DEGDEG WARSANGALI PUNTLAND KAGOOSTAY,SICIID DENI KANAXAY MAAMULKA MAAKHIR STATE,FASHIL,XOG

  Рет қаралды 11,468

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

DEGDEG WARSANGALI PUNTLAND KAGOOSTAY,SICIID DENI KANAXAY MAAMULKA MAAKHIR STATE,FASHIL,XOG

Пікірлер: 99
@Rudwaan-jj6ms
@Rudwaan-jj6ms 2 ай бұрын
Gesi gesi dhalay warunta
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
puntland wa nabad iyo barwaaqo ee horgaladu hayska qaaq leeyen oo adigu uhu horeysid
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 ай бұрын
Waa runt horgal ma aha puntland aad buu difacaa lakiin adiga waye dibatada barwaaqo kulahaa makhir state waa gobol ka mid ahh Somalia adiga maxaad uga xuntahay waxaad tahay majerteen laangaab ahh
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 ай бұрын
Kan channelkan leh waa Majeerteenka reer miyiga ah. War hadii Puntland marba gobol tago soo berina gobolka Bari oo kale ama gobolka Nugaal ma tagayo. 😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 ай бұрын
​@@somaliano99kingkonghimself75 Kan channelkan leh waa Majeerteenka kuwooda reer miyiga ah. War hadii Puntland marba gobol tago soo berina gobolka Bari oo kale ma tagayo ama Nugaal 😂
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 ай бұрын
@@cabdirshidosman9649 taas waxaa ladahaa democracy adiga wax ka ma taqanid aduunka sidaas buu ushaqeyaah hormar qof kutusinayoo malaha waa in aad adiga ardiga ka masuul noqotaa
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 ай бұрын
@@somaliano99kingkonghimself75 Democracy qalad baad ka fahantay, ma ahan in marba deegaan iska tago. Somaliland maxaa loogu ogolaan waayay in ay tagaan.
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m 2 ай бұрын
Khaatumo weli lama aqoonsan warsagalina warkoodaba daa
@alia8971
@alia8971 2 ай бұрын
Siciid Deni, hadduu damiir leeyahay, jecel Puntland iyo reer Puntland... waa inuu is casilaa... hadduu diido inuu is casilo, xil ka qaadistiisa waa waajib qaran. Dalka Imaaraatka ayuu ka iibiyay...oo amar ka qaata Imaaraatka
@sudihersi9028
@sudihersi9028 2 ай бұрын
Ascww putland guul Maakhirna guul. Dhamaan maamulada. Guulguul
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 2 ай бұрын
Reerka wiilkaan yar dhalay iyo Reer mahadow wiilkaan edeb u yeela oo xira ama lacag buu qaatay ama waa sixranyahay.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Waa Jilicsan Fooqul damiirlaawe Kan.
@Marian-p9n
@Marian-p9n 2 ай бұрын
Rufyan kadaa isku dirka
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 ай бұрын
Puntland difaac bay ku jirtay nzbad bayna gaarsiisay ee reeruhu horumarkooda haka shaqeystaan. Cadowgu ha jabo
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 ай бұрын
Habeenaan Farxad Weeye Warsangeli Haduu kabaxay Deni Dibiro iyo Badhaya Culus Beledii usoo Malegay Haduu Hayaa dhaxalkii Hamabalayo warsangeli
@nurhashi1675
@nurhashi1675 2 ай бұрын
Mantaa lagu okaday Hasan Shiikh Baad uu shaqeeysaa.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 ай бұрын
Kan channelkan leh waa Majeerteenka reer miyiga ah. War hadii Puntland marba gobol tago soo berina gobolka Bari oo kale ama gobolka Nugaal ma tagayo. 😂
@Sahra-qe8gb
@Sahra-qe8gb 2 ай бұрын
Rufiyan
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Reer mahad awalba hawiyo ayaa qaraabo aheydeen ku biira puntlnd idinma dhutinayso
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 2 ай бұрын
war niyohow darwiishoow walal harti hakala saarin jooji from buuhoodle
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Maxas ka ogtahay warsangali baryahaan xasan culusoow ayey hoos fsdhiyaan wuxuu rabey majeerteen inuu isku diro majeerteen waa diideiy jeneraal asad diyaano waa diidey wuxuu yiri puntland dadkey ayaa ku nool boosna makaa rabo jeneraal jimcaale shaqadiisa ayuu ku laabtey waa jansn puntland xasan wuxuu bilaabey warsangali inuu ku diro majeerteen laakiin waa ku jabayaan
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 2 ай бұрын
Puntland waxaba kama maqnee walal is daji nabadiina haysta
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Warsangali ha baxo puntland Uma dhutinayso anagaaba isku badan qabiilo badN oo majeerteen ayaa u baahan booskooda warsangali somaliland Haku darsadaan iyagaa qaraabo ah
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 ай бұрын
Kan channelkan leh waa Majeerteenka kuwooda reer miyiga ah. War hadii Puntland marba gobol tago soo berina gobolka Bari oo kale ma tagayo ama Nugaal 😂
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 2 ай бұрын
Muse judaan 2 waa Saaxib muse judaan iyo Deni Cuna weyne , somali hays cunto
@ashahaji9685
@ashahaji9685 2 ай бұрын
Warnaga aamus saqajanyahow uf noo dhig magacayaga dawco eey ciyey
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 2 ай бұрын
Deni dibiro cuqdad buu la dibirsanyahay teeda kle Warsangali iyo Dhulbahante hal mamul ha sameystan Lasqorina Dekat haka wada dhistan
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
Like ha ku soonan cayda puntland 😂😂😂
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Jibril Qobay iyo 4 Afartih habrod iyo Argagixisadah snm Qac bah kah yertay
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 ай бұрын
warsangali makhir state ha nolatoo SSC waa ku tagerenaah
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAR BAX BILAA EDEB WAASHAY BAAD TAHAYE. ADOO CUNUG AH WAX KAMA TAQAANID WAXA JURA
@HawoMuuse
@HawoMuuse 2 ай бұрын
Aniga wax ahay warsangel mahayno dul nago filan kama marano puntland no way
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Ina Adeer Aanu wadda Joogno Oo wax isla saxno. Walaalo Kala cararayo waa Ceeb Iyo Foolxumo wallahi.
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 ай бұрын
Adiga oo ah ?? Yaab war isla yaab puntland reer maleh. Doqonkaan oo kale ayey cadowga puntland soo dirsadaan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
puntland hanoolaato oo hajirto hajoogto waxan leenahay nabad gelyada ilaahay uun ba bixiya ee ilaashada
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 ай бұрын
War hooy ka joog waxaan aad ka hadlayso waa qalad. Niman xasan iyo xamze u shaqeeyo
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
OEOD QAADO WARSANGELIGA. PUNTLAND UMA BAAHNA NACASYO NOOCIODA AG
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 2 ай бұрын
Cunugaan waa reer badiye asliyaan waxaan ayaa wadanka kaqabta
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 2 ай бұрын
Mahad faarax caruur haqon oo ka fiirso Inna adeer
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 ай бұрын
Deni haduu qof iyo cod gaarsiiyey dadkii cuqdadaystaa oohin baa kasoo hartay. Niyo N puntland bay ku waasheen
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 ай бұрын
Caduun yarow Putland laguma kala degeyo ee waynu hagaajindo insha allah waxba ma xumaanayaan Deni wax ma sixirin ee Ethiopia ayaa somali oo dhan sirxay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 ай бұрын
DRKEDA BOSASO ADEERKAA GAAS BAA IIBSADEY IYO FAROOLE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 2 ай бұрын
Reer puland xasad koodii waa batay isdejiya wixii dantiina ah tartiib uqabsada
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 2 ай бұрын
MAAKHIR TASHATAY OO TAGTAY
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 ай бұрын
Doqonow 2 gobol iyo ka badan baa maamul noqonkaro ee waxsoo baro farmaajaa la riday haku baroorane. Arimaha socda waa kaa waaweyn yihiin ee lacagtaada iska qaado. Dalkan centralism iyo sectionist laguma maamulaayo. Dalku waa federal sidaa ula soco. Hartigan garacyada lasoo seexiyey oo bilaa qadiyaya ah baanba nacay
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Waaabaaaaa 😭
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 ай бұрын
Warsangeli mwaxey kalitan dhulmahante
@Salamin77
@Salamin77 2 ай бұрын
Awalba puntland culays baan y ku haynay.Marka walaaleheen culayskii baan ka qaadnay. Waxaa fiican in la kala xishoodo oo aan la is caayin.
@Aaminoahmed-qf6qr
@Aaminoahmed-qf6qr 2 ай бұрын
in xasan ku soo adeegsaday waa xaqiiq waxa la yiri laako sagaaro raqbeey is biirsadaan baa la yiri maantaa kuugu damaysa budlaan rag kaa xiniinyo weyn baa far mari waayey macadalaa adigoo biiq sagaaro ah
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud 2 ай бұрын
Waad masayrsanhay aamus🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nurhashi1675
@nurhashi1675 2 ай бұрын
Waxaad tahay cadowka Puntland
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 ай бұрын
Warxumo tashiilnimada jooji waryaa
@mohamedahmed-cb9hx
@mohamedahmed-cb9hx 2 ай бұрын
Kani views uun buu rabaa unsubscribe ha loogu dadaalo waa wiil yaroo fudud
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud 2 ай бұрын
Ani waa kalanoqday
@bintoabdi6229
@bintoabdi6229 2 ай бұрын
Sukuxisho walakay🎉🎉🎉🎉🎉
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 2 ай бұрын
Waan ku raacsanay in ay go'aan maakhir soo dhawaada 😅😅😅😅😅
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 ай бұрын
@@dhubofarah6286 haday ka maarmaan pland ha goosateen,mj uma tuugsi tagayaan maakhirkaad sheegeyaso cid taqaanina maba jirto,orodoo Xamar aada oo xasan dabada uleefa bal Inu idin aqoonsado,kuwii idinka horeeyaaba ku lug go'ee oo shalaayto hada taagane idinkuna aada markina bal ka so quusta,pland kama maarmaan warsangeli, maxase pland ka hageeysay hadii gudoomiyihii parlamanka dhamaan la siyay,xildhibano la siyay,wasiro la siyay,nimankii warsangeli ee tartamayay hadii qaar heleen qaarka kalee waayay walaalahoodaa u helee kuraastoodiiye maxay pland ugu dudaayaan,haday cid u dhaanta helaayaana ha aadeen pland ku dhegdhegi maysee, teeda kale afxumada joojiya hadii kale jawaabtiinaa la idin siinaayaay. Wiilkaan xune darwiish la baxayna edeb ha yeesho caadaqaatayaashii buu ku biiray isaguna miyaaa
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 2 ай бұрын
Ssc wax noogo dara warsangali vs dhulbahante baa dalda noqonaysaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Umada soomaaliyed siyaasiyiin baa kala qabiye😉
@abdulahijama5206
@abdulahijama5206 2 ай бұрын
Ar ma durba
@Marian-p9n
@Marian-p9n 2 ай бұрын
Cunug ruufyana baa tahay
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 2 ай бұрын
DENI CAABUQ BAA KA BUUXA UMADANA ISKUMA WADI KARO SHIRKADIISA SIBIRKA HA ISKA AADO
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Deni is hero 🐐🔥💚🤍💙💪🏽
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 2 ай бұрын
Waad waalatahya qof xanuunsan baatahay Adeer adiga waxan buun buuniyah meel loga hadlo ma jirto adigu ma cadooga puntland baa tahay why waxan uga hadasha xataa Qof warsangele ah shirkaas so hadal qaado ma jiro shame on you please Jooji ha buun buunin inader kala taga tolka ok
@Aaminoahmed-qf6qr
@Aaminoahmed-qf6qr 2 ай бұрын
naara afuuf baad tahay wax ma yaqaan ah harti inaad kala furfurto ayaad lacag ku soo qaadatay jaajuus la kordhabay oo la hoos dhabay baa tahay qad iyo hus naanu ku leemahay
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 ай бұрын
Yaa kala garanaya =2-calan keba butlan se (keba maqira .../munafaqada joji...horkal..siterinka ...laguhayo...🔞
@Aaminoahmed-qf6qr
@Aaminoahmed-qf6qr 2 ай бұрын
reer budlaanow dib haw daawanina waa dawaco waalane
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
War doqno batahay inaad puntland oo gurigaagi ah lacag kuqaadatid inay iskudirtid ee hadad caqli leedahay nabada taal puntland waad kumitid lahayd
@nurhashi1675
@nurhashi1675 2 ай бұрын
Darwhish jooji xaal abuurka benta ah
@user-zo8vs8xh4g
@user-zo8vs8xh4g 2 ай бұрын
war maxa kugu dhacay makhir ha samesato lakiin si fican u hadal war da warka
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
hadee maxamuud saleebanba kamida inta idinku hartayna hadey idinka tageysa kiini madaxoo yimaada saasad wada tihiin
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 ай бұрын
Waar Maxaad Udanledahay Ma Lacagbaad Ku Soqadatay Burburka Puntland Aniga Dib Danbe Kuu Daawanmayo Cabtan Caduun Horgalyahow Akhlaaq Yeelo 🤮🤮🤮🤮
@MaxamedKhaliif-u6l
@MaxamedKhaliif-u6l 2 ай бұрын
Eeybaatahay.qayliya Nalla.diyo.aragaaga.kuyaal
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 2 ай бұрын
Maakhir waxay la mid tahay SSC waana la taageersanyahay. Adiga isku dirka jooji mise kistii baa Laga goostay . Adiga Puntland ayaad Ku kacsantahay Deni waa la soo doortay mar labaad waxba lagama qaban karo .
@warrancade1864
@warrancade1864 2 ай бұрын
Cunugaan dadka daawada ayaa ugu wacan edebdaradda markaad buunbuunisaan XAAR ayuu kufariisanayaa !!! STOP Viewing his Channel !!!
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 ай бұрын
Why u don't like the truth
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 2 ай бұрын
Mabilwden.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Darwiish Welkom 🤗
@museosman8296
@museosman8296 2 ай бұрын
Waryaa ina ooyayow soo tii shalay aad lahayd Deni Deni
@laylaamiin9867
@laylaamiin9867 2 ай бұрын
Maandhow maxa kugu dhacay manta ma raggi cudurka la waregayey ba kugu daartay mise kuwi Sixirka siday ba ku taabtay Ayad Kursiga ka akhriso iyo Yasiinka Allaha ku Caafiye, Puntland manta heerka ay gaartay iyo Himiladeda Cadawgedi hogaye Hambalyada bal iga hoo ,hunnu hunnuda beenta ah yay kugu habsamine halkankii horow noqo ,Puntland Hogaan adag o Himila dheer la no haga hogaanke hambalyanu leenahay, Horgalki habaaba hadhow bu ku so noqon isago habqamaye haw bixin halyeyoow
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 ай бұрын
Kkk war darwiish gormaad Deni ku ka day wadigii shalay amanayey yabyabyabyab kkkkkkkkk
@maryamheris4396
@maryamheris4396 2 ай бұрын
Pintulander Ninians dhoocil l a buun bunshay ayu noqday tugan riborti ku samey subskarbkYga wan kala noqday caqliga gabyohow manta waxa lagu tartamaya side u noolataa e laguna tartamyo maxan cuna dariskaga eeg
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 ай бұрын
WARSANGELI MAXAAD KARABTAAN MAXAA ISLA XIIJINEYSAADHULKIINU HAYDINKU FILLAADO MAXAA LAQAYLINEYSAAN MADADKA INAA GUMAYSATAAN BAAD RABTAAN WARSANGELI GOBOLKA BARIBAA RAACAYA BARSAN BARI+SANAAG= BARSAN BAA NALA YIRAAHDAA HAYE
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 ай бұрын
Gobolka bari wa 7 degmo ibtaba mj bes aya leh marka side bari uraca?Bal soqor rer an iyaga aheyn o degmo kuleh!#
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 ай бұрын
Mjeerteenka bari iyo dishiishe iyo warsangeli waa isleenahay mjeerteenimo waataanu ku gumowney abtirsiimo iyo ood oodbaa dhow dadka wixii isdegaan xigaaba hays raaceen warsangeli bosaso nala deganyahay marka las qoray intey bosaso ujirto iyo ceelaayo waad aragtay waxba isyeelimeeyno ehelbaanu nahay​@@fuaadabdalle7331
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 2 ай бұрын
Gobolka bari iyo karkaar sanaag bari isku dadbaanu nahay dishiishe warsangeli mjteenka bari waanu isnahay mana kala maarani abtirsiimo iyo ood ood baa dhow warsangeli bosaso iladeganyahay haye barsan baa nala yiraahdaa yoo halkayagau deganaaneynaa insha allaahu mudug iyo nugaalna hays raaceen meeshooda khayr allaha kusiiyo أللهم آمين يارب العالمين
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
@@warsanfarah9582 Indhageeyso Nayaahe, waxaad isugu Sheekeeyseen Ee ah Inaad Idooor Kasoo baqateen barina Sheegataan. Wallaahi Annigu Reer Mudug Baan Ahay waxaan Xabad kulul aheeyn Inaan Dabadda idiin qabaneryn. Warsan Jeedal Weeyba kibirtay maalmahan.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
@@warsanfarah9582 Siddii Idooor Baad Uhadashay. Majeerteen isku dad baanu Nahay Oo waanu Go'eeynaa. Naa annaga nalooma taliyo ee Annagaa talina. Dhul La'aan Baa Idin Heeyso ee Baxa ceerigaabo Kasoo dhacsada Idooor
@mohamedfuube
@mohamedfuube 2 ай бұрын
sacad siciid bal ku edbinaya
@mrjamac
@mrjamac 2 ай бұрын
KAN WUU WASHAY WUXUU DONAA NOO SHEGAA
@HawoMuuse
@HawoMuuse 2 ай бұрын
Willyoh yard has wal warsangel dul kufil may tan
@nurhashi1675
@nurhashi1675 2 ай бұрын
Adiga jeecel burburka Puntland Naga aamus waa lugnacay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WARSANGELI WE DONT CARE😂. HIRGALO UMA AANU BAAHNIN😂
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,9 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 90 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
Canshuurta Maydka, Qadiyadda Somali Galbeed, Xeryaha Ciidanka & Shidaalka!
10:56
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 170 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,9 МЛН