Deg Deg Sababta Loo Xiray Madaxda W/Caafimaadka, Heshiiska Xaaf & Qoor Qoor

  Рет қаралды 66,152

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA

Пікірлер: 49
@maskaxdoojiye2305
@maskaxdoojiye2305 4 жыл бұрын
Guul nabad io nolol
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 жыл бұрын
Inad tihiin cayayaanka Baraha bulshada ee N&N xaaf iyo qoorta gareen heshiiskoodaad noo buun buuninaysaan heshiskiii Ahmed islam iyo xidigna wad ka naxdeen guull somalida xortaa
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Puntish Boy bowe Dani caloley ku ekow galmudug idinka dhibay lakiin allah Mahad leh hada gacangasheen sidini bariiska cada cunesan 😂😂😂😂😂😂dakada hobyo la dhisaya bosaso danbe waa ku deysay😂😂😂 waxad u didern galmudug in ay dhisanto waa dakada bosaso aya xirnesa 🤣🤣🤣 film kas waa dhamadey bariiska cad imanso iyo sahara kulelka badan😏🙄
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 жыл бұрын
@@bilicdumar7403 Bosaso daayyoo Garacad baaba socota oo idiin dhow adinka dakad hobyo laga dhisayana ma jidho waa filimkii Qatar iyo N&N
@mohamedyazin1946
@mohamedyazin1946 4 жыл бұрын
izka hadle poowe caruur bad ka tahay siyaasada N.N ee iska ag joog dani 🤣🤣🤣👍
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Gobanimo 💯xaaf allah kheyr haku siiyo hadad shacabkada iyo dowladada la shaqeneso galmudug hadey barwaqo noqonesa Mansha Allah rer galmudug ii noolaada ❤️
@zaralulu3669
@zaralulu3669 4 жыл бұрын
Galmudug united guuuul
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 жыл бұрын
Guuuuuuuul
@abdulqadirmohed7944
@abdulqadirmohed7944 4 жыл бұрын
First watcher
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 4 жыл бұрын
Qalabkii daawada qofka gadanayo hala toogto haday ku cadaato
@ibraahimjaamac6705
@ibraahimjaamac6705 4 жыл бұрын
Gaaladu balo ma ahan kheyr ma sheegto rabi baan talo saaranayna qofka tiisu soo dhamato ayaa dhimanaya sharkiisa alle hanaga qabto
@mahdisayga4493
@mahdisayga4493 4 жыл бұрын
Wuu ku mahadsanyahay xaaf may kuwa shisheeyuhu duufsaday sidaa yeelaan
@duceysandarajo6203
@duceysandarajo6203 4 жыл бұрын
waa sax qofkasta ooxumaan sameeya waa inlala xisaabtamaa
@updiqanidahir3917
@updiqanidahir3917 4 жыл бұрын
Qofki ugu horeyo o dhawady pan ahy like dhac igu siii
@arahmanmjgiir1645
@arahmanmjgiir1645 4 жыл бұрын
bad
@fredorussel8997
@fredorussel8997 4 жыл бұрын
M.a
@MrOmarjubba
@MrOmarjubba 4 жыл бұрын
GUUL GALMUDUG 😍😍❤️
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Waxi musuq sameeya Hala xidho
@alixuseenaadamdaaacaad1363
@alixuseenaadamdaaacaad1363 4 жыл бұрын
Garaati_tv aad paan idin tagera siyasada
@najaxyuusuf3213
@najaxyuusuf3213 4 жыл бұрын
Guul
@siciddekisse4618
@siciddekisse4618 4 жыл бұрын
اباعمارة
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Ahmed ducaale cimaamadan kugu tuurnay ku soo dhawoow dhuusomareeb
@munjatsaid7877
@munjatsaid7877 4 жыл бұрын
Farmajo iyo kheire iyo qarabadooda haddaan lala xisaabtameyn ma masaartu xagarkey kartaaba in la xiro shaqalaha hoose. .
@CafiifaChannel1926
@CafiifaChannel1926 4 жыл бұрын
ILAHEEY hanaga haayo kzbin.info/www/bejne/iYjIdHp_a8aUhLs sodawada hadii ad ubogtan subscribe like sher🇸🇴🇸🇴
@mjmohazimpaaxmad3643
@mjmohazimpaaxmad3643 4 жыл бұрын
🥰🥰
@siciddekisse4618
@siciddekisse4618 4 жыл бұрын
اباسفيان
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 4 жыл бұрын
War dalkeena Somaliya tallaka Afrika lagu tijabinayo helay ka diido Illaahay mageeyo dalkeena Somaliya kaduuduyo gala gaysay hadana taxadira masajidyada halaga duceeyo kallamka Alle aqrintiisa aanku dadaal no Illaahay hana badbadiyee
@xaalicabdilahi2750
@xaalicabdilahi2750 4 жыл бұрын
Waka
@abduleabdulaahi8549
@abduleabdulaahi8549 4 жыл бұрын
Adeer xeef balanta ilaali si dadkaadu horomar u gaar aan
@aaminocumar8006
@aaminocumar8006 4 жыл бұрын
Xeef ma he xaaf dheh
@abduleabdulaahi8549
@abduleabdulaahi8549 4 жыл бұрын
@@aaminocumar8006 k OK sorry xaaf
@abdirisakfarrahnour6246
@abdirisakfarrahnour6246 4 жыл бұрын
Ninkii mususqmaasuq sameeya wa in sida Shabaabka oo kale loo toogtaa haddii ay ku cadaato @@@
@cabdirazaaqcumarrashiid3265
@cabdirazaaqcumarrashiid3265 4 жыл бұрын
Asc
@cabdirazaaqcumarrashiid3265
@cabdirazaaqcumarrashiid3265 4 жыл бұрын
Sax
@cabdirazaaqcumarrashiid3265
@cabdirazaaqcumarrashiid3265 4 жыл бұрын
Caafimaadka iyo wixii umadeena somaaliyeed ilaahay hainaga qabto
@siciddekisse4618
@siciddekisse4618 4 жыл бұрын
ابابكر
@alikhasim1698
@alikhasim1698 4 жыл бұрын
Please codka gaaabi
@siciddekisse4618
@siciddekisse4618 4 жыл бұрын
ابادسمة
@diinidheere6585
@diinidheere6585 4 жыл бұрын
Wasiirada cafimaadka iyadaa tuugo ah waayo waxay musuqmaasuqday gargaarkii covid 19 ee loogu tala galay gobolka Gedo halka gobolada la siiyay xaqooda
@amransuper431
@amransuper431 4 жыл бұрын
Tuugo soo shaqo tagty
@MohammedAhmed-xo7lw
@MohammedAhmed-xo7lw 4 жыл бұрын
Toshka wajiga laguifinayo waxuu shegayo Malaha Somalia quraanka iyo adhkarta halabadsado ilaha jooga
@mohamudmaolim2778
@mohamudmaolim2778 4 жыл бұрын
Y
@alidaahir2419
@alidaahir2419 4 жыл бұрын
waa sex in lala xisabtamo qofwalboo iskudayo inuu lunsado hantida shacabka somaliyed
@mohamedsalat6579
@mohamedsalat6579 4 жыл бұрын
Galmudug Saas kuma midoobeyso Shaqadeeda Baan Garana Yaaa Dadkaasi kule Wa wadadanley
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
Qofkasta o umada masaa kiinta Irmaanta qaada wayn shrciga La waafajaa waso dhwaynayaa
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Waxi musuq sameeya Hala xidho
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
Sh Xassan Al Waajidi Maxa Lagu Heystey Marku Laha Qabilta Sh Xassaan Abu Salmaan
22:08
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 63 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН