Deni oo kasii foggaanaya inuu xukumo Soomaaliya, xilli uu ku dhawaaqay inuu Puntland lacag cusub u..

  Рет қаралды 28,308

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 166
@aishaluulcadysay5470
@aishaluulcadysay5470 7 күн бұрын
WAA SAX LACATA INTAAS MASU GAYNAA DAWLA DHEXE M W DANI JIROO HAJOOGO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdurahmanhersi8357
@abdurahmanhersi8357 11 күн бұрын
Waa ku fahamnay saaxiib Xasan baa wax kaa soo gaareen waagii hore macquul baad u muuqan jirtay
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 11 күн бұрын
Runta markii la sheego waa 0 markii XshM la eedeeyo waa sax waa laysku fahmay qabyaa lada iyo naceybka H....😢
@Keenadiid.
@Keenadiid. 11 күн бұрын
Hhhh waa laga dex hadlayaa maanta.
@Keenadiid.
@Keenadiid. 11 күн бұрын
Hhhh waa laga dex hadlayaa maanta.
@Fowzia69
@Fowzia69 11 күн бұрын
Weligiisba sidaas ayuu mooryaan u aha aka I wariye fiican maaha
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 11 күн бұрын
kkkkkkkk marka o xasan shiekh xumaantiisa sheegaayo wa nin fiican lkn kuwa kuugu qabiilka ah marka o wax ka sheego lacag aa laso siiye nin fiican ma ahan qabyaalada dadka waxe kadhigta munafaq munafaqnimadana jano laguma galo wll iska gaar o ka waantoow
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 11 күн бұрын
Deni good job 🔥🇺🇿👀💪🏽
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 9 күн бұрын
Dani waan kutaageer san nahay talaabooyinka uuqaadayo oo ah danaha puntland 1st puntland muqdisho musqul hawiye ayeey noqotay tembaraha Dowladnimada waa kushaqeysta hawiye puntland waa gii miirka sonoqdo ayaan tashaneynaa
@KingShibiinYare
@KingShibiinYare 5 күн бұрын
Viva mundane madxweyne Dani Dalka guushiisa waa madxweyne dani Hadaan shacabaka Qaranaka Puntiland Nahay mudane madxweyne waan Ku Taa Geer Sanahay viva Aapo Aabo dani
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 11 күн бұрын
Dein is not easy 👏🏻👏🏻👏🏻👍👍
@NadraAbdirizak-g4l
@NadraAbdirizak-g4l 10 күн бұрын
Anigo ah madaxqeynahay hawiye Dani wankutagersan yahay kalatagiata Somali weyn
@frank77w
@frank77w 11 күн бұрын
Deni waa ku mahasanyahay shaqaduu qabtay. Shacabkaa raba isna wa ka qaatay. Xamar looma xirxinaanayo nolosha waa in ay hore u sii socotaa. Deni Allaha barakeeyo
@shukrilibax
@shukrilibax 11 күн бұрын
Guul iyo gobanimo pundland ❤❤❤ Dani waa hal shaqsi? Guul iyo gobanimo farmajo❤️👏✅️✅️✅️💯💪💪💪🔥🔥🔥😂😂😂 Xaqana ilaah hanagu dilo amiin 🤲🤲🤲
@Fowzia69
@Fowzia69 11 күн бұрын
Dani waa saxsan yahay dhulkii daba. We aa maamushaa
@GuliedAbdilahi-mg3ey
@GuliedAbdilahi-mg3ey 10 күн бұрын
Waxay Ila tahay aniga inay Somalia wax la yidhaahdo jirin oo nin walba xaafadiisa uu maamusho
@djmohaa8589
@djmohaa8589 11 күн бұрын
Deni is the one politician that really deserve to lead Somalia 🎉🎉🎉
@mahadrobles
@mahadrobles 11 күн бұрын
Are u serious?
@Norabdik
@Norabdik 11 күн бұрын
How?
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 11 күн бұрын
Habarka Somaliya ka daa Zanzibarka caqli iyo cilmi xumo waa kii malaayiinta dolar xasan shiikh kursiga ugu codeeyey kadibna dabada haraanti laga soo geliyey oo xamze la keensaday
@SaidMohamedNur
@SaidMohamedNur 11 күн бұрын
Wadanka hanaga habaarin boowe
@CabdulaahiYacquub-x2i
@CabdulaahiYacquub-x2i 10 күн бұрын
deni waaa tilaabada qaaday waaa ku faraaxsanaahy🤩✅ maxaaa yeli inaa lacag dfs 🛌🛌 soo saarto waa ka seexdeen 🛀🛌🛌mana u soo kacooyiin tilaabadaan deni waxaaa laga yaaabaa inaa dfs ay hurdada 🛌 ka soo kacdo markaas ayaa ubanaaan dfs inaa deni miiskaa wda fadhiga la fahiissaan 🌉
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 11 күн бұрын
Deni inuu lacg Pln ah sameeyo ma fiicna tan Etopiya uu la galay waa ganacsi ka horreyey MOU dii Muse Bixi ganacsi dekeda Garaca illaa Tuurdibi wax dhiba kuma jirto taasi wuu ku saxsanyahay Deni teeda kale sowtan uu Xasan gacanta ka dhunkanayey Abi
@Fowzia69
@Fowzia69 11 күн бұрын
@@foziaibrahimosman9842 Gacan Xaar leh dhunko waa fiqaab kale badaada sii oo si indho la,aan ah u dhunko waa dhaqan xumo aan somali lagu aqoon kaliya laga helo mooryaanta HAWIYE Ilaahow ummada SOOMAALIYEED ka qabo reerkaan qabka yar leh hanla yar leh
@dhqyfahgubbe7088
@dhqyfahgubbe7088 11 күн бұрын
⁠@@Fowzia69 mangaab cuqdada iyo naceebka hawiye badanaa. Sidaan ma ku caafimaad qabtid allaha ku caafiyo wll.
@cumarramos
@cumarramos 11 күн бұрын
saciid dani big legend ❤
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 11 күн бұрын
Haddi Dani uu is shaqeeyo horumarka iyo jirtaanka Puntland ma cidba shido ku heysa ??? Somalia mar horey kala tegtay. Md hassan Miya sii Jodi doona? Somalia markii at dadkeedu gartan in ah leetahi
@internationalsuper8580
@internationalsuper8580 11 күн бұрын
waa saxan yahay Dani
@alibashkax5187
@alibashkax5187 11 күн бұрын
Xasan Buste hadda muxuu ka shaqeynayaa😂😂😂
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 11 күн бұрын
Yaa u dooranaaya in uu xakuma somalia war wAa qof duleeysan duliga
@jamilaaden4603
@jamilaaden4603 10 күн бұрын
Deni maaha madaxweyne somalia wuxuu madaxweyne uyahay puntland danteeda quseesa isaga
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 10 күн бұрын
Waligood ba dadkaan somali marabine reer xamarkaa daman ee aan wax fahmayn👺👺👺
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 9 күн бұрын
Xayawaan orod lafaha qufo ileen caqli hawiyaa utahayee
@CabdulaahiYacquub-x2i
@CabdulaahiYacquub-x2i 10 күн бұрын
deni lacagta muqdisho iyo somalia dhan noo keen waa ku rafaaadni lacag jeexjeex ah
@Hangoolyare
@Hangoolyare 11 күн бұрын
Waa Saxan yahay
@MuxuyadiinCawaale
@MuxuyadiinCawaale 11 күн бұрын
Hawiye futo madoobe waa mooryan dawladnimo ma rabaan waxay rabaa. In xoolaha iyo dhaqalaha aduunku ugu deeqo keligoon cunan iyagoo ku cunaya magaca dowlada somaliaya waan soo dhaweynaya in darood ay Dowlad goni ah ku dhawaaqan sida isaaqa
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 11 күн бұрын
Fikirkaagu waa caadifad qabiil sxb aniga ayaa hawiye ah nacaybka aad ka hadlaydo Uma qabo daarood teeda kale xasan shiikh iyo Dani mid hawiye ama daarood dantooda wodaa ma jiro ee tooda ayay ka dhex arkeen
@ShaficiXuseeb
@ShaficiXuseeb 11 күн бұрын
Adaa mooryaan adaa ah oo dalkaagii shisheeyaha udhiibay tuug yahaw waryaa anigu canshuurta dawlada ayaan bixiyaa raggbaa iigadhinta malinkaste oo magaca dowlada udhinta marka ma aniga oo mood nool dowlada siiya miyaa dowlad Raba mese odoo midna aan bixin oo aadan canshuur bixin oo aadan nafbixin marka labadeena kee dowlad raba
@MuxuyadiinCawaale
@MuxuyadiinCawaale 11 күн бұрын
@ShaficiXuseeb waaka caqliga hawiye 1. Cashuurta aad bixiso adaa dib u cuna ma cid aan hawiye ahayn baa cashurtada cunta soo sheeg. 2. Ayad u dhimata ma maati darood baad difaacda mise maati Isaaq waxaad u dhimata waa maatida oo al shabaab haysataa. 3. Waxaad cuntaa dhaqalaha ay lahayd umada somaliyeed oo dhami ya xayawaan futo madoobe
@alikofi2469
@alikofi2469 11 күн бұрын
Oo xasanba wu lagalay Itoobiya heshiis baddiina wusiyaye Siciid maxaa ku gaar ah. Ana dabadhilif noqonaye ha ila noqon miya
@abshirabdirisaq9719
@abshirabdirisaq9719 11 күн бұрын
dufow marka hadashoba
@ShujaacSheikh
@ShujaacSheikh 10 күн бұрын
Abdullahi, waa ilaahay mahadii hadii aad maanta qirtay in Farmaajo yahay ninka ugu soomaalinimo jecel siyaasiyiinta hada la yaqaano.
@Turtle333face
@Turtle333face 11 күн бұрын
Qanacsatada reer puntland oo daci raba
@User7654suy
@User7654suy 11 күн бұрын
Walal waxa la iska indha tiri Karin in loo baahan yahay shilling soomaali sababtoo ah waxa sicirbarar iyo dhaqaale xumi baahsan DFS waxba uma hayso umadda soomaaliyeed.😢
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 10 күн бұрын
Sida ay kulatahay Ayaad Noo sheegtey 😂
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 11 күн бұрын
War Somali sharciigii u dhaceeyey meeyeey😊😊
@IbrahimhashiIgal
@IbrahimhashiIgal 3 күн бұрын
Puntland iyo jubbaland waa in ay ku dhawaaqaan in ay Dal yihiin mana noqonayaan kuwa caalamku diidi Karo sida maamulka hargaysa
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 11 күн бұрын
Kkk fahamka baa sinkaa ah mise caadifad qabiil baad leedahey
@kingaweyskaofficial8871
@kingaweyskaofficial8871 11 күн бұрын
Darood ayu wadanka ka dhigi la yahay
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 11 күн бұрын
Xasan dhiqo isagu ma dhama
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 11 күн бұрын
HAWIDAR waa taas 🙃
@abdiquanif400
@abdiquanif400 11 күн бұрын
Saciid Dani waxaa uu kasoo jeedaa qoyska reer Julius Nyerere. Marka Tanzania 🇹🇿 ayaa usahlan inuu kursi karaadasado soomaali jareer Dooranmayso…
@AbdiMahamad-t2x
@AbdiMahamad-t2x 11 күн бұрын
Puntland iskutashatay marki lawayay dawlad somaliyed
@MohamedHirsi__999
@MohamedHirsi__999 11 күн бұрын
Siciidoow soo bax miyaa la rabtaa Lkn danta somalia xasan inay ku jirto waa la wada ogyahay
@faysalmahamoud7057
@faysalmahamoud7057 11 күн бұрын
Wuu saxan yhy ee xasan dalka halaga qabto
@farhanhosh9201
@farhanhosh9201 11 күн бұрын
Waxay ilatahay xamar madhawa
@SaidaAbdi-p1w
@SaidaAbdi-p1w 11 күн бұрын
Waxad ahayd kuwa ashadu cadawa u qaba farmajo hadiyo gorna lasima saxan khekh fagare cad ood kaga noqotay aragtidaadii horana ma hayno marka ahow nin mabda leh
@MariamAd22
@MariamAd22 11 күн бұрын
Siciid cab dani lama amiinikaro marnaba sababtuna wa jajusenta Ethiopianka iyo shisheeyah iyo argaxiisada ayuu ka mid yahay
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 11 күн бұрын
XASAN CULUSOW SOO MA AHAN KAN LABADII BADOOD XABASHI ISUGU DAREY, QABUURIHIINA FAAGTAY SIDA WARAABIHII. CULUSOW DAL XARAASHE ISKA QABTA HAWIYOW WAAD BAABA;AYSAAN HADII KALE!
@MariamAd22
@MariamAd22 11 күн бұрын
@kismaayok.7075 xassan culusow wa geesi bad iyo barina mabiixin ee beenabuurka iska dhaafa, xassan iyo hamze wa badbaadiiyasha dalka iyo dadka somaliyed allahha guuleeyo waxbadan, dabacan farmaajo iyo Ahmed madoobe wa jajusenta Ethiopianka iyo khawarijsta ayagana bixiiyay badah iyo bariigaba dadbadaan soomaaliyedna xasuuqay wana gacan kudhiigleyal lamana amiinikaro, xassan culusow hanoolado
@joharanur3260
@joharanur3260 Күн бұрын
Deni wuxuu ka dhashay beer soomalinimada ku dheertahay oo Calanka korkaaga ka banana ayaa Illaaliya . Hadii adigu isleeday Ceebo u raadi waa ka hufanyahay waa geese somaliyeed.
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 2 күн бұрын
War hawiyaha iyo xunkunkooda ma dooneyno hadaan yahay weer puntland argagixiso ayaan tihiin waana idinka go aynaa shurunshur nahay.
@abrahammohmed5045
@abrahammohmed5045 11 күн бұрын
Xasan muxu sameeyay wallow adigoo hawiyenimo ka tegaaya
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 11 күн бұрын
Deni isagaa daaqada iska saaray Farmaajo hawiyaa u jooga,wariye Daarood yaa u jooga? kkkkkkkkkkkkk
@AhmedAdenJama
@AhmedAdenJama 11 күн бұрын
Marka la eego marxaladaha isbiirsanaya ee ka soo cusboonaanaya Somaliya waxay su'aal weyn gelinayaan sida lagu dhisi doono dawlada Federalka ee Somaliya marka uu dhamaado Muddo xileedka Xasan Sheikh bisha May ee 2026. 1. Ma dibu heshiisiin dalka dibadiisa oo la isugu keenayo Somaliland, Puntland iyo Koonfurta Somaliya. 2. Ma shir weyne dalka dibadiisa oo ay Somalida ku matalaan maamulada Somaliland, SSC Khatumo, Puntland, Galmudug, Hirshabele, KGS, Jubbaland iyo Maamulka Gobolka Banaadir. 3. Ma habka berlaha ee 4.5 oo laga heshiiyo cida beel kasta mataleysa. 4. 24 Sanno kadib maamulo ku kooban Koonfurta iyo baarlamaan hab beeleed lagu xulay oo MW u doorta Siyaasigii baarlamaanka Siiya lacagta ugu badan iyadoo Somaliland weli gaarkeeda tahay Waxaa cadaatay in lagu fashilay oo khatar loogu jirto in dalku kala go'o, oo aan dib loogu Noqon karin Sidaa awgeed waa in laga sii fakaraa qaab kale oo lagu gaari karo dawlad midnimo Somaliya maadaama mashruucii Carto u muuqdo inuu soo gaba gaboobay 24 Sano kadib. Waxayna u badan tahay si loo midoobo in Madaxweynaha Somaliya iyo Caasimada ay kala qaataan Somaliland iyo SSC Khatumo oo gorgortan banaanka looga heshiiyo.
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 11 күн бұрын
Ninka x8niiyaha uga fuqa, qofwalba meesha ku aadan buu qabnyaaye
@MohamedOmar-z9r
@MohamedOmar-z9r 11 күн бұрын
Ayaamahaan waa farmajesantahay waxaa noqatay cbb sharaftu waa maro cad waxa wasaq ah ma qarin karto sidaas ulasoco waa lagu wada arkaa in wax laguu sooturey ee ulasoco lacagtu waa dhamaataa laakin sharaftu madhamaato sidaa ula soco walaalkey baatahay mahad sanid
@berdilacashe283
@berdilacashe283 11 күн бұрын
Hh adeer hassan taager dheh sax iyo khalad ba ..cbb uff waaye
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 11 күн бұрын
Dowladnimadii Soomaaliyed waxay Gacanta ugashey Mooryaan iyo isbaaraley dowladnimadii waxay kurideen Godmadow sidaa darted Dani wu kusaxan yahay inu kashaqeeyo horu marka puntland inta lahelayo dowlad somaliyed o lodhan yahay
@URCRISTIANOJR-k3y
@URCRISTIANOJR-k3y 11 күн бұрын
Dani uus weyne dadka wata maa dawladnimo rabo afaaro qabiil baa ucad
@MohamedOmar-q7s
@MohamedOmar-q7s 11 күн бұрын
DANI waa Tanzanian hanagalaqabto
@SharmakeMohmed-w7y
@SharmakeMohmed-w7y 11 күн бұрын
Anoo puntland kaso jeedin ayaa tegaraya cidksta oo wx qabsata
@Shar-shaari
@Shar-shaari 11 күн бұрын
Umalayn maayo dani iyo farmaajo midna inuu wadankaan wax ka noqonayee waxaa tiri xassan dawladii wuu lahabaabay xagee ayuu laqabtay
@berdilacashe283
@berdilacashe283 11 күн бұрын
Hhh labadaas hadeysan noqonin ma adeerada o hawiyaha ah kaliya noqonayo ..de intaada yar dal kadhigo hawiyeland dheh ..dowladnimaba umasojedan markaas baad eedeyneesan dani
@Shar-shaari
@Shar-shaari 11 күн бұрын
@berdilacashe283 timirtii horeba dab loowaa waxa dawladii somaliyeed sidaa u galay waad garanaysaa haddii aadan is indhatirayn haddii aad saad rabteen wayseen mawaxay maraysaa hawiye-land noqda qabiil kama aana hadlin lakiin haddii aay sidaas tahay maxaa iga halaabaaya cirka misha aad ka gashaan baan ka galaynaa
@berdilacashe283
@berdilacashe283 11 күн бұрын
@@Shar-shaari good wa inta larabeyba ..munafaqada in laiska daayo weye o runta iyo waaqica loosodhaadhaco ..somaali ismarabto marka mxa laisulugoyni ma ayaara lakala tashado o qolob mesheeda hagaajisato o dalka kadhigato ilen khaliijkaba dowlada yaryarow caraba kabuuxan o ladane sida qadar iyo bahrain o kale ...markaas waxaan huba in laisjeclaanayo o somaali kor qowmiyad ah laga ahaanayo balse dhowr dal ah o xulufeysi leh ..
@Shar-shaari
@Shar-shaari 11 күн бұрын
@berdilacashe283 daniba oran
@saeedmohamet1619
@saeedmohamet1619 11 күн бұрын
Deni is watching this vedio😂
@BurhanAbdi-n9o
@BurhanAbdi-n9o 9 күн бұрын
Ninka qabiiliga ah adr qabiilku ogoow Jano Ku mageenayo xasan sheikh ba somali kala dilay oo kala fogeeye kamana hadshid Marka qabiil aan ba Iga amusantahay hoosha dani Malaga ee xasan ba leh ee sheeg
@abdirahmanabdulkadirmohame9318
@abdirahmanabdulkadirmohame9318 11 күн бұрын
UMA DIIDI KARTID SACIID DENI INUU NOQDO MADAXWAYNAHA SOOMAALIYA MADAXTINIMADA ILAAHAY BAA BIXIYA WAX AFKAAGA LUGU HELAYO AMA LUGU WAAYAYO MAAHA HADUU KA FAKARO IN PUNTLAND AY LACAG GOONIYA SAMAYSATO MA KHALAD BAA ITOOPIYA KULAHAA ITOOPIYA SOOTAN MAAHA UU XASAN BARAF SHALAY CADAW NOOGA DHIGAYAY MAANTANA HESHIISKA LA AH
@AxmadtayyibSaciid
@AxmadtayyibSaciid 11 күн бұрын
Ninka dalka kala goynaya waa Xassan
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 11 күн бұрын
Puntlnd wax ay xamar ka hos qabata ma jirto maryan ba iskugu timid inta wdnku yelanayo dawlad dhexe o lagu qncnsnyhy hatashato haday cidi xukun ka foganysana xasanba xabalihi iyo xebihiba qatay guul puntlnd saln ka timid qabridahar qoraxy ogadenia
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 11 күн бұрын
So xurow marka hore
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 10 күн бұрын
@cabdiraxman9118 ha ma adiga xora wll Somali maanta mel xora ma jirto mel walba Ethiopia o magac amisom huwan ba joga
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 11 күн бұрын
Dani lacagtu sameyna xagey ka socone ma putlan bis ileen bisnisku weysku xiranayahe lacagta dowlada dhexa xaq u lah
@berdilacashe283
@berdilacashe283 11 күн бұрын
Dowlad dhaxo micno leh keen de ..haiskaba meereysanine
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 11 күн бұрын
yaa dooranaayo Zanzibarkaan caqliga xun
@abdiqadirabdiasis5423
@abdiqadirabdiasis5423 11 күн бұрын
Hada madaxwaynaha jooga mu lacag sameyo waa qof boob ku mashqulsan
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 11 күн бұрын
Somali aan Puntland ku jirin meeshey gaarto aan aragno
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 11 күн бұрын
Dani lacag hasameysto waa ku raacsanahay xamar waaay kasoconee because dowlada lacag waay sameysankari weydey kop shaha hadad cabeyso waa laga qadayaa dollar
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 11 күн бұрын
Majeerteen somaliya dhib bay ku qabtaaye, haynaga tageen xaraan weelkeed weeye...
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 11 күн бұрын
Shuluq shaaluq shaati eeelaay Kan ya mdxweyne ka dhigaa Jawaasiista ethopia ayu ka midyahy Assaga iyo inta raacsan ee ethopianka Daba dhilifka u ah Maaalin waa la maxkamdeyn doonaa
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 2 күн бұрын
Idinkaa itobiya dabadhilif u ah oo badii somaliya heshiis kula galay yaa qushaash hawiye xukun ma yaqaan waana idinka daneysaney.
@abdishakur5064
@abdishakur5064 11 күн бұрын
Caqligaga yar aya ka kenay hadalkan lakin wa ku fasiraya ninki wadanka lagu aaminay wakas dadki guryaha kaguranaya shababkina muqdisho derbiga ufadhiya halki ay lacag somali kadhaxaysa keni lahayen, halka deni uu shababki ka adkaday puntland kadhigay meel la isku halen karo ,tan lacagtana wa emportant lo bahanyahay calamka federalka qaybti way kashaqaysa sida China oo gobalkeda honkong lacagtodu wa labo, kee marka istahila inu wadanka maamulo, ninka 1500 km kadhigay meel la iskuhalayn karo mise ninka muqdisho xakumi wayay adan ku weydiyay
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 11 күн бұрын
Waxey ilatahey in lagu kala tago
@monka9102
@monka9102 10 күн бұрын
Puntland agenda iyo Dani aya kala aqoon
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 11 күн бұрын
waa la kla tagaa lacagna waa la samey sanaa max weyne ma ahan bur cad tuga ah waye
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 11 күн бұрын
Nin buuran xariif ma ahan dani waa xoolo oo dhadhaan ah somalia qof kasro oo rabo inoo dalkaan kala jaro waa ina la diala
@berdilacashe283
@berdilacashe283 11 күн бұрын
Dalka walakala jaraaya niyow e tuuladaada hagaajiso o xoreyso ..laiskumasi dhagaanayo lugte
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 11 күн бұрын
Looma joojinaayo baa sababtey
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 11 күн бұрын
Waxaan la yaabay nin qabiil madaxweyne u ah qabiil iyo m.xasan shiikh oo soomaaliya madaxwne u ah gu dawladda dhexe
@abdulkadirfarah1637
@abdulkadirfarah1637 10 күн бұрын
Dhamaantood isku wada dar haday tahay dowlada federal iyo dowlad goboleedyada Madaxwaye iyo hugaamiye midna ma mudna in lagu magacaabo, waa qaa'imiin qayru masuuliin ah waxay ukala dhuumanyaan Ethiopian ka wadanka bad iyo berriba ku soo duulay
@MohamedOmar-z9r
@MohamedOmar-z9r 11 күн бұрын
Raali iga o markasta oo aad hadlesid arinkasta oo aad ka hadlesid farmaajo ayaa ku amaantaa mafahmin farmaajaha aad kahad lesid ma kii aa aragnaa maze waakii afar saac afar dakad loo ga qaate ama ki ubax kuberay adis a ab qaburihi dagaalki 77 amxarada gesiyaal kutilmamayen walaalow sharaftu dhowro
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 11 күн бұрын
Waxay ila tahay warnimanyohow Hawiye waxba laydin kuma darsankato karo, kaligii wadani iyo qabyaalad aan muqdisho dhaafin oo wacyiga wadanka waxba kala Socon baad tihiin. Waxaan waxasuustaa mud 15 sano ah Puntland oo rabtay dalku in uu hal lacag yeesho in aan waxba laga dhaqaajin.
@ahmedisse9529
@ahmedisse9529 11 күн бұрын
Haduu puntland lacag u sameeyo , micneheedu waa SOMALIYANA WAA U SAMAYNKRAA. QOF IYO XATAA WUU KA QABTAY PUNTLAND WAANA QABAN
@MohamedSalah.7
@MohamedSalah.7 11 күн бұрын
puntland iyo somaliya iskuma xirna qarana wax ladhoho majiran aa mina hawiyow
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 11 күн бұрын
Siyasada hogaanka somalida waxbo isma dhamaan Dan umaded ma hayaan danahoodo ayey isku haystaan shacabka somaliyeed hogaan uqalmo danahoodo garto allaha siiyo
@mahadHayan
@mahadHayan 11 күн бұрын
wariyahan waa madaxa ololaha farmaajo ee intaa iiga qora reer commentland sababtoo ah waxa uu xayeysiinayaa farmaajo isagoo burush xaar leh marinaaya xasan sheekh iyo deni si uu wadada ugu salaxo dib udoorasha farmaajo
@RidwaanYousuf
@RidwaanYousuf 3 күн бұрын
😂😂😂ssc
@RidwaanYousuf
@RidwaanYousuf 3 күн бұрын
ssc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤k
@AbdaleXasa
@AbdaleXasa 11 күн бұрын
mastar farax deni waa midriyonaya sabto ah wuxuu diiday madax weynaha hada iyo kii kahoreyey wuxuu shayadiin kutilmanay umada somaliyed ee kunool konfurta somaliya wuxuu malinkasta xadgudub kusameya dowladninada somaliya hada lakab kabayo sidaa ayuu kuraba in uu somaliya malin madax kanoqdo
@zahrahaji4144
@zahrahaji4144 11 күн бұрын
Ilaha.ayankamagagalan.iliyo.dhag.kas
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 11 күн бұрын
😂😂😂😜😁😁😁
@AdanCaynte
@AdanCaynte 11 күн бұрын
madaxwaynaha jamuuriyada puntiland❤❤❤
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 11 күн бұрын
Hadan adigaa iyo anigaa isku dhacenaa bilowday
@abdinourgabsas
@abdinourgabsas 11 күн бұрын
Tasi ben maha dani waa nin shacab sida farmajo balse tilaboyinkisa mahan mid u goyn tonta waxa u rabo wa in u kashqeyo somalia mid ah 🇸🇴💯
@SamiirHassan-l2m
@SamiirHassan-l2m 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂Dani iyo kuwa puntland sheegta waaba daba dhilif caadi ah.....😂😂😂😂go,maahanee ha soo laabanina .....walikiin.....😂😂😂😂😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 11 күн бұрын
Uu lacagtasi galkacyo xamar may ka shaqynysa mise garowe bosaso ku eegan doonta 😂😂😂
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 11 күн бұрын
Kk waxa jira dalal leh degaano kala lacag tusaale Hong kong waxey ka tirsan tahey china hadan waxey leedahey lacag u gaar oo lagu magaaco dollar wax cusub. Ku dayo Puntland kudayo Puntland waa 😍
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 11 күн бұрын
Wadaniyad iyo dowlad xasan xarash qaran aya u dhameyey Usc dal lalama yelan karo wa ku saxan yahay dani
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 11 күн бұрын
soo asagii malaayiinta doolar xasan shiikh kursiga ugu gaday oo kadibna dabada haraantidii looga soo dhuftay garoowe la arag xun
@iraadomohamed9190
@iraadomohamed9190 11 күн бұрын
Deni unukaa leh ma rabo waa hore ayuu ka guurey
@frank77w
@frank77w 11 күн бұрын
Khilaafka badaad sheegtay. Aaway khilaafkii? Maxaa lagula hishiiyay? Ciyaarta meesha kala taga waa is fahamnaye
@CabduqaniMuxidiin
@CabduqaniMuxidiin 11 күн бұрын
Gacmeyow xaqiiqada ka hadal wacal been badan ayaa tahy
@kingmj5675
@kingmj5675 8 күн бұрын
Bal caqli xumada mooryaankaan fiiriya, Somalia 🇸🇴 kuesigeeda ma adigaa iska leh? 😂
@medovepenman
@medovepenman 10 күн бұрын
Wxay ila tahay inad siiwado daba dhaqa gurgurte
@khadraawiblogger7832
@khadraawiblogger7832 11 күн бұрын
Deni cidna kabaryimayo inu madaxwayne noqdo somalia matalaad ba lagu jooga puntland haday somalia kasii mid ahaanayso wa inay madaxwayne heshaa markeeda hadii la isku fahmi waayona xamarna xamar bay ahanaysa puntland na puntland magaca iyo calanka somaliyedna paking bay galayaan inta laga helayo heshiis wadar ogol
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 11 күн бұрын
somalida wala adoonsada gabi ahaan jahiliin waye somalida waa doqomo gabigeed Lkn mustqbalka ayaa dhow etobiya xakumiyso somalida sababto ah dad ficn oo sax ah manihin doqomo banahy somalida gabigeed waa dad maran somalida ninki u heysto somalida iney meel gareyso mahan
@Fowzia69
@Fowzia69 11 күн бұрын
DANI WAA SAXSAN t YAHAY QARANKA MA ISAGAA XUKUMO ISAGU DOWLAD GOBOLEED QARANKA HSM XAABSADE WAYDIIYA MIDA KALE ISAGU DOWLAD GOBOL AYUU AHAANAYAA WAXAANA OOGU JIRO DANTA SHACABKA
@MrOmarhajji91
@MrOmarhajji91 11 күн бұрын
Saeed uma qalmi hogaminta Putland iskabadaa Somalia. Hadii Putland isku filan tahay waa hore ayay kudhawaqi layeen Dowlad ayaga u gaar ah lkn reer Putland waxey u arkaan in Somalida ayaga un hogaamin karaan ayaga oo kafa'ideysanya kadaad sananta koofurta Somaia. Hagaagida ama dowladnimada Somalia waxey kuxiran tahay hagaagida koofurta.
@shariifcadow853
@shariifcadow853 10 күн бұрын
Bal dadkaan ma ogolo qof kle hormar gaaro putland ma waxaad la rabtaa sida xamar oo kle inay ahaato Tan kle Xasan sow ma ahan kii Ethiopia badasiiyay
@UbdirahmaanAbshirnuune
@UbdirahmaanAbshirnuune 11 күн бұрын
Dani waa siyaasi aan caqli buuran lahayn
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Xamse oo ka dhuuntay inuu ka hadlo boobka hantida shacabka.
3:08
Abdullahi Osman Farah
Рет қаралды 18 М.
Khiyaanada Wasiirada, Lacagta Puntland & Khilaafka Ceerigaabo!
12:06
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 62 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН