''Dhibitaadii ciidanka soo gaadhay Waxa ugu badan Gabiley '' Siyaasi Xamse Khayre

  Рет қаралды 4,966

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
Mashaa Allah, waa nin caqli badan, xogogaal ah, oo xisbiyahan ah!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
GEEL MADAXWEYNHA IN UU DAAQO WAA SHARAF WAA DHUL BARKEYSAN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
SAAB TV TV QUDHAN WAXAN BUURAN GABLEY WAA NACAS YAA KENEY CIIDNKA JABKIISA HAL MAALIN WADANI WALIBA REERKA WADANI OO XATA CIIDMDII RRU LAAYEY
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 4 ай бұрын
Ciidanka waxa jabiyey cidii maamulaysay iyadaana laga rabaa inay ka jawaabto anagu wadani xil umaanu dhiiban ee muuse ayaanu udhiibanay aftaagusii mee wakaa dhumanaya ha is casilo cid doranaysaa majirtee
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland lsrae
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 ай бұрын
Xukumadda fidnada inkastoo dad wanaagsan ku jiraan waxaay u badan yahiin halaq abeeso mas buuni iyo xinif miiran 😂😂😂😂😂
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 ай бұрын
Muuse biixi kala qeeybinta bulshada sida basal u faray isagaa is qowracay 😂😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
OO MEESHA MACDNTA LAGA QODEEYEY ADAA DADKA KICIYEY SAX MIDA KALE DADKA DAGAA MEELHAA MACADANTA LAGA HALEY HORE MA ULA SOO BAXI JIREEN MAYAA KOLKAA INAAD SHACABKA KICISAN WAXAD DIIDNATIN IN DHULKA WAX LAGA SOO SAARO
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 ай бұрын
Ninkan gabiley waxaa looga yaqaanaa xawaash iyo geedo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
JAAHIL XAMSE KHYRE MANATA WAAA 2024 MA BAR BAR DHGI KARTID SARFIKA SOMALIAND IYO DOLLARKA MARKEYN MABA OGAA JAAHILKNIN COVID 19 IN UU DHACEY MA OGAA IN XUUTIYINTII BADDA CAS QASTEY
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
XAMSE BUUR CIRO SOO BADAL NIN HURDA WADANKAN LAGUMA AMIN KARO WAA L IIBSAN KARAAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
NINYOW GABLEY WAY QUDHANTEY SIDEEY XISBIGA WADANI EE MUUSE 7 SANO U DHIBAAYEY WAA NIN AWAL AH
@NurGacan
@NurGacan 4 ай бұрын
Ma kan ayaa siyaasi sheeganaya ciddanka ka ahadakaya Ciidanka armihiisa siyaasad lagagama hadlo Siyaasi ma tihid shaadh surwaaak iska gasahade
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 4 ай бұрын
Muuse waa ganacsade maaha madax wayne isagaa shidaalka keena
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 4 ай бұрын
Xisbiga wadani ee huwanta hoosta kala shaqeeya cidi dooran mayso
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 4 ай бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
NIN BUURAN ILLAHEYBA CAQLI MA GALYO XAMSE MAXMED ABDULAAHI WAA TOOGTEY CAWA REER GABILEYBAA AHL QOF BAAD KA DHIGETY KOLKA REER GABILEY BAA SUSHI U TALAA
@hanadwarsamehanadwarsame3938
@hanadwarsamehanadwarsame3938 Ай бұрын
Taliye iyo taliye ku xigeen ilmaadeera ayaa ina jebiyey
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
WIILKA kHADAR EE DHUKRAN E SHEGTAA XOGHAYHA KOWAD WADANI OO LA QABIIL AH CIRO HURDAYE GABILEY MAXU KU SHEGY KURI WAALEY OO AHEYD CASIMADA MAREXAN EE SIYAD BARRE REERKISA SIDA BU KU SHEGEY KHADAR OO KA WADEY WAA MAGALO LA KIBRIYEY CIRONA 2017 GABILEY WAXUU KU SHEEGY INAAN DAD KU NOOLEYN OO DAD DHINTEY CODEYEEN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
XAMSE KHARE MAXMED ABDULAHI KURSI BAA LOO DIIDEY SHAQSI AH KOLKAA DANTA MAXMED CABDILLHI MA DANATA REER GABILEYBAA ABAHAAA CAQLIG A GABAN KA WAS REER GABLEY HAL QOF MA MATALO AT END OF THE DAY REER GABILEY WAA AWAL WADANINA ILMDERN HABER YOONIS BAA WAATAA OON OGLEYN AWAL NO COD FOR WADANI OO WALAAHI AH
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 4 ай бұрын
Madaxweyne muusow dadkaagii ree gabiley ee kuugu dhawaa ilaa agabar ilaa wajaale dadka maxaad iskugu dirtay. Waa kuwaa wadani galay ayaa codku siin hadaba
@hanadwarsamehanadwarsame3938
@hanadwarsamehanadwarsame3938 Ай бұрын
Muuse iyo taani taariikh xumada ay dhigeen .ma masaxmey 100 .sano oo dambe hooda xumayaal
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
XILDHIBANADA WAKIILADA WAAB QARAN DUMIS KOLKA HDEY 10 WADANI YAHIN THANKS INAAD NOO SHEEGTO XILDHUBANDA QARAN DUMISKA YAHIIN WADANI
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
HORTA MIDNIMDA MA WADANI OO LA RACAA KKKK WADANI KII SHOREY BUURTA GACAN LIBAX AHEYN EE YIDHI AWAL IYO HABER JACLO SHIRKAGYA WAA KA MABNUUC
@aliabdi5708
@aliabdi5708 4 ай бұрын
Cadow somaliland der ayaad tahay thanks
@gamemodesecret
@gamemodesecret 4 ай бұрын
War dadka habeenkii ka dagalamay cidanka dhexdiisa waxa uu aha wadani ee naga daa beenta
"Dawladani Waa Mid Khayr Qabta" Garyaqaan Mubaarig Aar.
15:30
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 156 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 4,3 МЛН
SKJ-webinar | Talkshow 'professioneel toezicht'
1:21:39
Kwaliteitsregister Jeugd
Рет қаралды 5 М.