"Dhamaan xuduudihii Somaliland cidhif ilaa cidhif imtaxaankii uu ka soo dhamaaday"Guddoomiye Daa'uud

  Рет қаралды 2,857

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 13
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 3 ай бұрын
Shakhsiga laf-dhabarta iyo udub-dhexaadka u ah horumarka waxbarashada qarankan somaliland, culaysyo badan oo kusoo maray xafiiska imtixaanaadka wuxuu kaga soo gudbay Samir, dul-qaad, waayo-aragnimo iyo aqoonta qarankiisa oo uu hir-fog in uu gaadhsiiyo la rabay, allah swt cimriga caafimaadka iyo aqoonta ba ha u barakeeyo Haybadle Daud Ahmed Farah Gadhweyne
@RahmaYousuf-lg6qz
@RahmaYousuf-lg6qz 3 ай бұрын
Lasanood kawarama imtixaanka maka soo qaadeen. Cidhif ilaa cidhif.
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
Wasiir wax cunis badanidaa miyaanad la socon in cameridi ku hayso.waalagu bedelayaa Insha allah.
@Moh_media45
@Moh_media45 3 ай бұрын
Gadh weyne😂😂
@muqiirsalmaan
@muqiirsalmaan 3 ай бұрын
gadh bilaash
@daljireali4783
@daljireali4783 3 ай бұрын
Xitaa ka garka wayn waa been socota uun😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Wadadina faqashay aya ibna xaraamiin ah
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
Gadhkuu kuso gaabnya
@daljireali4783
@daljireali4783 3 ай бұрын
@@maryamdirie6842 xuduudaha somaliland ee imtixaanku ka dhacay waa kuwee?
@MATAANSICIID
@MATAANSICIID 3 ай бұрын
WASIIRKU CUNIS BADANA AFKA IYO GACANTA KALA SAARI MAAYE😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
Beenaale beene laa tahy Muuse hor gal Adiga iyo kuwa kulma mid ka ah waa lasoo taagaa maxkamad
@ahmedadem9102
@ahmedadem9102 3 ай бұрын
Muuse iyo horteedba wuu joogay, illaa Madaxweyne Cigaal AHN ayuu haystay 😂😂 1999, la qabso markaa waa waaweynka dawlad kastoo timaada😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
@@ahmedadem9102 waxuu doono ader ha aahaadee De beentu waa xaaraan Laascoond oo.maalin cad lagasoo saaray buu leeyahy gees ilaa gees itixaanba ka dhacay
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 168 М.
Goob akhris oo haweenka u gaar ah oo Hargeysa laga furay
8:56
MM Somali TV
Рет қаралды 1,1 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН