QISADA FARTUN HAPPY "MASKAXDEEYDA MAJOOGIN OGAAL MALAHEEN, MARKII LI MEHERSANAYAY" FIKIRKAN YAA LEH?

  Рет қаралды 27,016

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 252
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/bXPEhpmEf9qke6c ASXAABTEEYDA CHANNELKA CAAFIMAADKA AAN UGA HADLO WAA KANAA SOO BOOQO KANA FAAIDEEYSO, SUBSCRIBE SHARE IYOLIKE-TA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!
@Haaltraders
@Haaltraders 2 ай бұрын
Wcs naciimo walaal xaajigeyga ayaa kastarol kudhacay ee maxaa u roon oo aan siiyaa saliida se malasiin karaa barakilaah
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي
@مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي 2 ай бұрын
Wa run walhi waliba intay dowladeni burburtay 90%hoyo unba ilmo koriso in la is ja ifeyo maficno qof nolol wadgten hada kala dhamaten iska ilowda fican ilahana qurankisa nogu shegy(وَلَاتَنْسَواَلفَضْلَ بَينَكُم)
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 2 ай бұрын
Masha aalh beautiful speech if she wants to listen to your Advice
@احمد-م9ص
@احمد-م9ص 2 ай бұрын
Abaayo naciimo waan ku salaamey wixii lagu xishoon jireyayaa lagu faanaa ilaahow na astur
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 ай бұрын
You got the point gurigaan reerkeda kudhex jira
@dekaosman7483
@dekaosman7483 2 ай бұрын
Wlhi wa ceeb gabadha waxa igala darneyd walashed ka weyn o ag fadhiso o yac dheheyn ilmehe walidka u tahay iyo wilki dumashiged aha ana ka xishon fartuna wee fududatay
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 2 ай бұрын
Miir keda ma joogin Sababto ah jecel ba hayay 😂😂😂😂😂 naagihi Somalida sheeko kale oo cusub ee la so baxeen 😂😂👏🏽👏🏽
@Abdi123m6
@Abdi123m6 2 ай бұрын
Arintaa waan is waydiiyay gabar aan ogolansho laga hayn see loo mehersan karaa
@yasminadan7394
@yasminadan7394 2 ай бұрын
Mahadsanid abaayo sidaad munkarka iyo faaxishada uga hortagtid xaqana ad u cadeysid allaha ku dhowro aamiin
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aamiin mahadsanid walaal Yasmin, Allaha ku xifdiyo!
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
Malaysia U Tubers badan aa ku nool weli ma arkin qof qabyaalad iyo qurun ka shekeeyo aan ka eheen Fartuun Happy 😢😢😢
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
somaahan benta maahan fartun wey cebeyse ilmaha ayey sharafta ka qaday ilen hadow wey arki donan waxane intey is dheheyso sanka cebey bey ayada sharafteda dhulka la gashay .naagaha nocan raga somaliyed haka firsadan Gurkoda
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
@@ardhoyahmed6189 Abaayo qofka waa kuugu xuman karaa calafka waa dhamaan karaa laakinse ma qurxoono privacy kaaga in aad public keentaa. Maxeey ka faaidaan gabdhahaan aana ceeb ka eheen iyo is bah dilid. Allow ceebta astur ceeb ma asturnee. 🤔🤔🤔
@fartuunadanmohamud9845
@fartuunadanmohamud9845 2 ай бұрын
Masha Allah Abaayo waxaa tahay gabar bulshada waxtar u leh qaali
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@AhmadMuhammad-lo6ih
@AhmadMuhammad-lo6ih 2 ай бұрын
Asc abaayo naciima aniga ahaan iney iska aamusto aa ka sharaf badneet ilaaheey ceebaheena ha asturo iyo ceebaha Muslims muslimiinta dhamaan SaaS aa ajir leh maadama ku qanac saneet saan waa qalad happy ey isku ahaayeen maashaa Allah aan dhihi jiri laakiin markii lakala tagay xumaan waa laga roon yhy ceeb caleekum
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Haa sidaas ayaa u wanaagsaneed, ninka kalee caruurta kaqaatay kumaysan raagin kahadalkiisa!
@-zahraabdalla969
@-zahraabdalla969 2 ай бұрын
كلنا مرينا هذا الظروف الدنيا كانت يوم عسل يوم عسل لا تتكلم قدام الناس اسرار زوجك
@abdirahman1618
@abdirahman1618 12 күн бұрын
ايه. والله
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 2 ай бұрын
Walee dumarki dhaqanki iyo diinti iyo xishoodki waa ka tageen in ilaahey unaxariistay mooyee yaa rabi salim salim
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 2 ай бұрын
Masha Allah walahi taasa ben ahen waxaana hadaanan umada lagawacyikalinina saas iyo kadana bulshada kufaafeso ookudayaneso
@HamdiIbrahim-t5o
@HamdiIbrahim-t5o 2 ай бұрын
Gabadhan saxibtinimada rerkeda aya baabisay wax walbo o nafteda ah munira e hoyaded lawadagi o sir i ahaa rerkeda sida ninka hore ay shegtay in haben e malin lahadasha walashed .....ceeb maahn in rerkada saxib kunoqdan lkn is aruri waxyabah kugaar ah lahaw ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Guri aan madax banaani haysanin madhaqmaayo!
@HamdiIbrahim-t5o
@HamdiIbrahim-t5o 2 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee aaahey guurka dambe hakafakrto i.a mid qeer qabo Allah ugadhigo san daremaya weyxanunsanta yaani suxdin e waxa qabta madax xanun fara badan ma abuse ninki hora wilkan dambe san aragnay wil fcn o guriga howshisa kacawiya ayu aha shaqa laantana ceeb maahn mesha wa nairobi umada shaqa laanta ubadan youtube shaqa ayu u aha astaqfirullah waxan qalday
@fartunabdi4076
@fartunabdi4076 2 ай бұрын
Yaraan iney aheed ayaa Usabab ah
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 2 ай бұрын
Subxaan Allah,,it's so true 👍
@naimoabdirahman2083
@naimoabdirahman2083 2 ай бұрын
Bismillaah ceeb badanaa waxas inee qarsatee aheed hadeeba dhacday ileen waa waxdhafay
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 ай бұрын
Aad iyo aad run badnidaa naciimo masha allaah 🥰🥰🥰🥰
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh xishod maaleh
@safiabdi2536
@safiabdi2536 2 ай бұрын
Mashalah Nacimo Cadey runley a-laah hakucafido❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aamiinn shukran!
@Hafsamuse85
@Hafsamuse85 2 ай бұрын
Masha Allah waano iyo talo xigmadeysa Allah ha kubarakeyo ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid Hafsa Allaha ku xifdiyo!
@WardaOsman-xs3tv
@WardaOsman-xs3tv 2 ай бұрын
Asa abayo wa ku salaamey Ilaahey ha na asturo gabdhaheena baryahan calaacal aa ka soo harey nolosha waxey ku fiicantahey in aan wax kasta banaan ka la dhigin. Gabar aan maskax laheyn ma mehersami karto hadey u soo dhabar adeygtey reerkeeda hada uma baahna iney public ka dhigto
@nasraabdullahi8588
@nasraabdullahi8588 2 ай бұрын
Suxaanalaah a aah aaladaan sharkeeda Allah hanaga qabto wabilaw
@malyunmowlid7138
@malyunmowlid7138 2 ай бұрын
How I wish I could have give u a thousands likes
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal saas ayaad igu siisay!
@ubaxosmanmohamed7972
@ubaxosmanmohamed7972 2 ай бұрын
Masha allh naciimo walee hooyadaa kuguma qasaarin masha allh masha allh Xaqa haka gamban geesiyat ayaa thy safarki muniiro waalagu qasaaray ayada ninkeeda malaaeg maahan weyna heysataa gabadhaane guriga ayadaa kadumisay Gurigi horane sababteeda ayuu ugadumay Maxaa yelay fartuun hadalkeeda waxaa kamit ahaay ninki hore aniga iyo walaashey inuu nakala gooyo ayuu isku tayay telki ayuu iga qaaday muniiro 24hrs aan hatli jirnay ane waxaan dhahay hataat muniiro neceyso adigaa fudud ee ifur
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Wallaahi Allaha ayaa xigmad iyo caqli kugu maneestay, waa sidaad sheegtay waan daawaday, Runta cidna loogama xishoonaayo! Mahadsanid walaal waan kusalaamayaa Ubax Allaha ku xifdiyo!
@ubaxosmanmohamed7972
@ubaxosmanmohamed7972 2 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee adaa mudan walaashey adiga iyo reerkaadane allh haidin barakeeyo
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 ай бұрын
Walashaa cadow hakugu noqoto adna dabaal ah waa inaa feejignataa reeraha intabadan family ga dumiya
@shukriabdulaziz6897
@shukriabdulaziz6897 2 ай бұрын
صحيح كل إنسان له ما يشغله فى حياته
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 2 ай бұрын
Waayahaan dambi gabadhaan ma fiicneen dhaqaan keeda
@i.o4916
@i.o4916 2 ай бұрын
Guurka wayku degdegtay ayadow miskaxyan yara boogta dibaatadi guurki hore ku somartay. Aduniyo wa itaxaan bila adan wa iska daceef. Allaah ha ugargaaro aameen.
@naimaahmed423
@naimaahmed423 2 ай бұрын
Masha Allah Nacimo waa runtaa ilaahay haku xafido ❤❤❤💯💯💯
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid samiyeey!
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 ай бұрын
Mashallah nicimo si fiican ayaa wax uga sheektay laakin somali ayaa waxay tiraa meel hoo u baahan hadal wax kama taro gabadhahan waxaa ay raadinayaan see u soo jiidan lahaayen maskax badan like viewers badan haday run sheegayso fartuun marka ay nayrobi joogtay maxay dhibkaan u sheegan weysay because waa qof meher hore soo martay oo ciyaal soo dhashay sax why ay aga hadli weysay ninkii hore why ay aga hadlee ninkan ay kala tageen iyada teeda ayaa la dhageestay tan wiilka ma la dhageestay kuligeen waxaa nawada hadaan dumar nahany qiiro laakin ma is weydiinay labadan iyaga ayaa nolol ka dhaxeesay laakin fartuun teeda ayay ka hadashay laakin waxaa aniga arki jiray fartuun oo xijaaban oo singal ah oo gabadha ay roommate ay wada ahaayen ilaa ay iska guursadaan sanka guriga ayuu ugu tagi jiray maanta uu caruur idinka dhaxeeyo muu ceeb yeeshay fartuun waa ay fudud tahay because marka ay video ay duubto oo wax la weydiyo dadka ku xiran si fiican uma ay qadarin jirin laakin in waxay aheed caruurta ay dhashay ka xishooto because waxaan waa ay arkayaan mida kale wax yaabaha kuu qarson oo ay noloshaada ka mid ah banaanka lama keeno manira iyadana ma fiicano ilmo yaryar oo ay habaryar u tahay aabahod inay viewers uga raadiso walaashed oo waxay aheed inay tiraahdo abaayo ceeb waaye wiilkan waxaa uu ii ahaa dumaashi hadan ilmaha yaryar ay fiiriso laakin kaalay video ayaa tuubaynaa gurigaaga iyo noloshada ayaa shacabka la qaybsaneenaa waa ku ceeb wax kasta waxay aheed in ay hoos u dhigaan ayada ha la weydiiyo manira ka hadal odaygaag iyo dhibka aad isku qabtaan waxaa dhihi lahaa amnira waxaa ay sameesay wax fiican ma ah illah towfiiqda ha na waafajiyo peace and love 💕
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Farhia aad ayaad u mahadsan-tahay qoraalkada quruxda badan, waan kusalaamayaa!!
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
Waxan xasusta hadal fartun happy KZbin keda ka shegtay inta kahor kas o aha .qisadeyda waligey kama shekeyn dono hada markey imatay muniro maxa is bedelay tankale Sanka weyku dhiqeysate. Ninki horana wax badan kama shegin .tas wexey caden u tahay fartun iney Qabyalad wado .lkini ayada unba is cebeyse ..
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 ай бұрын
​@@dhaqaaqaaddhaxashideehabaryar ari maahan cml ina hadasho waku saxan tahay. hadey kuso jawabto uso jawab
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 2 ай бұрын
​@@ardhoyahmed6189Niku waxuu ahaa hadii ay sheegtey malagudhiqeystey 😮
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
@@ardhoyahmed6189 Sharciyaa kayaala, waan kusalaamayaa!
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 2 ай бұрын
Absolutely wa sax hadiba qof sadaxad mesha so galay faido malaha
@salmaaraale8743
@salmaaraale8743 2 ай бұрын
walaal naima runta marawan dadkan xaqa allaha garansiiyo
@fofohassan3058
@fofohassan3058 2 ай бұрын
Walee aduun waxbaa aragnay, allaow na astur
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 2 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@dahirnoor4202
@dahirnoor4202 2 ай бұрын
Allah bless walal naima mashallah your family and xafido Allah amin yaa Allah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal Aamiin!
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 2 ай бұрын
Adiga gabadhan waa kuwalatay hada kahor ayey ku ehbisay walaaley maa iska dhaftit adiga imtixan ayaa tahay afkada karebo gabadhas
@UmuMohamedAmiin-uj1be
@UmuMohamedAmiin-uj1be 2 ай бұрын
Naciima I agreewith you yourveryright❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 ай бұрын
Thank u for give her good advice always ❤
@FartunXasan-ks8rv
@FartunXasan-ks8rv 2 ай бұрын
masha allaah alle ha ku xifdiyo adiga iyo family kaga❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aamiin shukran Fartun!
@PepGuardiola-t7u
@PepGuardiola-t7u 2 ай бұрын
Haa wallahi wa sax muniraa in ay qabatay aheyd fartuun haday qaldantay kaliya iyada iska hadasho
@Anisosoooooooooooooooo
@Anisosoooooooooooooooo 2 ай бұрын
Walhi Waa wanisay subxanallah muniro inay reerkeda dhaqato walashedana gurigeda gacam gacamayso ceeb badana
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aad iyo aad!
@gamer5Real
@gamer5Real 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤queen qurux Nucimo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Xayaati shuran!
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 2 ай бұрын
Bismilaahiye gabdhaha maxaa miyirka ka urursaday gabdho awlaadiina unaxa wacalo haka dhigina ilmahaayar yaree quruxda badan mustagbalka hakaga ciyaarina maanshaa Allaah awlaada ALLAAH habarakeeyo dhamaantood
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier 2 ай бұрын
gacan adeeg bey sheganeysaa marka alxmdulillaah maanta wey kasobaxday horo uku soco dhahayaa wallashey hadaa comment aragto iska iloow nolashii hore waayo shalay lakama sheegeyo anaga markaa qurbaha imaaday like canada joogaa waxaan bartay hadii shey xun shalay aragno barilakama sheegeyo manta waa manta waayo xanuunkii baa ku bilaab naayo lake maanta in ku dhacde o kale forget baan ku dhihi lahaa wax fiican maahan inaa ku heyso shalay manta kabilow nolasha wey soconeysaa mesha mis taagnaaneyso. flower baa dhashay meherkeyga waxaa leydahay false caruutaada so lama dhaahayo qurbo siro kudhasheen! no way aniga aahaan diin ku ogaa,
@BintuMusta
@BintuMusta 2 ай бұрын
Maashaa allah abayo naciimo ilaahay Haku xiftiyo
@aslikhalif3892
@aslikhalif3892 2 ай бұрын
Masha'Allah afkaga caano lagu qabay abayo ❤
@zainabali-nl3wv
@zainabali-nl3wv 2 ай бұрын
Walee nacimo naag nool runta sheeg meshaan anaga kumajirno noo hadal abayo dadkaan waa washeen
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid Zainab, aad ayaan kuu salaamayaa!
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 2 ай бұрын
Subxaanallaah waxaas hadey jirto iyo hadey jirinba iney Saacadaan province geeda. Social media kaga sheekeyso ma aheyn.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Waa laga fiican yahay!
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 2 ай бұрын
nimco sharafey waan ku salamay walal qaali salan ka dib anigu part 1 baan ka dawaday runtii wax macno ah ima samayn markay oyeen waan la yabay saa meesha wax lagu ooyo kamay hadlin dadka ka badan baa soo barta mida kale aniga fartun iyo walashed muniraba ma dawado waayo waxay shegayanba ma fahmo xigmadna ima samayso waa walahay maalintii aad ku tidhi hooyo hadalka baro aad baan ugu bogay waayo aad bay ugu bahan tahay in ay barato sida loo hadlo labaduba kala daran teda kale sanadadan dumarkii odhan waxay kaga dhagtay isma ogeyn markii laygursanayey
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Kaltun aad ayaan kuu salaamayaa walaal qaali, sax waaye HOOYO HADALKA BARO! Dhibka iyo rafaadka Dumarka aduunka ayaan kala mid nahay lkn middaan soo badatay miir maleheen markii limahersanayay waa inaan hor istaagna waa qalad, nin iyo naag Allah ayaa iisu abuuray dareen nin rabitaankiisa inuu ku hayay markii maherka dhacayay kadibna aad iska soo jartid waxba kalama ogeen, hahahahaha!
@Waano23
@Waano23 2 ай бұрын
Allaylahee meeshii loogu tala galay ayaad Dhigtay Naciimoy, Baarakallahu Fiikiiii
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Shukran walaal!
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 2 ай бұрын
That is absolutely right walahi nacimo MashaAllah you are so intelligent and smart lady Allah yacizak ❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, Xaqa kama xishoon karno iyo runtaba! Aad ayaan kuu salaamayaa!
@farhiyaomar
@farhiyaomar 2 ай бұрын
Masha allha
@fadumomuuse5154
@fadumomuuse5154 2 ай бұрын
Maansha allaal habo❤❤
@renaadruun940
@renaadruun940 2 ай бұрын
Wlh Waano midii kugu qiimaha badneyd جزاك الله خير بألف مرة Moalimad
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 2 ай бұрын
Irsaqadii baa halkaas ka gashay naagkasta marka lakalatago baay xumaan aan lofadhiin laso fadhiisata mida kale naagta wayn ee la fadhiida may ka qabato oo dhahdo waxanii waa ceeb ileen ninka waa so xidiidene hada nagahii waxay dhaqan ka dhiigtan markii lay gursaday miyiir ma qabiin Fartun waxay ka wada waa lay sixray ama lay madiideyay Subxan Allaah been badana🤨
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Waa hadal aan laga fiirsanin, wexeey dhuus umaleeyneeysay ayaa saxaro ku noqday!
@Am_abdalla
@Am_abdalla 2 ай бұрын
Dumarkii soomaaliyeed social media way eedeen wale cadhadii bay noo soo fadhiisanayaan inay noloshooda nooga waramaan iyo ninkii furay ee caruurta ka dhalay ee shalay laysku faraxsanaa waxaasu waa ceeb
@mulkihaji9454
@mulkihaji9454 2 ай бұрын
Masha Allaah tabarak naciimo cagligaaga iyo fahan kaaga ilaah ha kuu xifdiyo waa runtaa abaayo muniira ayaa larabay iney walaashed ucaqla celiso waa sax subhaanallah ilaah hana asturo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Naghan ilmahoda kama filiryan subxanllh subxanllh yaab
@fadumomuuse5154
@fadumomuuse5154 2 ай бұрын
Alleh haku barakeeyo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Shukran walaal!
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 ай бұрын
Suballah 😢
@FH-qt4up
@FH-qt4up 2 ай бұрын
Asc walal waa runta afkaga cano leguqabey. Waxan layabey walashed
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@amran2010
@amran2010 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 😍
@zeitunadan
@zeitunadan 2 ай бұрын
MashaAllah tabarakallah abayo Allah ku barakeyo ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aamiin mahadsanid!
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 2 ай бұрын
Asaalam Aleikum nacimo cadey? SubxanaAllah haday ledahay mer maanan lehen sey meherkeda kugaratay biskow illahow gabdhahena so hadey. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 2 ай бұрын
Maal mahaan waxeey araktay cabdisalaan oo gabar wax lasoo duubaayo wey isqarin weeyday maxaa keenay iney hada ka sheekeeyso walaa sheedana wax caqli ey dhaanto malahan weyba lawadaa hadalka waley maxaa yaab isdaba yaala intey is dhaheeysay asaga ceebeey iyadaaba isceebeysay oo dhaheeyso markii lee mehrinaayay waxba ma ogeen qofaan waxba ogeen maba mehersanto ceeb Allaah ha asturo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Fartun waan ku salaamayaa, qofka soo xur ma'ahan? Naagta uu wax lasoo duubayo booska hadii ay xajisan rabto maxaa laga rabaa, labadii kala tagtay waa ineey kala dhamaadaan qof kasto calafkiisa cusub ku injoy gareeyo! Iyada waxeey heleeysaa nin sidaas ku jecel, asagana wuxuu helayaa naag sidiisa ku jecel!
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 2 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee sax waa run laakiin caqligii sidaa u fikiri lahaa ayaa maqan tii kaweynedna wax ma dhaanto oo weyba ladaadihineysay aniga waxaanba dhahaayaa dulmigaba waa tan dhalatay sababtoo ah markey sheekada ninkii hore ee dhanka ninkeeda kayimid laga had laayay waxeey tiri bas intaan ku ekeey aniga waxaann markaas isdhay wey fiicantahay iney ka reebto hadalkaas laakiin waxaan ogaaday indy dulmigaba iyada tahay waa muniire qofkaas markey cabfisalaan qeebtiisa ay fartuun waxwalba oo fiicneyn kashee geysay in ay ka celineynin halmar xitaa markaasan is iray markii horaba wiilkanaa loo socday maseerkeeda wey ceshan weysay fartuun dumarka soomaaliya intooda badan markuu ninka kamaarmo wey dhar dhiktaan
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Sax waaye!
@fatmaibrahim8216
@fatmaibrahim8216 2 ай бұрын
It's true
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 ай бұрын
ASC ABAYO NACIMO MASHALLAH MASHALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GOOD 👍 👌 ♥️
@ShTa-s4n
@ShTa-s4n 2 ай бұрын
Alow wax naceshto hanowayin nacimo wakusalamay❤
@AmalAbdi-q3k
@AmalAbdi-q3k 2 ай бұрын
DAA ha nafistee Muniiro ka masuul Ah inaay dhaqmi waydo
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 ай бұрын
That true
@shuutocadey302
@shuutocadey302 2 ай бұрын
waa is ceebeeysay fartuun happpy
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wa ben dee oo qof aax fartun yahuu
@meymunaali7850
@meymunaali7850 2 ай бұрын
Ma sha Allah
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 2 ай бұрын
Acuudu bilaahi minasheydani rajiim tan manoo dhineeyd ilahey gabdhaheena astur waxaa kuu fiicneyd habeenkas inaad ka baxdo noloshas hadey rumba ka tahay mise view ayaa intaas mala tagay yaa rabi Ilahey yoow walashey yaan waxaan oo kale kasoo duubin yaa rabi gabadha walasheyd mey ka qabato waxan ay ku kaceeyso ilahey na xifdi
@AyanNuh-e3e
@AyanNuh-e3e 2 ай бұрын
Anaga waxaan labanahay walashed maxay uga qabanwayasay khadakan fartuun happy
@halimaabdi270
@halimaabdi270 2 ай бұрын
Masha allah walashey naciima dadalkada horey uwad habiibti waxaas waan layabey
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik 2 ай бұрын
Maseer baa haayo waayo sanka ayaamhn gabarkale ayuu musalmsal ladhigaa.
@ImanHassan-w6z
@ImanHassan-w6z 2 ай бұрын
Maasha Allah sis
@suaddiamond4827
@suaddiamond4827 2 ай бұрын
Whl meshan ku yabay ayan fadhiya Ang waxan la yabay naagahan oo leh waala I sixray iyo gajo ayan u dhintay illhy ha cafiyo
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 ай бұрын
Wlhi si xaaqiiq aya u hadashay gabdhaha somali social media weeba kaso dareen uf mid walbo wexee rabtaa nolosjeeda private ka run iyo been ine content kasa meeyso youtube uf war wax iskula hara oo saan isku dhaama . Muniira ayadane walaasheed me celi karto miya
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
Qofka miirkiisa maqan yahay oo indhaha wax ka arkeynin sidee loo mehriyay???🤔
@hamdiisak4826
@hamdiisak4826 2 ай бұрын
Part part markeey bilaawday ayaan isdhaahy alla ameey gurigeeda kaso hadashadaa wan kawalwalsanaa wlhi lkn walasheed weeyn Ayaa joogta isdhahay iyadaa qabaneysay macal asaf kama roonaanin😢
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 2 ай бұрын
Malataagay gabadha sa wax ujiran waan jaabanahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@احمد-م9ص
@احمد-م9ص 2 ай бұрын
‏‪13:49‬‏
@maryanyussufchannel4933
@maryanyussufchannel4933 2 ай бұрын
Masha Allah am new subscriber ❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Maryam soo dhawoow barasho wanaagsan! Mahadsanid!
@maryanyussufchannel4933
@maryanyussufchannel4933 2 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee 👃👃👃
@hibomohamed3768
@hibomohamed3768 2 ай бұрын
Qooqaa hayay wax kale mahaynin laxwalbo meeshee is dhigto ayaa lagu qalaa 😂😂😂
@suadiali1152
@suadiali1152 2 ай бұрын
Waa sax weey qaldantay iney ka sheekeesa nolosha ilmeheeda aabahood. lkn miir la, an waa la mehrin karaa sababtoo ah waalidkeeda ayeey waci gartaa oo mehrinaaya ma ahan qasab iney meesha ayada joogta meqaa la mehriya ayagoo walidintooda walaalahood wakiishay.
@Xawa_A
@Xawa_A 2 ай бұрын
Bisinka naagihii way waasheen ilaahoow amuuraha sahal. Ceeb badanaa naagtan weyn waxay la soo shir tagtay miyir ba ma lahayn markii la mehersaday. Sheeko! Hadday run sheegayso maxay wax uga qaban wayday. Beenta ha iska dayso waxaas cid ka rumaysanaysa ma jirtee.
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 2 ай бұрын
Hada hadan dhahno Fartuun wa qof weli ka careysan wixi dhexmaray iyada iyo ninkeda in kasto eyba tahay wax lasodhafay balse waxaa lobahnay in ey walashed gacanta ka qabato
@rodamahamoud
@rodamahamoud 2 ай бұрын
Asc Allahu Akbar
@amrjamila3210
@amrjamila3210 2 ай бұрын
Uff nasgahan ilkaha dheer yaa naga qabto
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 2 ай бұрын
Wixii ay soo martay soo celis maleh iney afkeeda qabsato illaahey talo saarato cid wax u siyaadineyso ma jirto
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 ай бұрын
Abaayo fartuuney dhib maleh waa iska xaal aduune qisadaada oo dhan baanaanka lamo keeno waa la asturaa illaahey awlaad buu ku siyeey kiliibkaaan iska dhiliid garee iyo haday jiraan kuwa la mid ahba haday jiraan
@Am_abdalla
@Am_abdalla 2 ай бұрын
Subxaana Allah maxay ka wadaa xaaraan baa lagu qabay?
@basrabashir5726
@basrabashir5726 2 ай бұрын
Waa wareey saanaa walee dumarkii baraha bulshada weyku dhexwaashen xageen ku aragnay qof maskaxdiisa maqantahayoo meher qabanayo walaashed maxaa kudhacay maxay hadalkas markay lahayd raali ugu noqotay waryaa dumarkan baraha bulshada ka qabta
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 2 ай бұрын
Waxaan la yaabanahay haddii ay dadkaan relationship kooda uu san fiicnayn, maxay u jilaayeen in ay nolol perfect ah ay ku jireen? Nolosha cusub aa been ku bilaabaysaa meeshaas ay dhibaatada burburka qoyska uu kaaga imaan karaa.
QURUXDA QOYSKA2 ABDULLAAHI IYO MARYAM GEBDHOOLEEY WAAYE AYAY KU KALA TAGEEN AA?
22:57
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 317 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
QURUXDA QOYSKA2 ABDULLAAHI IYO MARYAM SIDAAN CEEB WAAYE!!
21:01
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 25 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 7
16:10
Fartun Happy
Рет қаралды 189 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 4
10:34
Fartun Happy
Рет қаралды 112 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Billan
Рет қаралды 127 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 6
13:11
Fartun Happy
Рет қаралды 125 М.
WAA VIDEO IGU DANBEY GURIGA ROUTINE FARTUN HAPPY
9:03
Fartun Happy
Рет қаралды 139 М.
SHALAYTADII KHAALID WA QISO QARIIB AH!@SawdaBillan
31:59
Sawda Billan
Рет қаралды 49 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 317 М.