DEGDEG: "Soomaliland itoobiya ayay Ku Biiraysaa" Abagaadhe Sakariye Saajin

  Рет қаралды 3,627

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

7 күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 50
@maxamedadan5968
@maxamedadan5968 5 күн бұрын
Jaahilinimadu waa wax xun bal eeg wax uu qofkani ku hadlayo.
@user-uy2ir1vh2v
@user-uy2ir1vh2v 5 күн бұрын
Wa saax,ha la waalo faqash ta 😂😂
@Xasmas
@Xasmas 5 күн бұрын
Ciyaal Suuq waxan yaa wariystaa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 4 күн бұрын
Ninkan iclaajka burco ayuu ka soo baxsaday TV horyaal abuska ka daaya dadka maskaxda ka xanuunsan aad microphone 🎤 hoos dhigeysaan
@Nasrirgb
@Nasrirgb 5 күн бұрын
😂 sakariye waa sxbkay kkk waa nin qatara waa sirdoon War ninkaasi waxaa uusheegaa wuu dhacaa
@Wanaagsane
@Wanaagsane 5 күн бұрын
Passportka somalia waxa qandaraaas ku haysta mid reeer samatara oo muuuse adeeer u yahay, waxa xafiiis uga furanyahah guri ka yaaaala badacas hargeisa jigjigayar aggeeeda qiimahuna 300 dollar farahana meesha dadka lagaga qaaaada
@abdiali319
@abdiali319 5 күн бұрын
Waa wax lagu qoslo. Kan lama fahmayo inuu miyirqabo iyo inuu waalan yahay.
@mohamedadan936
@mohamedadan936 5 күн бұрын
ninkaan hadalkiisu waa toban maqaalifo
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 5 күн бұрын
Hooyadaa usheeg Ethiopia somaliland wajirsaa waligeed xabashi caada qaate ah
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 5 күн бұрын
Walee ninkani daacadnimo kama muuqato anuu waxaan u arkaa basaas xamar u shaqaynaya, oo wax isku qasaya dadka meelkaluu u jeedinayaa lakiin meelkaluu ka socdaa
@seadyare6357
@seadyare6357 5 күн бұрын
Asc waar nacaskasta miyaad wareysaneysaa itoobiya inantaada sii ama maalkaava amaxaaskaaga sii
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 4 күн бұрын
HORTA HOOYADAAA UGEE, AY ILMAA AY DAWATSI LA WAREEGAAYA
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 5 күн бұрын
Tuug
@aminahassan4566
@aminahassan4566 5 күн бұрын
Sakariya 😂😂😂 you right waxaan ku biiraynaa Ethiopia 🇪🇹 ✅
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 4 күн бұрын
Yahuuda Ku Darsada Laftanagaa Waxba Nagama Quseeyo Wax Somaliland La Dhaho Malahan
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 5 күн бұрын
Ninkani waa isaaqii xalaasha Ahaa guleyso abagaadhe
@user-ou4xj6gj3e
@user-ou4xj6gj3e 4 күн бұрын
Wll oramo handgu darin❤
@aminahassan4566
@aminahassan4566 5 күн бұрын
Canı caadi maaha 😂😂😂
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 4 күн бұрын
This is just the aftermath of 25/AGUST/2023! Haddii abaagadhe la noqonayo maxaa raga loo doonanayey?!
@Wanaagsane
@Wanaagsane 5 күн бұрын
Kan dadka halaga xidho dhaqan xumo iyo edeb daruu la wareeegayaaaye
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 4 күн бұрын
IDANKA ILAAHAY GO'AASI WAA KAFANKIISIII
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 5 күн бұрын
waar cadyn keena in passport somalia hargaysa lagu bixiyo ? waa edayn wayn dadbaa passport xamar diiday inay taagaan iyagoo wafaqaya dowlada somaliland amarkeeda hadana hadii hoos dad gaara loo siinayo ama tuugnimo lagu bixinayo anaga noo tilmaan meeluun please maxkamadaanu ka bilaabi haday wax qabani waydo zahra tuugaanu soo kiciini iyo 99 !!!!!!!!!! from saylac city
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 күн бұрын
Passporka somalia kuwa qiima wayna waxa aan 1986 Dubai passporka Somaliga waxa safarada somali ka qaadan jiray naagaha Eritreayanka ah ee ka shaqaysan jiray jidhkuuda
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 5 күн бұрын
Awalba ii door baad ahaydeen gaalo jacayl
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk 5 күн бұрын
Ninkani waxa qandaraas kusoo qaatay badalida jinsiyada iyo nasabada somalida dagan somali land laakiin ka yeeli mayno😅😅
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 zinji & nasabad waa la wadaaagna ee waxa aan asal & seed laahyn waa adoontii uu Talyaanigu samaystey
@IlyasCdosh-le3fk
@IlyasCdosh-le3fk 5 күн бұрын
@@NOREDIN666 waxba gaal baaradu ku taalo kiristana ha ii xaysiin Haa soomali way kunoo shahay etoobiya lakiin waa lahayta yaal aan awood lahayn ma waadagno ahmaaro sinj iyo dhaqan midnna lakiin dadka doonaya xabashi ha uguuraan dhul kooda halkani waa soo maaliya somaali ayaana iskaleh
@abmoh9216
@abmoh9216 5 күн бұрын
Anigu nin weyn oo isim ah baan ahay buu yidhi. Enough said
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 5 күн бұрын
Waa dad ka shaqaysta inay kolba meel sheegaan.. Sanaduhii Khaliijka Carabtu shidnaa ee loo shaqojiray Isaaqu Carab ayay sheegan jireen. Hadda Ethopiya ayay wax ku arkeeen.
@Farahjama-r3d
@Farahjama-r3d 3 күн бұрын
Sikastooy ahaataba reer mihiima oo lumay ayuu keenay, dandaan care lagumaqal lagumase arko
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 5 күн бұрын
Futadaada kula biir Ethooiya kkk Isaaq waxbaa ku dhacay..
@user-mb8to2cq5z
@user-mb8to2cq5z 5 күн бұрын
Inader USA haynu ku biirno sudah Alaska. Hhhhh
@abdit8270
@abdit8270 5 күн бұрын
Abahadhe Sekeriye salaan sare från Sverige.
@hassanabdullahi7857
@hassanabdullahi7857 5 күн бұрын
Hoyada siilkedbaitobiyakubiiraysa doqon anigooisaqawalagaykubiirimaynoitobiyawecelbatahay
@user-vp9sy3uk8h
@user-vp9sy3uk8h 5 күн бұрын
Idoorkii dhamaantood xanun baa ku dhacay kolba waxay ku birayan reer kale ( mar waa binu axmed .mar waa iriir samale imikana waa oromo)
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 5 күн бұрын
Waa qayru masuulnimo,wuxu kuhadlay waxa lagu tilmamijirey kan oo kale dhuuni raac waayo shalay ayuu Xamar kayimid maantana Shuuf
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 5 күн бұрын
Hhhhh ma idinkaa wax qabsankara 34 ayad nabad heysateen hadad wax qabsaneysan
@fdama
@fdama 4 күн бұрын
Ha la dilo nacas kaas.
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 5 күн бұрын
Marka horeba ictiraaf muu jirine qorshuhu ma wuxuu ahaa itoobiya aynu ku biirno oo aynu ka mid noqono kililka 5aad ee soomaalida itoobiya oo deetana itoobiya dakad iyo bad ha hesho ay wax kala soo dagto oo ay kaga maaranto dakada jabuuti ee ay lacagta badan ee cashuurta ahi kaga baxdo dalka itoobiya dadka ma waxaad ku wadaa qorshe itoobiyaanayn ah oo aad ku itoobiyaanaynayso oo aad ku biirinayso dalka itoobiya
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 5 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 5 күн бұрын
Saxafada athletic geedi ayaad meel uga dhacday iyo xuquuqdi ninkaas aan miskax ahaan u fayoobayn
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 5 күн бұрын
Athics
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 5 күн бұрын
Somali Somali baa leh adiga utag Ethiopia keligaa!!!
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 күн бұрын
Great Abyssinia way so noqonysa. Ethiopia 🇪🇹 anaga leh Somaliland anaga leh. Who r u ? I adoonti italy 🇮🇹 & oman 🇴🇲 dhoofin jiren.
@casiocurious8744
@casiocurious8744 5 күн бұрын
@@NOREDIN666 haha
@maxamedibraahim9947
@maxamedibraahim9947 4 күн бұрын
Kkk
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 92 МЛН