DHAMEEYEY GURIGII XAALI VIDEO GAAN BAA UGU DANBEEYA GALAADI XAASID BADANAA OO XAN BADANAA

  Рет қаралды 42,705

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

2 жыл бұрын

KHALIIFAD MMS DULQAAD BADANAA REER GALAADI XAN IYO XAASIDNIMO BADANAA

Пікірлер: 270
@hodanmohamed4751
@hodanmohamed4751 2 жыл бұрын
Marka ilahay qof kuu soo diriyo waa iska saas Yaa Kareem meel kasta adoon kaga ku caawi.❤❤❤❤❤❤❤
@kowsaryasir1592
@kowsaryasir1592 2 жыл бұрын
Allah guri janada hkugu badalo iyo farxad Maamo❤️❤️Maasha’allah wlee qof nool baad tahay oo qiimo badan
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
Jazaaakallah khayr Illaahay guri janada hakaaga dhizo. Shaqo wanaagsan baad qabatay reer galadi odhan adaa ka fiican walee... cadowga Allaha kaa qabto xaalina cimri ay kunoolato iyo caafimad Allow sii
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 2 жыл бұрын
Ilahay janada guri hakaaga dhiso amiin
@walaalahadaacadaahchannel3128
@walaalahadaacadaahchannel3128 2 жыл бұрын
Amin
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 2 жыл бұрын
Allow say ugargartay ku caafi ayaa rabi mam
@idahabamohamoud7262
@idahabamohamoud7262 2 жыл бұрын
Aad iyo aad bad u fiicantahay kheyr badan allaha ku siiyo jizadada Janatulfarowsa allaha ku siiyo Walal
@Candyg14
@Candyg14 2 жыл бұрын
Mashallah mama malyun finally you are finished with the house and the house is beautiful. Yes hali will fell off the bed better she sleeping with mattress on the floor good idea. You did amazing job mms Allah bless you.!💙💙💙👍👏👏👏🙌
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Masha Allah Good job
@khadrafarah6183
@khadrafarah6183 2 жыл бұрын
Mashallah abayo
@fanaxmaxamudcali5786
@fanaxmaxamudcali5786 2 жыл бұрын
Mansha alaah maamo sifiican baayeeshay
@sabaaxahmed370
@sabaaxahmed370 2 жыл бұрын
Ilaahay janadii fardowsa haku geeyo ifkan farxad Ku dhamayso
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Masha Allah maama Allah ajar iyo xasanaad haka siiyo Kuwa cadowga kugu ah Allah haka qabto Maama Alla haka farxiyo❤❤
@anisaabdalla1678
@anisaabdalla1678 2 жыл бұрын
Queen 👑 MMS you are very very nice May Allah bless you and your family ameen yaa ALLAH 🙏❤️
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 жыл бұрын
Asc mashallah illah ha ku caawiyo eedo malyuun wax weyn baa u qabatay illah subxaanallah watacaalaa waxaa jeceshay kuu sahlo 🎉🎉🎉❤️❤️❤️
@hodoabdirahman9438
@hodoabdirahman9438 2 жыл бұрын
Dhag haw dhigin xasadka maamo Allah khayr hakuugu badalo🙏🏾
@fouziasheikh8190
@fouziasheikh8190 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah jazakaallah kheir
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Ajaar allaah ha Kaa siiyo janatul firdowsa allaah ha diidiin ku badalo adiga iyo dadkii caawiyay xaali
@aminaosman1029
@aminaosman1029 2 жыл бұрын
I hope she appreciates what have you done for her, subhanallah may Allah swt reward you for helping her.
@walaalahadaacadaahchannel3128
@walaalahadaacadaahchannel3128 2 жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo walaal
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
Manshala allaha mama malyun ajar alaha kasiyo maskinta dabaysha iyo dhaxanta kaxaraysay 😍😍
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Masha Allhh masha Allh 💖💖💖 MMS nolow kheerr badan allhku siiyo waaka duceysatay xaali miskinta 👍👍👍👍👍❤️
@nasraahmed9783
@nasraahmed9783 2 жыл бұрын
Masha'allah mama Maylun waad asturtaye alle haku asturo
@saaramohamed3472
@saaramohamed3472 2 жыл бұрын
Mashallah alle haku barakeeyo maamo malyuun qof caqli u saaxib ah ayaad tahay guuleyso eedo labada daaroodba🥰❤❤🥰
@safiabarise5434
@safiabarise5434 2 жыл бұрын
MashAllah Ajir iyo xasanaad Allaha kaa siiyo
@walaalahadaacadaahchannel3128
@walaalahadaacadaahchannel3128 2 жыл бұрын
Amin walaal
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 2 жыл бұрын
You did an amazing job queen mms 👏👏👏👍👍👍🙏🙏❤❤❤ may Allah bless you and protect you mamma ❤❤❤🙏🙏🙏 so now come back home to usa and stay away from those horrible people dawon their 😡😡
@fardowsaaden7417
@fardowsaaden7417 2 жыл бұрын
Queen MMS Waan ku salaamay in badan Waxan rabaa in aan kula soo xiriiro Wasp kaga maheli ka raa
@hawahaji6087
@hawahaji6087 2 жыл бұрын
maansha Allah guri jano Illah hagugu badlo amiin.
@Lakibyusug
@Lakibyusug 2 жыл бұрын
Maansha allah alle gurigagavadna guri jano hakagabdhigo
@leylaabdullahi2829
@leylaabdullahi2829 2 жыл бұрын
Mama Malyuun daaradana shamiinta uga dhig ilaahay ha kaa jizaai siiyo🤲
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 2 жыл бұрын
Masha allah Alle guri janada hakaga dhiso mammo malyuun
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 2 жыл бұрын
Wow! Nicely done 👏👏
@sadiaabdulkarim5567
@sadiaabdulkarim5567 2 жыл бұрын
Daaha birta I ugu dhaji yuu kasoo fuqine
@hani8826
@hani8826 2 жыл бұрын
Masha Allaah. Alle haku siiyo Ajarkeda aduun iyo aqiro alle haku gu dhowro.👍🌹♥️♥️🌹🇸🇴
@ubahmahamud9046
@ubahmahamud9046 2 жыл бұрын
Mashaa allah ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo Mama Malyuun waa qof qalbi fiican galaadi xaali darteed baa laguu geeyey alle baa ku diray waad ku qayraysaa caawin teeda
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
M.a mama rabbi ha igu simo ina san cml io kasi bdn miskin ucaawiyo😪🤲🥰
@fardowsaaden7417
@fardowsaaden7417 2 жыл бұрын
ASC Queen MMS mahadsanid sidaa ucaawisay xaali
@basrahassan5058
@basrahassan5058 2 жыл бұрын
Maashaa Allah. Allah ha kaa abaal mariyo wll.
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 2 жыл бұрын
Mansha/Allaha ajir Allaha kaa siiyo laakin dhulka lama seexan karo kor oogu qaad Firaashka, biyo badan u dhig
@farmamuur6316
@farmamuur6316 2 жыл бұрын
Ma sha allaah illaah ha ku barakeeyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 guri qurux badan thanks 😊 mms 🥰❤❤❤❤✌
@sahrafiidow8229
@sahrafiidow8229 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Illaahey kheyr Allaha kaa siiyo
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAKU AASTURO
@deqaaxmed3720
@deqaaxmed3720 2 жыл бұрын
M.a ajir iyo xasanad allaha kasiyo
@boqolleeyxassan2471
@boqolleeyxassan2471 2 жыл бұрын
Jazaakumullah kheyr mamo wlh qofka haduu miirkiisa taam yahay qofka caawinaayo laguma diri karo oo qofki uxun iyo kii uwanaagsan wuu kala yaqaan xaalina xaqa alah garadsiiyo adna cadowga allah kaa qabto waxaan ka baqayaa markaad kasoo laabato iney kala baxaan guriga
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 жыл бұрын
Maasha Allah Shaqo fiican baad qabatay جزاك الله خيرا Labadiinaba Allah ha idiin kaalmeeyo
@fardowsashiikh1217
@fardowsashiikh1217 2 жыл бұрын
Jizakallah kheyr mama malyun
@Iftiin501
@Iftiin501 2 жыл бұрын
Masha allah Allah ha ku barakeeyo muma malyuun sanduuq ay dharka ku xeraysato u iibi.
@aminafarid3521
@aminafarid3521 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah, Allah khayr xasanaad hakaa siiyo .... aniguna waxan Allah kaaga baryayaa hortaada iyo harertadaba farxad Malyuney, farxad baan la ilmeeyey, adunyadana Allah hakuu nimceyo, aakhirana Jannatul Firdowsa haku geeyo walashay
@aragsan3152
@aragsan3152 2 жыл бұрын
Masha allah guuleeyso mama malyuun
@zhugrizhacni7187
@zhugrizhacni7187 2 жыл бұрын
Masha allah mama malyuun ale jano fardusa guri ha kaga dhiso
@sureyaxarbisalax6226
@sureyaxarbisalax6226 2 жыл бұрын
Keep going mms Queen👑 mms farxad ku nolow
@faadumohassanhassan5148
@faadumohassanhassan5148 2 жыл бұрын
Mansha alaaah ilahay xafiido
@sharifaibrahim6659
@sharifaibrahim6659 2 жыл бұрын
Masha Allah jisakallah qeer. Madama aad tubo ugalisay gedana ugutala
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
Mansha allah walaxawla walaaquwati allayaa barikfi illahay ajariyo xasanaad aandhamaan hakaasiiyo awlaada illahay hakuugu xiftiyo shariyo sheeydaan ba illahay hakaaga deyro abooyo waxfiican baa illahay ku haleelsiiyey anaguna wanu ku faraxney xaalina illahay haku xafido aamiin yaarabi ♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️👍
@dhalinyaradasylcomeback1044
@dhalinyaradasylcomeback1044 2 жыл бұрын
Masha'Allaah Masha'Allaah ♥️
@amalhassan7383
@amalhassan7383 2 жыл бұрын
Masha Allah you are a hero mum malyuun
@samasiamohamed2797
@samasiamohamed2797 2 жыл бұрын
Maamo malyuun walee Waa Ina adeer fiican ilaahay khayr ha ku siiyo
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 2 жыл бұрын
Masha alaah ilahey ajir hakaa siyo
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
Mashaa Allah 🥰🥰🥰💗💗💗💗
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 2 жыл бұрын
Khayr allaha ku siiyo🥰
@fardowsaali8791
@fardowsaali8791 2 жыл бұрын
masha allah hooyo jazakalah❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 жыл бұрын
Mashallah mom malyuun qeyr Allah ku siiyo
@sahrahussein1804
@sahrahussein1804 2 жыл бұрын
Asc mama maylun, inadeer! Mashallah Queen good job! 🤩You are an inspiration, keep doing the good lob. Dont ever stop what you are doing, dont listen to all the haters anywhere, Somalia or Internet. May Allah bless you for all this and I pray for goood health to Xalii and everyone. Big fan from Oslo, Norway❤️❤️peace and love 🥰🥰🥰
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 жыл бұрын
Mashaallha tabaraklha mama malyun dabikada allha dhafo amiin
@sadiaabdulkarim5567
@sadiaabdulkarim5567 2 жыл бұрын
Masha allah mms guuleyso waligaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mashaaaaaaalah.irdaha.aswwhasheegin hooshoos noloshay qifat hadan wax uqabto ileenay khayr waa laiska badaiyaa aqoon waa lakalabadiyaa wax tar iyo dadnimo waa lakalabadiyaa iyo diin iyo fariidnimo. Qifba qofbuu kabadiyo haugu daro lama yaso hooseeyo waa un adoo kale taqwi iyo rabi kabaq basaa lays dheeryahay qabiilaan la is dheeraynee iyoiyo.
@nimcoahmed8804
@nimcoahmed8804 2 жыл бұрын
Manshaaallh ilaahy khari baadan haku siiyo mamo malayun mahadsanid
@abladudi8374
@abladudi8374 2 жыл бұрын
Manasha allaha guuleyso sister 👍 job
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 2 жыл бұрын
Mansha.allah Allah haka ajarsiiyo mama malyun
@abdiqaniabdikarimali2400
@abdiqaniabdikarimali2400 2 жыл бұрын
Masha allah wa marki ugu horeusay od wanag sameyso allha ka ajar siiyo
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 жыл бұрын
Walaahi waad ka duceysatay habo jizaik Alaah!
@dhalanboqortooyo9946
@dhalanboqortooyo9946 2 жыл бұрын
Mashalhhhh mama malyuun ilhy adoon iyo aakhira haku guuleyo
@sakiyoabdulkadir9136
@sakiyoabdulkadir9136 2 жыл бұрын
Maansha allah mama malyun waa dadaashay ajar allaha kaa siiyo
@fatumaabdirhaman5542
@fatumaabdirhaman5542 2 жыл бұрын
Masha Allah congratulations new house 🏡❤️❤️
@aishoabdirashid4725
@aishoabdirashid4725 2 жыл бұрын
ماشاءالله مام مليون بارك الله خيرا
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah mama shaqo fcn qabatay alaha ajar xasanad hakasiyo
@fadumofarah6994
@fadumofarah6994 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH JAZAAKALLAHU KHEYR MAMA MALYUUUUN
@abiibc78
@abiibc78 2 жыл бұрын
masha allah ................................................ jiiif wacanna ugu dar walaal mahadsanid---- kheyr allaha kaa siiyo ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Masha Allah. Hayakumallah malyuuneey
@araweelloabdi1861
@araweelloabdi1861 2 жыл бұрын
Masha allah mama malyu n ajar iyo xasanaad allah hakasiyo ee mama malyun gadaadi wa tulo ee diri dhawa kawaran wamagaalo somaliyed oo qurux badan
@yusrainamaxamed7424
@yusrainamaxamed7424 2 жыл бұрын
Mashallha mamo waad dadaaashay ❤❤❤❤
@user-ls5ed6hw7s
@user-ls5ed6hw7s 2 жыл бұрын
Masha allah 👏👏💕
@nawaalabdi5516
@nawaalabdi5516 2 жыл бұрын
allaaha ku barakeyo
@summerflowers4616
@summerflowers4616 2 жыл бұрын
You did great Job 👍🏻 MMS
@zahraahmed7361
@zahraahmed7361 2 жыл бұрын
Qeer allaha kaa sito. Amiin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Jano aakhiro iyoduni nolol wanaagsanmbaad kuheli.asww waa khadraaaaaaaycaday qiimobadanquruxgabadha.mashaaaaaaaaaaaaalah.asww
@fay6834
@fay6834 2 жыл бұрын
Maasha Allah Abaayo illaahay Ajar hakaa siiyo, inkastoo aan ka jeclaan lahaa inaadan soo duubin wixii aad dar illaahay u dhiibato, Tan kale xaasid isagaa is xasday Ee illaahay inta xun kuma tuso Insha'Allah, Qof walba wuxuu geysto buu heli, noolow mama malyun 🥰
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 2 жыл бұрын
Msha allh maamo malyuun HBO jazakallah 🌺🦋😘 Xaalina waan jecelnhy ilaahy hadhowro
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 2 жыл бұрын
Masha Allah 🤲🏿😍🙏🏾👑👑
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 2 жыл бұрын
Masha allha MMS ha u jooshin janaa shaqaysata. Dadka ku dhibaya waa ree miyi
@barlin1622
@barlin1622 2 жыл бұрын
Maska Allaah guuleyso walaal Caruurtaada Allé bastu ha kasta dhigo iyo muslinkaba
@suadmire7450
@suadmire7450 2 жыл бұрын
Asc manshaallaah sister jisadaada jano allaha ka dhigo amiin amiin
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakah
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 жыл бұрын
Jazakallah qeyr
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 2 жыл бұрын
Manshllah tabaarkallah alle ha kaga ajarsiiyo
@susuhassan2928
@susuhassan2928 2 жыл бұрын
Mama Malyuun waxan ku jeclahay wa fariid ilaahay ha ku hafido indr adi iyo intaa ka qab qadatay guriga Xali Ilhaay khayr iyo xasanad haka siyo 🙏🏽💕💋
@jamilomuhidin5423
@jamilomuhidin5423 2 жыл бұрын
Masha Allaha Allaha jaza Allaha kaga dhigo
@fadumomohamed6459
@fadumomohamed6459 2 жыл бұрын
Ilaahay qayr haku siiyo maamo we love u
@caasha93
@caasha93 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jasakalahu kheer
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 жыл бұрын
Masha alah camilalkaaga ikhlaas ilaahay ha kaaga dhigo cidna ha u joojin
@jawajama9389
@jawajama9389 2 жыл бұрын
Mama malyun allaah haku barakeeyo masha Allah
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 2 жыл бұрын
Maashaa alaah alaha kaa joseeyo wanaaagaa sameesay
@fatimahassan6138
@fatimahassan6138 2 жыл бұрын
MashallAh. Jazakalah
@ubahhabiibali9129
@ubahhabiibali9129 2 жыл бұрын
Masha alaah mama malyuun waa qof qabi wanaagsen
@gabdaaogushidangabdhaa545
@gabdaaogushidangabdhaa545 2 жыл бұрын
M.a mam Alha ku barkiyo
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
MAMA MALYUN IYO GEESIYAD XAALI MAXAMUUD WARSAME ALI FEER
17:03
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 111 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 17 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН