Dhabta I Saar || Saado Cali Warsame & Maxamed Aadan Shamuuri || HD +Lyrics

  Рет қаралды 63,086

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: DHABTA I SAAR/DHINACA I SAAR
EREYADA: ABWAAN YUUSUF MAXAMED MUUMIN
(YUUSUF YARE)
LUUQDA: MAXAMED AADAN SHAMUURI & SAADO
CALI WARSAME (AHUN)
RIWAAYADDII: YAA U WANQALAY WAKHTIGA?
(1986)
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah: • QAACI: KABAN XUL AH
2. Xasan Aadan : • Video
3. Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
4. Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
5. Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 25
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 3 жыл бұрын
Xasuus hobaladii Waabari mudan, Maxamed Aadan Shamuuri iyo AUN Saado Cali Warsame 🔥👍
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
ilaahoow labadaba u naxariiso.
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Yaa salaam hees Qiimo weyn leh Mahadsanid walalo #Qaaraam Allow kuu Naxariiso Mama Saado Cali Maxey wadaninimo god la gashay😥😓
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
🙏🏼 Aamiin.
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Heesaha an ugu jecelahay..xusus ano 10 jir ah dhageysan jiray.. ila hada ma ilaawin. Shamuri iyo sado two legends
@ackornayl
@ackornayl 3 жыл бұрын
Mahdsanid sida quruxda badan aad u diyaarisey aad waliba ereyada da'yartu garaneyn aad u sharaxday
@dalla112
@dalla112 3 жыл бұрын
Labada fanaanba Allaha u naxariisto Al fanaan Shamuuri goordhow Muqdisho ku geeriyooday
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 2 жыл бұрын
Mahadsanid. Midhaha heesta waad saxday..Hambalyo from Brussels.
@CAGMADHIGETR-ju4lh
@CAGMADHIGETR-ju4lh 4 ай бұрын
Ma sixin wuu khaldey
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Abwaanku igu da'da yaree ee riwaayad dhan sameeya isagoo Jaamada Lafoole bilaabay wakhtigaa bal qiyaasa intuu jiray waqtigaa ! Mahadsanid Qaraam Channel
@ackornayl
@ackornayl 3 жыл бұрын
18
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@ackornayl 19 jir dugsiga sare ayaa lagaga bixi jiray, iyo sanad shaqo qaran ah waa 20. Inuu 21 ilaa 22 jiraan qiyaasayaa waqtigaa. Mahadsanid waad soo dhaweysay.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
somali music my music is my heritage.
@ismaciilaxmed7238
@ismaciilaxmed7238 3 жыл бұрын
sida dhool guyoo da ay dhirtu ubaxa bixisoo dhulku wada dhalaalo xooluhu dhaleeno dhayda iyo subaggii dhitadii u taalloo dhalinyaradu joogtoo cajiiiiiib
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 Жыл бұрын
Erayadii Abwaan Yuusuf Maxamed Muumin {Yuusuf~Yare}
@CAGMADHIGETR-ju4lh
@CAGMADHIGETR-ju4lh 5 ай бұрын
Dhabtii waxan tirsanaa waa adi dhankagee
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Thanks Qaaraam
@sayidkifaaxsayid6386
@sayidkifaaxsayid6386 3 жыл бұрын
Rabi haa uraxmo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
radio mogadisho bandhiga iyo maanta markii soomali soomali aheyd" when somalia use to be soamlia"
@maxamedali8565
@maxamedali8565 3 ай бұрын
Yaa salam🎉🎉🎉
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
Somalia is destroyed very sad, and i understand nothing permanent.
@maxamedyusuf4567
@maxamedyusuf4567 Жыл бұрын
Bashir calanside
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 134 М.
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 95 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 284 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 71 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 221 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 73 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН