DEG DEG: Weerar Lagu Qaaday Guriga Hooyooyinka | Dumar La Jirdilay & Xaaladda Oo Kacsan!

  Рет қаралды 12,738

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 17 сағат бұрын
Guriga Maxamad siyaad Bare aya siiye hoyoyinka si Dumarka ey ugu shaqeystaan
@AliGramGrammaire
@AliGramGrammaire 15 сағат бұрын
President hassan Mahamoud felicitations
@ikarade3274
@ikarade3274 19 сағат бұрын
Hooyooyinka guryahooda iney fadhiyaan, u kheyr badan.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 сағат бұрын
Subxaana Allah
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 14 сағат бұрын
Hooyooyin halkee joogaan masaajidadii ayaaba ladhacayaa dhac boob baadil kaa xoogbadni ayaa meesha kasooto war itaqulaah masaakiinta danyarta iyo shacabka haloo turo.
@fardawsa9423
@fardawsa9423 Күн бұрын
Kanu waa masiibo loo soodiray hooyooyink soomaaliyeed iyo umada soomaaliyeed
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs Күн бұрын
Guriga hoyoyinka dowlad ma lahan waxa lagu dhisay iska wax u qabso war yaa illahey yaqano.💔😭😭😭😭
@Mohamedk7r
@Mohamedk7r 19 сағат бұрын
Walaal Guriga Hoo yooyinka Iaguma Dhisin iskaa wax u Qabso,. Madaxdeyne Siyaad Barre Ayaa lahaa wuxuu Siiyay Hoo yooyinka , Gurigii labaad Ee uu Xamar ku lahaana Wuxuu Siiyay Shaqaalaha.(Guriga Shaqaalaha).
@Yusufxasann
@Yusufxasann 16 сағат бұрын
DUMAR REER WAQOOYI AH IYO NIMAN REER WAQOOYI AH AYAA MAR WALBA KA DAMBEEYA DHIBAATADA MUQDISHO. WAA MASHRUUC SOMAALILAND. SHALAY WAXAAD ARAGTEEN PROFF. SAMATAR OO ADEEGSANAYA C.CABDI SHAKUUR IYO SHIIKH SHARIIF. REER MUQDISHO NABADIINA ILAASHADA DADKA JAAJUUSKA AH EE SOMALILAD SOO DIRSATAY ISKA QABTA. MASHRUUCII KHAWAARIJTA EE SOMALILAND IYO ETHIOPIA SOO DIRSADEEN WAA JABEEN LAAKIN HADA MASHRUUC KALE OO ISKU DIR AH AYAA BILOOWDAY
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Dawladeey ka xishooda hooyooyinka ilaahay ha u naxariisto mohamed siyad bare isaga ayaa siiyey hooyooyinka somaliyeed sharaf bayna ku dhex lahaayeen dawladaas,lkn maanta in ay dawladan hub usoo qaadato hooyooyinkeen sidii iyagoo cadaw ah ,hamzow iimaanka ala kaa qaad ,bashiir goobe wasiirka haweenka isku xishoo jago kale ilaahay hakuu sahlo
@HabiboAddow-y6w
@HabiboAddow-y6w Күн бұрын
Naagaha meesha ka qeylinayo ha ka bexeen gurira diwladana ha maqleen
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😮😮😮somaliland guuuuuuuul 😅😅😅😅😅Mogadishu wasakh 😅😅😅😅
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy Күн бұрын
😅😅😅😅 khaaato State aa ku waso 😅😅😅
@safiyohadad79
@safiyohadad79 20 сағат бұрын
Wasaq adaa ah aw marqam wakasug satii muqdishoi magalada madaxda idinka is eega dee Jaad mayeele jaaw
@Yusufxasann
@Yusufxasann 16 сағат бұрын
DUMAR REER WAQOOYI AH IYO NIMAN REER WAQOOYI AH AYAA MAR WALBA KA DAMBEEYA DHIBAATADA MUQDISHO. WAA MASHRUUC SOMAALILAND. SHALAY WAXAAD ARAGTEEN PROFF. SAMATAR OO ADEEGSANAYA C.CABDI SHAKUUR IYO SHIIKH SHARIIF. REER MUQDISHO NABADIINA ILAASHADA DADKA JAAJUUSKA AH EE SOMALILAD SOO DIRSATAY ISKA QABTA. MASHRUUCII KHAWAARIJTA EE SOMALILAND IYO ETHIOPIA SOO DIRSADEEN WAA JABEEN LAAKIN HADA MASHRUUC KALE OO ISKU DIR AH AYAA BILOOWDAY
@laanjo
@laanjo 7 сағат бұрын
Somali iyada ale isku imtixanay
@Maria28832
@Maria28832 12 сағат бұрын
GURIGA HOYOYINKA MABA DAGEEN HABRAHU EDAB DARAN NAA ORDA GURYO KALE AADA
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 20 сағат бұрын
Guriga hoorooyinka muxu qabtay? Waa waxba mashruucan lcg aye ku cunaan habrahaan , wazarada qoyska aya wax u qabato hooyooyinka ee u baneeya Guriga wazarada adinko mhdsn
@FadumoMaxamed-m1p
@FadumoMaxamed-m1p Күн бұрын
Ushuush war waxan yaa iga aamusiiya
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso Күн бұрын
Adigu ma nimanka dumarka xada baad ka mid tahay ? .
@Yusufxasann
@Yusufxasann 16 сағат бұрын
DUMAR REER WAQOOYI AH IYO NIMAN REER WAQOOYI AH AYAA MAR WALBA KA DAMBEEYA DHIBAATADA MUQDISHO. WAA MASHRUUC SOMAALILAND. SHALAY WAXAAD ARAGTEEN PROFF. SAMATAR OO ADEEGSANAYA C.CABDI SHAKUUR IYO SHIIKH SHARIIF. REER MUQDISHO NABADIINA ILAASHADA DADKA JAAJUUSKA AH EE SOMALILAD SOO DIRSATAY ISKA QABTA. MASHRUUCII KHAWAARIJTA EE SOMALILAND IYO ETHIOPIA SOO DIRSADEEN WAA JABEEN LAAKIN HADA MASHRUUC KALE OO ISKU DIR AH AYAA BILOOWDAY
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Күн бұрын
Horta kaley nimanka somalida maxey u dhibateyaan dumarka cajeib
@mabkow
@mabkow Күн бұрын
Urur iyo wasaaead dad ay isaga khaldan tahay ayaa hogaanka dalka lagu aaminay
@abdulahimohamed2283
@abdulahimohamed2283 6 сағат бұрын
Gurigan waxàa lagu xasuustaa gudoomiyaha an dhicin muraayo garaad axmed
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 19 сағат бұрын
Markuu xaasan idiin lahaa qabyo ninkiisaa dhameestiro mafahmi weeydeen maanteey idiin haaysataa dalxureeye kaxaa xaabsha darxaraashe ayuu idiinku noqday
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Күн бұрын
14 sano oo aad Malyan ijaar ah ka qaadanaysay ma ku deeqi weyday. Adiga iyo Ina Adeerkaa Xasan Xaraash kii raayo aan aragno ilayn laba ma dhergaa tihiin walee horaa loo yiri nin booli cunay baluu ka dibiray.
@HabiboAddow-y6w
@HabiboAddow-y6w Күн бұрын
Batuulo canad ayaa ku ku nooleed mudo 30 sano
@safiyohadad79
@safiyohadad79 20 сағат бұрын
Guriga dowladaleh nagaa iska heesto ugar ah in lagu shaqeeyo alogu talagalee uskajir ilaa yomudin nilaga yeelimayo xoola dad weyne waye igada xata dowladey
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 19 сағат бұрын
SiyadBare ilahow u naxariso Dawlad kama dambeyn Hawiye haiti moryan wadanki 40sano biliqo sharci jirin iska socota malin kasta shaati Hawiye haiti lagu so xiranayo
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Күн бұрын
Wasaaraada haweenka iska leh guuriiga ee xagey ku shaqayni wasaarada haday hooyoyin kuwa magac kaaso dhiigtay buuq kuwaadan meesha
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Күн бұрын
DHUL BOOL8 MUXUU JECRYL YAHAY WECELKA XASAN MAXAMUUD.
@KhadarDahir-mm7xc
@KhadarDahir-mm7xc Күн бұрын
Qaraka mee wariko
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs Күн бұрын
Ax,ax Sorry 💔😭😭😭😭
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 сағат бұрын
Kii Xoolaha ahaa ayaa loo Adeegsaday
@Maria28832
@Maria28832 12 сағат бұрын
WALEE BEEN MA AHE SHACABKA GOBALKA BANADIR MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAR DANBE IN AAN LA DORANEYN MAR DANBE NINKA MASAKIINTA 35 SANO GURYAHEEY DAGANAYEEN KA ERYEY LAMA DORANAYO XASAN EE NIN KALE GEENA OO LA DOORTE
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex Күн бұрын
Ka xaab xaabsha FARMAAJO WAA MARIIXAAN Xasan Shiikh Jufadiisi ayuu dhulka ku jiid jiidayaa Soomaalida waa ineey waaya aragnimada wax ku qaataan Qabiil waa oor ku kacso Qofkasta oo madax ah dandiisi buu fiirsanayaa iyo tan famiilkiisi Dumarka degen Guriga hooyooyinka Ma MAREEXAANBAA ? waa maya Hadii afka ku dhufto waa HAWIYE Soomaaliyeey Qabiilka wax jira ma aha ee waa korsi ku gaarid Xasan Shiikh familkiisi mooyee cid kale uu ka naxayo ma jirto Laakiin markeey Sheekada Qabiil gaarto wuxuu dhahayaa FARMAAJO waa MARIIXAAN Shame on you Qabiil waa Jaranjaro korsiga loogu fadhiisto Dabadeed qof kasta dantiisi iyo tan famiilkiisi bes ayuu ku fikirayaa HAWIYO AHAAW AMA DAAROOD AHAAW AMA JINI IYO INSI A HAAW Qabiilka waa Jaraanjaro lagu oor kacsado Soomaaliyeey indhaha fura Markeey jabhadihii (USC) Muqdisho soo galeen Ayaa ku heesi jireen dadkii marka wax garadka ahaa oo dhihi jireen U.S.C CARUUR KUU KORIN MEEYSO
@HarrisM-mz1vq
@HarrisM-mz1vq 7 сағат бұрын
Hooyooyinka Soomaaliyeed xay guriga ka qabanayaan? Miyaan la qabin? Ma kuwii Qadiijo Macalin samaysaa? Miyaanay meeshu dhismo dawladeed ahayn? Xaa dawladda loogu diidaa? Reerihii Faqashta ayaa guriga ilaashada miyaa? Maxaa horta Madaxwaynaha loo caayaa? Xay horta habrahan meesha ku qabanayeen? Channel kani waa reer nacayb iyo Xasan nacayb buuxa.
@MoussahassanWaberi-po1eq
@MoussahassanWaberi-po1eq 22 сағат бұрын
Xamze cagdheer afkiisi kuma hadlayo ee waxa ka dhexhadlaya xasan dhiiqo, adeer xamzow maskaxdaada maal
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 14 сағат бұрын
Waryaa edeb yeelo maxaa ku gaadhsiiyey umad aan ku aqoon
@HabiboAddow-y6w
@HabiboAddow-y6w Күн бұрын
Guriga dowlada ayaa iska leh ka baxa hadii leediin sheegay mar hore
@HabiboAddow-y6w
@HabiboAddow-y6w Күн бұрын
Batuulo walaal.fowdada daa oo dowlada.maqal
Waraysi Xasaasi ah:Hadaan dhinto Mahad Salaad ayaa ka dambeeya!!
15:38
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Dagaalka Daacish iyo qorshaha Puntland
15:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.