deg deg : reer burco oo diiday inay dib u doortaan madaxweyne biixi . maxa sababay?😂😂⁉️

  Рет қаралды 129,740

Sakariye Jakarta

Sakariye Jakarta

Күн бұрын

Пікірлер: 306
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 ай бұрын
abdiraxman Ciro waaye madaxweeynana gobolada waqooye galbeed ee somaliya
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 2 ай бұрын
Walee reer burco waa rag adag allow idin xafid geesiyaal goblkii raga ❤❤❤❤❤
@Cabdi.Xakiim
@Cabdi.Xakiim 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
4 xaruusanaya reer burco ma metelaan muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar 💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq Maa lee baa geesi
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
@@hassan-mp1pk adiga somaliland kuma khuseyso isqor
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@@QueenCawo-b2q my people xorayay snm waa garxaajis and my people so dayay adeerka ina askar
@khadarjabutaawi2845
@khadarjabutaawi2845 2 ай бұрын
​@@hassan-mp1pkfutadad ka hadashe bal keen guuto aad ku lahayd
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
@@khadarjabutaawi2845 dhadiga isaaq ina askar soo dayay garxaajis kaa xorayay buule garxaajis tuke kaa xorayay mandheer yaa jabsaday garxaajis burco hargeysa cadaadley gamay garxaajis diyarada yaa afduuby itoobiyaan ma. Jail kaa soo dayay
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 2 ай бұрын
Nin waalan uunbaa muuse dooranaya
@SaadoCali-n4q
@SaadoCali-n4q Ай бұрын
Haa wlhy
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 2 ай бұрын
The last kid was so smart masha allah tabarakallah allahu akbar
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 2 ай бұрын
Muuse biixi guuuul💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 2 ай бұрын
🤣🤣🤣
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Tuugaa ina biixi laa nacay
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
"Mudaneyaal iyo Marwooyin" Waan kaqoray, ninka uhoreeya, ixtiraamkii Madaxda mee🙏 Borama iyo Burco baa go'aamin dorashada🙏
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 ай бұрын
Haa biixi
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 2 ай бұрын
Boorama iyo Burco cod uma yaalo kulmiye
@Keysek
@Keysek 2 ай бұрын
Absolutely
@ahmedabdijama343
@ahmedabdijama343 Ай бұрын
borama
@guuldoon1
@guuldoon1 2 ай бұрын
Habar jeclo way fahmeen sirtii muuse ee uu rabay inuu u isticmaalo dagaalada iyo doorashada 😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
waar afartani burcoo dhan ma metelaan
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Burco adiga oromo tahay somalida ka dax baxo xolo tahay
@Kadir-zy9jg
@Kadir-zy9jg 2 ай бұрын
Ciro madaxweynaha qaran somaliland ee mustaqbalka
@wiiloxasanbarre8925
@wiiloxasanbarre8925 2 ай бұрын
WAARYAAYA REER BURCA WAA DADCAQLIBADAN WAYNACEEN MUUSE JAAHIL WAA ERYA AXMAARKA
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Waa lancay kuulmiye 7 sano oo u umadi u kalo giybiyay wadnke wuu babiyay oorda iyo xadhiga ali hayno dhafiyo biixi amiin fashil
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 2 ай бұрын
Ninka maryaha caasa wuxu garan wayay cidda dagalka sabaabay, ciddi gaysay iyo cidda dawladda gacanta ku haysay.
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 2 ай бұрын
Zakariye libaax baa tahay hore usoco
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
11:50 Inankani waa fariid. Masha ALLAH ❤❤❤❤
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 ай бұрын
Sool qalbiga ka jara, Khaatumo ayaa nala yiraahdaa, Maamul ayaanu leenahay, Ha nagu soi lugo'ina ! Is doorta, deegaankiina aamina .
@HamdiFarhanMohamed
@HamdiFarhanMohamed 2 ай бұрын
Wadan wadani wadani wadani wadani 🧡 wadani wadani 🧡 guuuuuul
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 2 ай бұрын
🧡 🌍 🧡 WADDANI 🧡 🌍 🧡
@hodanomar6133
@hodanomar6133 Ай бұрын
Well done ❤wadani 🎉
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 2 ай бұрын
Guul ciro
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 2 ай бұрын
Kkkkķk reer burco way cadhay cida ay coka sinayaan
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 ай бұрын
Waa dad lasoo ururiyey oo meesha bas lagu keenay waa isla halgoob 😂😂
@moustaphayacindjama
@moustaphayacindjama 2 ай бұрын
Jakartow jelka oo hortisa iyad ku ciyareysaa 🇩🇯
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
4:37 waar ninkaasi waa legend legend dhalay wlhy waa nin aragti fog. HJ inta ugu nacasaysani waa inta weli kulmiye rajo kasii qabta.
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b Ай бұрын
Muuse ha dhoco ❤❤❤
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 2 ай бұрын
ALLE NAGUMASO CELIYO
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
REER BURCO MIDAYSAN IYO BURCO HARGEYSA LA TARTAMAYSA . GUULAYSTA REER BURCO . SOMALILAND GUUL WADANI GUUL ❤❤
@MohamedIbrahim-zr5hb
@MohamedIbrahim-zr5hb 2 ай бұрын
I will vote for mr biixxi inshaallah
@ftshmh4761
@ftshmh4761 2 ай бұрын
Wuu ku soo xidhi😂😂😂😂😂😂 dhulbahantuu kugu mashimi
@CabdulaahiMaxamed-o4r
@CabdulaahiMaxamed-o4r 2 ай бұрын
Welecom cabdiraxmaan ciro❤❤❤❤❤
@BlackDemonofJapan
@BlackDemonofJapan 2 ай бұрын
🎉🎉🎉Viva 🎉❤muusa biixi xildiid❤ long live🎉🎉🎉🎉🎉😮
@gemstar416
@gemstar416 2 ай бұрын
Burco is in the building☆☆☆☆
@mdh8066
@mdh8066 2 ай бұрын
😂😂😂 kabaaxdii ayu Zakarie soo qaatay.. Kkkkk Guuleyso Adeer.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 ай бұрын
❤❤❤ reer burco qosol iyo run ugu imaaw
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 2 ай бұрын
Dadku yeeli maayaan Culimadaa in Xabashi Qori wata loo keenoooo!!!!
@NiciimoXuseen-l1r
@NiciimoXuseen-l1r Ай бұрын
Geesiyal reer burco
@IbrahimFarah-d9y
@IbrahimFarah-d9y 2 ай бұрын
Madaxwayne bixii isagaa helaya renta markaytahay! Ogow bixi waa awal ayeenleh.
@Osob_5
@Osob_5 2 ай бұрын
Waa maxay dad kaan wada qaylinaayo
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy 2 ай бұрын
Nin culus jakarta
@slandprince7210
@slandprince7210 2 ай бұрын
Raggedii reer Burco guul Waddani Kulmiye wuu fashilmay
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 ай бұрын
Legend,waar burco,waytashatay.
@Raxmaclaahi-l5z
@Raxmaclaahi-l5z Ай бұрын
❤❤ 4:04
@bulshaawitech2818
@bulshaawitech2818 Ай бұрын
Yarka yare hadalka ugu danbeyay dhawahay waan wata runtu kahadlay ragan wadanka haha galbedna waydhisen barina codbaykaraban waawaxan caqliga salimka galayn reer burco waxan leyahay waligin isku duubnada oo inta qabyalada ee nalgu xanto inagadaya guul insha allah 🎉😊
@haajiabdi79
@haajiabdi79 2 ай бұрын
Mashaa Allaah wallaahi dadkeygii biseyl iyo qiimeyn ayaa ka muuqata
@AminaCaydiid
@AminaCaydiid 2 ай бұрын
waa faariid ninkaasi sool baay caamaalka dhigteen muse judan iyo kaahin 😂😂😂❤
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Afar wadaniya oo meel lagu balansaday sool waa Somaliland laakiin solbari sidaasay ahaan doontaan inta jiilkan hada joogaa jararanjartii ay facoodii kula tartamikarin lahaayeen laga reebay
@Xidigtakacday
@Xidigtakacday 2 ай бұрын
​​@@HindaAbdulle-fl2jj sool maqnuun iyo aftag kulma joogayso Somaliland dastuurka ila ad furtaan oo saxeex la kla dhiganayo walee banay sool Somaliland u ahnayn
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
@@Xidigtakacday Walee in aan la idinka sheekaysan doonin oon dib la idiin baryayna garaadka aad eedeen er ina dawsl bas yidhi waar na fahmay sasmi qaybsi idinkana saluugin ee sidasnaba idinka rabno in aynu wax Wada yeelano e Tiina haysta anagu Somalia ayaanu jeclahay markaa in la idin yidhaa maxaad saluugtern hasugin e Somalia halkaa ugu xidhno oo qsyrkas sidaa laga hadh sida tuulada buuhoodle doorasho aydaan ku jirin baanu galaynaa awoonsigiina idinkoo maqan buu imanayas xifuudana maslintasno doonto ayaan soocifhi idinkoo bilaa xurmo ah baydun sidaa halkaa ugu oodnaan spola waxyar baad ka degtaan inta aydaan dagin way duulayssa
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh 2 ай бұрын
HJ waa Kulmiye niyooo 😂
@NaxwoHassan-r3n
@NaxwoHassan-r3n Ай бұрын
Madaxweyne Apdirahmaan ciro waa zunta ka iLmaysiisay Muuse Handaraaf😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk kuwan sowtii laga ilbaxay kaartadooda 4 meel lagula sii balamay oo kola sawir la hor dhigo kola gidaar la sii taago. Soodhawayntii madaxwaynahaa wadnaha jartay dad aan ogahay
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Habara maxabuusu sool hooyadiin malahee dhulukiina ii masada😉
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 2 ай бұрын
Hhhh😂😂 issaq waa taaaaha walahiii muusse qatihaba katahayaahi
@cabdijama7767
@cabdijama7767 2 ай бұрын
Mar kale soo noqonayaa madaxweyne muuse guul Insha allaah
@muhumedabdullahi1676
@muhumedabdullahi1676 2 ай бұрын
Faysal. Insha Allah
@abdimajid2893
@abdimajid2893 2 ай бұрын
Qudhmiye wuu soo uroy subhaanalaah
@BatutaMedia
@BatutaMedia 2 ай бұрын
Reer Burco ha odhane daadnta mucaaridka u badan ayaan waraystay dhe markii waxoogaagii Xirsi iisoodiray isoo gaadhay. Kkkkkk. Waardee caadi baa la isu fahmay. Kkkkk
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 2 ай бұрын
Muuse biixi doorta aan WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY idiin badinee
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Habarjiclo way fahmin biixi oo wuu ina fashiliyay biixi
@DaadoTollman
@DaadoTollman 2 ай бұрын
Haa🥰
@MustafeAxmed-q2c
@MustafeAxmed-q2c 2 ай бұрын
Viva wadani 🧡
@abusa3adS
@abusa3adS 2 ай бұрын
🫷✋️👋👊🤛🦶 MBC
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 2 ай бұрын
Reer burco waa wataa wlhi waa dad qosol badan qadiyad isku mida leh waxaan idinka soo salaaama muqdisho
@NuuradinAlhajji
@NuuradinAlhajji 2 ай бұрын
Hbryoonis isasoo abaabushsy igadheh hhhhhh waalaydinku ogaaday niyow dadka mabilaa caqli baad uhaysataanban filayaa 😂😂😂😂
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 ай бұрын
War dadka edab darada Kala fadhiiso waa la hubaa in kulmiye la doranayo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
lacag buu xirsi siiyay kan dad soo ururi baa lagu yidhi
@CabdiNadiira
@CabdiNadiira 2 ай бұрын
Waa Laga Yaba😅
@hodankhayre-v9k
@hodankhayre-v9k 2 ай бұрын
kulmiye guul
@XamseBadawi
@XamseBadawi 2 ай бұрын
Habar jacaalo xataa aydoo wadani ah muuse so laabanayaa ooya marka marlaabaad
@asmaabdirahman5863
@asmaabdirahman5863 Ай бұрын
Fartayda dib u eedimaayo 😄
@mustafecabdi3470
@mustafecabdi3470 2 ай бұрын
Somaliland muse bixi markle guul insha allah
@AhmedxidigG36
@AhmedxidigG36 2 ай бұрын
Viva wadani 😊😊😅😅
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Cirro maa ninka buurta fuleey oo ciddamaddi layeey cirro waa huwaan Adeer
@samatarismail3215
@samatarismail3215 2 ай бұрын
reer burco waa marya tuur waa dad Waal waalan
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 ай бұрын
sool waa somaliland
@abdiyare2025
@abdiyare2025 2 ай бұрын
Zakariye Jakarta jeelka ayaad kuhorciyaareysa hayaay liinta
@SOCDAALTV
@SOCDAALTV Ай бұрын
😮😮
@NuraQallib
@NuraQallib 2 ай бұрын
Guul wadani insha allaahu
@ummuKaltuun
@ummuKaltuun 2 ай бұрын
Waddani❤❤
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 2 ай бұрын
Ha iloobin ninkii Ethopia aaday aniga doorsnmaye ha iska tago ku dheh
@barwaaqoosmwn2986
@barwaaqoosmwn2986 2 ай бұрын
Faysal cali warabe ha loo codeyo
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
SANADKAN WAA WADDANI ❤❤❤
@MohamedAmiin-o6t
@MohamedAmiin-o6t 2 ай бұрын
Editingka iska hagaaji
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 ай бұрын
Habar je alo waa walaalaheen madaxweyne Muuse Bihi waar doorta waa nin wanaagsan oromo waa walaalihiin beeraha jaadka waan idin siin kaalaya beerta badana waan wada leenahay
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 2 ай бұрын
Habar Maxbuus maxay ku cuneen ninka jegaan way tagtay
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 2 ай бұрын
Wiilkaa yaree ugu danbeyey ee hadalka soo xidhay ayaan u mahad celinayaa
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 ай бұрын
@@AbdikarimNuur-d8s maraa waaxid inankaa yari Aqoon buu ku hadlay iyo hadal gobonimo .warkaagu iga gadan.
@Sirad47
@Sirad47 2 ай бұрын
Reer Hargeysa ayaa dooranaya burcooy codkaaga hayso huwan.
@aaminamaxamed3077
@aaminamaxamed3077 2 ай бұрын
Hadaanu nahay wllhi SSB waxaanu u codaynaynaa ciro
@SOCDAALTV
@SOCDAALTV Ай бұрын
😮😮😮😮
@AshaOmar-ln5yv
@AshaOmar-ln5yv 2 ай бұрын
😊
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 ай бұрын
Ha ucodeynina xoolo aruursade
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 2 ай бұрын
Qoladan SNM waashay ee tukaraq ku dhololaya hedoodii ayaa gashay
@CaaqilmustafeCaaqilAadan
@CaaqilmustafeCaaqilAadan Ай бұрын
Sida lay sheegay waa kilaqab saday boqor dharkan
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 2 ай бұрын
Reer Burco Oo diiday Inay dib udoortaan maxwayne Biixi, Ninka makarafonka dadka ku yuubayaw Reer Burco 10 Xayraan oo figirkooda hadlay mana matalaaan Reer Burco ee CInwaanka iga Qurxi.
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 2 ай бұрын
Muuse biixi waa haddii uu doorasho qabto insha Allah
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 ай бұрын
habarjeclo waa muwaadiniin wadaniyada yaqaana whli waa rag adag
@ftshmh4761
@ftshmh4761 2 ай бұрын
Xuduudkee dee??? Wallee war maba haysid😂
@Usainbolt-x6n
@Usainbolt-x6n Ай бұрын
Reer burco qoladii buurta kortayi miyay u xiuseen
@DeeqDeeq-bt5ii
@DeeqDeeq-bt5ii 2 ай бұрын
AR yaa muuse na rab no😊
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 ай бұрын
Ilaahay ayaa og ka soo baxayaaaaa muusaa soo noqonaaya diida ama doona waligeed idinmay rabin dhulbahanta
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 2 ай бұрын
😂😂😂
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 ай бұрын
Muuse gabalkisu inu si dhacan arkaa
@XussenXoosh
@XussenXoosh 2 ай бұрын
Guuuul guuul bur co dul miga diida
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 2 ай бұрын
Kulmiye Ilahaw dhaafi somaliland, wa maamul qarjajac ah o daalim ah o dadki iyo dalkiba dulmiyey
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 ай бұрын
60 casho kedib si buuda ayaanu Oromo ina looga dhigayaa.. muuse biixi duriyadii reer sh isaaq qac buu ka yeersiiyay.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 2 ай бұрын
Siyaasadu waa in ay culimada smln iyo Gaal ay san is ARAG: Noooooooo muse. Noo askari danbe: cirro guul iyo gobanimo;:,.
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 2 ай бұрын
Goormaad xuduud soo xidheeysaa
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 34 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,1 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН
reer burco iyo cabdiraxmaan cirro maxa kala qabsaday😂😂
14:18
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 47 М.
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
15:55
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 167 М.
reer hargeysa iyo sakariye jakarta maxaa kala qabsaday😂😂
11:40
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 89 М.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 34 МЛН