Siisii iyo Erdugan Hadii ay heshiiyaan waxaan dhihi karnaa wax badan ayaa iska badalaya xaalada geeska Itobiyana waa loo baqaa xaqiiiq
@ismailjama3411Ай бұрын
Maba heshiin karaan
@ismailjama3411Ай бұрын
Waayo Somalia khayraadkeeda ayaa loo Kala baratay.
@MedIbrahimidrissIbrahimАй бұрын
Adiga warkagu wax badan aya kaa khaldan
@ismailjama3411Ай бұрын
Turkigu waa Ethiopia Sisi waa Hassan sheikh Fashil buu Ku dhamaanaya shirkan. Waxa la Kala iibsanaya Digo iyo danbas
@sayidwaddani1311Ай бұрын
Soomaliliya way ku fashilantay jlheshiiskaa somaliland iyo itoobiya Masar iyo soomaliyana waxa uu waxyeelo gaadhsiinayaa shacabiga somaaliyaana masar ma ogola in ay kula dagaalanto itoobiyyaa ayadoo danaheeda fushanaysa
@IbraahimFaarax-w7uАй бұрын
Beenaale weyn baad tahay suldaan ma timid waxaad tahay xaarle tv
@AbtiUgaas-jx8puАй бұрын
Safar aan horey loo qorsheeyn iyo saxiix 20 heshiis sxb isma gashe si ficaan warkaga uma tafatiran. Balse waa dhihi karta safar an horey loo shaacining