Suldaan maha waa ciyaal souuq 😊xanuun iyo colaad lama rabo
@Yosef-ev6wl15 сағат бұрын
Nin raga dheh
@abdulrahmanali10114 сағат бұрын
5 sano halaag ah ayaa sugaya Cirro
@fahiimae733616 сағат бұрын
Somaliland Madaxweyna walba waxa xilka uu ka tagaa isagoo kabna sita kabna laalaadinaaya. Muse in uu daacad ahaa inuu sharciga ilaalinaayey inuu hantida dadweynaha ee koofiyad bacluhu baada ku cunayeen ka handaraabay way cadahay inta dhegweynta ahni dhawaan ayey ogaan. Ilaahay Somaliland ha badbaadiyo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾💐💐💐💐🤔❤️❤️❤️
@samowsamale349015 сағат бұрын
Wuxuu ahaaba shicibku maanta way ka jeesteen waana la yaqaanaa
@ibrahimhassan766916 сағат бұрын
Libaax Hal adayg leh
@XaashiAxmed-wv6cd19 сағат бұрын
Suldaan waad asiibtay hadal fiican ayaad u sheegtey umadaada iyo somaalilandba suldaan guuleyso waa run sheeg
Subeer Awal hadduu rabo inuu mcaarad adag ku noqdo Cirro, waa in ina Kaahin xisbiga laga qaadaa oo CabdiCasiis lagu wareejaa. Xisbi reerka horkaca sidii waddani ayaa loo baahan yahay
@banadir503222 сағат бұрын
Suldaankau cuqdadmalahee ina cade gude baa cuqdadleh oo yidhi habar awal waa ehlu naar taa ka hadla ama xasuusta suldaankayagani dhiig iyo uus buu leeyahay suldaankayagiiyow guul iyo gobonimo .
@ahashi782821 сағат бұрын
Suldaan CADEGUDE isagoo SULDAANKII GARXAJIS ah oo nabadayn ka shaqaymaya ayuu Muuse biixi xidhay oo Mandheera xoog iyo jajuub ku dhigay . Markii dambena laascaanood dagaal ka riday waana sababta uu Ehlunaar ugu magacaabay Muuse biixi oo madaxweeynehiisii ahaa laakiin tolkii Habarawal oo lamid ah tolkii uu Suldaanka u ahaa Never kuma sheegin Ehlunaar. Muuse biixi waxuu ahaa Madaxweeynehii Somaaliland oo aanu dooaranay anagoo reer walba leh laakiin ninka reer dhan dusha ka saaraya Ehlunaar Muuse biixi isagaa cirka roob ku og
@samowsamale349015 сағат бұрын
Kani Suldaan ma aha waa tuugtii lagu shuban jiray oo ay u dhamaatay
Allow nina , geesi ehlu xaqiiqa ah, noolow. Waad ka sarreysaa kuwa ay madaxmartay narrow nationalism.
@Guudcade20 сағат бұрын
Geesi kaasaa suldaan isaaqa wale cada gude lagula simi maayo
@Baremaxamed88719 сағат бұрын
Nin rageed muuse biixi alle haw dambi dhaafo suldaanka. Hadlayaan waa xaqiiq hadalkiisu
@rahmaomar65120 сағат бұрын
Adeer shukran xaaq bad ku hadashay...Qaranka suber awal lexjecloo kahaya. We lose our fathes to get it peace of Somaliland.... Viva Somaliland ❤❤❤ Vica super power of suber awal
@SicidHugurfarax21 сағат бұрын
Run.ayuu.sheegaya.waa.geesi
@mahadahmed833121 сағат бұрын
Libaac
@AminaMuse-p5k21 сағат бұрын
Suldankasi Ayaan la qabaa fikirkiisa anigu
@jamilajamila-h8v21 сағат бұрын
Qaranka waxaya u duminayaana Nacayaba aya u qabaana Muuse iyo habara awala. Walaahi inaanu ilaawina
Geesi muuse biixi waa Geesi Geesi dhalay Imaanku biyo dhigay Mansha Allaah Geesi Ilaahay SWT ma xilo ,Cimri dheer iyo caafimaadka Allaah SWT ha kuu siyaadiyo ,ka bacdi Janna fardowsa Al Aclaa Insha Allaah
@AbdiqaniArtan19 сағат бұрын
Habar Yoonisey ma waxa la idinka waayey nin nijaaskan dhafoorka toogta.Habar Yoonisey ragannimo ha sheeganina ilaa inta aad nacdashan xabaal ku hubsaneysaan
Hadaanu isaxaaq nahay Suldaaan maaaha ee waa sheegato kani anagaa isku hayb ah .. waa xagxagato xaaasid ah oo dantiisu halkay ku jirto k fikira wuxu ogyahay mar haduu waddani xisbul xaaakim noqday in aa anu koob shaaha ka dhadhaminayn. Madmadoow bdane allaa ku yaqaaan.
@libankaramo933714 сағат бұрын
Suldaan xasan meel uu tageeray tageere kale uma baahna
@hiigsimedia189212 сағат бұрын
Sheekhan Dhameelkiibaa Ka Go'ay Lawaa Xoolihii Xaajiga Xagashadoodiii Sheekhow
Xaaranta afka cadeysey.suldan habaar.baasto kama dharge.
@IsmaaciilCabdi-t4q4 сағат бұрын
Iska saamax adeer suldaan waxa aynu ka aragno
@mohamedSaid-xo7dg5 сағат бұрын
Dowon aduunyada waxaa ugu daran qof aan aqoon lahayn oo mooyanimo ku hana qaaday , kaasi oo aadag san jiray odayaasha reerkood in kolba mid gaado isagoo ay adeegsanayaan niman siyaasin ah Ayaa kale ayaa dad wax ka sheegay