Qunyar Soo Soco || Xasan Aadan Samatar iyo Shamso Cumar Axmed || HD +Lyrics

  Рет қаралды 86,514

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: QUNYAR SOO SOCO
EREYADA: ABWAAN XASAN X. CABDILLAAHI (GANAY)
LAXANKA: XASAN AADAN SAMATAR
LUUQDA: SHAMSO CUMAR IYO XASAN AADAN
RIWAAYADDII: NINBA TIMO XAMAR OO HADDANA XIIR
(1979)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 63
@XamseCaarane
@XamseCaarane Ай бұрын
Af somali ay adag tahay dhalinyaradu maanta inay fahmaan ....... Afkenu wa dahabi aynu si wada jir ah u xifdino Oo yeynaan adeegsanin luuqadaha shisheeyaha
@CabdiXirsi-ch6kv
@CabdiXirsi-ch6kv Ай бұрын
Wa xaqiiqo Heestan waxa jecla nin heer qabridahare ahaa O la odhan jiray Qadri A/lahi kaad
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 6 ай бұрын
The wonderfull music we ever heard that many generations cant even expect make it the same.spiritual❤❤❤my godness
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 жыл бұрын
Nasab baad tahay erayo badan aaan fahmi wayey baad ii macnaysay wlal ✌️
@maxamedmaxamuudnuur5039
@maxamedmaxamuudnuur5039 9 ай бұрын
Waah waah maalmihii macaanaa iyo xasuus shamso cadey iyo xasan baasha dudsigyada sare
@dhuxulcalisiyad
@dhuxulcalisiyad 7 ай бұрын
Shiba iska dheh
4 ай бұрын
Qeydar hawrow,qayood foore leh ka qadhqadhiyow,manka quracaw
@user-qz1di1tc6o
@user-qz1di1tc6o Жыл бұрын
Waayo waayo dad waa dadkii hore allaw wadankeena nabad noogadhig
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 Жыл бұрын
Erayadii aqaan meecaad miigane laxankii baashe muse liga rabi ha u naxariisto dhamaantood
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
Heestaa xasan Ganey baa lahaa oo ruwaayada ku daray Kaneecana dheesha dheesha oo xasan iyo shamsa ah ayuu lahaa Boon xirsi iyo meecaad minigame 6da heesood ee kale iyo majaajilada iyo fikraday lahaayeen Majaajilo cajiiba
@CabdiXirsi-ch6kv
@CabdiXirsi-ch6kv Ай бұрын
Qadri A/laahi kaad wiilki reer Qabridahare heesti u jeclaa
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Manka Qudhacoow Waa sidaa gudhuuyahay reer xamarkii
@GorGor2023
@GorGor2023 7 ай бұрын
Heestan kama dhargo dhagaysi geeda Laxanka iyo musiga lagu laray baa cajiib ah 🫡
@diiriyemaxamed8823
@diiriyemaxamed8823 5 ай бұрын
Walahi beentaa ma,ahan oo anigaba kama dhargo heestaan mawalbo waan dhageystaa o kamaxiiso ❤
@GorGor2023
@GorGor2023 5 ай бұрын
@@diiriyemaxamed8823 Aaaad iyo aad rageeda 🫡🫡🫡
@abdirisakmohamedahmed.7419
@abdirisakmohamedahmed.7419 3 жыл бұрын
Riwaayada magaceedu wuxu ahaa "nimba timo xarar oo hadana xiir"ee xamar maaha
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Abdirisak Mohamed armeey walaal tahay "Xamar" halkaasi oo laga wado "Ninba Tima Xamar(Caseey)". Waa qaabka aan waraysiyo badan ku arkay Boon Xirsi iyo Meecaad Miiggane oo iska kaashaday riwaayadda, laakiin anigu ma soo taagnayn riwaayadda oo ma odhan karo waan hubaa. Soo dhowoow sxb, waana kaaga mahadcelinayaa commentigaaga.
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 3 жыл бұрын
oo meycaad nin la odhan jiray lahaa
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
Timaha Lama Xararo Ee Waala Xamraa, Cilaamiyaa ama Caseeyaa..... Siduu Uqoray Magaca Riwaayadu Waa Sax...Ee adaa Wax Kale la Yimid meesha
@Bidixo
@Bidixo Ай бұрын
​@@qaraamchannellegends
@SuperKahin
@SuperKahin Ай бұрын
Iska sax ninba tima xamar weye
@Bidixo
@Bidixo Ай бұрын
Organic ❤❤
@ramsiimmc5337
@ramsiimmc5337 2 жыл бұрын
Asc QARAAM CHANNEL sxb aan ku saxe heesta Qunyar soo soco Xasan Ganey maaha ee waxa iska leeh AHUN MECAD MIGANE Waxay ku jirtay Riwayadii Ninba Tima Xamar oo Aay wada sameyeen MECAD MIGANE IYO BON XIRSI AHUN LABA DODABE. Mahad sanidin.
@osmanabdulle3166
@osmanabdulle3166 3 жыл бұрын
Heestan ciwaankeeda ha la bedelo. Heestan waxaa wada jir u sameeyey Boon Hirsi iyo Meecaad Miigane.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Riwaayadda iyo heesaha qaybta ka ah ha isku khaldin wll.
@smiledon77
@smiledon77 Жыл бұрын
love legd xasan shamso alla yarxam
@mohamudbullemohammed3932
@mohamudbullemohammed3932 3 жыл бұрын
Waqti baan u soo joogay,waayuhu wuxuu iigu simey inaan dhadhanka, nuxurka iyo farshaxanka heesta ku dhuuxo, garasho, dareen iyo sawir qurxoon oo aan ku muudhsaday sugaanta ku naqshadeysan farshaxan is huwan oo la hadlaya asalka dagaanka, dabeecada, dareenka qalbiga iyo dhaxalka isirka iyo shaqsiyada Somalinimada dad jiraanu aheyn walee, waa fan u baahan in loo nooleeyo si waafaqsan casrigaan si dhalinteena dhaxalguurku ku dhacay loo hido celiyo,
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Sidaa weeyaan waad tiri mahadsanid
@XamseCaarane
@XamseCaarane Ай бұрын
Qalbiga ku salaamay sxbkayga dareenkisu noolyahayow 🙏
@mohamudbullemohammed3932
@mohamudbullemohammed3932 Ай бұрын
@@XamseCaarane Mahadsanid walaal
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 6 ай бұрын
Do you know whos the giutarst bianist drums❤my heart freezing
@user-xg3xr9cz1l
@user-xg3xr9cz1l Ай бұрын
Kaariye
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi 7 ай бұрын
Waayo waayo
@bankatuuyo321
@bankatuuyo321 2 жыл бұрын
Quluub bixiyihii oow( mind blowing )
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
“ Ninba timo Xamar “ waxaa wada alifay Meecaad Miigane iyo Boon Xirsi lkn waxaan filayaa in Xasan Ganey iyo Muxumed Maxamed Kaneeco ayana wax ku dareen oo ay heesaha gaar ahaan wax ku lahaayeen Anigu live ayaan uugu daawaday Golihii Murtida iyo Madadaalada ee Hargeysa lkn waan yaraa oo wax badan kama sii wada xasuusto
@hashiabdulleabikar3181
@hashiabdulleabikar3181 Жыл бұрын
😊😅😊😊😊😊😅😊😅😊😊😅😊😊😊😊😊
@hashiabdulleabikar3181
@hashiabdulleabikar3181 Жыл бұрын
😊
@hashiabdulleabikar3181
@hashiabdulleabikar3181 Жыл бұрын
😊
@hashiabdulleabikar3181
@hashiabdulleabikar3181 Жыл бұрын
😊 10:43 😊
@SuperKahin
@SuperKahin Ай бұрын
Xasan ganey hesaha qar bu ka sameyey mudane
@xabiibwadani5791
@xabiibwadani5791 2 жыл бұрын
Manka Waxaa dadka qaarna u yaqaaniin qadi
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 Жыл бұрын
1.Qoofal 2.Seeto 3.Dabar Sedexdaa magac farqiga u dhexeeya yaa ii sheegi karaa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Seeto iyo dabar wa isku mid qoofal na waa isla dabar lkn ka sameysan harag
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
Qoofal waxaa loo isticmaalaa Qoorta, Seetaduna waa Xadhiga lugu xidhay neefka oo lagu giijiyo ama xoog loogu dhuujiyo, dabarkana waa iyadoo aan xadhiga lagu giijin ama dhuujin neefka
@Hello_IamHere
@Hello_IamHere 2 ай бұрын
Seeto deegaankayga waxa looga yaqaan xadhiga Geela lagu dabro.. Dabar: waa xidhista labada cagood ee hore neefka geela ah ama fardahaba la xidho.. Qoofalku isagu waa qoor xidh
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 9 ай бұрын
Sixid laxanku waa cabduqadir muse
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 6 ай бұрын
🌻💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌳🌳🌳🌳🌳🦋🦋🦋iftiii..ma.bixiyaaan.geedo
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Guluuub/byxiyiyo🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎇🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🥀🥀🥀🥀🥀🌾🥀🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌺🌺🌺🌺🌺🥀🥀🍂🍂🍂🌼🌼🌼💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐intuba/bixiyeeeen
@s-hayna6421
@s-hayna6421 Жыл бұрын
www nice song oooff caleek
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Riwaayadaas waxaa lahaa bon Xirsi iyo meecaad miigane
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
waa maqlay in bon xirsi wax ka lahaa, laakiin waxaa la isku raacsan yahay Miicaad inuu Xoogeeda lahaa..
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Una/jeeedo/qabiil?boqor/iwm???tilmaamo?sarbeeban
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Mahad.sanid...qarami Halka..kawada..oroginalka..hesa
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Jaaahilnimo.cadow
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
💐👈👈👈🌤🌤🌤🌤🌤🌤👁🌼🌼🌼🌼🌻🌻🌻🌼🌼🌼🌼🌼🌻🌻🌻🌻🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾👈👈👈👈👈👈
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 жыл бұрын
Xasan aadan samatar libax libax dhalay boqorka kaynta sumal baraar uma eka
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Yaasiin aburaas
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
📛📛📛⏰⚕️⚕️guruub...bixiyiyo🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀💃🌍🏃🏾‍♀️👈👈👈👈👈👈
@abdirahmanmohamed593
@abdirahmanmohamed593 3 жыл бұрын
Heestan waxaa laahaa abwaan maxamud soofe kaneeco
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
🌴Timur?madheedh??📊gulub📊bixiyiyo📊??gulub.jirjirole📈💚💙💜🖤🤍♥️midabo/sabab/abwaan./yidhi/xaqiiq/fasir/adigu?gabey.buraanbu.tixraax.islamarkana??!baafhitaanka/dhulkaagahooyo.bilow/xaqiiq/qarsoon????
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Tixraaac.male,/daakeenu???qaaaanso.rooboo⛈️⛈️)qeybo?midabo/leh>📊📊📊📊📊📊✓✓✓
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 212 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 441 М.
Sidirigam! (1974) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
6:22
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 217 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 181 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 609 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН