DEGDEG DIR IYO SHEEKHAAL DAGAALKII UGU CUSLAA 70 DHIMASHO IYO DHAAWAC,MAXAABIIS GAADIID HUB LAQABTAY

  Рет қаралды 28,318

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG DIR IYO SHEEKHAAL DAGAALKII UGU CUSLAA 70 DHIMASHO IYO DHAAWAC,MAXAABIIS GAADIID HUB LAQABTAY

Пікірлер: 129
@mjabdi1904
@mjabdi1904 3 ай бұрын
Dagaalkii goojacade ka hor Islaankeega sharafta,leh weligey sure ma maqal war somaalidu badanaa,xasan sheikh ayaa idin dabargoynaya hadeydaan lska qaban.❤❤❤
@malakaaay
@malakaaay 3 ай бұрын
iidoor kii amxaaradii, oromadii waa faraxsan yhiin.😢😢😢 kadib markay arkaan sida xasan ugu fuliyey balan koodii ahaa in qof kastoo magaca somali ku qanacsan uu xasuuqo😢😢
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 3 ай бұрын
Alaha jabiyo snm iyo oromadaba allahuma aamiin
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 3 ай бұрын
Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun ilahay umadaan Somaaliyeed subxanallaah Ingaar iyo aaqiro waay.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 3 ай бұрын
Subxaanalaah shiikhaal maa hadana dhiiqada lugaha loogaliyay musiibadan halkee usocotaa ma irur samaale ayaa lakiciyay dadka gaada layiri waxaan ogaa mareexaan iyo dir hadana dir iyo sheekhaala direy halkee usocotaan hg iyo leelkase war umadaan goormey dalka difaacayaan Ethiopia goormaa dalkan lagadifaacayaa hadeyba ayagu sidan isku cunayaan yaahuu
@exchacfarmyiidhii1010
@exchacfarmyiidhii1010 3 ай бұрын
Qoryooley anaa joogey maanta oo axad ah si xun bay isku laayeen oo dad badan oo shacab ahna way ku dhinteen mhdsanid drwiish qoryooley ka soo hadal
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Sorryy Allaha idin nabadeeyo
@LuulYuusuf-w9i
@LuulYuusuf-w9i 3 ай бұрын
😢😢
@Umo580
@Umo580 3 ай бұрын
SUBXAANLAA SOOMALIYA WAA IS HOOYEEN ☝️🤲🤲🤲😭😭😭
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 ай бұрын
Inaalillaahi waa inee ilaayhi Raajicuun ilaahey umada Soomaaliyeed hakalaqabto 😢😢😢😢😢 Xasan sheekh Isku dhameeyo ayuuu xukunka Ujooga reer dhuusomareb Qoror muxuu qabanaya Shacabkii dhamaa dadkii culimad ahaa manoolamiya Waar shacabkii isdhameye
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
xasan sheekh ilaahay sharkisa hakuceliyo
@ciiseCilmi-cw6bb
@ciiseCilmi-cw6bb 3 ай бұрын
Aax Aax ilaahay haqaboojiyay wariye ilaahay ayaan kugudhaariye soomaali Somali dilaysa warkaaga hakusoodarin
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 3 ай бұрын
Alloow nabadeey Somali!
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 3 ай бұрын
Dir iyo shiikhaal wixii isku dir Ala ha qabto ee ragoow Ala ka baqa oo dadka Kala qabta
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 3 ай бұрын
Shacabka hubka halaga dhigo dadkaan waa xanuun san yihiin masuuliyada hubka ma qaadi karaan. Xasan dalka halaga qabto isagaa hubeeyey shacabka. Soomaaliya allaha badbaadiyo
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 3 ай бұрын
Subxaana Allaah Allaah hakala qaboojiyo dadka muslimiinta walaalaha ah dhiigoodu xaqdaro dhexdooda isku daadanayo waa xaaraan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Waa xasan shiikh hawshii lagu yaqaanay waayo qabiiladuu isku diraa
@JamalMuse-d2r
@JamalMuse-d2r 3 ай бұрын
Dhinowda Qoryawayn waa xuduuda Puntland ,Garacad,kulub,Jiifle,Tawfiiqna waa Puntland.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
ETHIOPIA IYO ALSHABAAB, WAXBA KAAMA DHIMEENE WAXAAD MOOG TAHAY IN SOOMAALI DAGAAL KULA JIRTO ILAAHII IYAGA ABUURAY, WAA DAGAAL LAHUBO IN SOOMAALI KU JABIDOONTO ,MAXAAYEELAY RABBI SWT LAGAMA GUULAYSAN KARO
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Mudug waa meel qudhuntay. Hubka iyo geerida ayaa laga ganacsadaa.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Alle Hakala qaboojiyo dadka soomaliyeed way si dhameeyen yadan cadowga islaamka galaadu soo gadhin Alle Ha jabayo gaalada
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 ай бұрын
Xasan sheekh iyo shaqadiisii
@Calicabdimaxamed-g6f
@Calicabdimaxamed-g6f 3 ай бұрын
Adeer mcne dhinawda iyo towfiiq labaduba wa buntiland
@نعيمةالفخفخاني
@نعيمةالفخفخاني 3 ай бұрын
Ilaahay hakalaqab8jiy8 amiin
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 3 ай бұрын
Ilaahow kala qabooji
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
IS DHAMEEYA SOMALI MADOW WAA FARHADA ITOBIYA IYO SHABAAB.
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 3 ай бұрын
Uducee
@ashahassan8878
@ashahassan8878 3 ай бұрын
Allaha ku sharfo wiilkaas yar eelabaatanka jirka yaa aqli iyo islaanimo dhaama 70 tan jirada dagaalka hurinaya ee dabadhilifiinta gaalada u shaqeeya ee wadanka kataliya allaha idinka abaal mariyo waxa aad umada u geysateen allaha umadda hadeydinka qabto
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
WaLaaXowla WaLaaquta ILaabiLaah
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
ASC Masha Allah Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏 Somaliya Allaha tuso xaqa walal.
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Allahaa qaboojiyo 😢waan ooga markii hubka leeysku dhiibayay
@FartunK
@FartunK 3 ай бұрын
xasan sheekh baa dagaladaan mudug iyo galgaduud ka wado
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 ай бұрын
Illahay hakala qabojiyo dadka islamka ah culimada iyo waxgaradku dadka hakala dhex galen
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 ай бұрын
War in adeerow waa been dir waa laga ben abuuraya dir waa itoopiyan kii oo marbashatigasha Soomalidadhan madaxa isugelinaya belaayodhan ineydirshegata dahir calaasow bakadanbeyey☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤔🤔🤔🤔☝️
@abkowabullaahi3655
@abkowabullaahi3655 3 ай бұрын
Illaaahaya soomaali hishisa qeera qaabo soomaali aya ga aya isadha meyeen illaaahaya soomali haakal qaabojiyo inasha allaaah
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 3 ай бұрын
WAA CUQUBADII FARMAAJO AAD KA GASHEEN ISAGOO DAACADA AAD KHIYAANTEEN
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 3 ай бұрын
Asc abti maadaama aad mudug ka war qabtid waxaaa la hadashaaa dawlada butiland u dir qabaaar&qoor qoor u dir fariin inay iyagana is daayaan waaa walaaaale xaqa alaha
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 3 ай бұрын
Xasan shekh madixiisa allaha kashubo
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah 💯💯🇸🇴👍✅
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 3 ай бұрын
XASAN TUUG HUBKUU U BIXIYEY GARACAD IYO GAALKACYO KU QABSADA WEEYE. LABADII XAQDARRO KU HESHIISAA. XAQ BAY KU COLLOWDAA
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Allah swt hakala qaboijiyo
@Cirroole
@Cirroole 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Xasbiyallah wa nimcal wakiil Illahow kala qabooji
@hasanabshirali3922
@hasanabshirali3922 2 ай бұрын
Shiiqaal wee guuleesteen haha laayo 4 xabo dir
@seed3966
@seed3966 3 ай бұрын
Asc war dagaalka joojiya soomaaleey hoow waa masiibo waxaasi oo ilaahaay kabaqa hoow 🫵🫵🫵
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
dir iyo sacad way waashen waxas oodhan waxa kadameya masuuliyinta hawiye ilaahay sharkoda hakuceliye
@AbwaanDaadihiye
@AbwaanDaadihiye 3 ай бұрын
Dadka usheega. Qoladina. Youtbyada
@fatoumazahra3645
@fatoumazahra3645 3 ай бұрын
AAmiin
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Suiiqaal ma galmudug ayeey kasoo duuleen oo dir ugu yimadeen
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 3 ай бұрын
Xakimocali ❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 3 ай бұрын
Dabka hala dhigo hadii wax lala dirirayo ithopia ayaa Barxada iskeena nagu heeyso
@1yukey12
@1yukey12 3 ай бұрын
Allaha kala gaaro 😢
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 3 ай бұрын
Alaha siiyo nabad nabad baa leh geed la harsado
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 3 ай бұрын
WAR CADUUNOOW INTIINA SOCAIL MIDEAHA KA HADLA OO UMADA BARAARUJIYA KHAYR ILAAHAAY HA IDIN SIIYO RAALI KAMA NIHIN WIILAL SOOMAALIYEED OO LABADA DHINAC KU DHIMANAYA MEELWALBA MADAX MA AHEE ILAAHAAY UMADA HA DHAAFIYO OO WAX KA KHAYR BADAN HANOOGU BEDELO AAMIIIIN YAA ALLAAH .
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 3 ай бұрын
Asc, waar diida dagaalka maliibaane ay ku liibaneen siyaasi iyo odeyaal ka mushtara dhiigga dhalinta loo jarey tahriib iyo nolol xun,.
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Maxay isku hayaan oo ka dhexeeya
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 ай бұрын
Tawfiiq io dhifawna waa lakala qaboojin
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Culumadii hunguri only
@fadumojama22
@fadumojama22 3 ай бұрын
Subxan Allah
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim 3 ай бұрын
Alla hakala qaboojiyo soomaalida isku go.aya
@user-mn5fl5fh1y
@user-mn5fl5fh1y 3 ай бұрын
Macawusley hub halasiiyo saaney dhashaa
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Waa xagee
@aminajama7768
@aminajama7768 3 ай бұрын
Dadku maxay Isla dilayaan inaalillaahi waa inaa ileyhi raajicuun
@dahirisa1433
@dahirisa1433 3 ай бұрын
Maxaa iyagana ka dhexeeya shaydan uun baa shaqaysanaya mudug meel khariban weeye
@abshirosman1305
@abshirosman1305 3 ай бұрын
Balaayo meesha ay ka bilaabato ayay ku dhammaataa! .Nabsigaad gashaa waa dambuu kugu gadoodaaye, .Gogoshuu kugu dilaa kuguna gaadaaye, .Intaa waa ku daba gaabiyaa gaadhna kaa yahaye, .Waxaad gaysatuu kaa guraa goor iyo ayaane. Allaah ha sahlo
@Amana-4nn
@Amana-4nn 3 ай бұрын
Yaa Allah somali nabad nabad inshaallah
@hassannur4009
@hassannur4009 3 ай бұрын
Somali Waa waalatay.
@IdirisOsman-z8x
@IdirisOsman-z8x 3 ай бұрын
xassan aragtaya dagaal beeled aragtaya dalku meel xun buu maraya umadiina is dhamaysey yaa u maqan marka allah ha kala qaboojiyo dadkaas walalaha ah
@FadumoXassan-l4l
@FadumoXassan-l4l 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 ай бұрын
Warheedhe maxaa kaqaladan soomaalida maalin kasato waamaxaya xasuuqu labo qabiili war soomaaliyee maxaa qaladan 🫢
@HassanAbdurahman-l8y
@HassanAbdurahman-l8y 13 күн бұрын
Yarka Waa dhinace kasoo jeeda ?
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 ай бұрын
Waa runtaa kusoco ilaahey Hakudaayo oo hakuxifdiyo Qalas darwiish ayaad tahey Qoorqoor isgaa xukuma Meesha dadkaa dhamanya
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 3 ай бұрын
Somalia waxay noqotay meelaan Dawladi ka jirin !
@BashiircasooweBashka
@BashiircasooweBashka 3 ай бұрын
Warqoyawayn waa buntland tawfiiq baa shishishaysa
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 3 ай бұрын
Xasan shiikh soomaali heshiis ah aduunkana heshiis la ah
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Xasbunallah
@MahatSalah-g3n
@MahatSalah-g3n 3 ай бұрын
Somalia maalinba meel laiskulayo Dil moye Cali male somalidu somalia dagan maarag nfd jabuti dds oo islayso
@MaxamedKhaliif-px5mw
@MaxamedKhaliif-px5mw 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 3 ай бұрын
gumaysibs iskuwada sirxo soomali iskudiray allow sahaloo qabooji sixiradana nagasaar soomalidu midowdoo sokeyuhu wada heshiiyan aamiin🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Hasan Sheekh waxaas kamasuul ah
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 3 ай бұрын
Scwscwscw I can get a mahad alle
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
Warya war Hassan qabuure faagte ba qadaya masuuliyada asaga isku hubeeyey macawislay wax ladhaho
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q 3 ай бұрын
War waa la is keen siree doomaalaay into fuceeya war illaahow Kala qabooji .
@MaxamedKhaliif-px5mw
@MaxamedKhaliif-px5mw 3 ай бұрын
❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@cabdiraxmanSicid-mg5ow
@cabdiraxmanSicid-mg5ow 3 ай бұрын
illaahoow kalla qabooji
@Beru700
@Beru700 3 ай бұрын
Wiikan yar ee afka cas ee aad naagto moodo .dhiigaagu waa xalaal .ma mudnid in aad noolatid
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 3 ай бұрын
kan baqyee labaxay Peru 700 ee u hanjabaya darwiish wan ogahay inaad tahay habarjeclo kawaran sidaanu idiinku wasnay goojacade abaarso waaxid
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 ай бұрын
Naag Ma Caaybaa? Bahal Aan Iskukalsooneeyn Ee Waxiisu Kumalaasanyihiin Baadtahay. Wiilka Yar Miyaad Maseer kutahay. Hahaha
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 3 ай бұрын
Somali taladeeda islanimadi waxay ku ururtay AK 47
@khawaaje
@khawaaje 3 ай бұрын
Maxaa kuugu jira
@qaliabdi290
@qaliabdi290 3 ай бұрын
Alow kala qabooji waa dhibaato iyo masiibo somali lagu halaagayo
@RoodacaliJaamac-u9x
@RoodacaliJaamac-u9x 3 ай бұрын
Alllow kala qabooji umada muslinka
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 3 ай бұрын
Shareecada islamka waxaan ahyn Somali maxakamayn karto
@abdullahiahmed2778
@abdullahiahmed2778 3 ай бұрын
Dirta meesha degta waxaa soo diray Puntlan oo been u sheegtay lkn maanta musiibaa ku dhacday 20 nin ayaa la dilay oo dir ah isbuucii hore weerar ayeey soo qaadeen 6 ayaa laga dilay dul.iga ma fiicna direey
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 ай бұрын
Dir Cid Xabad Uga Adkaaneeyso Maleh. Puntland Cidna Madirto Qurunka iyo iskuhubeeynta Baalaha Waa Caado Hawiye.
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Xitaa. Bar Bara isagaa bixiyey not muse believe or not
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
War wa shaqadi Hassan munaafaq umada isaga isku hubeeyey ader
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 3 ай бұрын
ma adaa is ka hor imaanaya bee naa law 70 ayaad noosheegtay
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 3 ай бұрын
Illahaw kala maslax
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 3 ай бұрын
WAY ISKA CADAHAY DAGAALAMA KA SOCDA MUDUG WAXAA HURINAYA OO MADAXA ISKU GELINAYA XASAN DAL XARAASHE.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 ай бұрын
Xasan shiikh markuu yimaado maxay colaada beelaha u badataa
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 3 ай бұрын
Akalaya rag haddad tihin gobolka sitti kadagalama
@IsmailMahamoud-f9y
@IsmailMahamoud-f9y 3 ай бұрын
Hassan dhiqo aya sababey dagal beledka ka dacaya somalida
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 3 ай бұрын
Waan ka xumahay walaala isdilayo waar wa laalayaal joojiya dagaalka
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 3 ай бұрын
FARMAAJO HALA SOO CELIYO
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 3 ай бұрын
FARMAAJO. KA DUCAYSTA. OO U YEERA. BAHAL BAA IDIN CUNAYEE. XASAN TUUG
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 3 ай бұрын
Xasan waa habaar qabe
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН