@MariamAd22Күн бұрын
Warxunsheeg shaydanah beenle wartashiil 👎👎👎👎👎😭😭😭
@maxamudfaarax7761Күн бұрын
Asc suldaanka tv war mw xasan sh ma nin waannbaa mise waa mid aan lahay go.aan rimi meel ku ah daraad ankara shalay adiis ababa maantana qaahira barina waa adiis takalena ankara walee nin waalan baa soomaaliya qabsaday oo hadana kaligi taliye aan wax go.aanna lahayn kkkk
@SafiaHussein-v4qКүн бұрын
Itoobiya heshiis ma rabto wayo waxay diyaar utahay in ay duulan mar kasto nagu soo qaado iyo in ay ciidan nagu soo yaaciso oo dhul iyo bad duulan nagu soo qaado ayey diyaar utahay, xabashi lama aamino sababta axdi malahan xabashi Abiina waa ninka ugu xun inta soo martey xilka waa qaain iyo beenlow, qiyaano, itoobiya hala ceyriyo
@Sergito-r6uКүн бұрын
Maad ka hadashid inuu MD xasan shiikh uu asagoo taagan inuu suuxay uu gadaal gadaal u dhacay
@maxamudfaarax7761Күн бұрын
Asc war maanta mw xasan sh taagniduu kadhacay baa lacadanayaye war kan warka xiga ka soo waran suldaan tv kkkkk