Deg Deg Somaliland Oo Shaacisay Wixii Xasan Sheekh Ka Ogaa Heshiiska Badda & Aqoonsiga Itoobiya

  Рет қаралды 16,024

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 9 ай бұрын
Masha allaaah somaliland guuuul ❤❤❤somaliland guuuul ❤❤❤❤ somaliland guuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 9 ай бұрын
Somaliland guul ❤❤
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 9 ай бұрын
GEESI QARAN WASIIR BUUNI 👍👍👍👍👍👍
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 ай бұрын
Guuul soomalilnd 💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@mggaheir
@mggaheir 9 ай бұрын
Viva somaliland❤
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 9 ай бұрын
Maansha allaah Viva jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland guuul iyo 👍💯👌🟢⚪️🔴💯👌
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 2 ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 9 ай бұрын
Maansha allaah Viva jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland guuul iyo gobanimo 💯👌
@Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
@Xasan-maxamuudf1ib1pt8j 9 ай бұрын
Mahadsanid
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 9 ай бұрын
guul qaranka do.aaliland
@Hooda36
@Hooda36 9 ай бұрын
Soomaaliland illaahay habarakeeyo cadow geenu hajabo xasidiintu hajabaan guul iyo gobanimo Soomaaliland 💚 🤍 ❤️
@shabeel7467
@shabeel7467 9 ай бұрын
Wasiir Buuni wuxuu ku fiican yahay in loo dhiibay wasaarada warfaafinta, madexweyne arintan tixgeli .
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 9 ай бұрын
Mr buumi waad salamantahay waanad asiibtay jawabtii kuhabonayd nimanka riyo maal meedka iskaga jira cadaawada isku soobahaystay somaliland guul insha alah gacanta sare inagaa leh
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 9 ай бұрын
WASIIR BUUNI WAA MUWAADIN RUN AH OO AAN IS BEDBEDELIN WAA QOF JECEL WADANKIISA
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 9 ай бұрын
Cabdi naasir waan ku wataa geesi geesi dhalay hadal yaqaana
@Noobify101
@Noobify101 9 ай бұрын
Buuni rageedii inaga dhici reer xamarkii waa inagu waashee
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
UK Embassy in Somalia : In a statement released on Thursday, the British Embassy in Somalia stated that “The UK is concerned by the rising tensions in the region. We affirm our full respect for the sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia,” War qoraal ah oo ay soo saartay safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Khamiistii ayaa lagu sheegay in UK ay ka walaacsan tahay xiisadaha sii kordhaya ee gobolka. Waxaan cadeyneynaa ixtiraamka buuxa ee aan u heyno madax banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
The European Union would like to remind the importance of respecting the unity, the sovereignty and the territorial integrity of the Federal Republic of Somalia pursuant of its constitution, the Charters of the African Union and the United Nations. This is key for the peace and stability of the entire Horn of Africa region. Midowga Yurub wuxuu jeclaan lahaa inuu xasuusiyo muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo la raacayo dastuurkeeda, Axdiga Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay. Tani waxay fure u tahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika oo dhan.
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
We USA join other partners in expressing our serious concern as well about the resulting spike in tensions in the Horn of Africa,” he said. He reaffirmed the United States' acknowledgment of the sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia, as defined “within its 1960 borders”. Anagoo ah USA Waxaan ku biirnay saaxiibada kale si aan u muujinno walaacayada halista ah iyo sidoo kale xiisadda ka dhalatay xiisadda Geeska Afrika,” ayuu yidhi. Waxa uu dib u xaqiijiyay in Maraykanku uu aqoonsan yahay madax-banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida lagu qeexay "xuduudihii 1960-kii" 1 maalin ka hor.
@marwoali6189
@marwoali6189 9 ай бұрын
Orda Maxkamadda aduunka la taga soomaaliya halkaasay xoriyadiinu taalaaye waad u jeedaan in dagaal lagula jiro Soomaaliland. Looking like 1988
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 9 ай бұрын
Ma Anigaa lay qarshaa midiyo laygu qalidoono ! Xasan Sheekh wuxuu la soo baxay wuxuu qari is lahaa Qacdii Addiss ka dib kkkkk wuxuu ku hadlayaa wuxuu ka xishooday Xattaa Maxamad Siyaad Barre ! Kkkkkkkkkkk miskiiiiin
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 9 ай бұрын
Guul Jamhuriyada cirbaxday iyo Calankeenna Tawxiidle , ha loogu celceliyo dadkeenna xanuunnada kronika ah qaba in maalin dhaw dabaaldeg ka weyn kii lix iyo labaatan juun 1960 kii dhacayo si aanay wax ugu noqon farxada Aqqoonsiga dalkeenan Qaybdiide Cadceeda Geeska Afrikada Bari Allah mahad leh Umadan Iimaanka Badan baa libinleh
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 9 ай бұрын
WAR. BUUQ. BUUQ. LOOMA. BAAHNEE. WAA. IN. FADHIGA. LAGA. KACO. SI. XASAN. FAQASH. LOO. KARBAASHO. REERO. XASAN. FAQASH. WAA. YUHUUD. OO. KALE
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
War kani been badanaa dowladee ama shirkee lagugu taageeray waatan Ethiopia Airlines lagaa celiyey e ?
@free-thinker1046
@free-thinker1046 9 ай бұрын
You need to change the map Somaliland SSC wa somalia kkkkkkkk
@ia5159
@ia5159 9 ай бұрын
Go take part fund raising for your people who are suffering 😂😂😂don’t worry about Somaliland
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur 9 ай бұрын
​@@ia5159Winners of the war never suffers. Gooja Cadde battle is history. Total blockaded Wajaale, Buuhoodle, TUKARAQ, Sanaagta Barri
@AmatuallahMohamed
@AmatuallahMohamed 8 ай бұрын
DAARUUD WUXU JABAY WAQTIGE EEBBE JEBIYAU SIYAAD BARRE ! ! ABDIRAHMAN WARSAMA
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 9 ай бұрын
Way ka sasayaanba invaynu cadlamka iskula takno oo waxa meesha ka baxaysa dowlad nimadooda qaramada midoobaybaa gacanata ku qabanaya maamuladooda dawlad dambeboo kajiraysa somalia ma jirto markaynu inagu helo ismctiraafkeenii aynu dayacnay
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 9 ай бұрын
Hadii lagu weydiiyo somaliland waa dalkee maxaad ku jawaabi lahayd????,,jamuuriyada barakeysan ee somaliland horyga dib u dhiska dawladimada iyo dimuqaradiyada geeska Afrika jamuuriyada somaliland waxay ka soo jeeda labadii gobol ee la kala odhan somaliland british protectorate iyo Italian somaliland ee ku midòobay dawladii jamuuriyada somaliya 1 july 196o
@abdulkadirwarsame9519
@abdulkadirwarsame9519 9 ай бұрын
Waxasa dawlad sheeganaysa Buuni ka hadashiinaysa Beenaale buuni
@najaxahmed867
@najaxahmed867 9 ай бұрын
bad baan dhaafsanayaa citiraf la idinkama yeelayee hadalka ha iska dhameeyn tuug heer galbeed ushaqeeya iyo muuse juudaan oo calooshiisa kafikirayaa socon mayso arinkan doorashada ayaa looga fadhiyaa habar awal war falaadhi gilgilasho kaagama go do doorashaa laydinka fadhiyaa waxba muuse yaanu meeraysan parlimankuna maanta ama wuu badbaadin somalialnd ama isagana laf baa lagu wasi no dulqad shul ama shal kala doorta niyaw
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 9 ай бұрын
Kkkkkkkkk maxa xoolo ciyaya shaqo aan toodii ahayn kudawkhsan muuse dalkisiibuu utashaday ciduu doonuuna kakiraynaya dalkiisa wuu umadax bananyahay cida riyada kujirtee meelaha energy gii cidlo kaga dhamaday waxay kabadali karaan majiro waxay waoodan oogacan ugu jiraana majire inaad iskanasatan wax idinka roon majiro somali baantuu socawrya
@najaxahmed867
@najaxahmed867 9 ай бұрын
@@FaysaIbrahim kaligii yaa yidhi go aan iska qaado dee ragbuu leeyahay wadankiina muusena waa ka shakhsi waalan go aan uu iska gaadhi karo maleh futada xabad laga galinayaa jaw ader wax lacunaad ubarateen se tani waa taad kudhimanaseen
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 9 ай бұрын
Kkkkkkkk awood buu uleeyahay wanakaa sameeyay sharcibaana siiyay aduu xagaad haysataa waa suaale xabadaad sheegayso isagaa looga danbeeyaa cidii wax islahaysaa hawsoo badhedho
@najaxahmed867
@najaxahmed867 9 ай бұрын
bunduq baa xigaya wixii lagaran waayo sharci gaa kawayn afmaroorsi cidna laga yeelimaayo@@FaysaIbrahim
@najaxahmed867
@najaxahmed867 9 ай бұрын
war yaadheheen nimankan iibsaday hawadii somaliland ma maanta ayaa aq bali karaa in ay yidhaahdaan badi ayaan ehtiopia ka iibinayaa war duliyaw lasoo taba bartay nagala tag marabno wax citiraaf oo badayda lagu bedelanmaayo huuhaa tuugyaahay tuug tu dhashay walahay waa beentaa war anagu ku wax aaminaad aha idinkama qabnee dagaal udiyaar garooba shacabku dagaal buu idinla geleyaay walahay cuucaa
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 ай бұрын
Guuul soomalilnd 💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 9 ай бұрын
Guuul soomalilnd 💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Isbadal-doon :4 Arrimood Oo Khatar Ku Ah Jiritaanka Somaliland
15:06
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 32 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 16 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 86 МЛН
Deg Deg Dawlada Imaraadka Oo Aqoonsatay Somaliland.
7:58
Hargeisa Tv
Рет қаралды 11 М.
Garxajiskii Kulmiye Oo Goordhawayd War soo saaray
20:38
Dhamays Media Production
Рет қаралды 32 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН