No video

DEGDEG!!! ARIN LONDON CABSI CABSI KURIDAY MAANTA----NIN LONDON DUMAR SHALAY KULAYEY OO BAXSADAY!

  Рет қаралды 27,425

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

www.youtube.co...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 70
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Ай бұрын
Leeb iyo qaanso casriya weeye. Salaamaad Ilaahay ha isinga badbaadiuo. Thanks sister
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 Ай бұрын
Allah ni xafido walashay, familka masibadu ku dhacday Allah qalbiga u dajiyo.
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i Ай бұрын
Subxaanallaah xasbunallaah wanicmal wakiil waa nin waalan alow inaga badbaadi shar oo dhan aamiin aamiin
@amalali6668
@amalali6668 Ай бұрын
Bisinka fadumo is ilaaliya nalaso wadag warka xiga 😢😢😢😢 allow na amaanso
@nazrazead
@nazrazead Ай бұрын
Keep going wlloh mcn love you ❤❤
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
THANK YOU WALALO
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Ma anigaaba New ka eega sidii inkaar qabooyinkaan beegta uga sheegayeen 7 October
@whome4851
@whome4851 Ай бұрын
"Falaadh 🏹 " ayaa layidhaah.
@alimireahmed55
@alimireahmed55 Ай бұрын
Waala Qabtay ninka asago dhawac ah i am so sorry for this family loss musibo waye 😮
@sakinahss3237
@sakinahss3237 Ай бұрын
Bismillahi may Allah protect us
@faisamohamed4113
@faisamohamed4113 Ай бұрын
Waala helay hadda balayo aragtay allow naga badbaadi london way waalataye
@mmaarena6494
@mmaarena6494 Ай бұрын
Af soomaali = Leeb iyo qaanso
@user-fe8ym2um6u
@user-fe8ym2um6u Ай бұрын
Allaha idinka bad baadiyo.Inta London degan iyo dhamaan muslimiinta.
@user-er7cs4qn7h
@user-er7cs4qn7h Ай бұрын
Subxanallah soo dhaqso abyo next video
@shaalu5006
@shaalu5006 Ай бұрын
Thank you for your come back sister. Keep going I don't know why but I always wanna watch for crime story or what happened for because I wanna know everything for this world subxanallah
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan Ай бұрын
🏹 Fallaar ayaa la dhahaa.
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Ай бұрын
Naftada ilaali❤❤qaali❤❤
@shwomp3368
@shwomp3368 Ай бұрын
This is a shocking story. Subxanallah
@mahamudmahamed9893
@mahamudmahamed9893 Ай бұрын
Wll Leeb iyo qaanso ayaa la dhahaaaaa crosspow
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
OMG. Sister. Waa. Layaab. SXBkeeda baa dilay. Hooyo. Iyo walaashed. 😢
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 Ай бұрын
Thank you walalo good info.
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir Ай бұрын
Hada igu horeyso KZbin kan❤❤
@kbk489
@kbk489 Ай бұрын
Mahadsanid wll allaha naga badbaadiyo
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Ай бұрын
Leeb iyo qaanso weeye
@ubah555
@ubah555 Ай бұрын
Thnks fatima❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Ай бұрын
Waa keen iyo qaanso casriyeyesan. Salaamaad
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Ай бұрын
Subaxalaahay 😢😢😢😢😢😢😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ej2hz4ox5i
@user-ej2hz4ox5i Ай бұрын
I'm sorry for them 😢😢😢😢😢
@ZACKTHEKING87
@ZACKTHEKING87 Ай бұрын
Waala so qabtay newska hada shegaya
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Ай бұрын
Waa qaanso iyo falaar ama Gamuun iyo qaanso
@MMohd-ks6bt
@MMohd-ks6bt Ай бұрын
You should be a journalist sister
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Ай бұрын
C salaam w.w
@sophiaabdilahi8664
@sophiaabdilahi8664 Ай бұрын
Waa leeb iyo qaanso waxa uu wax ku dilay
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 Ай бұрын
Omg 😱 Fadna are you serious 😮 I live in enfield oh noo🙄😭😭
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
Subxaanalaah Maxuu. Dadka. Umaleeyey Xayawaan. La igaarsanaayo. Falaar. Buu KADHACEY Yaarabi ILAAH Nabad BAADI
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
Love you
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 Ай бұрын
Qaanso ayaa la dhahaa
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nyg1162
@nyg1162 Ай бұрын
😢😮
@kaahalive3505
@kaahalive3505 Ай бұрын
❤❤❤❤
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Ай бұрын
Warkaas galadu way ku dardarayaan Gabadha saxibka la ahaa iyo reerkeda un bu u ciil qabay un
@xamdixirsi4404
@xamdixirsi4404 Ай бұрын
Qoftaan hadalkeeda lama fahmaayo
@anabh5771
@anabh5771 Ай бұрын
Saas waye dad kale ayow sii maran kara waana wax dhici karo rag noocaas ah ayaa jiro oo marka la naco aqbali karin
@zainababdi781
@zainababdi781 Ай бұрын
Oo walaal miyaadan France u guurin ma london baad ku soo noqotay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Way soo noqotay
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 Ай бұрын
Falaar ayaa la dhahaa hubka uu ku dilay hablaha.
@Hodaneey
@Hodaneey Ай бұрын
Qaanso iyo leeb weyan somaliga lkn kolay qolba qax bay u taqaan
@sakshiihaashim2850
@sakshiihaashim2850 Ай бұрын
Falaar kudilay
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr Ай бұрын
Crossbar = falaar
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty Ай бұрын
Naa wll ma in aan bananka u bixi wayo rabtaa😢
@phprince5153
@phprince5153 Ай бұрын
Nimanka.oo dhan.sidaas ma ahan
@AmalIsmail-my5dl
@AmalIsmail-my5dl Ай бұрын
Baga no so labatay fadna wan ku xiisnay ❤
@SamsamahmedAhmed
@SamsamahmedAhmed Ай бұрын
Hadhamadan iyaguba falastiin ayay dhameyeni😂
@user-ue7ut2cp9e
@user-ue7ut2cp9e Ай бұрын
Leeb iyo qaanso weye
@fardusa411
@fardusa411 Ай бұрын
🫣😡😡😡💔💔💔💔
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 Ай бұрын
Crossbow = WARAN Arrow = FALAAR
@Liibandoor
@Liibandoor Ай бұрын
Was ikan waxan ahay qofki 2
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
SOO DHAWOOW
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
@@AJFADNA ingiriska ma ku soo laabatey waa adigi guurayeh
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Ай бұрын
Naa ninkan ama been laga shegayaa bus nala saarnaa sakay SL1 😳😳😳
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Ай бұрын
@@rahmamohamed5636 ma hubtaa walaaley😳😳😳
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Ай бұрын
mahubtaa walaaley😳😳
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Ай бұрын
@@Aasiyayr277inuu isaga yahay ma aqan lkn wllhi sawirkan buu ila ekaa ninkan arkay kolba meel buu ukacayey oo uu farisanayay
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 Ай бұрын
Maxaa naga galay gaalo uraysa aaway umada reer qasa ee haben iyo maalin xasuuqu ku socdo😂😂😂
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Ай бұрын
Saas ha oran dad badan oo reer London ah marabaan dagaal ka😢
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr Ай бұрын
Crossbar = falaar
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 94 МЛН
FATIMA NIMANKA AY GUURSATO WAA LAWAAYA
26:44
AJ & Fadna
Рет қаралды 70 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
سرايا القدس: إطلاق رشقة صاروخية تجاه مستوطنات غلاف غزة
1:24
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 177 М.
SHEEKADII BILL IYO MELANIE | QISO
16:46
AJ & Fadna
Рет қаралды 38 М.
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 189 М.
QOOMAAL OO MARKII UGU HORAYSAY KA WAR-BIXIYAY | XABSIGII IYO
28:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 116 М.
AUTISM-KU WAA MAXAY? | SIDEE LAGU GARTAA?
26:46
AJ & Fadna
Рет қаралды 91 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН