NO NO NO NO FAAQSHA CIIROW KAABO LAYN XAMAAR HAA KUU GEELN KAA JOOG
@kawsaribrahim55176 сағат бұрын
Asc waxan leeyahey waa in aan iska qabano ciro iyo huwan iyo ixtisaam caaway dadkii u vote wadani waa taas ee waxa ka gurta it’s not to do somalia and Somaliland we are Somalilanders waa in ciro iyo timkiso bixiyan jawaab deg deg ahy guul Somaliland
@husseinomar5942Сағат бұрын
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@Aminaabdo-u2j5 сағат бұрын
Anagu haddii anu nahay beesha Haber Awal waxaan toos u hoos taganeyna Ethiopia !!
@Aminaabdo-u2j5 сағат бұрын
Berbera iyo Bulahar ila dhulka strategiga ee beeshu dagto waxaan naqon doona kililka lixaad ee Ethiopia !!
@AbdiYare-d4f6 сағат бұрын
Alahayow sahal guul guul
@nuralanur4905 сағат бұрын
No way !!! We don’t need any unity with Somalia !!! If Ciro try it that game he will not be able to stay for long !!!
@patraanahmed57665 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@januarySl20244 сағат бұрын
Wuxu qiray in aanu ka marmayn isaga iyo Xassan Damiin iyo xakuumadiisu mushaharka iyo hambada ay Reer Galbeed u tuuraan.
@sadiyaahmed21486 сағат бұрын
Waa hadal waxa Walahi wadani meel fog buu ina gaynayaa waayo hadalka fiqi waxa xigtay In wadani wafti u diro jabuuti ooyaaye iyo laabsalaax iyo wasiir hore o wadani ah adeer bal wadani hoyadood anaga wasnee in fiqi doortay iyo in somaland ay dooratay way arki doonanaan
Wadahadaldii somaliland iyo somalia waa in la joojiyo waayo waa dad laganaayo wax ay soo wadana ma jirto 12 sano oo bilaa faida ah somaliland waa inaney wakhti isga lumin somaliland hore aynu u soo aragney waxay yihiin .wadahdaladiina la joojiyo dhamaan
@abdullahiahmed1196 сағат бұрын
Kuma dhacaan, dawlada Cabdiraxman, in ay xaggiina usoo dhawaadaan. Sababtoo ah, Madaxda Somaliland, shicibka ayaa doorta,maysayrkooda ma afduubikaro madaxwaynahu. Ha'isdaalin boowe, reer Somaliland way tashadeen.
@khadradahir-d2j6 сағат бұрын
Ciro ma markuu kursigi yimidbuu somaliya kufaraxsanyahay isagoo mucaarida jawaab laga waayee ma isagoo muxaafiduu u jawaabidoona somaliya iyo jabuuti walahibaanu ku dharanee in aanu maalin kaliya kagasaaridoo madax tooyada hadaanu si dhakhsa ah ugu jawaabin
@AXMEDGaagale-q7h5 сағат бұрын
Waa munaa faqiin madaxda soomaaliya waxay doonayaan in aay isga hor keenaan shacabka reer soomaalilaandr waar hawareerina kala taynay ee
@Ifraax-h5lСағат бұрын
HHHHHHH. SIDEE. MACIYAALBAAD. USHERGAYSAA.
@shabeel74674 сағат бұрын
Ilaa maalintii Ciro la doortay ilaa maanta Somalia waxay ku hadashay wax walba oo muujinaya kana horimanaya qaranimada Somaliland wax jawaab ahna may siin xataa kuwii meelahaa ka qaylin jiray mid keliya ma hadlin maanta waxaaba darbigii jabiyey Nijaaskii Fakin Fiqi oo Ooyaaye kula shiray Jibouti oo midnimo iyo wax aan loo joogin ka hadlay waxaan u malaynayaa in Ciro isagoon madaxtooyadaba tegin shacabku aakhiro u diri doonaan liano waxa socdaa waa wax fool xun oo muujinaysa in waxaas ay jeclaysanayaan waa Somaliland maxaa ka dhexeeya Jibouti iyo Somalia oo ah Cadow number 1, kuwa beenta Jibouti isugu jiibinaya iyo laba Calool diktatarka Jibouti waxaan leeyahay waar Ciro go'aan shacabku qaadan ma fulin karo hadii uu fuliyana wuu iska tegayaa hadii aan guriga lagu duminba.
@HusseinDimbil-x3m6 сағат бұрын
Cirro wuxuu cadeeyey markii ay bbcdu wareysatey bishan nofenbar 2024 in uusan waxba ka qabin in la bilaabo wada hadaladii istaagey Tankale muuse biixi markii ay wareysatey bbcdu isla bishaan nofenbar 2024 wuxuu yiri hadii ay rabaan inay wada hadal nala furaan dawladda xasan sheekh inuu ogol yahay muuse Adigu oo aan waxba la socon maxaad wax weyn uga dhugeysa warka fiqi
@SiyadFarhan6 сағат бұрын
Uma jawabikaran somaliya sir bayka haysa EEG wahigisa sifican waad fahmikartaye kkkkkk