Candho calaseey gabdho lee ku dhex jiraa uu dhali karo waa oday qabiiliste ah oo baabasan hortiis Alaha ka siiyo Aamiin nimanka wuu ka cararaa naaguhuu la kaftamaa kkkk yaab
@zakariyasharaf40434 ай бұрын
Gabadha way habaran tahay hooyaded ayaa habartay been bay iga sheegtay Aisha ayay tiri mamada Cabduqaadir Royal aya waresanayay mamada raadiya waresiga mamada Aisha
@abdiyusuf79494 ай бұрын
Dahir calisow waa munaafiq qof xaasiiska dubaya ma jirto gabadha aad bey u khaldatahay qof kasto ee la xariira Dahir calisow waa munaafiq gabadha waxay sheegeyso waa been 100 kiiba100
@HYSh20234 ай бұрын
GABADHA DNA HALAGA QAADO HADDA WAXBA LAMA INKIRI KARO.
@Ayan-le4hb4 ай бұрын
ANIGU WAXAAN U BAXSHAY DAMIIRLAAWE CALASOOW WAA SHARKA SOCAIL MIDEAHA DULI OO DHANA ISAGAA SHAYDAANKU U XIL SAARTEY SHAQO TII UGU XUMAYDNA WUU KA HAYAA KUWA LA XIRIIRAAYAANA IYAGUNA WAA LA MID DAD SHARAF LEH DAMIIRLAAWE LAMA XIRIIRAAN .
@HYSh20234 ай бұрын
DAAHIR ISKU DILKA CUMUR MAXAMUUD AYUU KA SHAQEEYNAAYA EE GABAR AXSAAN UMA WADO.