DEGDEG: Darawalkii Caruurta Daadka Ku Sii Daayay oo Hadlay ayaa Soomaalida La Yaabay

  Рет қаралды 5,513

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

24 күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 33
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 22 күн бұрын
Alxamdulilah
@MaxamedReermagaal-e6e
@MaxamedReermagaal-e6e 23 күн бұрын
Ninkaa waa qayra masuul
@mustafeRashid112
@mustafeRashid112 22 күн бұрын
Manshallah waa caruur saqiira oo helay waalid wngzan oo si fcn u barbaariyey ninka siday caruurtana waa qayru masuul ciqaabna u baahan
@YasiinDheere
@YasiinDheere 23 күн бұрын
3 sano oo xadhig ah,iyo liisanka oo laga noqdo,gaadhiga oo dowladu la wareegto.
@maxamedmaxx
@maxamedmaxx 22 күн бұрын
Am grald the kids are in safe, but Driver should be arrested and send to jail.
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 23 күн бұрын
Maasha Allah will ka yar wa fariid runti duco wanaagsan bu akhriyey
@abwaanosmanbulaleh9002
@abwaanosmanbulaleh9002 22 күн бұрын
Subxaanallah ninkaasi caruurtaa yar yar ee mas'uuladooda qaaday waa yaab waxba ulamuu hadhin, Labadaa waalidna Allah ha idiin xafido ubadkaa yar yar ee quruxda badan Masha'Allah.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 23 күн бұрын
Waa lacag jecaylka lagu yaqaano qaar badan oo ka mid ah dadkeena
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 23 күн бұрын
Caag baan ahaa kulahaa
@ibruadan7763
@ibruadan7763 23 күн бұрын
Waa caqli qaad cunay! Boolisku ma garan waayey waddada xidha marka daad yimaado..oo wax ku xidha calaamana saara " Waddadu Xidhan" Road closed..
@HRU20209
@HRU20209 22 күн бұрын
DOQONTU KHALAKEEDA AYEY ILLAAHAY U NISBEEYAA.... MASUULIYADI HALKAAS AYEY KA TAAGAN TAHAY...
@cabdifataax1105
@cabdifataax1105 23 күн бұрын
Mansha Allah illaahay ayaa badbaadiyay aabaha Carburta dhalay is fiican ayuu Uhadlay ee yarka saxafigii cumo ayuu qoqodayaa qadarkuna wuuu dhacaa ee dawadayaasha gaadiidku Hataxa diraan
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 22 күн бұрын
Waa nin weynoo sharafi ka muuqato inaanu isagu wax xadguduba samayn ayaa muuqata.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 23 күн бұрын
Masha alllllah ilaaaahow dadka somaliland xiftii oo ilaaali abid❤
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 23 күн бұрын
Haddii sharci jiro waa in ninkan la xidho lagana mamnuuco inuu masuuliyad dambe qado
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 23 күн бұрын
Ninkaa ha la soo xidho, waa qayral masuul!
@ahmed_ali_buur411
@ahmed_ali_buur411 22 күн бұрын
Alx hadi alaah bad badiyay lkn masuliyad ku saranty in daad asago marayaa gadhigas yarna aad wadato carurna sido inad iska labato ayay ahayd ama biriishkas kaso wareegto
@burjilibax
@burjilibax 23 күн бұрын
Ma kan wayn ba carurta halists galiyey qadar Allah ku walata wa nlin maxkamad la so taagaa xawayanka
@jamiljama8650
@jamiljama8650 22 күн бұрын
War nikas ha horkeeno sharciga
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 23 күн бұрын
Horyaal tv dadkuu isku diraa caan weeye Qadar baa timi caruurtiina bad qabaan Babuurkiina dhimay
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 23 күн бұрын
FATAAL HOOS EEGE TV Qadartu siday u timaad wax ka hadla
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 22 күн бұрын
Canaantu Waa Wax Iska Jira , Waana Dabeecad Aadame Waana Ta Kalee Ninkaasi Siduu sheegaa Dhaba waana Qadar Wllhi Waa Qadar ninkii Xaalkaasoo Kale La Kulmaana Dareemi Kara
@burjilibax
@burjilibax 23 күн бұрын
Ma la xirey ninki
@ahashi7828
@ahashi7828 23 күн бұрын
Meesha waxaa ka masuul ahaa askartii joogtay Meesha daadku ka dhacayo waayo? Ayaga ayaa masuul iyada wadada cida maraysa leh .
@mkahmed8556
@mkahmed8556 22 күн бұрын
Iskuma arkoo inoo qaldamay ? Noocas ayaa kaa boxaa magalada saagi ayaa qeel samaysanaya! Cajiib !
@abdftahhazzan2563
@abdftahhazzan2563 23 күн бұрын
Marhadaad na cafidey wll mahadsanid ,walaal waanu kugu danbaabney goobjoog manaan ahayn wll,dadkanna waxan usheegayaa inanay ku danbaabin ninkan miiskiinka waxa sabab u ah gaadhiga kale ee laga horkeenay.
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 22 күн бұрын
Somaliland waa riwaayad wax walba war baahintey keenaya wareysi Qiima ma.leh waa wax mar walba dhici kara
@M.elmi-yh6pb
@M.elmi-yh6pb 23 күн бұрын
Ninkasu waa khairul masuul naftiisan kama masuula aha nafkalena laguma amini karo waa in lasoo xidha
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 23 күн бұрын
Bal waxa la diranayo eega! Waar Alle gefkaaga ha saarin, hadaad intaad baastoolad madaxa iskaga qabato aad tidhaahdo waa qaddar ma caqli baa? Qayrul-masuul!!
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 23 күн бұрын
Yaa ka masuul ah wadanka? Policekii la sheegayay maxay u xidhiwaayeen wadooyinka dooxdyada hadii uu roob roobo. Ta 2baad maxaa loogu gurman waayay ? Dabdamisku maxay qabanayeen? Waa dad ku nool dhul aanay nidaam dawladnimo ka jirin oo wax sharci iyo ethics ka jirin.
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 23 күн бұрын
10 dollars
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 23 күн бұрын
Dawladii la sheegayay xagay martay? Maxaa been iyo khuraafaaad lagu lagu hayaa meesha. Wax u gurmada oo ciidan ah ma jiro. Ciidanka qaranka kkkkkkk
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 35 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 16 МЛН
Taariikhda iyo Sheekooyinka Beesha Ciise Ee Somaliland
17:48
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 21 М.
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 298 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН