Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasiya ,Safarada Jabuuti Iyo Itoobiya Ee Xukumada

  Рет қаралды 40,698

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasiya ,Safarada Jabuuti Iyo Itoobiya & Xulashada Xukuumada Cusub
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 217
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 8 сағат бұрын
Abti Ibrahim caydiid powerkii shalay ad lahayd mid ka xoog wayn ayad lehay cid wax ka badeli kartana ma jirto inta qaranka jecel aya ku jecel❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 10 сағат бұрын
Guulayso mujaahid ibraahin caydiid
@AxmedibrahimIbrahim
@AxmedibrahimIbrahim 10 сағат бұрын
Ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo ibrahim caydiidow
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m 8 сағат бұрын
Hhhhhhhhhhjhhhhhhhhhhhhhh Ibraahin wuxuu yiri waxaa na ridey dawladdo Waar dawladuhu waxay haysteen karar ay ku ridaan santuukha Xitaa kuwii kararka haystey ayaan codeyn 47%
@rodaamina1545
@rodaamina1545 7 сағат бұрын
Waa runtii dawlado ayaa riday oo lacagtii dawladahaasi soo direen ayaa kaadhadhkii lagu iibsaday xafadaha kulmiye kubadnaa oo duruuftii dadka haysay laga faa iidaystay iyo dhalin yaradii kubadaha ciyaaraysay ,muuse dawladaa riday oo lacag badan soogaliyay wadani , hal xaaraanihi nirig xalaala madhasho, Ibrahim caydiid geesi qaran weeyaan.
@hanalander
@hanalander 2 сағат бұрын
@@HusseinDimbil-x3m waa runtii dawladuhu lacag qudha may bixin ee dadkii doorashooyinka u talinayay ayay systemkooda u dhaceen waayo yado oo aan la tirin ayay already natiishada ogaayeen taasina waxay ku tusaysaa in meelo badan wax laga hagaayay xataa warar badan oo caalama ayaa sheegay arintan
@AxmedSheekhabdirahmaan
@AxmedSheekhabdirahmaan 10 сағат бұрын
Halyaay qaran
@abdourahmanalidaher6859
@abdourahmanalidaher6859 10 сағат бұрын
Welcome dear Ibrahim
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 8 сағат бұрын
Waad salaamantahay Mujaahid Ibraahim Caydiid muwaadin dhab ah ❤
@Eegi.1988
@Eegi.1988 9 сағат бұрын
Warkuu waa cadyahaay anti Somaliland✌️ iyo Somaliland dhabtaa aah ☝️
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 10 сағат бұрын
❤❤❤ Guuuul Somaliland ❤❤
@mustafecalisheekh9433
@mustafecalisheekh9433 9 сағат бұрын
guulayso ibraahin c inader f suber aw gul somalian
@c.mj.d4033
@c.mj.d4033 8 сағат бұрын
Waa Garxajis Ee Maaha Suber Awal Ibrahim Caydid
@RammadTV
@RammadTV 10 сағат бұрын
waanu kusoo dhaweynaynaa mujaahid ibraahim caydiid
@badranor1048
@badranor1048 5 сағат бұрын
Ibraahimow ka waran dhaamkii uu booqday ganacsade ina aw siciid
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 сағат бұрын
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@AhmedHapane
@AhmedHapane 10 сағат бұрын
Muj lbraahin caydiid halyayqaran
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 10 сағат бұрын
diyaar inshallah !!!!!!!!!!!!!! from saylac city
@KayseMaxamed-cs1ju
@KayseMaxamed-cs1ju 9 сағат бұрын
Taariikhda socota muxuukahadlay ibraahin caydiid
@axmedcali-h3z
@axmedcali-h3z 6 сағат бұрын
Ibrahim caydiid the best somaliland nationalist and most accurate political predictions analyser in the whole eastern cape of africa ( somalia)
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 8 сағат бұрын
Mashaallah .. brother Ibrahim.. thank you 🙏 ❤💚❤️ .. Guul somaliland inshaallah ❤️💚❤️
@HoodoAxmed-g1f
@HoodoAxmed-g1f 4 сағат бұрын
Mansha allah geesi noloow geesi qaran alle cimrìa hawu barakeyo❤❤
@madarcali122
@madarcali122 7 сағат бұрын
MASHA ALLA xaaji Ibrahim
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim 9 сағат бұрын
Mujahidka iyo arabsiyo news wansalamaya absolutely waasidaa ibrahim daljir hawsha halkaa kawad adiyo timkaga sutigashan
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 4 сағат бұрын
Walaahi shalay baan hooyaday ku lahaa imika marka rag iyo dumar madaxtooyada lays dhex yaaco ee boorsooyinkii waawaynaa lagusoo xantoobto xoolaha umada imika ayay abaarihii inagusoo noqo nayaan iyo cadhooyinkii rabi Alloow noo naxariiso oo hanoogu cadhoon dulmiga socda😢
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Naayaahe maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@XasanSamatar
@XasanSamatar 5 сағат бұрын
Qaranimada waa muqadis I agree 👍
@NuuraCali-qk2vb
@NuuraCali-qk2vb 4 сағат бұрын
Mujaahid ibraahin caydiid Guul Guul Guul Aynu rajeyneynaa Insha allaah
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 10 сағат бұрын
Ibrahim waa nin Reer Hargeisa ilaahay mooyan ciddi kale kama baqnayo.
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 6 сағат бұрын
Guuul geesi guuuuul masha allah Ibrahim guuuuul 🎉🎉🎉🎉❤❤❤💪💪👍👍💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪💪
@LeylaWarsame-z4t
@LeylaWarsame-z4t 9 сағат бұрын
Guul iyo horumar forever somaliland Guul iyo long live for abdi sharuur and ibrahim caydiid
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 3 сағат бұрын
Ibrahim Caydeed mark aad sonoqoto hadi siqalafsan lag uu ergo Dhulgariir Somaliland ayaa ka dhici wasalamu aikum
@AxmedSheekhabdirahmaan
@AxmedSheekhabdirahmaan 10 сағат бұрын
Ninka ugu ildheer baa raga ugu ayaan daran
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 5 сағат бұрын
MUJAHID IBRAHIM WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 9 сағат бұрын
Khayrbaan kuu rajaynayaa ibraahin caydiid waxaad tahay nin qaddiyadle
@AminaAli-kt3db
@AminaAli-kt3db 5 сағат бұрын
Mashaalah mashaalah ilahay ha ilaliyo ibrahim caydiid madaxweynaha mustaqbalka
@fahiimae7336
@fahiimae7336 10 сағат бұрын
Somaliland Ilaahay ayaa u jooga oo awalba ilaalin jirey. Dadkeenu waa daacad. Daacadi ma hungowdo. Ibrahim Caydiid Geesi qaran ayaad tahay dalkiisa wanaag iyo nabad la jecel. Allah hakaa abaal mariyo Tariikhdu adiga iyo Muse iyo rag badan oo kaleba way qori. Guul Somaliland. 💚🤍❤️
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Fahiima maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 8 сағат бұрын
guul qaranka soomaaliland
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 10 сағат бұрын
Ka kaca 😢 hurdada
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Naayaahe maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@mukhtarjiciir8005
@mukhtarjiciir8005 8 сағат бұрын
Anagaa ka mida kuwa caleeno qoyan kugu soo dhaway nayaa guul caydiid
@74somer
@74somer 4 сағат бұрын
Exactly 💯 waa inaad shaacisa oo ruug cas laguu dhiga because waxad tahay Geesi Qaran 🙏 Imikaad saxantay 👏👏👏👏
@asdssa2714
@asdssa2714 5 сағат бұрын
Allaah ha xifdiyo Ibraahim Caydiid iyo dalka ba
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 5 сағат бұрын
XAYAAKALLAAH DALJIRE IBRAAHIM ALLAAH KU XAFIDO
@ZaynabMuxumud
@ZaynabMuxumud 9 сағат бұрын
Markay noqoto aqoonsi iyo difaac dalka iyo horumarka kulmiyaa inoo wacnaa tanaasulna iyagaa inoo wacan laba jeereba kulmiye iyo madaxdiisaa gob ah waxna ilaahay haynooga sahlo sharkooda hadhaa faqash iyo huwan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 сағат бұрын
Goojacade
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Naayaahe maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@ZaynabMuxumud
@ZaynabMuxumud 9 сағат бұрын
Ibraahinaw shaki kuma jirin caadna ma saarnayn hadii kulmiye heli lahaa in wadani dhiigeena daadin lahaa
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 5 сағат бұрын
الله يطول عمرك يا بطل🤲🤲🤲
@farxaanmaxamuud3663
@farxaanmaxamuud3663 9 сағат бұрын
Waa Xukuumad Cilaaja
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 6 сағат бұрын
🎉🎉masha alaah mujaahid ibraahin caydiid geesi qaran aloow ku xafid amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Naayaahe maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 Сағат бұрын
Guulayso Ibrahim Aydiid hore usoco Suti-Gaashan xalkad martaba wanu ku garb taganahay 🎉🎉🎉
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob 9 сағат бұрын
Kkkķkkk yusra harti bufi
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 8 сағат бұрын
Adba sheeyma cararaad tahey calan buluuga isku duubduubtey
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Naayaahe maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@aminamama4201
@aminamama4201 8 сағат бұрын
Ibrahin caydidi gulayaso wll cadawga hajabo il iyo cawriba la awa huwan harti iyo huwan faqasha way guldarasan doona
@AxmedibrahimIbrahim
@AxmedibrahimIbrahim 10 сағат бұрын
Ilamaha ciro inuu si toosa ugu dhaqaaqayo ila meerayso ayuu galinayaa
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 7 сағат бұрын
thank you lbrahim❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimelmi-lu5bi
@ibrahimelmi-lu5bi 9 сағат бұрын
Nolow
@WaraabeTuur
@WaraabeTuur 7 сағат бұрын
nin waxbadan og ibrahim caydiid
@AhmedowismaaciilAhmed123-hm9xo
@AhmedowismaaciilAhmed123-hm9xo 7 сағат бұрын
Ibraahin caydiid waa muwaadin xalaal ah oo slnd jecel
@awgeele
@awgeele 8 сағат бұрын
Mujaahid ibrahin noolow. Wadaniga dhabta ah.
@fathuma3573
@fathuma3573 9 сағат бұрын
Ibraahinow ma ilaahay oo ka gurmada mise in la iib sadey ilaahay oo inoo gurmada ha joogto in la iibsadey shakii inagama saara xasbina allaah wanicmal wakiil tii alleynoqon
@mohamedabdillahi7123
@mohamedabdillahi7123 4 сағат бұрын
Somaliland for ever inchallah
@c.mj.d4033
@c.mj.d4033 8 сағат бұрын
Cidkasta Oo Dowlad Nimada Somaliand Kuweyn tahay Waanu Garab Istaagay Naaa Alle Haku guuleeyo Inagoon Ka Hor imanayn Cirro iyo Dowladiisa Waa Haduu Qadiyada Kaleexdo Maansha Allaah Adeer Guulayso
@abdiosman1308
@abdiosman1308 7 сағат бұрын
IBRAHIM WE ARE WITH YOU FROM AMERICA!
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob 9 сағат бұрын
Absolutly
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 сағат бұрын
Geesi, geesi dhalay, guuleyso inshallah
@aliissa233
@aliissa233 6 сағат бұрын
Ibrahim goomiyaha Sutigaashaan , guulayso, we all somaliland supporters you , Abdiwaraabe uu ciidagale yeeshay. Next president of somaliland wadadii SNM guul.❤❤❤❤❤.
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob 9 сағат бұрын
Yusra harti wai u dhamatai
@axmedbile4932
@axmedbile4932 4 сағат бұрын
Wale Ibrahim was muwaadin run sheega
@Guuleed-yaasin.
@Guuleed-yaasin. 8 сағат бұрын
Komishanka ayy iibsaden waxa rumawday hadalkii reer wadani ee aha hal cod hadanu helo anaga aya sobaxayna
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 5 сағат бұрын
Xayaakallaah arabsiyo news
@zahramuuse9358
@zahramuuse9358 9 сағат бұрын
❤❤❤❤
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 6 сағат бұрын
Ibrahim Caydiid Allah ha ku daayo guul Somaliland ❤❤❤❤
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 сағат бұрын
Naayaahe maxaad naaasaha baaldiga ah la wadhfinaysaa ma doqonkan ibraahim duufle baad dhilifka u ruxaysaa caanyo yahay
@farah.418
@farah.418 7 сағат бұрын
Halyayga qarankayaga❤❤❤
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 56 минут бұрын
Alxaqiiqa welcome dalkaaga hooyo
@NestehoMAHAMUD
@NestehoMAHAMUD 7 сағат бұрын
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 сағат бұрын
Ilahayow dadkayaga iyo dalkayaga barakee oo barwaqee, cadowga somaliland ilahay jabi, somaliland guul iyo gobonimo
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 8 сағат бұрын
Yaahuuuu imaanka laga qaad
@JaamacMaxamed-m6o
@JaamacMaxamed-m6o 9 сағат бұрын
Madadka xabashi siibaa qadiyad ah
@ismailalisxaaqi6189
@ismailalisxaaqi6189 7 сағат бұрын
Gesi
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 8 сағат бұрын
Yaahuu imaanka laga qaad
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 7 сағат бұрын
Wlk Ibrahim guulayso IF iyo Aakhiraba , Wll Somaliland iyo Inteena Jecel ba ILAAHAY ha garab siiyo Guushana ha u danbaysiyo , AMIIIIIIIN.
@MukhtarIid-z9w
@MukhtarIid-z9w 7 сағат бұрын
Ilaahhy hakudaayo cadowgaygu waacadowgaaga
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 9 сағат бұрын
Dheg baa jalaq laguu siine waa sii sheegtay oo ka digtay in badan la arag waxaad ka digaysay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 сағат бұрын
Markaa shaki baa jira in Cirro rabo inuu ka takhalluso Somaliland?
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 8 сағат бұрын
😊
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 8 сағат бұрын
Asc mujahid Ibrahim iyo arabsiy news salansary waxa waaya in la ilaaliyo Somaliland waayo waxa ina gabsaday waa la ogayahey marka waa in cadowga xamar jabuuti Qadra chain turkey ka ilaashano wadankan waxan eegany dowlad cusubo haday MOU xalkii ka sii wado shicibka waan ilaashany siidii our beloved president muuse biixi we will see what’s happening guul Somaliland guul kulmiye
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 8 сағат бұрын
Habaarka dalka Kada imaanka laga qaadye
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 7 сағат бұрын
Kulmiye iska illow, wali wey xaraqonayan. Ictisaam ma joogsan doonaan ilaa ay awood arkaan. Subeer Awal malleeshiyo u gaar ah ka samaysto gudaha Hargeysa. That’s the only way check and balances can happen. Subeer Awal wake up.
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z 9 сағат бұрын
Ictisaamtii midh midh ayaanu uula soconaa shakina nagama hayo haday toos u haysan waayaan inaanu beerka ka laagi doono
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 6 сағат бұрын
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku guuleyo adiga iyo wixi jeecel somaliland insha allah mujaahid Ibrahim waxu ku rajaynayna in xisba kulmeye adiga guudome lagadhi muse iyo maxamed kahiin waydalen waxay doonayana waa waxa adiga iyo anigu ba aynu wada doonayno marka hadanu nahay reer kulmeye adiga ayaanu jecelahay in aad guudomiyo noo nogoto walle aniga iyo dadbadan oo jooga manta guurbaha siidasi ayaanu garanay guumiye xisbiga kulmeye ah iyo suutigashan oo insha allah mustagbalka xuusbi noogon doona guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@slanddifac5460
@slanddifac5460 7 сағат бұрын
Jabuuti waa cadow ga Somaliland waa inan iska qabano suti gaashan dalka waa inan bad badina
@FaaraxJaamac-m2m
@FaaraxJaamac-m2m 8 сағат бұрын
Alaayalaha ibraahim runta ayuu ka sheegaya rajada laga qaba dawlada cirro
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 8 сағат бұрын
Yaahuuu imaanka laga qaad habarka dalka kada
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 8 сағат бұрын
Imaanka laga qaad isla hel habaarka
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 8 сағат бұрын
Imaanka laga qaad yaahuuuu
@NOREDIN666
@NOREDIN666 6 сағат бұрын
BEENA maaha oo NIN ka USA 🇺🇸 usoo tahnidayeen . Hadii uu DJIBOUTI 🇩🇯 & SOMALIA oo Xaarkoda ku Fadhiya MURJIMIN haysto Ciqaab ALLAH ku socoto. Uu ku Biiro dee Waa XOOLO xayawanka wllhi wax ma dhaamo.
@FaaraxJaamac-m2m
@FaaraxJaamac-m2m 8 сағат бұрын
Anigu maanta somaliland waa uu baqaya
@waxgarad8813
@waxgarad8813 Сағат бұрын
Qalad bd isku wada racden al least wa in aa malaha xun iska deysa. Ibnu cydiid aad bn kusalamayaa Mar hdi ay kursiga fulen cagta haloo yar dhigo Insha alh
@Q29i
@Q29i 6 сағат бұрын
Waa dhaqanka yuhuunda Alla nacdalay 'الغاية تبرر الوسيلة' Alle calaamo haka muujiyo munaafiqinta guruujaynta iyo khiyaamada xalaashaday. Gudaafad weeyaan faqash iyo daalimiinta u adeegaya
@AbdirahmanMohammed-p3z
@AbdirahmanMohammed-p3z 9 сағат бұрын
Ibraahin caydiid war nin yahahow waxaan aad fashiliso garan waa yay.
@ismailalisxaaqi6189
@ismailalisxaaqi6189 7 сағат бұрын
Geedi
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 8 сағат бұрын
DHALIILO. MEY AHEYNE. XAQIIQA. AYUU. KAWARAMI JIREY
@ZaynabMuxumud
@ZaynabMuxumud 9 сағат бұрын
Allaylahe markii wadani qabsaday waxaan ka werweray abaar waayo roob la,aantu waxay ku timaado waxaa ka mid ah cadaalad daro muusena nin la mid ah hore inooma soo marin dib ilaahaybaa og inaynu u helidoono waa geesi halyay ah oo daacad ahaa cadawguna halyayga ma quudho waxaase nasiib daro ah inaanay moodayn reer somaliland in la khaldi karo wadani hortiina dadka sharafbay lahaayeen
@daallonetwork8486
@daallonetwork8486 4 сағат бұрын
Waar naca iska hanjebaaya
@Jamaalmaxamed-b2k
@Jamaalmaxamed-b2k 5 сағат бұрын
Ibrahim caydiid mujahid noolow
@abdiosman1308
@abdiosman1308 8 сағат бұрын
U malaymaayo in laga fursad doono jabhadayn dambe.
@xildhibaanxasandhabaase945
@xildhibaanxasandhabaase945 7 сағат бұрын
Ibraahinow waan ku taageeraa ee talo iga dhegeyso eedaha iyo dhaliilahaba jooji inta ay kala cadaanayso sida xukuumadani wax udhaqaajiso, wixii talo ahi waa kuu furan yihiin
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 9 сағат бұрын
Snm iyo somali diid waa dhinteen guul somali weyn
@c.mj.d4033
@c.mj.d4033 8 сағат бұрын
SNM Hamoodin Inay Dhimatay Waxaa Jooga Tafiirtoodii Caqli laawowo Hadaad Wax fahmaysaan Wax Somali Ladhaho Waxay Ahayd Tii Afweyne.
@MaxamuudHaybe-x3y
@MaxamuudHaybe-x3y 8 сағат бұрын
SNM WAA GUUL SOMALILAND GUUL. SOMALIYA HADAD SOO HADAL QAADAAN M.TOYADA AYAANU HADH CAD UDAADANI, HADANU NAHAY SNM INTA NOOL EE SIYAD BARE KA GULAYSTAY
@Sumayo987
@Sumayo987 8 сағат бұрын
Caaaac caaaac faqasheey
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 12 МЛН
Молодой боец приземлил легенду!
01:02
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 2 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 29 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 12 МЛН