DEG DEG SAYID CALI OO LA GEEYAY MEESHII LAGU TOOGAN RABAY

  Рет қаралды 96,989

Zaki honest Official

Zaki honest Official

29 күн бұрын

INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA zaki_honest...

Пікірлер: 116
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 27 күн бұрын
INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@MaxamedmaxamuudMaxamed-zt3oj
@MaxamedmaxamuudMaxamed-zt3oj 27 күн бұрын
Aniga hadii aan tixraac sameeyay waxaa iisoo baxday in uu wallkiisa Allah kooxda aarsinaal sawabtaan uleeyahy waqtigii waqtigiisa ayuu lasugay hadalka anigoon badinin waxaan isleyahy ninkan iyo wllkisaba waa aarsinal yacnii alashabaab waye ayaan dhihilahaa
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 27 күн бұрын
ABSHIR xaqaa sareeya ALLAAH HA LAGA CABSADO
@user-gz4cf1xw9j
@user-gz4cf1xw9j 27 күн бұрын
Ilaahay ayaa yidhi qokii qof dila haloo dilo jaailnimo iyo iimaan l,aan ayaa idin hayso
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 26 күн бұрын
Qof muqdisho joga filim horor uma baahna asoo live baalagu tusaa😢😢😢😢puntland iyo ssc khaatumo waanku bogadinaya nabada ay haystan❤❤❤allaha ka dhigo muqdisho nabad meshi anku dhashay😢❤❤❤
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 27 күн бұрын
Abaayah Allah Unaxariistee wuxuu ahaa xeer ilaaliye Gudoomiye Maxakabadeed waxaan oranlahaa Labadaan wiil in ay muteesteen Dil saa walaalkood Alshabaab buu ahaa
@sadam1318
@sadam1318 27 күн бұрын
allaha na dhaafiyo qaatilka weyn dhig iyo dhagar qabaha
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 27 күн бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun.
@faizahassan3824
@faizahassan3824 27 күн бұрын
Labada nin sidee hal nin kuwada dileen hal qof wan gartey waa another level
@Dulqaad.badan.
@Dulqaad.badan. 27 күн бұрын
Hadi u diyow qaatay asaga qaldan hala toogto laakiin hadii diyow hore lo siin qalad ma leh wllkiisu u aaray sii daaya geesigan ceeb ma lehe😂
@user-er3qz5ks9y
@user-er3qz5ks9y 27 күн бұрын
Ninkan in ladilo mamuthno wlh haq ayu ulayahaye in uuaro walalkey
@Cadar49
@Cadar49 27 күн бұрын
Xaq uma laha ee jaahil nimo u hadalka jooji asgana waa dil xataa labo nin ayeey ku dileen waa doqomiin hadii mid hore laga dilay hadana labaa laga dilaa sharciga ha shaqeeyo aarsi ma jiro
@sadam1318
@sadam1318 27 күн бұрын
xaq waaye in walaalkiis uu u aaro
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 26 күн бұрын
Amin melaha biliadanka hadan jiraa
@user-sm6nz6pf1t
@user-sm6nz6pf1t 27 күн бұрын
Bisinka Allow sharkoda na ga du balaya ka plays olaysa mesha Allow Naga qabo waxi cadowa subhanallah miskinkana Alle haw naxaristo
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 27 күн бұрын
Waa in la sii daayo Haduu wallabies u aarey Sabab loo dimo ma jirto As dagaal hada lagula ma jiro oo Waa Soo xirmzy filinkaas
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 27 күн бұрын
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh ninkas diilaga ah waala toganya inshallah
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 27 күн бұрын
cadaladu hawarto guul🤲🤲❤️❤️👍👍
@salmaapdull2966
@salmaapdull2966 27 күн бұрын
Waax dhambi aah mamutno wlhy wayo xaaq ayu uleyahay inu walalkis uaro😢
@faizahassan3824
@faizahassan3824 27 күн бұрын
Finally sayid cali this is alcadaala naftii naf disha waa in la dilaa ninkan wuu aarsadey dil in lagu xakumo ma ahan maadama u aarey his brother
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 27 күн бұрын
Sayid xaqiisa Allaha kaa soo bixiyo. Sayid Ali aduunkad nafta uku keentay
@Mohamed-by4xx
@Mohamed-by4xx 27 күн бұрын
Ninkaas hala daayo waayp wllkiisa ayuu u aaray
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 27 күн бұрын
Waa been waxa la rabaa sayid cali marka la tooganayo waa in wajigiisa la tusa ehelada luul thanks
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 25 күн бұрын
0:35 Danbiile ma aha. Sida Diinta buu U falanqeeyay. 10, iyo Geed-Canbe. Waa ba Bareejo. Sidee baa Danbiile looga dhigaa. Waa sidaan u arko.
@Ayaan344
@Ayaan344 27 күн бұрын
Waa xaq inuu u qisaaso waa uu ku saxanyahay inuu walalkiis
@nimcasheikh7033
@nimcasheikh7033 27 күн бұрын
Ninkan hadii la dilo sharci ma jiro
@Cadar49
@Cadar49 27 күн бұрын
Aarsi sharci maaha waana dil maxaa waaye lama dilikaro qof qofkale ka aarsataa aduun ma jiri laheen xaq dadka hadeey Dowlad keeni weeydo ilahaa la la sugaa aarsi waa qalad
@abdirizackmohamed3688
@abdirizackmohamed3688 27 күн бұрын
Allah akbar gul
@RB-up7dt
@RB-up7dt 27 күн бұрын
Nin rageed geesi geesi dhalah lama dilaayu waa arsaedey waa geesi u arey walaal kiis
@HafsaAbdulkader
@HafsaAbdulkader 15 күн бұрын
Maxaa cadeen ah in latooktay siid Cali?
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 27 күн бұрын
Subxanalaah😱
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 27 күн бұрын
Ninkan wuu khaldanyahay 100% cadaalada ma isaga isku haya,sharciya jira
@user-py5dx2wc8l
@user-py5dx2wc8l 27 күн бұрын
ألف ألف ألف مبروووك
@nimoomar7974
@nimoomar7974 27 күн бұрын
Nimankaas cadalada ha la Mariyo diintu sayshek tay
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 25 күн бұрын
4:26 Alshabaab iyo Kii u hiiliyaa ba. Waa Dil. Maxaa ba, Buuq keenay.
@lebaan4795
@lebaan4795 23 күн бұрын
Allahu aclam We don’t know anything about that story so we need the full story we cannot judge someone with nothing to know remember itaqullah Allah SWT this life is shot distance waxan wa aduunyo wana laga taga si xaq ah dadka uu kula xukuma idiinka ayaa misha ka taliyo hada if you don’t then there’s a one day they really judge the day of judgment there is no one can defend you accept Allah “
@keynaan5533
@keynaan5533 14 күн бұрын
Ninkan legendary wye 😂😂
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 27 күн бұрын
waa been midkan shbabka ah gudoomiyaha uu diley wayna shaqshaqeen 46
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 25 күн бұрын
3:49 Walaalkii haduu Alshabaab ahaa. Nin kaan waa Alshabaab kalkaal. Waana Dil. Walaalkii Hadii Asagoo jidka iska maraaya, Ama Baad lagu Dili lahaa. Gar buu lahaan lahaa. Lakiin Hada Gar malaha.
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c 27 күн бұрын
🎉🎉🎉
@Msskorean
@Msskorean 27 күн бұрын
Hadii ay run thy in walalkiis uu dilay ninka la dilay weey isku dhamaatay qisaastaasi waa isku dhamaatay. maxkamadda waxan ka codsanaya in ninkan la siiyo xornimadiisa.
@YuuCade-xd4nj
@YuuCade-xd4nj 27 күн бұрын
Wuu ku saxan yhy😢😢😢
@fadumoali820
@fadumoali820 27 күн бұрын
Ha wiyi hu waa yuhuud
@user-zv1vt4by5p
@user-zv1vt4by5p 27 күн бұрын
Dil toogasho ah
@DalmarYarow
@DalmarYarow 27 күн бұрын
Waladayna wll
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 27 күн бұрын
678DSHRCI MAAHA HADII ODAYAASHA INTEY SOO QABTAAN UKEENAAN MAG AMA DILA WRJI KALE WAAYE CIIDANKA MA USHEEGEY SHARCI UMA HEYSTO WAA LADILAAYAA
@MaxamedmaxamuudMaxamed-zt3oj
@MaxamedmaxamuudMaxamed-zt3oj 27 күн бұрын
Hadii wllkisa ladilay oo qalad la,aan lagu dilay dowlada ayuu garabweydiisan lahaa lkn may dhicin oo waqtiyo gaara ayuu dilay meesha waxaa kacad in uu ninkan yhy alashabaab oo wllkisa u aaray wllkisana malayacni loma dilin ayaa dhihi lahaa sxp Allah nawad hakeeno dalkeena Somalia
@ZahroCqadir
@ZahroCqadir 27 күн бұрын
alasidayo wiil kan warunti guuul
@dhawiiofficail1569
@dhawiiofficail1569 27 күн бұрын
In ladaayo ayu mudayhay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 27 күн бұрын
Waa mujrimin haddii marqaatigaas u dhab yahay. Ninkii dhiig geysto waxaa xaq in la dilo.
@XasanCabdiburaale
@XasanCabdiburaale 27 күн бұрын
Wa ladili
@anabsiad-9349
@anabsiad-9349 26 күн бұрын
Siyad cali ku waasha
@Abdihamudmohamed
@Abdihamudmohamed 26 күн бұрын
In ladaayo waayo walalkiis ayu ,diley
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 27 күн бұрын
Subxaanalaah 😢😢
@Mohamed-by4xx
@Mohamed-by4xx 27 күн бұрын
Sayid cali hala dilo
@user-br9by4dx3h
@user-br9by4dx3h 27 күн бұрын
Wilashaas lama dili karo Xamar xaw Kama jiro
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 27 күн бұрын
Waa sax ninkii dilo walalkaa waa ladilaaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ds5mk7zg9n
@user-ds5mk7zg9n 27 күн бұрын
Hadii ay cadahay inuu walaalkii dilay nin kaasu kanqisaas laguma leh wuuu doono ha ahaado
@samira-dg3qd
@samira-dg3qd 27 күн бұрын
Wusaxan yahay wiilkan
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 27 күн бұрын
Ilahay maa ladili adigaa boqor ahee
@YacquubMuqtaar-no8gw
@YacquubMuqtaar-no8gw 27 күн бұрын
Aniga cafis baan ufidinlahaa wllki bu aray
@cabdiqadirahmed3880
@cabdiqadirahmed3880 27 күн бұрын
Xukun malaha maxayeelay walaaka nin keedilay Hadad disho waa xaq
@RB-up7dt
@RB-up7dt 27 күн бұрын
Nin raged
@bashiirbodhariofficial
@bashiirbodhariofficial 27 күн бұрын
Ninkan xaq ayuu ulleyahay inuu wllkis u aaro alshabaab aad shegeehe illaho uu ahaada kufaar wuxuu ahayba illah ayaa kula xisabtamaa
@Cadar49
@Cadar49 27 күн бұрын
Waa doqomiin hal nin dilkiisa ayeey isku soo raaceen hadana ayagoo walaal ah halmar la dili doono ayagoo wali diyo hore u qaatay waa munaafaqiin
@Msskorean
@Msskorean 27 күн бұрын
Maxaad ku cadeyneysaa inay diyo qaateen ?
@Cadar49
@Cadar49 27 күн бұрын
@@Msskorean soo daawo maxkamada oo dhameeys tiran waad arkeeysaa saxiixii la kala galay iyo in uu staaf ka dhigtay marxuumka wiilashaan oo laga heshiiyay wixii hore waana isku famil dhamaan tood
@khadragelle7801
@khadragelle7801 27 күн бұрын
Maxaa lagu farxidoonaa majiro wax qalbiga urooni waa meel cabsi ah illahayow kuwan sharkooda ku ood meeshay joogaan balaayo halaga cararo
@aliiagure9502
@aliiagure9502 23 күн бұрын
Ninrag igadeh
@user-zv1vt4by5p
@user-zv1vt4by5p 27 күн бұрын
Hadii walaalkii ka tirsanaa shabaab
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 27 күн бұрын
Lama dili karo halasiidaayo waayo wuu ka argostay walaakii ayuu u arag
@Cadar49
@Cadar49 27 күн бұрын
Waa dil ee warka jooji
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 27 күн бұрын
Dadkan aaaan waxka dhageysaneyno waa dad anagaba naga jahilsan oo waxey raban ino shego annagana aanka dhageyeanna
@XawaAwale
@XawaAwale 27 күн бұрын
Asc masaxsana allow no gargar
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 27 күн бұрын
Ninkaani inladilo maaha maxaayeelay Waa laliyo dam asagaa dhiigiisa lahaa
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 27 күн бұрын
Doqon intii lagu gubo waxad dhahdaa wixii iguby waxba kuma lihi yaaahuu
@user-br9by4dx3h
@user-br9by4dx3h 27 күн бұрын
Xaq maaha in la dio Wiilsha Waayo walalkood ayey u hilinaayeen
@user-rc5jf6uo2s
@user-rc5jf6uo2s 26 күн бұрын
Dil.mamudana.in.ladilo.waayo.cadaaladi.mataalo.soomaliya
@user-mq2oj6el8q
@user-mq2oj6el8q 27 күн бұрын
Hala dilo wllhi
@AhmedAliAbanur
@AhmedAliAbanur 27 күн бұрын
Geesi geesi dhalay
@user-di3sl5tm3c
@user-di3sl5tm3c 27 күн бұрын
Sayid Cali Hala dila cadalad majirta
@AbdulhakiimAbubakar
@AbdulhakiimAbubakar 27 күн бұрын
Ninkaan dil ma mudna
@user-py5dx2wc8l
@user-py5dx2wc8l 27 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 27 күн бұрын
SHARCI AMA OGOLAASHO DAWLADEED MIYUU KU DILAY NINKAN( WALAALKIISA) ALSHABABKA AH HADDII HAA TAHAY OO XAQIIQO AH ALSHABAABNIMADIISA NINKA U WAA U AARI WALAALKEY ALSHABAB LEH CIQAAB AYUU MUDAN YAHAY DILBA ALAHA KA DHIGEE WAAYO WAXA UU MUDANAA INUU DACWOODO HADDII AY EEDAASI ALSHABABNIMO UU KU OGEEN EE LA DILAY WALAALKII !!!!!!!!!!!! ALSHABAB WAA ALSHABAB NINKII U HIILIYANA ABAALKIIS AYUU HELAYAA !!!
@k.j214
@k.j214 27 күн бұрын
Nimankaan walaalkood hadii uu shabaab ahaay meyeey gudoomiyaha u dileen ayakane waa al shabaab
@batuloidow3055
@batuloidow3055 21 күн бұрын
Mamutno ninkan inladilo wllkiisa ayaa uargudaayey
@hibo7569
@hibo7569 27 күн бұрын
Il a raison, on a tué son frère ce la justice ,il faut donner son liberté ☝️☝️☝️
@khadragelle7801
@khadragelle7801 27 күн бұрын
Iskudara isaga iyo mujrimka walaalkii waa al shabaab waa kuwa ciidanka shirqoola
@AminaBuri-kb9sd
@AminaBuri-kb9sd 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊❤❤❤❤👌👍🏽👍🏽
@AbdinasirmahamudMahamud
@AbdinasirmahamudMahamud 27 күн бұрын
Wa inlatogto ninkaas
@user-pz4db1xh4q
@user-pz4db1xh4q 26 күн бұрын
dil malaxa ninkan
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 27 күн бұрын
Hala sii daayo waali caadi hala dalacsiiyoo
@HafsaAbdulkader
@HafsaAbdulkader 15 күн бұрын
Siidcali lama toogan waa been . aaway cadeenta . qiyamada dhaafa
@aliosman8874
@aliosman8874 27 күн бұрын
Wcs brother
@user-mo5zv1sw4n
@user-mo5zv1sw4n 26 күн бұрын
😢CAAFIIS
@ashaali5722
@ashaali5722 27 күн бұрын
Wa xaq inow togto walalkisa ninki dilay
@user-op6ty6ck3h
@user-op6ty6ck3h 27 күн бұрын
Com la tue
@xawocali6022
@xawocali6022 27 күн бұрын
😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
@mohammedhusein7795
@mohammedhusein7795 27 күн бұрын
War yare
@somalihanolato741
@somalihanolato741 27 күн бұрын
Saki ciwaankan maxa waaye iyo waxan
@user-rc5jf6uo2s
@user-rc5jf6uo2s 26 күн бұрын
ASC
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 27 күн бұрын
Bisinka
@somalihanolato741
@somalihanolato741 27 күн бұрын
Walalkiis markii la dilay kii dalay maxaa lo soo qaban loo tagan wayey
@Msskorean
@Msskorean 27 күн бұрын
Dowladda ayuu xubin ka ahaa
@user-gz4cf1xw9j
@user-gz4cf1xw9j 27 күн бұрын
Hawiye diinta soo barta juhalo ayaad tihiin
@canabhassan7286
@canabhassan7286 27 күн бұрын
Qalad mu laha
DEG DEG MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO DIINTA U GAFAY & DADKII OO WEERARAY
24:52
Zaki honest Official
Рет қаралды 33 М.
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 97 МЛН
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 27 МЛН
2000000❤️⚽️#shorts #thankyou
00:20
あしざるFC
Рет қаралды 15 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 69 МЛН
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 201 М.
NAJMA NASHAAD OO ALLE U AQBALAY DUCADII CULIMADA EE KACBADA, KANA BAXDAY FANKA
15:50
DEG DEG DADKII OO DILI RABAAN SAYID CALI WIIL U EG
9:07
Zaki honest Official
Рет қаралды 16 М.
NATIONWIDE AT FIVE  JUNE 17, 2024
Nationwide90FM LIVE
Рет қаралды 2,1 М.
E362 Navigating the Bible: The Historical Books
53:22
Saddleback Church
Рет қаралды 64 М.
DAAHIR CALASOW OO SI LIVE AH U OOYAY QISADA GABAR😭😭😭😭😭
35:47
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 97 МЛН