DEGDEG CAAWA CIIL DARTII DABAKH DHEER AYAAN ISKA SOO TUURAY,SABABTAAN DARTEED

  Рет қаралды 12,383

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG CAAWA CIIL DARTII DABAKH DHEER AYAAN ISKA SOO TUURAY,SABABTAAN DARTEED

Пікірлер: 73
@SuldaanSalka
@SuldaanSalka Күн бұрын
Anoo jooga muqdisho oo hawiye Ayaa aaminsan In dowladda fadalku ay kameermersaneyso arinta khaatumo Sababtuna wa baqdin aykaqabto xildhibaaanada soomaaliland iyo qaabka 4.5
@MohametHAbdiToniH
@MohametHAbdiToniH Күн бұрын
IN DHEERGARAD NOOCAAGO KALAA UNBAA WAXFAHMAYA🫡🫵
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
SSC khaatumo horogalla ma metello oo calooshiisa llawareegaya jamaahiirita waxaan ugu baqaya inyaa horogalada cagata mariyaan oo meellaya jooganba dheere iyo dhowo maanta sidii hore maaha SSC khaatumo dhiigibaya ku xorowodeye xasan dhiiqo hadalkiisa maa damaqadaya waa ayaan daro👁️
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Күн бұрын
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋❤ you are absolutely right Garaad Jama Garaad ismacil Allaha Xafidullah waxuyiri horgaal badan aya nagu jiir GUUL SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k Күн бұрын
Khaatumo waxay ka weyn tahay. Dalalka kala ah. 1. Jabuuti 2. Baxreyn 3. Qadar 4. Kuweit 5. Singabur 6. Buruneya 7. Qubrus
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Masha allaha guuleyso inadeer sax weeye ❤❤❤❤❤❤❤👍💯
@AbdulkadirOmar-x3x
@AbdulkadirOmar-x3x Күн бұрын
Khaatumo guul ❤
@alijama6723
@alijama6723 Күн бұрын
WIILKAA YAR BAA KA WADA CAQLI BADAN OO KA JECEL KHAATUMO KU WII DHUL BAHANTE KUSHEEQ WAX AY NAAN GARA NAYN BAA KA MAQAN SIXIRKII ISAAQ BAA KUSOO NEEFAYA ALLAAH WOXOODA HATUSO
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
timacade wuxu warsangeli ugu dheganyahay xasan sheekh ba puntland kala fur furi raba war yaa usheega warsangeli xata hadu baxo in puntland liicayn xata inyar
@abdulahiali896
@abdulahiali896 Күн бұрын
Waaruntaa dhulbahante dhulkiisa ha aamino ❤❤❤
@AlanHays-rf8nl
@AlanHays-rf8nl Күн бұрын
It doesn't matter what he/she said, Jamaahiir will keep strong SSC.
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Күн бұрын
Maashallah ❤
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Күн бұрын
Yaa rabi wacal ma xishoodo oo ma naxo yaa rabi wacal damiir ma leh wacal yaa rabi wacalada dhuunta goo yaa rabi waa halis wacal tolaay tolaay wacalka iyo sixirka ilaahow dhulka la goo ❤❤❤❤
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q Күн бұрын
Insha Allaah guuuuuuuuuuul iyo gobanimo ssc khaatumo
@11naa44
@11naa44 Күн бұрын
Timocade horgal
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 22 сағат бұрын
MashAllah edo dhulbahante Dhulkiisa waxa weerar loogu yahay waa nimcada taala baasiinkooda iyo xoolohooda ayaa a ku filan
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 23 сағат бұрын
Alaah ayaa ku aqoonsan cidkale Aqoonsi uga ma baah nin ee diinta ha loo noqdo Alaah ha laga baqo quraanka dib ugu noqda wax fahma insha Alaah guul
@Mideye157
@Mideye157 21 сағат бұрын
Waa run. Horgalada Xamar wa in laga tashado.
@TripleA0825
@TripleA0825 23 сағат бұрын
SSC iyo Puntalnd waa uun hal dad iyo hal dal 1️⃣
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq Күн бұрын
Mayaa ceerigabo waa ssc khatumo wana lagu khasbanyahay tas Waa lagama marman ceerigabo
@MohamedDubad-v4x
@MohamedDubad-v4x 21 сағат бұрын
O sanag ceerigabo mooyane meel kale ma gashiid miya? 🤨 Meye garadag o afxakama joogi jiray meye tuulada ay 4 qof sacad yoonis ay boolasha ka dhisan yihin meye away celafwayne inta yad uga tagtay🤨
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Күн бұрын
AWAY QALASYADII HAW JAWAABEEN SUBXAANALLAAH
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Dhulbahane cidna uma baahna,😊
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Күн бұрын
SSC KHAATUMO HORGAL MA MATALO GARAADADA AYAA MATALA XASAN DHIIQO KUWUU LAF U TUURAY SSC KHAATUMO STATE KAMA HADLI KARAAN
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k 22 сағат бұрын
Badda iyo berri meel kasta oo aan adeeg u doonano waa noo furantahay xoolo,beero,macdan iyobiyo intaba waanhelaa dhalin Yaro aan sugno waqtigeena warkaaga oo dhana waa run
@Gobanimo-p5e
@Gobanimo-p5e Күн бұрын
Darwiish cumaroow hawjoooin.khaatumo dhaqaaday.nimankanay waa sirxanyayin. Bushed
@hooyoali8142
@hooyoali8142 Күн бұрын
Firdhiye asagaba lajira somaliland ee dhulbahante kacasila madaxwayne nimada
@osmangure6040
@osmangure6040 21 сағат бұрын
Waxaad garatay may garan ssc/harti/daarood alllow kuu siyaadi War hoy ssc maqla wiilkan yar.
@saidahmed3524
@saidahmed3524 17 сағат бұрын
Maamulka waa in la soo dhameystiraa sida dastuurka fadaraalku qabo
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 Күн бұрын
Maamulka Galmudug wuxuu ka kooban yahay hal gobol iyo badh, marka maxaa SSC u diidaya in maamul-goholeed noqdaan, iyaga oo hal gobol iyo badh ah?!
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 Күн бұрын
Yaa rabi faruukhda iyo wacalada ka dhex saar yaa rabi cadowga aan xalaasha ahayn yaa rabi ka dhex saar wacalada yaa rabi waad ogtahay wacalada yaa rabi wacal ma naxo yaa rabi wacalka qabo oo dhuunta qabo
@dumb5112
@dumb5112 20 сағат бұрын
Beeeeeeenaaaale
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Timo cedse waa lagu shobtey sheeladiisii yaa muuqatay cadowga somali kala jarayaa yuu udaba dhaqayaa balse khaatumo waa socotey munaafaqna cadalkiisa waaciyey
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
War kaasi wadameer isaga iyo intlasocota
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 7 сағат бұрын
DFS weligeed way ahayd cadowga dadka reer SSC 1. Waxaasina waa dadka reer SSC oo isaga jibeysan Soomaalinimada uma jeedo iney noqdaan sida qolyaha reer Hargeisa ee ka jecel Ethioipian ka qawmiyadnimada Soomaalinimada sida qaarkood sheegtaan Balse ilaa 1960 markii xornimada la qaatay oo ay ahayd in ay sheegtaan wixii ay u soo galeen midnimada iyo muslunimada magaca Soomaalinimada. Taasi waxay keeni lahayd iney helaan wax lagu xusayo malaayiinkii qof ee naftooda iyo maalkooda u soo huray xornimda buuxda ee aynu kaga bedelanahay dadkii kale ee Aficanka ahaa ee gumeysigii cadaa uu u geystay dadkaas Diintoodii Dhaqankoodii Afkoodii Iyo dadnimadoodii oo luntay Balse ogow dadka Soomaaliyeed meel kasta ha deganaadeene intaas midna kama lumin waxaana u sabab ahaa Dagaalkii socdey 21 da sano Naftii bafnayd ee loo huray Dadkii iyo maalkii ku galay
@siciidaadan5338
@siciidaadan5338 Күн бұрын
Khaatumo ha iska daayeen deg dega hasugaan jaaniskeeda
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Күн бұрын
War dhulkiina aamina oo cidna ubaahnib
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
dhulbahante wa kuwi horgalada muqdisho kuso dhoweeyay lascaanod oo dowlada puntland usheegtay war dhulbahantow hargaladan lugooyay idin wadane kadigtoonada
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Күн бұрын
Asan laftiisa ayaanaan aqoonsanayn muxuu xukumaa kkkkkkkkkkkkkkk
@hooyoali8142
@hooyoali8142 Күн бұрын
buurihii dahabka ayaa somaliland iska faganaysaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
SSC khaatumo waa maanullu buxa cidina kabarayi maayan inuu maamugobelled buuxa yahay sidee hadallka xasan dhiiqo idiin damaqa iyo horogalladiisa maxa dhallayaradii iyo caruuruta u xasuuquden hadii kallasooni hayasan iyo inaa kelligin is maanulunan maata xataa ciidan kaa hayasatan xasan dhiiqo mahayaseto 👁️
@MohametHAbdiToniH
@MohametHAbdiToniH Күн бұрын
Waa xaqiiiiqtasi💯💯
@Mrrred2023
@Mrrred2023 Күн бұрын
Walaahi kuwaas ayaa xamze kadarn sababtoo ah ma qadiyadoodaa dood gali laheed walaahi hassan doqon ma ahn wyo wuxuu naga xushy intii daarood ee maangaab kujiry cii maku qabtaa
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t Күн бұрын
Mar danbe hadu lascanood yimado wll aba lagu agasaya xayawaanka timacade
@malakaaay
@malakaaay Күн бұрын
waxa garaad jaamac kasoo yeeray wax la filayey maahayn 🤔🤔 ismaan lahayn garaad jaamac baa xasan dayuus aqoonsi ka bar yi doona😢😢
@Abdourahman-t8i
@Abdourahman-t8i Күн бұрын
😢
@Milgomedia1
@Milgomedia1 Күн бұрын
Galnus ba waa maamul😂😂😂
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Күн бұрын
HORGALADA. MEEL KASTA HA JOOGEE WAA DAADAD DALOOSHA OO DABAYL LOO DHIGAY OO ISKA WADA KA DHAAMAYA OO MIDBA MEEL HA QAYLINAYO LOO JOOJIN MAAYO ILLAAHAY SOOQABEY WAA IL DIL LAGU WAFA CUKUMAA. SI DEGDEGANCXEER KOODA LOO ANSIXIYAA.
@osmangure6040
@osmangure6040 21 сағат бұрын
Ku addin inaadeer Ku addin.
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq Күн бұрын
War nag horgal ah isha iyo jinsiyadisuba oo kani nikada iyo doqonimada ayuu Kagadaray balse walee xabad ayaa diyar u ah khaniskaaa
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Күн бұрын
Waxaasi inaadeer dhbahante waxaas uma joojinayaan hadii aduunkoo dhan isu yimaado. Cadawga ugu wayni waa waxa gadaraalka lagu sheego ee iyada.lafteedu fashilan
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Күн бұрын
Waxaanoo dhan ba salkaa dhulka loogu dhufkarraa Sool iyo cayn ilaa Galdogob Galguduud,Gaalkacyo iyo Garacad halays raaciyo oo Daroodku haka fadhiistaan talo halsugu noqdo Nugaal ilaa Makhir iyo Barri oo dhana halaysraaciyo sidaasaa salka dhulka loogu dhufan karra canaasiirta oo dhan!
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi Күн бұрын
Ninkaasi wuu iska hadalay hadaba mamul wanahay muxuu kabadali karaa nin iska hadlaydhehe
@حسينعثمان-ب2ذ
@حسينعثمان-ب2ذ 12 сағат бұрын
walal xaba cidkale haiidiiynin dhibka waadhumahante cidkale ma ahalabada gobol hahishiiyaan naftaada haqaltin
@JamilaFarah-l1t
@JamilaFarah-l1t Күн бұрын
Cadowga khaatumo waa xasan dhiiqo io doqon leflefaya oo dhulbahante ah lakiin u liicimayso jamahiirta baa xukunta garado fulayaala hadal kodu socon mayo
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Xasan dhiiqo hiii eey ku oordayen waakas reer pundland unbeey iska ceeynayan Xasan moryan mar horey buu yiri mamuul dambe ee darood daani maayo Xasan dhiiqo?
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Күн бұрын
OO madhul bahantuu Xukumaa biidhiqaate Awalba liid buu ahaa Adeer xasan lagama Rabo cidkalena lagama Rabo ninkani waadoqon Kuliita hadii la aqoon sado Bariis bay wss yeysaa baa Niyadiisa kujira ninkan Graadka ahina waa ninfudud Waxaakale in oo wax lala Yaaba ah wiilka fiqishini Ee martinimada iyo abtinimada nagula jooga Ee jawaabaha bixinaya Halakala xishoodo Waxa intaa raaca saaka Wax dhul bahante dhex Yaala majieaan qaaqlaha Meelaha kaqayliya oo eoowiska laqayliya kuma Jiro warsan geli adeer nooma Taalo nin waliba degaan buuleeyahay runa waa imaanaysa hadalku waasidaa Xasana ninka aaminaya Baaba dad uliita oo caqli Lahayn
@HashkalodellegendHashkalodelle
@HashkalodellegendHashkalodelle Күн бұрын
Wax usheeg yq
@zarcah9147
@zarcah9147 Күн бұрын
Nin xamar jooga iyo meeelkale nama mattelo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Күн бұрын
Xamar maxay ugabahanyahiin
@DahaboIbrahim-vo8on
@DahaboIbrahim-vo8on 9 сағат бұрын
Eedo Ha.istuivin.aakhirl.naar.cdaata .isaka.ilaali Waxaan.waa.aduunyo.khawiil..wax Kutavaaynaata.isadaa
@osmangure6040
@osmangure6040 21 сағат бұрын
Yaa u sheega dadka degggan.
@RaxamaMaxamedXasan
@RaxamaMaxamedXasan Күн бұрын
😢😢
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Күн бұрын
Aslm'aliakum w w,
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm Күн бұрын
waxan layaabanahay cida waxa kufalaysa dhulbahante waa dad caydha oo sharbadan oo waalan
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Reer khaatumo waxey uu maleeyan in eey pundland cadow utahay?waa yaab walahi? Subxaanallah mida kale qaarko waxey leeyahin pundland baan ku duuleyna ?😂
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 22 сағат бұрын
Beenaale Majeerteen dhulbahante Idinkaa Kubad ku Caaray
@abdiazizmaalim4470
@abdiazizmaalim4470 Күн бұрын
Adu meshas waxba kamaqabankartid waxba dalka yuw San kudilin
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 23 сағат бұрын
Wax nin weyn ku hadlo ma ahan wy ka soo.dartay nin abaal galay waa la arkay laakiin nin guday lama arag
@malyunwarsame6906
@malyunwarsame6906 Күн бұрын
Wiil sharaf leh baa tahay
@Maxamadyusur
@Maxamadyusur Күн бұрын
Anagu.hadaanahay.dhulbahanta majeerteen baanu dhulkarabnaa xasan baanoosodiray
Irreechaa Hora Finfinnee OBN Fulbaana 25, 2017
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 1,3 М.
Shirkii Golaha kala Tashiga oo Fashilmay Go'anka SSC & A. madobe
21:01
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
WAY KARKARAYSAA (4724)
2:27:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
Warbaahinta re Galbedka o Qarin Wayday Qasaaraha Weerarkii Iraan
15:05
Hamas: How Israel created its own nemesis w/Paola Caridi | The Chris Hedges Report
51:44
WARKA HABEEN EE SNTV 04.10.2024
25:08
Somali National Television
Рет қаралды 1,9 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN
23:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН