DEG DEG: Xasan Sheekh oo Loo diiday Baydhabo, Lafta Gareen, oo Ciidamo diyaarsaday, Weerar toos ah..

  Рет қаралды 33,023

DHAANKA WARARKA

DHAANKA WARARKA

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheikh Madaxweyne Maaha Mana imaan karo Baydhabo iyo Koonfur Galbeed
@HassanAli-bf9um
@HassanAli-bf9um Ай бұрын
Xasan sheekh Yuu isku deyey inuu baydhabo tago .
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Ай бұрын
Cajiib Baal qomiyaad daan lagu qaabsan rabaa xoog. Subxanallah. Weleen hsm u fashiilmey. Kg waa Ina u istaagno Somaliyey.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
BAL YAA NOO SHEEGI KARA WAXA XASAN SHEEKH UGU DHEGAN YAHAY LAFTAGAREENE SI UU U ARKO ❓️
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l Ай бұрын
Waaladil hadiiaad uu imaadobeydhawo sitoosah waxwalbo markaas ayeeydhamaandontaa diyaaradana waalagibayaa
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Ай бұрын
ANIGA WAXAAN KU TALIN LAHAA LAFTA GAREEN INUW OGOLAANIN CIIDAMO LAGA KEENNO MUQDISHO YUUWNA IMAANIN XASAN XUMOOW WAXA UUW RABO BAHDILKA DIGIL IYO MERIFLE EE ASAGA BAHDILA WAA NIN XAARAAN BARTAY XASAN DHIIQO
@jamilasufi5443
@jamilasufi5443 Ай бұрын
1991kii ayey dad shacab ah oo aan hub heysan ay gaadeen ayagoo hubeysan weli sidii bay moodeen magac ay laheyn bay yeesheen laakiin far danbe maqaadi karaan meel danbe ay ku duuli karaan ma jirto waana fulayo dadka gaada car meel danbe ha aadaan mooryaanta mooryaanta
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Hawiye waa codowga koowaad ee Digil Aw mirifle
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Ай бұрын
Wanukarindona hadi uubaydhabo yimado isago ciidamo wata xasan gurgurte😂😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
LAFTA GAREEN, CIIDAN XOOGGAN AYU LEEYAHAY, K.GALBEED KU FILAN.
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow Ай бұрын
Lafta gareen Manaafaq xukun madax waa Ethiopian ,maamul goboleed maaha waxakanu ee waa Ethiopia caadi ah abniga wadanka iyo xuduuda hiusa dowlada dhexe baa ka mas uula taa cidna kalama tasha neeydo dowladu ayadaa loo dhaariyay Difaaca wadanka, walaahi Lafta gareen gacan tiisa in uu isku toogto moo wax uharay baana garaneey nin nin mas uul somaliyeed Amhi kuma qabsan karayo Ethiopia ayaan ranaa waana rabitaanka dad kayaga waxaasi qof caqli leh ma oran karayo taa waali wee yaan Xasan shiikh wax kale oga or imaad Laakin Ethiopia baanu doneeynaa Dakeega baa raba waar hadeey dad kaagu Ethiopia rabaan ha aadeen Ethiopia waxaas qof Somali ahi ma oran karayo.
@AhmedMaxamed-o8s
@AhmedMaxamed-o8s Ай бұрын
Lafta garden in ay xiraan amase ay dilaan ayey damacsan yihiin loona aaro shimboloosh xiritaankiisa
@queensoomaali7191
@queensoomaali7191 Ай бұрын
Good news
@NafisaOmar-o5o
@NafisaOmar-o5o Ай бұрын
Maxokajarihaa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAXA LAFTAGAREENE XASAN U RABO IN UU XAMAR AMA DIBADAHA KULA KULMO, WAA SI MADAXTOOYADA KOONFUR. G. LOO DABA MARO OO NIN XASAN WATO KURSIGA LA WAREEGO. WAXA XASAN SHEEKH LA DEG DEGAYO BAA TAAS AH.
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Xasan moryan. Xasan tuug? Xasan dhiiqo. ilaah haka qabto shacbka somaliyed amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😂
@Aadan_ciise
@Aadan_ciise Ай бұрын
Bismillahi waxba uma reebanim, Maxaad sidaas uyeeshay😂
@HelenhaderaHisum
@HelenhaderaHisum Ай бұрын
helenhaderahisum
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
baaydhabo haduu tago masoo dhoofi karo ciidana ma keeni karo adeer ma xamar baad mooday meesha
@luulaadan5794
@luulaadan5794 Ай бұрын
Aasc
@habibamahad8009
@habibamahad8009 Ай бұрын
Ha la xiro lafta greaan
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan Ай бұрын
Jaahil. Fiqi. Oo wacad. Ku maray in uu Xiri. Doono markuu. Tago Mogadisho. Codka Somalia.
@DaauwdCabdulaahi
@DaauwdCabdulaahi Ай бұрын
😂😂😂😮
@AbeyAbdi-cs7ed
@AbeyAbdi-cs7ed Ай бұрын
A
@NurRoble
@NurRoble Ай бұрын
Balwaan waa doofaar lacagta meesha laga helo yaqaan wadan shaqo kuma laha inta xasan kudaba dhagan ayuu kamid yahay xasan la.iskuma haayo in uu geesi yahay dowlad goboleed mucaarad ethoopia oo wada jira ayuu cariiri galshay waxaa ka wada siman yihiin in uu xasan meesha ka baxo abiya oo yiri bad aan saldhig ciidan ka dhigto ayaan rabaa waxaan xasan iyo banaadir aheeyn lagama dhiidhin waxuusa ilaah u fududeeyay in uu masar waxuu somali kawaayay ka helay habar baarlamaanka ku jurta oo masar diidan oo baarlamaanka maxaa loo horkeeni waayay.dhaheeysa waa maqlaayay dhanka khayre ka socoto ethoopia waa cabaaday waxa kacabaadsiiyayna maha mucaaradka waa xurmadle dalxureeye parafasoore madaxweeyne xsm ilxun kuma arakto masar hanoolaato oromo iyo inta la jirto dhulka ka hoos meesha soomaali majoogtee vivo xsm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbeyAbdi-cs7ed
@AbeyAbdi-cs7ed Ай бұрын
A
@NurRoble
@NurRoble Ай бұрын
Balwaan waa doofaar lacagta meesha laga helo yaqaan wadan shaqo kuma laha inta xasan kudaba dhagan ayuu kamid yahay xasan la.iskuma haayo in uu geesi yahay dowlad goboleed mucaarad ethoopia oo wada jira ayuu cariiri galshay waxaa ka wada siman yihiin in uu xasan meesha ka baxo abiya oo yiri bad aan saldhig ciidan ka dhigto ayaan rabaa waxaan xasan iyo banaadir aheeyn lagama dhiidhin waxuusa ilaah u fududeeyay in uu masar waxuu somali kawaayay ka helay habar baarlamaanka ku jurta oo masar diidan oo baarlamaanka maxaa loo horkeeni waayay.dhaheeysa waa maqlaayay dhanka khayre ka socoto ethoopia waa cabaaday waxa kacabaadsiiyayna maha mucaaradka waa xurmadle dalxureeye parafasoore madaxweeyne xsm ilxun kuma arakto masar hanoolaato oromo iyo inta la jirto dhulka ka hoos meesha soomaali majoogtee vivo xsm❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 26 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 41 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 18 М.
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 26 МЛН