MUCJISO NAAGTII CARUURTA XADI JIRTEY MUQDISHO LAGU QABTAY GABDHO IYO WIILAL XADAY YAABKII ADUUNKA

  Рет қаралды 18,699

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

MUCJISO NAAGTII CARUURTA XALANE GAYN JIRTAY LAQABTAY GABDHO IYO WIILAL XADAY YAABKII ADUUNKA DHACAY

Пікірлер: 52
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Күн бұрын
MAKALA JECLYAHAY GARGURTE UMADA ILLAHEY HA KA QABTO
@Bilekhyr
@Bilekhyr 21 сағат бұрын
ASC darwiish waa sax Ninka ugutaajirsan Aduunka World 🌎 business waa Nin. American kelyaha Kaganacsada markaa Asei Iyo Africa 🌍 ayuu kakeena Dabcan ddka meelha buu Sherlock laleeyahey Caruurta laxado waa qashaa Subxaan allaah ilaahey ddka Ha inoogaqabto
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 Күн бұрын
Waa tuugo maafiyo ah xasan gaal baqtiyey usujuude iyo tiimkiisa dal iyo dad kiiba waxey ku yihiin horor illaaheey hanaga hor wareejiyo allaahuma aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Күн бұрын
Qaraxa waxaa keeno waa ku xalane degan reer muqdisho kaca iska saara kuwa caruurtiina j qasho ku banaan baxa ee ugu daata kuwa caruurtiina ka ganacsado hadaad qabataan meesha ku dila
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Күн бұрын
Unukaa iska leh maxaa ka dambeeyey Subxaanalaah
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Күн бұрын
Sanbaloolshe xitaa ayaguu ushaqeeyaa haddii kiiska naagtaan loo geeyana kiiskaan halkaas ayuu ku dhamaaday oo san baloolshe xoogaa lacag ah buu qaadanayaa
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n Күн бұрын
Waa dad gumeysi kunol
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 19 сағат бұрын
Xasan dhiiqo gurguurte $$$$$ ayaa u daran he doesn’t care
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud Күн бұрын
Buntland haday yimaadan xagee marinayaan cidanka buntland Ayaa u helan wixii ku Soo xad gudba dad kooda kuwa muqdisho waxaa isugu wacan reer muqdisho hayska celiyeen xukufada xalane
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 19 сағат бұрын
Puntland waa lagu xadaa maalin dhaweyd garoowe ayaa gabar yar Lagu xaday
@SafiyoaxmedCali-w7p
@SafiyoaxmedCali-w7p Күн бұрын
Asc Wll yaal Aniga Ayaa iil walalkey dhaley ku maqan
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 Күн бұрын
War heedhe daraawesh walale caruurta iyo ubadkii somaliyed bayaheda taganatahay wayo dalalka konataraola malaha ee xaradaa xalane shaqaday qabato waxaweye layanata dayarata Somaliyed iyo baabinata dalalka waa xaqiiqo ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼
@abdimuse6945
@abdimuse6945 Күн бұрын
Waabla ogyahaye Awood ma uleeyahay In uu laxisabtamo xasan Waxba kama gelin dad wadan Lacag aniga isiiya xitaa Kaantaroolada laguma qabto Dadbaa ujooga wadanku hoota Waa kabislaaday hawiyana Wax daran buu kumashqul Sanyahay waa gumasi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Күн бұрын
Xasan iyo dawladdiisu waa mooryaan inay lacag raadiyaan mooyee aan wax kale aqoon awalba iyagaa siiyey xalane dadka deggan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Күн бұрын
Bahalo Ayaa Galay Xamar Markaa Maaxaa Loogu Yeedhayaa Somalilnd Ma Qarax iyo dad Qalato
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 16 сағат бұрын
Waxaa la og dawlada somaali wasiiro wax shabaabkaaloosameyay waa in Somalia Lagu ganacsdo
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Күн бұрын
Cajiiiib cajiiiib cajiiiban?? Dawlad dawladkaloo ku hoosnoool WAA sax Taasi wa khasab in laga Hortago deg deg ah.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Күн бұрын
Qadaad Weyen intay Ka hadaleyso Seyelac Xamar Dadka Jooga maye Xoreyeso Xasan dhiiqo isaagaba Gata Ayaan u Maleyenayaa
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no Күн бұрын
Wax walbo wa qar rabi taas lasoco
@zeytonzeyton6100
@zeytonzeyton6100 14 сағат бұрын
Ilmaha masaa kiintaa oo darbiyada jiifa hala dhaqaaleeyo maxey cunayaan hadii darbiga ay jiiftaan
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 19 сағат бұрын
Waa in tuugada xad😢a carruurta iyo dhalin yarada ee dagan xalane ee gaalad cadaan ka ah
@aminaali5825
@aminaali5825 Күн бұрын
Waa cayduwaceb eehacaytimin iskadadarodniada waxatahay yutobir astaxicalanafisik wabrabi wakelmadcarabiha
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Күн бұрын
Subxanaallah
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Күн бұрын
INKAARQABTADA HALA WARAYSTO ABAALKEEDA HALA MARIYO
@kaafikaafi
@kaafikaafi 13 сағат бұрын
ARRINTU, WAAKAWEEYNTAY, WAXAY #QOF DUMAR AHI, MAAMUSHO EE #DALKA HALAGA SAARO #CIIDAMADA SHISHEEYE IYO MAAFIYADA, #XERADA XALANE, ISKU URUURSATAY.
@AbdiwelMohaa
@AbdiwelMohaa Күн бұрын
War reer muqdishoow inkaraa idinku dacdee cadhoowga iska Soo dax saara Oo xirada xalane haLa gubo Waa meesha qaraxyada Laga Soo Abaabulo oo Laidinka baabiiyo War reer muqdishoow NacaLaa idinkuma taaLee iska qabta cadhoowga kala ah 1 yahuuda UGUS qawaariijta shabaab 2 magaaLada xaLane ee cadhoowga kujiro 3 xassan sheeq War reer muqdishoow Nacasiinyahoow Hurdada ka kaca Oo xalane haLa gubo Oo u daata. Xayawaanayohoow
@alijama6723
@alijama6723 3 сағат бұрын
XASAN TUUGSADE ISAGAA BA BILAABAY DAD LAGA GANACSADO CARUURTANA ISAGAA KA MIDA XUBNO DAWLDIISA KAMIDAA FUDU DEEYA TANA WAA LA SIIDEYN IYO GADHIGA SOMALI GODKEEDAA BIYO UGU GALEEN DAMIIRKIINA WAA DHINTAY
@JaamacMaxamuud-h3z
@JaamacMaxamuud-h3z 18 сағат бұрын
Yaan.lacafin.naagta😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 16 сағат бұрын
Isbitaalka badan ayaa kadanbeyo xasan waa kaogyahay
@mos1954
@mos1954 20 сағат бұрын
Cajiib
@IbrahimIsmacil-m6p
@IbrahimIsmacil-m6p 21 сағат бұрын
Wadoolad la aan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
maxay sasa ugu dilayan may xidhan
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Күн бұрын
Dawladnimada dalka soomaaliya wa kuwa ku hoos Nool oosidii South Africa inay Adoonsadaan oxoog Caruurta ka ganacsadaan? Kooxda probobiskooda may qabtaan Tuugta dalka soomaaliya odhan? WAA in si deg deg ah ok looga hortagaa dhakhso
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Күн бұрын
Dowladi Farmaajo canshuurtoda ma waxay istaajisay caruurta la xadayay ee lagu qalanayay? Wa maya dowlada as dhaqaale raadis bay ahayd ee dadka uma daneyneen.
@cabdullahisayidaxmed333
@cabdullahisayidaxmed333 Күн бұрын
Fariid
@SanYare-hp5np
@SanYare-hp5np 20 сағат бұрын
Dawaynaha somaaliyeed geeri ayay idiin tahay sidan oo kale war maad iska dhimataan
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j Күн бұрын
Ka daa ka daa odayga ah ku fogane inkasta oo yahay mooryaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Xassan Maamulkiisa xassan wuu Ku fashilmay Dhinac walba ah uu kow Ka yahay Amnigii Dalka gudaha iyo Xuduudahaba
@aminaali5825
@aminaali5825 Күн бұрын
Dani damaweyne maujeedidmia 0 tutha
@XariirWaa
@XariirWaa Күн бұрын
Asc
@awenoolays6540
@awenoolays6540 23 сағат бұрын
Qoomuluutka
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Күн бұрын
Xasan gurguurte wali ma joogo villada cases dismissed micnaha waxbaa kama qabanayo waxaas reerki hawiye dhan walba waa ka jabay intuu iska eegayey daarood kkkkk
@XariirWaa
@XariirWaa Күн бұрын
Asx
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Күн бұрын
War madaxweynaha meel ha ooga dhicin akhlaqda kugu xune.farmjo ha noo amaanin duliyahow kas illahbaa na dhafiyey .carurta puntland ba lagu ibsadaa .
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Күн бұрын
Waa runtiis anagaa bulaxubay joogno madino meeshan dawlad ma jirto xasan sheekh dalkii waa ku cayaaray madaxwayne la mid ah soomalia ma soo Marin waxa u sameeyey madaxwayne sameeyey majiro aqiro war baa jira xalane caruurta waa lagu iibsadaa waa runtiis muqdisho waa loo yaa baa hadan xasan sheekh aan laga saarin taasi waa xaqiiqo cid rabto ma jirto shacabka ma rabaan hada Farmaajo awalba hawiye doortay Hadana hawiye waxuu meel walba la taagan yahay aabo Farmaajo soo noqo marka insha Allah shacabka waxii u Roon bay rabaan Xasan sheekh dalkii wuu dhacay ma been baa Xamar oo dhan waa la og yahay marka wiilkaan waa runtiis hadalka uu sheego anagoo Muqdisho joogno ayaa og waxa la dhacaya xalane waa runtiis waa tuu xasan sheekh gabdho badan oo Abgaal ah uu Sacuudi Arabia uu booyeeso u geeyey oo la kubsaday iyo waana la garaacay ayaga xataa wuu iibsaday niman sucudiyan buu ka gaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Күн бұрын
Adiga maqabiil yuu ku qaadin xasan sheekh anaga muqdisho joogno dadka warayso xataa qabriyadii buu gatay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Aakhiru samaan, Subxanalah.😊
@yahyeibaar6089
@yahyeibaar6089 Күн бұрын
Farmaajo wanaag laguma oga ee maxaa kale aad sheegee isku milanka shabaabka iyo dowladda
TAGSIILIHII KUFSIGA KU EEDAYSNAA OO CAMERA-DA QARSOON U MARAG FURTAY
19:50
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
MAXAA KA JIRA ARINTAAN, BAL ILA DAAWA
6:03
Alkheyr Educations And Guidance Centre
Рет қаралды 3,8 М.
10 Dollar maxay ka Goysaa Muqdisho - Street Food in Mogadishu
12:56