Qaraxa, dilka iyo baadka joogtada ah kuwa afka duuban ka qaataan ganacsatada degmada Hodan ka hadal.
@faaysalluq7413Ай бұрын
Wal ciyado billah,
@maxamedmowliidxarbi4738Ай бұрын
Kani shiik mahan hala soo xiro muu ka hadlo Al shabaabka dadka qalanayo ee u badan jareerta iyo elayda iyo ajanibta kale
@Munasar-n2xАй бұрын
shiiqoow ma wax ka daran aa jiro dhibka umada ee ku haayaan Nimankaan wajiga duubta ee Khawaarijta ah inta aad isku imaataan umada ma oga digtaan dhibkooda mana ka waanisaan?? Masaakiinta ayaga oo iska ganacsanaayo la leynaayo leyska dilaayo leyska qarxinaayo wali maka hadashay qaasatan adiga?? WADAAD GEESI AH NOQO OO UMADIISA SI LILAAHI AH XAQA UGU WADA SHEEGAAYO!!
@deeqyare2897Ай бұрын
Niyahow caqligaaga arag mowduuc ayaa laga hadlayaa meel kale aadee . Mida kale shiiqa adi miyaa qoray kuwaaardiyeenayo haduu kahadlo. Meel fog wax ka eeg ha iska hadline.
@MohammedOmar-d2zАй бұрын
@@deeqyare2897wa runtada wll aad iyo aad wallah🌹 ariinta shiiqa ka hadalayo wa ariin diinka ii oo muhiimsn🌹
@ainanshedayr7569Ай бұрын
Daanyeerta damun jadiid aka ikhwaanka shareecana kuma xukumaan fisiqina kama hortagaan. Duf ku baxa dheh
Maya wll ,mishan wax la hubu aya laga hadalaya. Barak Allahu fika
@bby6Ай бұрын
Wa runta wa dhaqan ad uxun dhaqan xun u kaw kayahay kan labaad wa khawarijta ad guryaha ku heysaan o ad qabiilka ku difaceysan midka sadexaad wa ninkan an xishoon a masajidka ka so caaya o somalida kala qaybiyey wa mooryan Hassan qabuure faagte wa in ad wax ka qabatan sheakow jazaka Allah
@abdinurfarah109Ай бұрын
Xamar intii joogay waxyaabaha aan la yaabay ayey ahayd fisqiga sida uu u baahay, Waxaase layaabanahay waxa ay dowladda uga aamusantahay fisqiga socda. Qaasatan culimada u dhow dowlada