Dekadda Hobyo ayaa lagu wareejinayaa Itoobiya, Xasan sheekh ayaa itoobiya ka iibinaya dekadda hobyo

  Рет қаралды 15,041

Aftahan Production

Aftahan Production

4 күн бұрын

Пікірлер: 90
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 2 күн бұрын
Mareexan iyo Dir Arka waxa dhacaaya Habargidir iyo Leelkase Arka waxa dhacaaya Shiikhal iyo Dir Arka waxa dhacaaya Wartiina dhiga oo eega waxa dhacaaya War Somaliyee ka kaca Fadhinooma yaal Baloy Yaahuu Xasanow Yaahuu War Dalka difaaca oo iska daaya dagaalka dhexdiina ah War Alle kabaqa
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 күн бұрын
@@hawoshirwa8320 asc wan kusallamayaa hawo shirwa aad iyo aad bad ugu mahad santahay. Hadalka xigmada leh ee aad kadhibatay rayigada boqol rag ah ayadana ka aragti dheertahay fadlan hadad wadanka jogtid tagtiifiyada kana hadal fadlan
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
@@hawoshirwa8320 Mr Iyo leeelkase maxaaa ka galay Hobyo Dib u dag marnaba urur samaaale iyo darooood hishiiiinayaaa majidho
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed HOPYO WAA DHUL DAAROOD HAWIYE MARTI AYEY KU YIHIIN DAAROOD KII LAHAA AYAA U TASHANAYA LEELKASE HOPYO IYAGAA LEH DAAROOD AYAA LEH URUR IRIR MUSQUL ITOOBIYAAN SAMAALE WAA LA XASUUQAA SIDII IIDOOR OO KALE DHUL DAAROOD LAMA QAADAN KARO
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 күн бұрын
Somalia waxa jabiyey shacabka Somaliyeed ee aan ok hor imaneyn dam Aljadid iyo Hassan Sheikh . Gaar shacab degan Muqdisho
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 күн бұрын
Farmaajoow Vilada ka soo bax hawiyihii inay dhahaan marabaan hasan munaafaqoow Vilada ka soo bax because he's hawiye😂😂😂
@user-to8uj8ju9n
@user-to8uj8ju9n 2 күн бұрын
Mundane geel Ninians dhicsan lahaa dhacayo ama dhacsan Karen xasan dad iyo dalba wa iibinayaa
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 2 күн бұрын
Haa waxaa ladidanyahay muse bixi iyo reer somaliland
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 2 күн бұрын
Itoobiyan udidaneen badeena hobyona ma sinayno lughayana ma sinayno waa beentii xasan tuug waa la afgenbinayaa badayadu iib maaha
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 күн бұрын
Madax weyne ha la rido si deg deg ah under the table aya lagu kala iibsanaya somaliyey kac
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad mel kasta ad jogdan kuwa casimada jogan iyo gobalada jogan hubkina qada iska caliya badini waxa laga ibiyey Ethiopia waxa ibiyey xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid
@HiboKhalif-mr2om
@HiboKhalif-mr2om 2 күн бұрын
Xasan waa tuug xabaala qabuurahana faaga wuu gatey wadankoo dhan
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud 2 күн бұрын
Wax walàl la dhaho ma jiraan hadii wall nimo jirto falastiin Ayaa Lagu taageeri lahaa turkiga WAA dilaal ISKA hubiya soomali waalaney
@caashluul6394
@caashluul6394 2 күн бұрын
Hobyo xasan malaha ee mareeg ha siiyo waa ognahay naceebka uu u qabo sacad laakiin isagaa kubaxayo
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 күн бұрын
Ma bartamaha/somaliya/hobyo😮macquul maha ...turkiga badisa😮hasiyo.tan malihid ba kufilan ....xasan.shikh.tuunka😮lasoqaban ...
@somcana
@somcana 2 күн бұрын
Maba aha suuragal in dekad ganacsi oo gaarta ethiopia. Ee waxay noqon meel ciidanka bada ethiopia degto.
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 2 күн бұрын
Dakada hobyo ma xasan sh ayaa iskale mise waa galmudug Oo waa dhul Habar gidir Xasan munaafaq waa cadowga somaliyed Somaliya somali baale mana la siin karo bad somali leedahay itoobiya iyo carab iyo cid kale . . Hadalkaasi Waa riyo .
@naimohersi7038
@naimohersi7038 2 күн бұрын
Reer hobayo waa dada lugu dagdagikarin ee hal ogado
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
@@naimohersi7038 iyagaaaba hogaaaaminaya Wasiiirka arimaha dibada ETHOPIA vs wasiiiirka aramiha dibada hg baaaa wada shiraaaya 😂 Siyaaasad barta nacala idin dhalaye
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w 2 күн бұрын
Dowlada haday heshiis bad lagalayso marnaba lagumala heshiin karo baddii muuse biixi,mayo xataa waa ok in Berbera laga ijaaro laakiin tii Abi iyo muuse ee 1dii janaayo maya maya maya, Wiil hiraan
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o 2 күн бұрын
Waxaa soo soco tahay hobyo ayaa axmaar la siiyey intii u soo mareyn muusa biixi 😂😂😂😂😂 waryaa beenta ka daa ummada 😂😂😂😂😂
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 2 күн бұрын
Dhul darood leeyahy loo mari mayo bada u mara amxarka
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 күн бұрын
Nacas balwaan hg iyo xasan sheikh uma kala qaadeysid😂😂😂
@somcana
@somcana 2 күн бұрын
Ku qabso ku qadi mayside. See gorgortan laagu abaalgudi karaa ku qabsigaas.
@AweysKaraama
@AweysKaraama 2 күн бұрын
hasan sh balanti farmajo dikada u itopiya kaqadey ba fulinuya 😂
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 2 күн бұрын
Hadii ay run tahay reer Galmudug howl ayaa u taal. Xassan hadaladiisii maldahnaa runtoodii ayaa soo baxday
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 2 күн бұрын
JABUUTI TEEDEEY LACRAREYSAA SOMLIYA TEEDEEY LA CARAREYSAA SOMLILAAN TEEDEEY LA CARAREYSAA.NINBOOW DALKIISA HEE
@shaxshaxd1203
@shaxshaxd1203 2 күн бұрын
Habar gridiron badeeda ha qaataan
@CabdigaAllah
@CabdigaAllah 2 күн бұрын
Astaqfurullah Allxamdulillah Somaaliweyn kurdiyiin u ekidaa?
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 күн бұрын
Is cun adiga iyo inta bukta dekada Hobyo Itoobiyo meel ay wax u marto ma laha mana la siin karo oo rag baa Ilaahay ku beeray ee kuwa dhulka Abgaal ayaa la siinayaa maadaama ay joogaan ciudanka Itoobiya Hiiraan. Xasan Tuug iyo inta cawaantaah ha iska hadaaqeen
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
@@sucdisiad3316 Hassan ha fiiiirin Ninka ETHOPIA la shirayaaaaa waaa FIQI 😂😂😂
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 күн бұрын
Turkiga waa meeshii uu kufashilmi lahaa. Waayo wuxuu rabaa in uu dheelo laga jecli ludana jecli. Turkiga waxuu fiirsanayaa dantiisa wayo somaliyana danbuu kale yahay . Etopiayana danbuu kale yahay.marka danta waxey kuqasbeysaa in uu heshiisiiyi labadaba . Cida danteeda aan aqoon waa somalia . Turki iyo etopiaya labadaba faido ayagaa qabo
@abahoussein620
@abahoussein620 2 күн бұрын
Turkigu iyo somalia heshis waxee ku yihiin in hobyo la dhiso oo turkigu dhiso.. ethiopia diyaar uma aha Mou ka noqoto ee adeer warka cadee.. bisha December amisom weey ka baxeysa somalia oo alshabaab imika waxa heshis kula jirta dawlada somalia. Qatar ayeey ku shiri donaan 2 koxood. Al shabaab raisal wazare ayaa la sinaya hassan sheikh masaxweyne ayuu noqonaya..
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 күн бұрын
Abiye Axmed asaga oo Farmaajo agtiisa taagan ayuu Abiye Axmed yiri 4 dakadood oo Somalia ah ayaan isticmaaleynaa Farmaajana wuu la ogaa saa waxba kama dhihin.
@user-ph3ui2de6d
@user-ph3ui2de6d 4 сағат бұрын
Farmaaajo Madaxweyn mahan it’s 2024 not 2020 😂😂😂😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Сағат бұрын
@@user-ph3ui2de6d Farmaajo madaxweyne ma ahan hadda, laakiin wuu ahaan jiray. Wuxuuna ahaa basaas jaajuus u shaqeeya Ethiopia iyo wadanka Qatar.
@DarwiishNL
@DarwiishNL 2 күн бұрын
Deegaabmnada. Muqdisho. Ahayn ama. Qabiilada. Kale. Dagaan. Haday. Juligood. Beri. Soo. Banaan. Baxaan. Oo. Odaygan. Xarash. Qaran. Dhahaan. Qiyaano. Qaran. Ayuu. Galay. Ee. Xilka. Halaga. Qaado. Sharcigana. Halasoo. Taagoo. Kuwii. Umada. S. M. Xamar. Ka. Sheeganjirey. Iyagoo. Cadaado. Guiceel kasoo. Yaacay. 91. Waxay. Shaashadaha. Isla. Soo. Taagayaan. Odayga. Qabyaalad. Ayaa. Loioga. Soo. Horjeedaa markaa. Iyaga. Leey. Waaye. Ama. Hoobiyo. Haxaraasho. Ama. Xamar. Lafteeda. Farmaajo. Ayuu. Qabyaalad. Ku. Weerajirey. Badihii. Ayuu. Itopia. Siiyey. 1deked. Oo. Uu. U. Saxeexay. Lama. Hayo. Lkn. Duqan. Xarash. Qaran. Waxaa. Lasheegay. Inuu. Xaraashay. Berbera. Boosaassoo. Hada. Hoobiyo. Ayaad. Sheegeysaa. Kismanyo .Emirates. iney. Lawareegi. Doonaan. Hal. Ninkii. Lahaa. Midheyn. Makacdoo. Wadan. Iyo. Umadii. Ku. Nooleyd. 1saqsii. Siduu. Doono. Ka. Yeeloo. Kii. Xitaa. Odhan. Lahaa. Joojii. Xarash. Qaranimadan. Aad. Ku. Sifowdey. Haduu. Dalkii. Ku. Sugan. Yahay. Dil. Ama. Xadhig. Qorba. Joogtii. Oo. Aan. Ka. Mid. Ahayn. Waanu. Ka. Raja. Dhigney. Qaran. Soomaaliyeed Iyo. Xanar. Inay. Tahay. Caasimad. Soomaaliyeed. Marka. Duul. Dawlad. Waxba. Ka. Aqoon. U. Haysta. Shirkad qabiil. Kiisu. Leeyahay. Ku. Darsadey. Qabyaalad .waxaa. kaloo. Laleeyahay. Qabiilada. Isagaa. Isku. Hubeeya. Falguduud. Mudug. Dhiigaa. Qulquley. Yaa. Haya. Isagoo. Ka. Gadlaya. 70. Meyd. Kuukaayo. U. Rakuucay. Layidhi. Gabdhihii. S. M. Y. Ayaa. Diyaaradi. Ku. Daabuley. Oo. Carab. Ku. Cirdi. Baabay. Farmaajo. Ayaa. Mar. Kasoo. Celiyey. Xoogaa. Caga. Xad. Way. Nasiib. Badnaayeen. Intii. Badneyd. Geeri. Nolol. Lagama. War. Hayoo. Qaar. Kuryihii. Ay. Joogeen. Lagu. Dhaawacay. Ayaa. Kasheegay. Kaas. Qoonka. Ugu. Yeedhaya. Madax w. Ama. Qabyaalad. Ugu. Sacab. Tumaayoow. Xisaabta. Aakgiro. Ogoow. Waad. Kula. Jirtaa. Waxaad. Ku. Sifowdeen. Danbiile. Kalkaal. Bal. Aakhiro. Qabyaalada. Aad. Qarankii. Ku. Dumiseen. Farmaajo. Ku. Dhibaateyseen. Odaygan. Qaran. Dhan. Ubaabiyey. Cadawgii. Umasa Waxaa. Lasheegay. Ciidankii. Farmaajo. Ku. Tabcay. Uxuu. Ku. Baabiyey. Amar. Ingiriis. Emirates umaleyn. Maayo. Baabintaka. Ciidamada. S. M. Y Inuu. Ka. Madhan ntahay. Waayo. Xiligii. Hore. Iy. Hadaba. Ciidan. Ayuu. Xamar. Ku. Abuurtey.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 күн бұрын
War beenta umada kala tag. Ninyahoow.
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 2 күн бұрын
DEKEDA HOBYO RAGBAA LEH MEEL DAD LA SIIYO MAAHA
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 2 күн бұрын
HOBYO DAAROOD AYAA LEH CAR HALA SIIYO CID HAWIYE MARTI AYEY KU YIHIIN
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 күн бұрын
​@@Xxc-zu2xm eey eey dhalay oo oromo ah baa tahay waxaad u maleeysaa inaa dadka isku diri kartid oo kaa aqli yar nahay. Daarood iyo hawiye waa dad walaalo ah. Oo soomaali ah.
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Күн бұрын
@@Ahmedali-gw7xm eey eey DHALAY WAA ADIGA run AYAA kuu SHEEGay hawiye maxaa la yiraahdaa
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 күн бұрын
Qashinkii kudhalay was macaac wuu bixin karaa dakada hobyo adigu waxad isleedahay ku kici habar gidir
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 2 күн бұрын
Xasan beenaale wuxuu hore u yidhi "baddeena cidna ma kala hadlayno, gor-gortamayno" Haddii badda uu kala hadlo Ethiopia ,,, waa qayaano qaran.. isagana ma dhiibo karo bad Soomaali leedahay.. waa in dhafoorka laga toogtaa, isaga iyo tafiirtiisa .....
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 2 күн бұрын
Somaaliyey maskaxda ilashada oday xasan waa wax madhiibi karo bada beec mahan.
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 2 күн бұрын
Xasan is xasan Laakiin ethopia ma dhaafsanayso. Somaliland Habyo. Haddii sidaas tahay Barbara ayaa uga dhow. Ugana Nabad galyo wacan Meeshaan Geele munaafiq iyo munaafiq Labaduba Garacad iyo Barbara ayey dagaal Kula jiraan 😊😅
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 2 күн бұрын
Somalida miyaad jahli kutuhmeysaa mise adiga &?kuwa kutaageera ayaa jaahiliin ah muse biixi aqoonsi buu ku iibsaday bada xasan ma aqoonsi buu u baahanyahay? Farmaajo ayaad rimantihiin laacib beenloow ahan waad soo iibsateen.
@ubax3018
@ubax3018 2 күн бұрын
Hobyo ragbaa leh xasan sheeqna kama hadlikaro Mana bixin karto hadeey dhacdana hg baa masuula
@L__K...geming
@L__K...geming Күн бұрын
Sax wllhi rag baa leh
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 күн бұрын
Balwaanoow warkaaa ma la hubaa dhiiga haa nagu kicin .
@abdulazizelmi9095
@abdulazizelmi9095 2 күн бұрын
Ma anaa la Ii qarshaa midiyo laygu qali doono Xasan iyo baarlamaankii noo keenay waa wada caadaqaatayaal ee dalkeenu badbaaduu u baahan yahay hadaan soomaali nahay Dadkaan na kala qoqobay oo intaa qabiil isugu keen diraaya si ay shilimo u helaan baan fahmi la nahay oo u kala xeraysanahay Midba midka kale waa ka jaliitaa Bal ila eega Xasan sh Siciid Dani Axmed madoobe Qoorqoor Muuse biixi Walaahi baan mid mid dhaama ku jirin Waana inta soomaali u liidata Dan soomaaliyeedna Kama shaqeeyaan Waa calooshood u shaqaystayaal Ee soomaaliyeey hurdada ka kaca oo heeryada aan iska tuurno intaynaan meel fog hadhow wax ka doonin
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 2 күн бұрын
QAYAAMO MAXAAD KU HADLI KUWA BEENTA SHEEGA RABI HORTIISA ALLAHA KABAQ DADKIINA WAX KURAADSHA RISQI RAADSO RISQI XALAAL AH KU ANFACA ADUUNKA IYO AAQIRA SOMALIYAY
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Күн бұрын
Wcs
@user-vh2ok1jb9d
@user-vh2ok1jb9d 2 күн бұрын
Waa isku mid
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 күн бұрын
Hobyo waa beled saleebaan mala gedaayo🎉🎉🎉
@somcana
@somcana 2 күн бұрын
Sacad baa leh
@saafifood6518
@saafifood6518 2 күн бұрын
Hg laguma ciyaro, wanaqan sidan wax yeleyno
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
@@saafifood6518 hg iyagaaaa waxaaaan hogaaaminaya Wasiiiiir fiqi vs wasiiiirka ETHOPIA Hobyo hawiye ma dhisan Karo waaa loooo dhisayaaaa😂
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 2 күн бұрын
123 MILYAN..WAA QASAB IN LAGA FAAIIDEEYSO CANSHUURTOODA GUUL
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 2 күн бұрын
Beenta weye muse wadhama kuligood
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 күн бұрын
Horta cllaahi balwaanow marka aad xaqiiqo ka hadkeysid in tu Hore iyo tu danbe farmaajo ayaa kow 4 dekedood u balan qaaday itoobiya hadan waxay hoos ul heshiiyeen beel beelah awdal dego ka mid xasan waxa uu maray tii farmaajo
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 2 күн бұрын
Farmajo ha masabidin shaatigiisa haka wasakhayn
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 күн бұрын
​​​@@user-gr6gu8bs6q Abiye Axmed asaga oo Farmaajo agtiisa taagan ayuu Abiye Axmed yiri 4 dakadood oo Somalia ah ayaan isticmaaleynaa Farmaajana wuu la ogaa saa waxba kama dhihin.
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 2 күн бұрын
@@cabdirshidosman9649kaas Waa tagee bal kan fiiri
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 күн бұрын
​@@cabdirshidosman9649beenlow baad thy adiga o irir ah baaa xaar qastey o badii keeney😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 күн бұрын
@@dilara-jj5yj Abiye Axmed oo Farmaajo dhinac taagan yahay baa yiri 4 dakadood by Somalia na siineysa, Farmaajo waa dhinac taagan yahay.
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir Күн бұрын
Xasan sheikh faro ayaa laga haya Ragi somali maxa helay
@joeokieh43
@joeokieh43 Күн бұрын
mudug war , is uranium
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
Caruuurta eeedada u ahaaa Ilma keenadiiid HG maaanta Bay jaaanis haystaaaan ka faaaidaysta Hobyo markaaan ka tagnay ilaa hada wa sidaydiiii Waaa dhisan waydeeeen Ha laydin dhiso
@abdirisaaqmuhumad
@abdirisaaqmuhumad 2 күн бұрын
Siilkagana waa la dhisa ee kalay ilmo qooje dagaari meeeshan ma salid baa la isku wasaya baa moday hoyada iyo nacaladi ku dhashay wase
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 күн бұрын
@@abdirisaaqmuhumad intaaasba hoooyadaaa baa ah Iyo adeeerada hg Ilma Samsam meeesha lays farayn maaayo Eeedo ina keeenadiiiidaw
@siyadadan4178
@siyadadan4178 2 күн бұрын
Beeenaaale beenaale
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 2 күн бұрын
Xagee loo maraya itobiya
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 2 күн бұрын
Fr Zeylac to Hobiyo🤌🏾🧺 🌊⚓💰😅
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 күн бұрын
Hadalkaas macquul mahan balwanow hubso
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 күн бұрын
Hadal saw.heesrii axmaar.baa ka dhaw markaani leenahay waxanu aragnaa dadkii 1960 aanu somali la baadi goobayney in aanay waxb istaahil oo aanu ku khadanay waxay aakhirka noqon doonta ta somaliland
@abahoussein620
@abahoussein620 2 күн бұрын
Turkigu iyo somalia heshis waxee ku yihiin in hobyo la dhiso oo turkigu dhiso.. ethiopia diyaar uma aha Mou ka noqoto ee adeer warka cadee.. bisha December amisom weey ka baxeysa somalia oo alshabaab imika waxa heshis kula jirta dawlada somalia. Qatar ayeey ku shiri donaan 2 koxood. Al shabaab raisal wazare ayaa la sinaya hassan sheikh masaxweyne ayuu noqonaya..
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 2 күн бұрын
Hobyo ama kismayo hadii eey maalgashanayaan eey ganacsi ahaan u isticmaalayaan waa caadi hobyo xuduud ithopia kumataalo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 күн бұрын
Hobyo ma dhisan waydey adigu mxaa ethiopia ku keeney😂
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 2 күн бұрын
@@dilara-jj5yj hobyo anigu madago lkn hadii heshiis ganacsi yahay heshiisku ceeb ma ahan lkn waxaa ceeb ah ithopiyeey 20 km dhul ah ayaan kuu saxiixayaa
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Күн бұрын
@@AhmedMohamed-uf9bx hhhhhhh hadaba bad ay leeadahy by rabtaaa o ciidan ay keensato iyo marakiib
@Khadarbaashe2024
@Khadarbaashe2024 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkk ITOOBIYA raali ma katahay badda dawlada taagta daran ee Somali the failed state of Somalia kkkk waa maya.. ITOOBIYA uf Ayey idin tidhi ha isku xoqina
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 15 М.
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 7 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 26 М.
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН