DEG DEG: MD XASAN SHEEKH OO HALIS KU JIRA & XILDHIBAN CAAN AH OO SIR CULUS SHEEGAY+VILLA SOMALIA OO.

  Рет қаралды 5,257

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

8 күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 14
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 6 күн бұрын
Murji weeye hadal abdirixmaan abdishakur Waa hal qaymo leh oo wax laga baran Karo.❤
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 6 күн бұрын
NIN XABAALO SI QALAD U FAAGAY OO EHELADA MEETADA KA OOYSIIYEY QALBIGIISA INUUW DEGO LAGAMA YAABO ADUUNNA UMA TOOSEESO AAKHIRANA XISAAB AYAA SUGEESA XASAN DHIIQOOW YEELKADAA
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 күн бұрын
Mahadsant walaalkey ❤❤❤
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 6 күн бұрын
Kuraastii afrika iyo quruma midoobay gabdhihii u tartamaayay ayuu iibsaday gabdhihiina bahdilay iyo hajabaad logaystay 8 musuqmaasuq xadlahay dhaafay iyo wax kale
@cabdisalaad8174
@cabdisalaad8174 6 күн бұрын
Craxman ccshakur waligii guulaysan maayo farmaajo iyo xasan buu simayaa
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 6 күн бұрын
4 raska boni rascase inta u dhaxaysa umadii soomaaliyeed waxay lahaayeen ayuu maroorsaday cidna looma joojinaayo waa hadalkii xasan 6 boobka hantida umada 7 qabuurihii oo lafaqday kuraastii afrika iyo quruma midoobay
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 6 күн бұрын
Farmaajo Somali dhab ayuu ahaan. Hassan wax walba wuu iibaye
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 6 күн бұрын
Xasan ayaxse wuxuu ka shaqeeyay 3 shay 1 dalkii loowareejay waa iibsaday 2 ciidamadii qaranka ee quwada lahaa siwanaag sans uqalabaysnaa oo ka koobnaa35 Kun ayuu dhulka lasimay 4 loycade iyo raskaboni iyo rascasse
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 6 күн бұрын
Dawladii Farmajo Raisawasaare awood ayuu lahaa. Hassan waa qabyaalad socoto Farmajo wadani ayuu ahaan. Wadaanku xiligii Farmajo dalka ayuu dhisay. Hassan jeebkuu ku shubtay
@abobasement346
@abobasement346 6 күн бұрын
Cck waa munafaq
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 6 күн бұрын
Habeen iyo dharaar waad caayeysaan Farmajo . Hassan waa kaligii taliye talada ka qaada Ismail
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 6 күн бұрын
Ccw waxaad shegtaa farmaajo oo ka shaqaynaayay horuumarka dalka iyo dadka Ku saabsan dibad iyo gudahaba oo dalku noqday mid sharaf iyo karaamale 5 sano ayaad qabiil Ku eryanayseen
@cabdisalaad8174
@cabdisalaad8174 6 күн бұрын
Dagaal dawlad xasan madax kayahy dagaal magalin ee kacdoonkii shacabka iyo kililka shanaad buu kula daartay. Goobihiina waa laga soobaxay. Hubkiina As baa qaatay ciidnkiina waa laxa siuqay. Xiriirka uu sheegayo waa qaadka kenya.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 124 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 47 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
WAAR DAG DAG AH
44:57
Habar media
Рет қаралды 4,3 М.
BOQOR BUURMADOW HAWIYE DAAROOD BAA GUMEYSAN JIRAY (3962)
22:34
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
WAAR DAG DAG AH
41:56
Habar media
Рет қаралды 9 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 124 МЛН